Asc Amal walaal talo ayaan kugu darsan lahaa taas oo ah ilmaha yar biyo cad ku sii cunada ama haduusan kaa ogalaneen adiga usamee cabitaanka.kuwaan walibana sonkor badan ayaa ku jirto.Tack
masha allah abaayo allaha kuu xafido abaayo lakin hal mid aan kugu darsado cuntada markey kulushahay ha ku shubin caaga waayo caafimadka uma fiicno xogaa dhulka dhig markey qawowdo ku shubshub
Mnshllh abayo ilhy haku daysto abayo hal tala ku sina cuntada o kulel ah haku shibin caaga sug inty ka qabobyso kisto hory ha oga shubin blz xabibty tan kle cunuga ado afka u galinysid haso dhigin ilmha wa xumbo isha uma rono dad waxa jiro an mnshllh dhaheynin ilhy ubdka hano dayo barina hanoga dhigo inshllh 🥰🥰🥰😍😍😍
Amaley abayo wxn rajeena inaa aragtid comment kan cuntadoo kulul plastic in lagushubo mafiicno. Wxa maqlay chemical ka lagasameeyay ba kuleelka kudhalaasho. Mrkey cuntada qaboodo kushub ama baaritaan dheeraadi ah samee abayo. Ilaahay reerkaaga hakuubarakeeyo. Maasha Allah you are an amazing mum ❤ Take care mcnto
Msha allh abyo allah no xifdiyo abayo cunto faresh ah siii mideeda kale cabitanka ka dhaaf cabitan faresh ah usamee cusbo iyo sokor ka ilaali ilaa sanad dhaqtarka book ka so qaado wax walbo wey ku saxmayiin cabitanka ad sineysi waxaa ku jira qudar ilmaha sanad markey jiran loga talagali xabibtii qalad ha ifahmin
Walaal babyga fresh vegetables u soo gad oo adiga u kari sidoo kale digaaga,kaluunka,iyo hilibka fresh u soo gad oo adiga u diyaari sidaas ayaa healthy ah
Amal sis aniga taladee wax kudhilaha everday fresh cunto kuu sandy bbe abayo hasiin baakentaa juice 🧃 please never do that wax samanakartaa malinit xalhabo moos iyo avocado strawberry 🍓 waan uushadesaa iyo please biyaha 💧 sii because cafimad uu fiican health baby nognayo i hope afsomalia kuu so qore ina fahmoto
Amaleey abaayi raali iga noqo qudaarta freshka ah oo organic ah uso gad u shiid sida baradha karootada bocarka buruguliga biyahana uso gad kuwa babyga lagu tala galay oo 4bil 5bil 8bil ah jiraan ama liinta appelsin ah u miiran iyo biyaha cad hooyada tahay waa dadalee waan mu ogahay madama aan hooyooyin nahay waa in aan kala faaiideysano
Dadka dhahayo wadankeni digir iyo cusbo wax kasta nala sin jiray horta wadanki xata cusbo ilmaha lama siin jirin cunuga 6 bilod marku gaaro lee cunto lagu bilaabi jiraay ilmahana caloshodu wayartahay wax badan ma cuni karan ilmaha wadanki baradho le lasin jiray wadankeeni iyo wadankan qurbahana isku cunto mahaa marka abaayo Amaleey du måste tänka maten som du ska ge ditt barn och drickan jag själv har barn så det därför jag ska ge dig tips har i Sverige och hemlandet är inte samma mat ge alltid vatten dit barn waa cafimaat alx ilahaay ilmaha hala koriyo cafimadna hanoo siiyo
