Kan aad waray sanaysaa hebel iyo hebelkale waa umada soomaliyeed way ka daashey weliba kuwan siyasada xtaa saamileey ula baxay muhiimadu waa gac mihii daahira baa wax daahiriya TOROROG KALE CIDINA WAQ TI UMA HAYSO WAA LA WADA ARKAA 30 SANO WAXAA SOCDA OO KADAR OO DIBI DHAL KUBILAW DA KU DHAMAADA SOO NOQ NOQO NAAYA ANAA AMIIR WA ANTA AMIIR MAN YA SUBAL XIMAAR
WAXAY U BADAN TAHAY IN LA KHAARAJIYO XASAN FIRIMBI IYO RAG BADAN OO BARLAMAANKA KU METALAYA J.LAND WAANA DHAQANKA LAGU YAQAAN XASAN DHIIQO IYO MOORYAANTIISA
Xildhibanka Masha Allah Qaladka aaskariga hadii uu kalabtay Qaladka Askariga U Kula Kacay Runtii Ralli Galin Hadi u Kabixiyay Xildhibanka Wan Wata Dalka hala Nabadeeyo Xildhibaane
axmed waa axmedkii xassan difaacayey shalay ee maxaa is badalay. dhulkaa la rabaa in ay kenya soo gasho soomaaliyeey sheekada fahma. Waa arin kor isga xiran
Xildhibaanka si fiican buu u dhigay. Askariga la feeray I feel sorry for him. Xasan mooryaan ilahay Dadka ha ka qabto. Dagaal qabiil like NATO iyo Rushia ha loo diyaargaroobo 😮
Xildhibaan kaan waa nin Mesha leesk keeney wax ma so baranin wee ka muuqataa sida u dhaqmaayo iyo hadalkisa iyo ficilkisa iyo beentiisa ninka askariga UU feerey aan wada daawaney bu wuxu leyahay waa aniga le feere balaayo been badan
Askarigii jubalander eh oo doorto in deegaan kiisa loo burburiyo because of Hassan sheikh waa in uu iska cazilaa askari nimada waayo in xildibaanadii jubbaland lagufeero their rights to protest waa qabyaalad cad kii kutaagero madaxweyne Hassan sheikh anything concerning in jubbaland oo nabad eh la'burburiyo waa qof damiir laheen waayo wey iska cadahay waxa socdo ma'ahan in madaxweyne Ahmed madoobe la mucaarado ee waa qabyaalad cad Cadeen 1) madaxweyne Hassan sheikh oo masaajid kujiro ayaa yiri puntland 24 malmood ayeey burburi dontaa waa documented facts muxuu kafaaidi lahaa hadii puntland ey burburto. Puntland miyeey san aheen mamul goboleed shacabkooda uu madaxweyne u yahay soo muxuu ka'faaidi lahaa burburka puntland??, hadana wuxuu rabaa meel nabad eh in uu amaan daro kadhigo Awooda uu jubbaland ku burburinaayo muu Ethiopian ka kaga saaro dalka ayaka ayaaba dalka uu madaxweyne ka'yahay u fakfakanaayo in ey badeeda xoog ku qaataanne?? Soo yaa treasonous act ku dhaqmaayo ma' Ahmed madoobe baa ama Hassan sheikh oo kuwii garab u noqon lahaa markii Ethiopian ka ey xoogooda isticmaalaan in bada ey awood ku helaan?? Somaliyeey madaxweyne Hassan sheikh hala qabto waayo wixiisa waa qabyaalad cad sidaan na siyaasad ma'ahan Wuu natusey in uu jecel yahay burburka mamul gobaleedyada jubbaland iyo puntland kiyaaro miindo ahaqn Wabilahi towfeeq ✌️
wara hadhaha ileen dadka dhaqancalinta ubahanu ma yara wara hadi shalayi qalad la idinkaga amuusa manta la inkamayeleyino afduubka iyo jojiya dorasho kama dhicin wa afduub jubanad maxayi isku ogtaha xududaha yanla soxirin miyeyleyihin laga yeelimayo ama firibiqado ama gacan gabdhed tuur waxano kala xilidhiban laleyah walal ninkanu caadimayaha yaa dagaal uga xun dhadhabo aadi raba hada duli walalw nin waalan wala arka qabil 4 ka mida o walana jira masaane ulahayan dawaladyaqanan naha uma bilawana
IKHYAARTA 600K WAX YAR AYAA NOOGA HARSAN BUUNDADA DHINACEEDA KALE AAN ISKU ARAGNO DOWRKIINA SHARIIFKA AH KA QAATA WAA MAHADSANTIHIIN
AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA
