Sucuudiga,Heshiiska Itoobiya & Somaliland ,Qorshaha Badda Cas Iyo Qaylo Dhaanta Soomaaliya | Waraysi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 31

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan 7 місяців тому +1

    Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 7 місяців тому +1

    Mansha Allaah tabaaraka

  • @user-bb3wb2cn9r
    @user-bb3wb2cn9r 8 місяців тому +2

    Long live to somaliland community chairman in jedda Suadi arabia long live to u inshaa Allah ameen

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 8 місяців тому +1

    Dawladihii kala dambeeyey ee soo maray Somaliland way ka gaabiyeen wadamo badan iyo dadyow fara badan oo aynu qadiyadeena lawadaagi lahayn sidii aynu ku heli lahayn isbahaysi cudud leh. Wali halgan kii Somaliland loo soo maray ma dhamaan. Viva Somaliland iyo Ethiopia

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 8 місяців тому +1

    guul qaranka somaaliland

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 8 місяців тому +4

    War Sucuudiga reer Somaliland way ka haajireen shaqooyin kiina hoos bay u dhacday ama maba jirto ta kale Iqaamadihii ayey sicirka u qaad web .

  • @rashidMuse-it6hi
    @rashidMuse-it6hi 7 місяців тому

    Baasboorka ayaa laga qaadayaa hadii uu ka hadlo qadiyadiyada Somaliland

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur 8 місяців тому

    UK Embassy in Somalia : In a statement released on Thursday, the British Embassy in Somalia stated that “The UK is concerned by the rising tensions in the region. We affirm our full respect for the sovereignty and territorial integrity of the Federal Republic of Somalia,”
    War qoraal ah oo ay soo saartay safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya Khamiistii ayaa lagu sheegay in UK ay ka walaacsan tahay xiisadaha sii kordhaya ee gobolka. Waxaan cadeyneynaa ixtiraamka buuxa ee aan u heyno madax banaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya”

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 8 місяців тому

    Shukran taabicigaa fursadaa sucuudiga waxaa dayacay madaxda somaliland igadaa

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 8 місяців тому

    Mashaa Allaah

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur 8 місяців тому

    We USA join other partners in expressing our serious concern as well about the resulting spike in tensions in the Horn of Africa,” he said. He reaffirmed the United States' acknowledgment of the sovereignty and territorial integrity of the Federal Republic of Somalia, as defined “within its 1960 borders”.
    Anagoo ah USA Waxaan ku biirnay saaxiibada kale si aan u muujinno walaacayada halista ah iyo sidoo kale xiisadda ka dhalatay xiisadda Geeska Afrika,” ayuu yidhi. Waxa uu dib u xaqiijiyay in Maraykanku uu aqoonsan yahay madax-banaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, sida lagu qeexay "xuduudihii 1960-kii" 1 maalin ka hor.

  • @abdulazizabdo3789
    @abdulazizabdo3789 8 місяців тому

    Habeen wanaagsan
    Anigoo ah shiekh saed ah waxan dhagaystay waraysi aad ka qaaden gudoomiyaha jaliyada
    Waxaan wariness waxan ku sheegayaa in aanu nahay halkii laga xoreey slaan cid noo ogina major to waxaan ku cadaynayaa waxan tagay slaan waxaan joogay mudo sagaal blood ah waxaan soo maray wasaarada badan waxse nasiib daro noqotay in aanay garanay reer sucud iga nahay ba Lana aqoonin oo arrimo badan aannu Kala kulanay waxa u yar i8may oo aanu baryootan aanu waynay kadhki xaflada 18may oo marking dambe alla ha daaye nin nooga soo qaaday cali warcade waxa halka igu array madaxwenah anigo taagan halku ka baxayey iyada oo la I rixrixayo marku arkay in aan labisanahay cigaalka ayu iyimid si dirana u salaamay.
    Waxa khaladka oodhana iska leh wasaarada arrimah dibada in Tani waa I hore dhac waan idin la soo xirir doona
    Ee isoo dira numberkiina salaamo calaykum

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 8 місяців тому +1

    heshiiskaas Somaliland iyo ituubiya oo la hir galiyo bay carabtu gacanteenna kusoo galy!
    jaamacadda carabta xibin ka noqon mayno! waayyo? dalka masar oo xaasid nagu ah cadawga ituubiyana ah baa u talisa Arab leec.
    wax carab kaa gala waa waxlaba dhagax dhexdood gaagalay.
    waaba urru xaasid.

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 8 місяців тому

    Lixi iyo faartan saano raabii naamaa joojiyo caarab inta o saano

  • @maxamumaxed8164
    @maxamumaxed8164 8 місяців тому +1

    MAXSAB❤😢❤

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 8 місяців тому

    Fursadaa sucuudiga taalla waxaa dayacay madaxda somaliland

  • @mahdiaadan
    @mahdiaadan 7 місяців тому

    Sax.hadalkaas.laymadiidin.dadka
    Leh.ingiriis.baa.inagumaystay.way.khaldanyihiin.ingiriis.igriiban.baalakalaqortay.markuu.dhamaaday.igriimankii.ingiriis.wuu.iskategey

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 7 місяців тому

    dad ku waashay cifiraaf haduu lahaa safaarada somlin waraa wariye ma tahide maxaad isku kalifay bal mesheey ka raadi nayaa subxaana llaah

  • @mohammedhassanademadem
    @mohammedhassanademadem 7 місяців тому

    Sa

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 8 місяців тому

    Heeshiiska degdeg ha loo dhamaystiro xukuumadeenu inay degdeg khubarada Aqoonyayahan lowyero lokal iyo debadba leh diyaariso weegagan mudaharaadka la wado bal ha wadaan cadawgu hawshoo inoo dhamaatay hana la eego waxay ka helaane Tawtawda ha dhegeysanina Guusha dedejiyaa Difaca dalka yar iyo weyn ha loo sare kaco ! iaahay ina iilin maayo cidna inagoon duulaan inagu ku ahayn way jabeen Xasad durrba !

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 8 місяців тому

    Wasiirada meesha tegi jiray laga yaabo inay ahaayeenba qaar ka mid ahi kuwan imika huwanta gudaha inay yihiin la ogaaday e kkkkkkk

  • @cawilawcabdi1115
    @cawilawcabdi1115 8 місяців тому

    Weriye waad khaldantay miyaanad ka war hayn in dalka sucuudiga dadka jooga aanay ka hadlin wax siyaasida ma waxaad dponeysaa in odeyga la waayo ka jooji suaalahaaga

  • @Liiloowe
    @Liiloowe 8 місяців тому

    ETHIOPIA AQOONSIGEEDA AYAA INUGU FILAN. QAADKII LABA SANO WAA BILAASH KHUDRADDII SIDOO KALE DEE MAXAA INAGA MAQAN

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 8 місяців тому

    Waxkastaa dhicikara aqoonsiga halwadan tiirwayn kumataagana
    Markaa hadii itoobiya kanoqoto aqoonsiga waxaan yeelilahayn halasiisaxo oohak
    Halakala saxeexdo

  • @EmanAhmed-fk4cy
    @EmanAhmed-fk4cy 8 місяців тому +1

    💚🤍❤️

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 8 місяців тому

    Habarawal addoonsi ayay la doonaysaa reer awdal laakiin wax soconaya maaha.

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 8 місяців тому

      Uuufff

    • @user-ji3jy5wg4v
      @user-ji3jy5wg4v 8 місяців тому

      Guul africa Guul somaliland guul Ethiopia Guul reer Mogadishu