Abaayo an inyar kala taliyo adigo raliya Cusbada ka da abayo ilmaha 12 månader kadib aad cusbo isticmali kartaa marka smör iyo gareda yar ugu dar cusbada kada midakale abayo kuwa talajada waxa ka fican bardho cadiya iyo karooto iyo bucur gadood iyo bucur cade ugu dar iyo digirta cagaran kostade kada abayo wali muu garin taas calosha ay ka qasee intaas hada isku kariso oo biyo ku kari kadibna smör iyo gareda ku dar macaan aay noqonee abayo thnks. Qoralka dhereyee rali noqda🥰
Amaley isma dhibtidbo lkn cunugaga uma ficno sabtosh waxad si neyso dhan fresh ma ahan cabitanka habo ogu darnade saaid sokor bu leyshay cabitanka bakadaha isku day in aad wax fresh ah si sato xabbti qaladna haifah min
Abaayo plz cuntada cusbaha ka daa kilyaha ilamaha uma fiicna ani 10bilood aa ii joogo uguma daro dhaqtarkaaga waydii soo baar ilmo ilaa 3da sano ee ugu horayso cusbada iyo sokorta waa laga ilaaliyaa biyahaas ne uma fiicna biyaha cadka ah waxyar sii wuu kuula qabsanaa hadhow abaayo plz qudaartane fresh oo Organic hadaa heli karto u samaay wiilkaygoo kalaan u arkaa MashaAllah ayadoo baraf ah aa hadane barafka sii galisay
3days kabadan cunto ma tali karto abyo ma fiicno cunto fridge ku dahday ilmaha ina iska siisid hadaba cunigaga cafimdkisa rabtid 3cisho ama /2cisho kadib mid cusub usameyso sida ku oran laha ani ilmo wa ijoogan hooyana wan ahay wan daremaya ilmha mskin waye waxa iga dhaf mayaqno ada la raba ina u badshid👐
Asc abaayo babyga ila 1 sano spenat=kosto mala siyo ilmaha du kan fråga hanns BVC .cusbada ,musharida waxaas dhan ilmaha ila 1 sano mala siyo waxkasto a sinesiit Waydi BVC alla som är bladgrönsaker vänta tills han bli 1 år
abayo cuntada sineyso babyga waxyalo badan anu gaarina ku jiro oo xasaasiyad u keni karo sida basasha barbaroniga snad aya lagu siya. baastada iyo bariiska wa siin karta abayo tdoba bil mrki yahay lkini khudrada ugu dhex karin kkartaa allaah ha xafido ubadka aamiin
Amaley treaageere 1 ku ahay💢💯🙉❤❤respect kuu haayaa💯🙉❤❤🖇🖇🖇
Asc Amal walaal talo ayaan kugu darsan lahaa taas oo ah ilmaha yar biyo cad ku sii cunada ama haduusan kaa ogalaneen adiga usamee cabitaanka.kuwaan walibana sonkor badan ayaa ku jirto.Tack
Masha allah xbbti laaanta abaar baryaan waan kuwayay xagee aday
Mnsha allh amal alle ilmaha haku dhawro wll lkn wllo camareda ka qari haku qaban ku saliya nabiga ilmahana mansha Allah uraaciya
masha allah abaayo allaha kuu xafido abaayo lakin hal mid aan kugu darsado cuntada markey kulushahay ha ku shubin caaga waayo caafimadka uma fiicno xogaa dhulka dhig markey qawowdo ku shubshub
Haa sax wye waxey u badan thy cancer in laga qabo wxa waa plastic aad kuley kushubto
Sax xita asigo qabow chemical ayu sotufa caaga waa qatar
Scw masha allah adigoo iga rali ah .salid laguma wada kariyo .bila Dufan ku kari .balse malin ba inta siineyso .malin salid olifo. Malin jubna .... ugu diiri .maskaxda ilmaha waa kobciyaan .