Gobalka banaadir.Gobalkii caasimada maaha Waa gobalka qabyaalada baasrtad
CADAALAD DARADA NINKAAN MADOOBE SHALEY WUUSAXNAA MAANTANA WUU SAXAN YAHAY WALEE SOMALI MADHAWO QABIILEE
WAX LAYSKA ILAAWEY MACIYO AWOOD BEELAY BAA JIRA XATAA DHEGIHII MAQLAA MARKALE HADII CADI XAAFID WERIYE WAR KII SA LA JECL YAHAY LA DHAAFAYO BAAR LAMAAN BAA SOMLI XILIGAN LEEDAHAY AMA SARAY AMA HOOSAY WAX JIRA OO AWOOD IYO SHARCI KU SHAQA ILMAHA SEBIGA AH EE SOMLIGA AH BAA OG XASAN LABA KHASAAR AYAY LABADA ODEY JEEB DAN BEEDADIISA GALEEN ISAGA IYO IYAGABA WAQTI YAR BAA U HADHAY SOMAALI WAXAN WAX DHAAMA MADAX MASUU LIYAD QAADA ALLAAH HAW SAKHIRO AAMIIN AAMIIN AAMIIN
CEEB CEEB XILDHIBAN FIRINBI NIN ASKARI QARAN AYAAD DISHAY
INTAAD KIBIR KA QABTO ILAAHEY MA OGALA KIBIRKA
ILLAAHEY AYAA KAA JASEYNAYA
Aniga taageere uma ahi Axmed Madoobe, Xasan Sheikh iyo Deni midna laakiin waxaan aaminsanahay ineysan Maxkamadda Gobolka Banaadir u laheyn " Territorial Jurisdiction " meel ka baxsan Territorial Jurisdiction Area for Banaadir Administration.
Somaliyey ogada axmad madobe iyo xasan sheekh walaba moryan oo ilaahay iskudiray sababto ah dowladin sharafta badned ee shacabka uroned ee gacantoda ku burburiyen isla gacmihi ayey manta isku cadabayan
Mogadishu 2024😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul
Waa wax lala yaabo hawsha ka socoota somaliya khasaatan barlamanka fdaraalka oo waliba kagasii daraane gacmaha laga wada hadlay maanta, somaliya arin keedu waa taalo wadaag ee ma ahan aniga iriiye ee wada haawsha waayo marka aad dib u eegto mamuul gobookedyada qabiil walba wuxu dagan yahay meeshu ku dhashay una dhashay talaada dalkana waxa lagu qaybsaada qabiil barlamankana waxa aay ku fadhiiya qabiil sidee ku surtoobeysa in koox yar oo aan somali wakiil ka ahayn in aay sidii ayraban taloo wadaagi leysla ogaa kaligood u mamuushan oo hadba wixi iyaga dan aay bidaan baa aay adan madoobe u soo diiban adan madoobana u yiraahdo koramku u dhan yahay ee gacanta taaga soo tiriya cid diiday maleh qofna kama amusiin sidaas nu ansax ku yahay kalaamu leeyl ma yamshii fii nahaar,war talaada dib halogu noqdo hadii somali rajo laga leyahay ninkan adan moodobe ah halaga fiirsaado ma qumaane waa billaahi toowfiiq asc wr wb
Iha caawin shaydaan xassan shaydaan Mohamoud
Xildhibaan firibi beenbadanaa.
Sidee kan loogu aaminay xil?
Muufada oo qado iyo quraac laga dhigto caqligaas bay dhashaa in la yiraahdo wiilka ogaadeen baan soo qabanaynaa😂😂😂
Walalkiis baa loo diraa oo soo qabanaya mesha qabiil kama jiro ee waa qaran 😅😅
C/xafid fadhi kudirir hadalka wii uu firimbi ilowo usax
Somalia politics is like a confused driver going round round through a round about. Mas’uliyinta wey uso shaqa tagan iney dantoda guud kufushan wadanka badalkey wadanka hormar iyo midnimo kashaqeyn lahayan. Waa nasiib daro.
Kan aad waray sanaysaa hebel iyo hebelkale waa umada soomaliyeed way ka daashey weliba kuwan siyasada xtaa saamileey ula baxay muhiimadu waa gac mihii daahira baa wax daahiriya TOROROG KALE CIDINA WAQ TI UMA HAYSO WAA LA WADA ARKAA 30 SANO WAXAA SOCDA OO KADAR OO DIBI DHAL KUBILAW DA KU DHAMAADA SOO NOQ NOQO NAAYA ANAA AMIIR WA ANTA AMIIR MAN YA SUBAL XIMAAR
Waa in ninkaan xasaanada laga qaada Xabsi dheerna loo diraaa
Axmed nuur waa legend usoo baxay beesha daarood.
Araktideyda ku aadan xariga axmed waa mid sharci darro ah beelna beel kale uma doowladeen karto .
