HASHIM CADE - MIYAAD WELI ISLA QUMANTAHAY TRUE STORY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2020
    ERAYADII: ABWAAN HASHIM CADE
    LAXANKII: HASHIM CADE
    CODKII: HASHIM CADE
    MUSIC BY: ABDIWAHAB ANTAR NAAJI
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow MY FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...

КОМЕНТАРІ • 86

  • @dahirmoos1220
    @dahirmoos1220 4 роки тому +16

    Liiban jama wa studio kaliya hesha xigmada ku jeclay my brother 10 years dawanayaa xigmada kugu tageraa nolow. Pinned

  • @nanifly1
    @nanifly1 4 роки тому +5

    Hashem wa fanaanka
    Codkisa badbadli kara
    Banadir May iyo miye
    Legend🔥✌️😎😎

  • @SalimSalim-mk6zw
    @SalimSalim-mk6zw 4 роки тому +5

    Best of the best. Hashim Cade AKA Golden Voice.

  • @jacfarjacfar46
    @jacfarjacfar46 4 роки тому +4

    Hashim cade big fanaan respect ku hayaa alfanaan kept going bro

  • @musbaxdaofficial677
    @musbaxdaofficial677 4 роки тому +2

    Wow al fanan abwaane haashimi cade waa hees xigmadleh caadimaha nice song 👍🌹🌷👌❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aidasal3199
    @aidasal3199 4 роки тому +3

    Excellent job brother I like the video Mr. Golden Voice

  • @N1Quantum
    @N1Quantum 4 роки тому +7

    Wow amazing song 🎵 😍 👏

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos 4 роки тому +3

    Waaaaaaaaaaw hashim cade al fanan qaran noolow

  • @hassanwarsame1
    @hassanwarsame1 4 роки тому +3

    Waa fanan cod wanagsan ee haa laa taageyro

  • @jacfarjacfar46
    @jacfarjacfar46 4 роки тому +3

    Masha allah hashim waa fanaan cod macaan horey usoco al fanaan

  • @abdirahmanmadey3844
    @abdirahmanmadey3844 4 роки тому +3

    Orodoo iska qulquloo kheerkada raadso wale barteeda ayaad dhigtey keep going hashim cade

  • @musbaxdaofficial677
    @musbaxdaofficial677 4 роки тому +2

    Keep going my brother salan sare waa ajiila walal 👍👌❤️

  • @abuabdulkadir3121
    @abuabdulkadir3121 4 роки тому +2

    Hashim brother mashallah heesta caadi MA ahan keep going brother

  • @abdirashidali8923
    @abdirashidali8923 4 роки тому +2

    Nice song my brother fanaan of year waataktay 👍👍👍

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 4 роки тому +2

    Plz iskalaje noosoo gasha anaga tuwayska viva iskalaje👍👍🌷

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 2 роки тому

    Waaaw hashim. Waa kabaxsati. Codka idili. Yaa Salaam❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍👍💞💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aliakhiyaar3238
    @aliakhiyaar3238 4 роки тому +5

    Chennel uu fanaan walba oo murti ku heesa leeyahay ee aan lakala leheen aqoon faquuq iyo kafag heeb sooc liibaan jama waan ku taager sanahay bro xikmada ha waarto

  • @saluhasufi1350
    @saluhasufi1350 4 роки тому +1

    Wow masha Allah bro nice song I like it keep up bro am proud of you

  • @wareehaa389
    @wareehaa389 4 роки тому +2

    Mansha Allah bro xaqiiqda waa fanaan aan la holin karin lama hayo fanaan lamid ah

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 3 роки тому +1

    Waa cod macaan yahay markii iigu horaysay aan arko waaye. . Fanaan dhamaystiran oo somaliyeed sharaf ku noolow saaxiib

  • @abdullahiabdulrahman4509
    @abdullahiabdulrahman4509 4 роки тому +1

    Keep going mjomba kazi mzuri

  • @omarhiro2280
    @omarhiro2280 4 роки тому +1

    Waaaaaaw maasha allaah aqii waa ka baxsatey

  • @gashaanlegorgor9651
    @gashaanlegorgor9651 4 роки тому +1

    Libaan. Bro Hashim waa kasoodaah day in taadan laaban Hashim u kala kici bro thanks