Ilmaha yaryar cusbo maa logu daro dhaqadiirta xiida siidas uu ku dhahayan macan iyo dhanan ka ilali ilmaha Abaayo
Labo khalad baad samaysay kow horta cuntada kamadan dhiqin cunuga markad karinaysay tan labad waxay tahy caag wax kulul laguma shubo caafimad ka oo ma fiicna Abayo markay qabowdo ku shubo
Tan kale 🥬 adoo qudaar furish ah heli kara maxaad ku falin wax kimikaal leh 🙏
Yess khlad badan samaysay
Haa anigaba yabanaaa wlhi
Mnshllh abayo ilhy haku daysto abayo hal tala ku sina cuntada o kulel ah haku shibin caaga sug inty ka qabobyso kisto hory ha oga shubin blz xabibty tan kle cunuga ado afka u galinysid haso dhigin ilmha wa xumbo isha uma rono dad waxa jiro an mnshllh dhaheynin ilhy ubdka hano dayo barina hanoga dhigo inshllh 🥰🥰🥰😍😍😍
Abayo amal.baro.cuntada cunuga khalad badan samaysay ilamaha waxa uu cuntada u diidaa 1 markaa bulabaysid 2 qudaar ama 2.fruut kabadan ma la.isku daro markuu intaa Barton.dhadhanka.wuu jeclana malinba 2 qudaar waxaan ralajada ky daahay la.a.siiyo.hadadan aqoon meesha babay tag fiiri dhalooyinka waxa la.isku daray ito.say isku qataan customer.xitaa laguna daro chicken 6 bil wixii ka danbeeya midka aan talajadaha ku dating iyo qudaar organic fresh ah sii sharaabka.dadaka waa wayn ka.daa ilamaha sharaab Bay leeyihiin meeshooda tag wax baalyo isku dar dartay maba jeclanayo wax yar oo vitamin leh oo dabiici sii ilamaha caga cunto kuleel ha ugu.dhubin
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظو الله يبارك 🥰
Abyo waxa noo soo galisa malaga siiida loo siiyo ilmaha iyo nooqa lasiiyo thnks abyo mcn iyo jugada ka ilmaha la siiiyo
Amaley abayo wxn rajeena inaa aragtid comment kan cuntadoo kulul plastic in lagushubo mafiicno. Wxa maqlay chemical ka lagasameeyay ba kuleelka kudhalaasho. Mrkey cuntada qaboodo kushub ama baaritaan dheeraadi ah samee abayo. Ilaahay reerkaaga hakuubarakeeyo. Maasha Allah you are an amazing mum ❤ Take care mcnto
Msha allh abyo allah no xifdiyo abayo cunto faresh ah siii mideeda kale cabitanka ka dhaaf cabitan faresh ah usamee cusbo iyo sokor ka ilaali ilaa sanad dhaqtarka book ka so qaado wax walbo wey ku saxmayiin cabitanka ad sineysi waxaa ku jira qudar ilmaha sanad markey jiran loga talagali xabibtii qalad ha ifahmin
Masha allah ilahy awlada hano xafido intana heesana allaha siiyo awlad baari ah☺😚😚😚
Aaaaaaaamin
Masha allaha dalkena hooyo barwaqo ayaa talo alle nabad iyo barwaqo noo siyadi qudar faresha ah iyo hawo faresha aaan hesana alle noo siyadi
In Sha ALLAH 🤲❤️ marka dhalo I will make for my baby in Sha ALLAH 🤲❤️ . Isoduceya guys! Rabeee inufududeyo .Rabeee hasiyo inta hesan 🤲❤️
Walaal babyga fresh vegetables u soo gad oo adiga u kari sidoo kale digaaga,kaluunka,iyo hilibka fresh u soo gad oo adiga u diyaari sidaas ayaa healthy ah
Waa sax
Mashalah somali girl 100% aad iyo aad ayaad usaxsan tahay. I do the same walahi fresh is always better than freez. Allah nooda weeyo amiin ya rab
Sax qudaar fresh aa fiican
Amal sis aniga taladee wax kudhilaha everday fresh cunto kuu sandy bbe abayo hasiin baakentaa juice 🧃 please never do that wax samanakartaa malinit xalhabo moos iyo avocado strawberry 🍓 waan uushadesaa iyo please biyaha 💧 sii because cafimad uu fiican health baby nognayo i hope afsomalia kuu so qore ina fahmoto
حببتي البلاستك مضر لي صحته البيبي بذات لماالااكل يكون ساخن اسكب له علي زجاج
Amaleey abaayi raali iga noqo qudaarta freshka ah oo organic ah uso gad u shiid sida baradha karootada bocarka buruguliga biyahana uso gad kuwa babyga lagu tala galay oo 4bil 5bil 8bil ah jiraan ama liinta appelsin ah u miiran iyo biyaha cad hooyada tahay waa dadalee waan mu ogahay madama aan hooyooyin nahay waa in aan kala faaiideysano
Saxiix waye hadalgaka ilmha yaryar waxa laa siya waxa bio ah ani waxan heesta gabar yar oo 8 maanden jiirto waxan siya qodarta organic ah biyaha waxan siiya babay ka miid loku dala galay amaley abayo qudar faresha ah wiilka uu shiid
@@diamondinahaji7309 ❤❤❤
Aniga wiilkayga shan bil iyo bar ayuu jiraa hada cunto ubilaabay. Waxa siiya fruit iyo veggies fresh ah. Cuntada freezer aniga kama helo.
