SHEEKADA ASHA & SHAY'S FAMILY GACAN AYAAN U TAAGAY!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 51

  • @ugasohassan5973
    @ugasohassan5973 Рік тому +6

    Muqalka suaalaha ilmaha Saad ugu faraxdaan ugu farxay wallaahi qalbiga aan iska iri barnaamijyadeeda may saan kadhikto aadbaan ooga xumaadaa markey qoyskeeda kasheekeyneyso talo wanaaksan waasiisee tiiqaadato allaha kadhigo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Рік тому +3

      Ugaso aad ayaan kuu salaamayaa, qoyskaaga markaad kasoo hadleeysid waa in qoysaska kalle wexeey kafaaidaayiin Allah na uu raali kayahay in laga hadlo. Laakiin wax laga hadlin in bulshada ladhexkeeno magaranayo wexeey soo kordhineeyso!

    • @ugasohassan5973
      @ugasohassan5973 Рік тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee saxiix

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Рік тому +5

    Walaalo gabadhaa waa mid aqlaaq lahayn oo dhaqan xun oo bilaa xushmad ah wan kula aŕkay.

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Рік тому +5

    Waa waano waxgal ah haday qaadan . Jazakallah kheyr Naciima walal

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Рік тому +4

    Waa Labo Isku Raacey Iney umadda been View kaga helan Asha & Shay. Xasbinallaahu Wa Nicmatul Wakiil.

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Рік тому +3

    Masha allha walhi waa saxa waye allha haka awala mariyo

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 Рік тому +4

    Walhi aad baan ugu khajilaa habadha Asha. Waa been iyo ka bad badis. Wax badan ayaan la taliyey, lkn midame dhego male.

  • @marianali6233
    @marianali6233 Рік тому +3

    Masha allah welcome back abayo

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Рік тому +2

    Maasha Allaah

  • @انورعبدالقادرابوعبدالله

    asc walaashey qaaliga naciimo sln sharaf adiga iyo familkaga

  • @ubaxmuataf6886
    @ubaxmuataf6886 Рік тому +4

    Masha Allah abayo waa runta

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Рік тому +3

    Maanshaallah walalka wanagsan waa adoo kale ilaahay haku sharfo

  • @fatxiyaahmed6684
    @fatxiyaahmed6684 Рік тому +1

    waa qof aan lhyn talent ayaa dadka la hortimaado waxay doorbiday iney been iyo nolosheeda oo weliba run ahayn ayey caqli mooday iney dadka la soo hor istaagty waxay fiirinee adduunyo yar oo ay ka hesho lkn ma ogo inay iyad dhib ku noqoneyso

  • @canabomar2250
    @canabomar2250 Рік тому +2

    Abaayo waa run ilaahey haku barakeeyo caqlikaaka Waan ku lalaboodaa waxey ku hadleyso subxanalah waxey shekto ey karin waysey ninkaan maalin waliba wuu takey ku heyso u fiirso isaka ayaa taki doono because wey saadaashatey balaayo looma yeerto

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 Рік тому +2

    Waano fiican Alle ha ku anfaco Aamin

  • @kurashabdi7321
    @kurashabdi7321 Рік тому +3

    Waa talo fiican ilaahay gabadhaas danteeda ha tuso
    Mahadsanid Niciimo

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому +3

    Nacima abayo maashaah allaah Waa fiican tahay in wax leysu sheego

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому +3

    Waa saas

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 Рік тому +3

    Malaha wax kale oo ayy ka hadasho ayeyna garaneeyn.

  • @AminaminF
    @AminaminF Рік тому

    Masha Allah tabarakallah smart girl ❤

  • @habooncadey5377
    @habooncadey5377 Рік тому

    Masha allah❤❤❤

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Рік тому +1

    Walaahi Runta Ayad KA Sheegtey. Wey Isla Og Yihiin Labadooda Waa Filin Ay Raban Iney View Ku helan.