MA INUU ASKARI MISKIINA FEERO OO ASAGOO NIN WEYNA FIRINBI AFUUFO MIYAA GEESINIME
WAXAY U BADAN TAHAY IN LA KHAARAJIYO XASAN FIRIMBI IYO RAG BADAN OO BARLAMAANKA KU METALAYA J.LAND WAANA DHAQANKA LAGU YAQAAN XASAN DHIIQO IYO MOORYAANTIISA
Asc wll sifiican uwareyso waxay kudiden dorashada qof iyo coda
Abdihaafid, waa rug cadaa Ku xeel dheer, abaarida muhiimada xog helida wuxuuna hada u jiheeyey Xildhiban firimbi Raali galin in uu siiyo Askariga dhibka gaartay
Xildhibanka Masha Allah Qaladka aaskariga hadii uu kalabtay Qaladka Askariga U Kula Kacay Runtii Ralli Galin Hadi u Kabixiyay Xildhibanka Wan Wata Dalka hala Nabadeeyo Xildhibaane
Waa qalad in askari la dagaalamo xildhibaan xasanad leth
Well he apologized and he said he was attacked first
Ahmed Madobe shalay so tu laha Puntland Majerten a dawlada Federalka ka so horjeda adunyo xal qado
Xasan inuu Aaden madoobe microphone ka ku garacay ahayd
Cabdixafid ina aderka waxu subiyey ma u riyaqe
Hadaan Nahay Reer Jubaland, Goon isu taag i Baan ku dhawaaqeennaa.
Reer Jubaland waxaan leenahay Nidaam Dawladnimo, Hogaan Gammuuray oo Cadaalli ah, Amni iyo Kala Dambeyn, Isu Duubni Shacabeed, Ciidan Hufan Oo Amaanka Maamulka Sugay, Ciidank Ku Filan Argagaxissada iyo Cadawga Amniga lid ku ah!
Maxaa Jubaland Dawladnimo Inoo Diidaya?
Ssc waxee Ka mid tahay Somaliland hadii la sameeyana waxaa Ka horeero hiiraan state iyo gobalka banaadir
axmed waa axmedkii xassan difaacayey shalay ee maxaa is badalay. dhulkaa la rabaa in ay kenya soo gasho soomaaliyeey sheekada fahma. Waa arin kor isga xiran
Mah ma haa somaliywwd baa tidhaah labo Xag daro ku heshiisa Xagay ku diriraan Xasan haahane iyo Xamse dogon markay waalan yihiin
Xildhibaanka si fiican buu u dhigay.
Askariga la feeray I feel sorry for him.
Xasan mooryaan ilahay Dadka ha ka qabto.
Dagaal qabiil like NATO iyo Rushia ha loo diyaargaroobo 😮
Xasaamada aabihiina kawasa ninkan askariga dilay halaxiro qof sharciga kawayn majiro yaaku yiri xildhibaan lamaxiro no one above the law
WAA DULI MEESHA XAARANTA ILMAHOODA KABIISHA
Ninkoow feeray hadoow isku aado waala xiraa xasan firimbi meeshiisa haka raaliyeeyo saasa u wanagsan
Xasan yare kulaha waa oday lixdan jira
Ahmad maadoobe waagansar somaliyeed
1991 maxa eheed firinbi yoow musqul yahow
Adiguba ninkii kusoo magacaabaybaa firinbiga u sidataaye
Kan oo kale dal uu xildhibaan u yahay maxaa lapga filan karaa
Anigu xildhibaan kaan qabiil kisa ma aqan lkn waa nin daarod qabiil u hadlaayo we no muuqataa
Xasan firinba lpx
Xildhibaan kaan waa nin Mesha leesk keeney wax ma so baranin wee ka muuqataa sida u dhaqmaayo iyo hadalkisa iyo ficilkisa iyo beentiisa ninka askariga UU feerey aan wada daawaney bu wuxu leyahay waa aniga le feere balaayo been badan
afyankaka jubalan ayd uqalantaa iyo kabadan
War virinbiyow maxay tahey siyaasada nocas ah wixii ceebta ahaa baa siyasan ah aqliga umada yan lacayin
omaakuwa bada gatay maalaxiro
😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul ethiopia guuuuuuuul
In my opinion wareysi ka xun ma arag. Abdihafit softball questions ayaad siinee.
Been hashegin ciidanka joogo raskenboni ma ahan ciidanka admis ee waa militeriga kenya ogoow
Nahaab benaala ah waye hakeeno isago laad lala dhacaya
Wariye is bedeley sida lagu haystey mise???
waa edeb daran yahay wadanka hanaga qasin ee hala garaaco ninkaan
Rascamboni is land madoobe !!!?
Ninkii had layaaa ha iska hadlo!!!
M Banadir Dadka hoostooda lagu -
Dulmiyey Wax haka Qabtaan !!?