Abaayo aniga waxaa ii jooga babygada camal lkn sax mahan babyga in lasiiyo koosto digirta yar yar iyo cusbada mushaaridaas abaayo ee bal weydii kuwa ilmaha jeekimo ma aqqan sweedan waxa lagu dhaho kln filand waa neuvala waxaa ahay dhow caruur ah dhashay.
Abaayo cidiyaha fega ah oo kuugu jiro conada ha taataa banin aad cunuga sinayso ado dhib u ar kin caafimadkA ka fakar oky 😇😇😇😇🥰🥰🥰🥰
Asc abaayo cuntada frozen ka dhaaf fresh usii iibi , waa iga talo waligey frozen ilmaheyga ma siinin, dhowr bari ilaa labo malin isku karso
Sax qofkii heli karo xataa organic fresh qudaar ah aa fiican
Sax
Mansha allah tabarakalah alle ha ino xafido
Dadka dhahayo wadankeni digir iyo cusbo wax kasta nala sin jiray horta wadanki xata cusbo ilmaha lama siin jirin cunuga 6 bilod marku gaaro lee cunto lagu bilaabi jiraay ilmahana caloshodu wayartahay wax badan ma cuni karan ilmaha wadanki baradho le lasin jiray wadankeeni iyo wadankan qurbahana isku cunto mahaa marka abaayo Amaleey du måste tänka maten som du ska ge ditt barn och drickan jag själv har barn så det därför jag ska ge dig tips har i Sverige och hemlandet är inte samma mat ge alltid vatten dit barn waa cafimaat alx ilahaay ilmaha hala koriyo cafimadna hanoo siiyo
Cusbo ilaa halsano dhafaan laguma daro , xataa dhaqterka weydii please fresh ka ku dadaal , cusbo ka daa please,
Abyo noso badi plz qurecda iyo cashada wxd siso bbe yazam illahay haku dayo mcney
Amaleey abayoyy anaga ilmo maanahay ilaahaeyaa kugu dhariyee🤣🤣🤣🤝😪
Asalaamu caleykum sis. Macaanto fresh wax loodigo lawaa waa ila talo inshalah. Garabka ALLAH galo inshalah and your baby.
Abaayo an inyar kala taliyo adigo raliya
Cusbada ka da abayo ilmaha 12 månader kadib aad cusbo isticmali kartaa marka smör iyo gareda yar ugu dar cusbada kada midakale abayo kuwa talajada waxa ka fican bardho cadiya iyo karooto iyo bucur gadood iyo bucur cade ugu dar iyo digirta cagaran kostade kada abayo wali muu garin taas calosha ay ka qasee intaas hada isku kariso oo biyo ku kari kadibna smör iyo gareda ku dar macaan aay noqonee abayo thnks. Qoralka dhereyee rali noqda🥰
Asc huuno babbga magaarin dirtaan iyo kostada ee bvcda soo weydee
Waa baby kugu horeyay hppty
Dawo hooyoyin badan youtube cuntada caruurta ay u sameyan
Wax badn ka fa’ idysa
Baby wxa ula dhaqmysa sidii 1 sanno iyo 2 sanno oo kle
Sharabka ka dayso baby biyaha cad u badi
Illhy hakugu asturo
Abayo malinkasto ukari cunto fresh ah ilen adbo wad karsata malinkaste. Cunto fican oo cafimad leh wadba sineysa ee malinkasto ukarso asxan.
Masha Allah tabarakalah soobarbaar habo mcn
Manshallah wlhi wa runta xbbti canjeerada dadka waa weyn u ficneen iskaba daa ilmo wa sababta somalida badana gaaska u qabaan pcoz caloosha addeg ah
Wallo ilmaha uu yar yahay kadaa sharabka siiba tan vitamin ka ku qorantahay canihisa ama biyo cad ku siii cuntada
Amaley isma dhibtidbo lkn cunugaga uma ficno sabtosh waxad si neyso dhan fresh ma ahan cabitanka habo ogu darnade saaid sokor bu leyshay cabitanka bakadaha isku day in aad wax fresh ah si sato xabbti qaladna haifah min
I hope she listens to you I agree with you that food not good too much sugar and salt 😒
M.a Xbbti Plz Hadi Awodid Cabitanka Caag ka'dhaaaf Baby Welashane plastic Dhalo Ug'badal Qudaarta Tan fresh Aaad U'fcn Hadi Heli kartid More Thx. Cfmd&Frxd Insh💞....