  • @abdirashidelmi4201
    @abdirashidelmi4201 4 роки тому +1

    baryahan o dhan hees an dhameysto ayan badi gob ugu jirey hees qiso iyo ujedaba leh no one knows the secrate liban studio shukran

  • @abdirahmanibtilo8589
    @abdirahmanibtilo8589 4 роки тому +1

    Waaaaaw alfanaan hashim cade fhe one and only

  • @abdihakiimharuunelmi2439
    @abdihakiimharuunelmi2439 4 роки тому +1

    codbaa ku jira ninkan waa u qalmaa fanka soomaliyeed

  • @fnanweewee8332
    @fnanweewee8332 2 роки тому

    Yasalam hashim cade fanaan cud mcn

  • @kafiyanoak2482
    @kafiyanoak2482 4 роки тому +1

    Hashim codka inaba cadi mahan iyo laxanka mirahaba kadaran wanku Wadana sxb salan sare

  • @Mohaiq7
    @Mohaiq7 2 роки тому

    True legend wallahi 😎

  • @MP-dw8ef
    @MP-dw8ef 4 роки тому

    wahwahwahhhhhhhhhhhh

  • @mahadAbdi07
    @mahadAbdi07 4 роки тому +4

    Qorshaan isku ogeeen adigaa qarabiyee qof yhy adigaa qaribayee
    Qaladka adigaa galayee
    Qarbaa iga tuurtayee ✌

  • @maadcommunity590
    @maadcommunity590 4 роки тому

    Erayada laxanka iyo codkaba 100% waaye abwaan+mulaxan macal fanaan haashim hore u soco

  • @jeyarsenalmusicpromoter3620
    @jeyarsenalmusicpromoter3620 4 роки тому

    Legend of legendary hashim cade caadi maahan Heestaan waaaw Horay u soco Fanaankeeyga

  • @maftahhassanmohammed774
    @maftahhassanmohammed774 4 роки тому

    Axla soot best song keep it up al fanan kabir hashim cade

  • @Abduljeylani
    @Abduljeylani 4 роки тому

    Hashim cadde ,Fanaan ka buuxa dhan weliba.
    Guul baan kuu rajeeyey

  • @rethwanmohomed
    @rethwanmohomed 4 роки тому +1

    Lipan Jamaac nin qaliya sxp HooRe U So Co

  • @livetiktokvars1030
    @livetiktokvars1030 4 роки тому +3

    Good style

  • @mhassan9288
    @mhassan9288 4 роки тому

    Dowlo! Waa hees nin weyn, OG waaye ninkaan cod dhisan, laxamiiste, laakin this is the only time aan maqlay fanaankan Hashim, am gonna have to do my research. Greatings from tdot

  • @dafaayetiger4827
    @dafaayetiger4827 3 роки тому

    Super song

  • @caaqilsare
    @caaqilsare 4 роки тому

    No 1 news sirta liibaan jaamac waa caaqilka oo ku leh you are the best always ✔✔✔
    Waa codeeyey boooooowe

  • @aizaolol5515
    @aizaolol5515 4 роки тому +3

    nice song inkaston an fahmin 🤔

  • @salimadee7790
    @salimadee7790 3 роки тому

    walee qabigaa wat ktrantay quso😋🥰🥰

  • @rahmobotan7285
    @rahmobotan7285 4 роки тому +1

    Maasha Allaah
    Nice Song

  • @ruqiyaaxmed7109
    @ruqiyaaxmed7109 Рік тому

    His voice 🥺❤️

  • @Sunshine-id9tg
    @Sunshine-id9tg Рік тому

    Wow hees jirta. 💙💙

  • @anasamustafa3729
    @anasamustafa3729 4 роки тому +1

    Wow mashallah

  • @dahirmustafa409
    @dahirmustafa409 4 роки тому

    Wow hashim cade waka qeyliyey

  • @muhsinmustafa4148
    @muhsinmustafa4148 4 роки тому

    Wow qatar waaye walaahi waad ka baxsatey

  • @ismanyasser3410
    @ismanyasser3410 2 роки тому

    Wlhi waxad thy fanan an jacelahaye wll qali waxan ku leyahaye horaye u soco waliga wll cudkaga iyo ereeyada ku hesta aniga waxan moda inad adiga i aqli celinaysid wad mhdsnthy wllkaye