  • @umayasin6775
    @umayasin6775 Рік тому

    “well said” ❤

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому +3

    Wcs wrb

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 Рік тому +1

    Aasha waa Ethiopian maxishoto been & baas 24/7 sheegtaa beentuna waa xaaran

  • @Nobody1579
    @Nobody1579 Рік тому +2

    Saaaax waye mashallah abyo ✅👍

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому +2

    Wàa Sax 👍

  • @umuashwa1509
    @umuashwa1509 Рік тому +2

    Asc caleykum abayo. Waa runta abayo shaqo ayeey ka dhigatay meel xun ayuu shaqada ka galay

  • @xaliimomaxamed7001
    @xaliimomaxamed7001 Рік тому

    Maasha allaah iilaahey ha Ku dhooro abaayo

  • @AasiyoAasiyo-x1u
    @AasiyoAasiyo-x1u Рік тому

    Mashalh

  • @HabzHabz-ro2sq
    @HabzHabz-ro2sq Рік тому

    Very true

  • @sagalmire952
    @sagalmire952 Рік тому

    waal waad mahada santahay naagtaas waxa waxa u shegay waa larabaa qeer alahakusiiyo

  • @ifrahfarahalahaufududeeyom2354

    Wataciyahaa udunun waaciyah!midqaadata alahakadhigo adigana alahakaa abaalmariyo

  • @umunasra1217
    @umunasra1217 Рік тому

    ❤❤❤❤

  • @Gmaaad
    @Gmaaad Рік тому

    Dhibka waa dadka dawada aniga qofka sasa ufiriyaa malin baa arkay ayadoo been shegeysa oo dhaheysa gabdh ninkeda utagi wayey kadib in jikada usameynaayey ayey macsi lasamesay markasa kabooday 😅😅😅😅😅

  • @Xuseenshire-fe7wt
    @Xuseenshire-fe7wt Рік тому

    Marka maxaa dhahnaa been iyo run ayeye kii hore iyo kii danbo isku si ayeye leedahy waxaa jiro dad umada somalia ku mashquulinaa ♀️♂️⚧️✖️🔰

  • @Amranhasan258
    @Amranhasan258 Рік тому

    Runbadinida mamo

  • @mohamedabdullahi6754
    @mohamedabdullahi6754 Рік тому

    aniga aad ayaan u yaabay ee yay war ka maqlaysaa naagtaas.

  • @hanefa283
    @hanefa283 Рік тому +1

    NAAGTA BEEN LEEY WAAYE WAXAY DADKA TUSINEYSAA IN NIN CAD QABO

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 Рік тому

    😂😂😂😂😂 waa runta

  • @maryanadangumas1849
    @maryanadangumas1849 Рік тому

    caasho ma ahan soomaali waa itoobiyaan ee soomaali bay lasoo kortay hooyadeedna waa amxaaro kaakumo bay ka soo dhooftay waa layaqaanaa caasho

  • @cabdirisaaqmaxamed3248
    @cabdirisaaqmaxamed3248 Рік тому

    Gabadh xisku ku filayn weyan oo yara xnunsanaysa ee qarabo dhalhtarka gaysata malaha ma ag jogan.

  • @cabdirisaaqmaxamed3248
    @cabdirisaaqmaxamed3248 Рік тому

    Kakakakak

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Рік тому

    Gabadhaas iyo Ninkaas wey is og yihiin an u maleynaa.Midaan ka yaabay wa meel fog kama fekerin. In laga hadlo sheekoyin kugu saabsan xata hadey been tahay wa sharattada hoos u dhig.Wa beented wu baxay wu so noqdey..Waxba ka qaldan gabadhas.

  • @ubahsweets9089
    @ubahsweets9089 Рік тому

    😂 dadkan in ben loshego ma ahee mku dawanayaan

  • @xaliimomoosakhan3741
    @xaliimomoosakhan3741 10 місяців тому

    N❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahalamunamuna4625
    @sahalamunamuna4625 Рік тому

    Waa been Naagtan Casha waa been qawan warkeedu

  • @lulmohamoud9833
    @lulmohamoud9833 Рік тому

    C x
    C.
    😂and I

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 Рік тому

    ❤❤❤❤