.
Fruktdryck caruurta ilkaha ayuu ka tuura, nafaqona ma leh marka ilmahaga kula dadaal biyo ama caano keliya inad siisid cabitan. Cuntada freezerkana laguma badiyo maadamo diifacisa (immun) jidhka dhisaysid. Om du behöver mer information kontakta ditt barns BVC, laakin aad baan kaga digaya waayo dakhtarka koobaad waa cunto nafaqeysan
Inte galine abaayo firejka qeybta barafka mise qeybta caadiga ah
cuntada kulul walal weelka caagga ah haku shubin ukaadi cabaar intu ka qabobayo xogey
Masha allha
Abyo plz ilmha ka ilaali caagoo kulul wx hawgu shubin sababto ah caagoo kulul wx lgu shubo cudur ayaa lga qaadaa khtar wyeh iska ilaasha plz caagu waa balastii hdaad cunto ama wax kulul ku shubtid wuu ku dhiimaa qofkna dhibaato ayuu ukeenyaa
Cancer risk weyi
Omg cunaga ka dhaaf qudaarta barafka ah mid Caadi u same
Maaad qudaar fresh ugu karisid canuga
Amal khudrada freshka u sameey maalin kasta waxaas oo dhan waa frozen uma fiicno
maan Sha Allah my sister❤️❤️❤️❤️❤️
Familigan hadaa ila tagerto farta taag noolada
wll please cuntada hasooduupin waayo boqolaal qof oon waxay cunaan haysan ayaa jira markadaa wllo waa iga talo🙏
Waxan waxe ciyalka cunan waye hoyoyin aye ufaidenesa
صحه والعافية بيبي يزن🥰🥰
Amaley caaga kada babyga cuntada dalo ugu xarey caaga chemical ayu sotufa cuduro badan ayu leyahay marka kailali barakallah
Abayo caga hada kadib cunuga wax kulul ha ugu shuwin marku qabowa caga rashinka lagu shubaa
Abayo adabokusokortay canjero iyo macsaro oo fireshah waxanbarafkaah
Masha Allah abayo
Masha Allah alaha ha ku xifdiyo sis
Masha allah habo mcn sobarbaar
Abaayo plz cuntada cusbaha ka daa kilyaha ilamaha uma fiicna ani 10bilood aa ii joogo uguma daro dhaqtarkaaga waydii soo baar ilmo ilaa 3da sano ee ugu horayso cusbada iyo sokorta waa laga ilaaliyaa biyahaas ne uma fiicna biyaha cadka ah waxyar sii wuu kuula qabsanaa hadhow abaayo plz qudaartane fresh oo Organic hadaa heli karto u samaay wiilkaygoo kalaan u arkaa MashaAllah ayadoo baraf ah aa hadane barafka sii galisay
MashAllah
3days kabadan cunto ma tali karto abyo ma fiicno cunto fridge ku dahday ilmaha ina iska siisid hadaba cunigaga cafimdkisa rabtid 3cisho ama /2cisho kadib mid cusub usameyso sida ku oran laha ani ilmo wa ijoogan hooyana wan ahay wan daremaya ilmha mskin waye waxa iga dhaf mayaqno ada la raba ina u badshid👐
Masha Allah. 🥰🥰💯
Asc abaayo babyga ila 1 sano spenat=kosto mala siyo ilmaha du kan fråga hanns BVC .cusbada ,musharida waxaas dhan ilmaha ila 1 sano mala siyo waxkasto a sinesiit Waydi BVC alla som är bladgrönsaker vänta tills han bli 1 år
Abaayo caruurta ayan bartay waxaan kuu sheegayo waa taqasuskeyga mida kale cunada aad karineeso 3 maalin ka badan wax kayd ah hasiin ilamaha yar
amaley subixii canjeela lagu quracan jiray duhurkiina cambuula lagu qadeyn jitay hda mey cudur noqdeen😂😂
abayo cuntada sineyso babyga waxyalo badan anu gaarina ku jiro oo xasaasiyad u keni karo sida basasha barbaroniga snad aya lagu siya. baastada iyo bariiska wa siin karta abayo tdoba bil mrki yahay lkini khudrada ugu dhex karin kkartaa allaah ha xafido ubadka aamiin