Hala so xiiro kan
Xasan makdonar aa o ronaa shaqadisa😅
1991 inuu dhahaaa ba dmbi ah
Adeer kan dameer weeyi hadad farmaajo firinba ku afuufi jirtay birmade xasan sheekh waa halkii aad ku dhiman lahayd
😂😂😂😂
Walaal maninkii askari feedhay ayaa xildhibaan ah sorry xaalqaado xildhibaan nimo
Waran tii xassan munafaq waxaa kadanbaysay waarantii maxkamadda Kismaayo taasoo lagu amray in xassan lasoo qabto
Askariga policeka ee uu weraray waydiiya
somalilan oyo axmed madobe halmar halaxiro hadiikale waa barnaamij.qabiil
Taliyaha waa kii Puntland ka cararay dadkiisaa in loo adeegsado ayaa loo mag caabay waa waxaa jira niman sida eyga xasan u adeegsado
Kkkk kenya 🇰🇪 ruux ka yimaday oo dalka somalia 🇸🇴 ga aqonin oo xildhiban loga dhigayo somalia 🇸🇴 axmad madobe godane aas asihii alshabab 16 sano tarxiil dhulul dhofis jeel ogadeen kismayo 😂😂😂
Al xaqiiqo waye tan Somalia waa u dhammataay
Askarigii jubalander eh oo doorto in deegaan kiisa loo burburiyo because of Hassan sheikh waa in uu iska cazilaa askari nimada waayo in xildibaanadii jubbaland lagufeero their rights to protest waa qabyaalad cad kii kutaagero madaxweyne Hassan sheikh anything concerning in jubbaland oo nabad eh la'burburiyo waa qof damiir laheen waayo wey iska cadahay waxa socdo ma'ahan in madaxweyne Ahmed madoobe la mucaarado ee waa qabyaalad cad
Cadeen
1) madaxweyne Hassan sheikh oo masaajid kujiro ayaa yiri puntland 24 malmood ayeey burburi dontaa waa documented facts muxuu kafaaidi lahaa hadii puntland ey burburto.
Puntland miyeey san aheen mamul goboleed shacabkooda uu madaxweyne u yahay soo muxuu ka'faaidi lahaa burburka puntland??, hadana wuxuu rabaa meel nabad eh in uu amaan daro kadhigo
Awooda uu jubbaland ku burburinaayo muu Ethiopian ka kaga saaro dalka ayaka ayaaba dalka uu madaxweyne ka'yahay u fakfakanaayo in ey badeeda xoog ku qaataanne??
Soo yaa treasonous act ku dhaqmaayo ma' Ahmed madoobe baa ama Hassan sheikh oo kuwii garab u noqon lahaa markii Ethiopian ka ey xoogooda isticmaalaan in bada ey awood ku helaan?? Somaliyeey madaxweyne Hassan sheikh hala qabto waayo wixiisa waa qabyaalad cad sidaan na siyaasad ma'ahan
Wuu natusey in uu jecel yahay burburka mamul gobaleedyada jubbaland iyo puntland kiyaaro miindo ahaqn
Wabilahi towfeeq ✌️
Kan warasysanaayo ayaa kallto
Great news for somaliland 😅😅😅😅😅🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Jubbaland nafteeda waraq ayey sooqortay oo xasan sheikh lugusoqabanayo.
Waraq miya waraq kaficn hahaha xasan sheikh amniga gudaha ayuu kashaqeen waaye arimo kale ayuu faraha lagalay
Xildhiban cabsan oo qurbaha kuso washay xamar ayu kudhiman
Walashaa miyad usoo diri si ay ushir qoosho ileen hawiye dhilooyinkaa kubadan
Xassan dhiqo waa tuug walan
Xasan firimbina waa la soo xiraa nin ayuu feeray si gardaro ah
Kkkkk firinbi farmajo buu ku manaye xasan baa xaninyaha ka jarayo labadi sir u he shiiyo saaq beey ku coloban
wara hadhaha ileen dadka dhaqancalinta ubahanu ma yara wara hadi shalayi qalad la idinkaga amuusa manta la inkamayeleyino afduubka iyo jojiya dorasho kama dhicin wa afduub jubanad maxayi isku ogtaha xududaha yanla soxirin miyeyleyihin laga yeelimayo ama firibiqado ama gacan gabdhed tuur waxano kala xilidhiban laleyah walal ninkanu caadimayaha yaa dagaal uga xun dhadhabo aadi raba hada duli walalw nin waalan wala arka qabil 4 ka mida o walana jira masaane ulahayan dawaladyaqanan naha uma bilawana
Jaajuus Firinbi ayaad cabidiyow Noo keentay😢😢
Dirinbi madoba so diray waa nin cada qata Hungarian ba wada shir in lawada xiray ku wacnayeen