  • @c.fitaxyare1783
    @c.fitaxyare1783 4 роки тому +1

    Mxaad qaadee dheh

  • @kikokhadar7920
    @kikokhadar7920 4 роки тому +6

    Sharfta reer kiina iyo taadaba alle hadhowro wllo 200 SUBSCRIBE ii saara ❤️✊
    Ilahay walidkeen janada ha
    Geeyo Amiin
    ☝️

  • @boonoboono6301
    @boonoboono6301 4 роки тому

    Codkaaga iyo laxanka waa I qanciyey

  • @caqiilaflax5210
    @caqiilaflax5210 4 роки тому

    Libaan studio hadba wixi cusub ayaad nala socod siisaan thanks

  • @hashimawes7711
    @hashimawes7711 4 роки тому

    Haye haye

  • @cabdaaz100
    @cabdaaz100 4 роки тому

    WAX KALE 💯👌

  • @alinur396
    @alinur396 3 роки тому

    msha allah allh yi cizak

  • @musbaxdaofficial677
    @musbaxdaofficial677 3 роки тому

    👍👍🌹🌺🌿🙏🙏☘️💐💞💞💞💞 keep going al fanaan haashin cade legend 👍👍👍

  • @abdullahimohamed9187
    @abdullahimohamed9187 4 роки тому

    Abwaan iyo fanaan culus noolow weliga

  • @MohamedAli-ef7wm
    @MohamedAli-ef7wm 4 роки тому

    Wow Masha allaah

  • @dahirmustafa409
    @dahirmustafa409 4 роки тому

    Masha allaah

  • @Maxamuddool
    @Maxamuddool 4 роки тому

    Inta u jeedo sideeda oo kale fanaanka inuu kawato one ☝️ back liketa wa xagiina

  • @sacidoslo7672
    @sacidoslo7672 4 роки тому

    Marnaba ku qushci maye😂🤞

  • @haniahmed5547
    @haniahmed5547 4 роки тому

    Caadi mahan

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585 4 роки тому

    Axsan Laxan waaye Maalmahaan Laxankaan Oo kale Lama Sameyn

  • @legendruuzi
    @legendruuzi 4 роки тому

    Fanan xamaadesan hhh waaye

  • @ladannita1081
    @ladannita1081 4 роки тому

    Nice song

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 4 роки тому

    Fanankaan heestiisa wey macantahay lkiin codkii kowaad ukuheesaaye aya maceed inuu islacodkii kowad kuwada maceed wllhi

  • @musbaxdaofficial677
    @musbaxdaofficial677 4 роки тому

    Wow

  • @ramloabdi2273
    @ramloabdi2273 11 місяців тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @shukrimohamudabdirahman4042
    @shukrimohamudabdirahman4042 3 роки тому

    Haye koow 😂😂😂 kadaa kadaa ukhaleey hhhh

  • @Jordanseif
    @Jordanseif 4 роки тому

    love ut

  • @Hamse_Dualleh
    @Hamse_Dualleh 4 роки тому

    Haashim Madoobe lee kan waayee intee caddaan u soo maraa. Kkkkk

  • @yaxyeburuunoyaxyecqadir8648
    @yaxyeburuunoyaxyecqadir8648 4 роки тому

    Xanaqa joji

  • @hanamulah2591
    @hanamulah2591 4 роки тому

    Arwiilkan waa codficanyahay eee soodhoweeya somaliwey wac dislike saartaane

  • @barwaaqodeganofficial5972
    @barwaaqodeganofficial5972 4 роки тому +3

    Walalayaal subcrine isaara please

  • @rahiimaadam3527
    @rahiimaadam3527 4 роки тому

    Tt

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase 4 роки тому

    Suscripe isaar adigaaga qoraalkayga akhrinayaow

  • @foos7330
    @foos7330 4 роки тому

    Asc asxaabta walahi heesta iyo wejigiisa waa isku egyihiin 💯👍💔🤷‍♀️

    • @MohamedAli-ef7wm
      @MohamedAli-ef7wm 4 роки тому

      Woow hashim cade saa xiib best song 👍👍👍👍👍

    • @shaniosman5484
      @shaniosman5484 4 роки тому

      Asc cajiib yaa Haashim halmaalin waxaan dhageystay heesaatan from 11 am to 2:27am maashalah washers aad ijacabisay ala yacizak

  • @DJEYWAABERI
    @DJEYWAABERI 4 роки тому

    Woooooow waad ka bax satey saxiib