Abaayo meeqo bilaa ugu bilawdey cunada cunuga
Amal aan kula kaftame maxaa cabir kugu dawakhiyey cabirka isku day inaad isha ku garatid hhhhh
Horto wtn wxn ku jecelay inaan guursado intay hooyaday ii noshay illahay hayno wda daaayo hooyaoyn keene lkn amaley qli caruurta uma ficna wx caaga lagu ridayo sideedaba cagu waa cudur ee quraarad wx ugu dhig iga rayi qli
Cuntada milix lagumadaro babayga sonkorna sidokale sharabna lamasiyo ilo 1sano kayar wayo sonkarta kujirta umaficna cubtadana intcunayo ukari takagada hakuridn cuntada ilmaha markasta usame maxaqabata 1cunug sawmaha
Macha allah amaley one love❤
Maasha alaah abaayo soobarbaar nuunaha
Amal quruxe bebeska cunto fresh ukari ayado faresh aheeen hadane sixareyne
masha allah god mom allah ha noo daayo hoyooyinka
Abojiroleh allahanidaweyo
First person alxm
Abayo qudarta frozenka
Hadisa babyga
Qudar fresh ah siiso
Waa igatalo
Aniga qudar organic oo fresh ah siyaa carurteyda
Masha allah abayo no so badi cuntad plz
Biyo cad si juska da wali wa yaryahay
M.a wllo
first ❤️
Masha allah💓
Amal cdey wan iska ka jeclhy
Masha allh abayo qali plz asxabta ku xiran abayo II soo boqo yuotoobkeega ina sher gareey plz asxabta ismoojiya
Milixad ka daa abaayo
Gwr an uu xise run ahnti lamana an you tube uu jeclhy aya tihn
Cuno fcn mahan ilmaha mushali fresha qudar u jid
Masha Allah masha Allah masha Allah
Ilmaha waxa la siya friska qudarta mahan waxa barafka ka so bixistit
Walaley meeshan waxaa baraf eheen ma isticmaalno
Abaayo waxsi aa naga badatay mahee waliba tan freshka ah baa raqiisan waliba ayadoo organic bey talaa naagaha carabta xitaa fuulka aan so gadani oo diyaarsan maso gataan mana cunaan ciyaalkooda iyo xitaa isbinishka digirtii so gada ee oo fresh ah waa karinee waa dalacaneysaa koostada sidookale aniga labadaas been ma ju sheegayo kuma dhahaayo fresh so gadataa oo cunaa laakiin dhinaca babyga hadey noqoto fresh kaliya mahee organic kuli so gadaa wax walbo dhibaato noo keeneyso lacagteyna in aan kuso gadano mahan hooyooyinka cusub waa iska baran doonaan babyga kowaad qofwalbo so. Martay kadib lala qabsan hoosha
@@quruxdumar6862 dadka is raacin .qurbo ku noolahay 3 cisho wax ka badan uma karin .fresh soo qadana ama organic .balse cid walba uxor noloshiisa.
@@anabh5771 sax weyi .cuntada lasoo diyariyey dawooyin laga soo buxiyey .wa khatar
Caagana markey qabowdo ku shub abayo
Baby yazaN 🥰🖤
Wll waxad inoo Gelisana cashada iyo quracda inoo so geli mahadsan
Naagahan war bay hayaan inagu somali baynu joognaa ilmaheena cabuulo iyo soor baynu siinaa waxaan cunayno baynala cunaan iyagoo 6bil jira marka gabadhaa dhaliil malahane dhaliil ha uyeelina amal waa hooyo wngsan nuunaheeda allaha udhawro somali maryoley gabdha kadhamada
Masha allah allah kuu xafido
Team. Zack Dareen .🌏
Masha allah
10k wax yarbaa iga dhiman guys igaar siya manta thnks 🙏🙏✔✔
imisa cishu cunaYa cagadaha badan😂😅🤣
Asxbta wllsheyda ku xiran waa salaamnthn plz isoo booqda ❤❤
Mashallh amal iyo wilkey