DIYAAR GAROW IYO ASAD MARKI UGU HOREESAY…? / GET READY WITH ME 😍

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2024

КОМЕНТАРІ • 676

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  5 місяців тому +125

    SOO DAAWO VEDIOGAN ua-cam.com/video/O0zHxm2iKCg/v-deo.htmlsi=r7v4u8kuvC5jlfPk

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 5 місяців тому +213

    Asad funny weyaan simple le isticmala kulahaa 😂😂😂mar kle so samee asad u iga qosliyey

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 5 місяців тому +188

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️

  • @SundusAbdi-cv1bh
    @SundusAbdi-cv1bh 5 місяців тому +149

    Asad funny waye wixiba ciyar buu uga baxay 😂😂😂

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 5 місяців тому +116

    Team Asad hajio like saara😂😂❤❤❤

  • @Miss-haya
    @Miss-haya 5 місяців тому +76

    Amiiro hada kadib asad voice over asii hasaro u soo dhiib 😂wallhi waa funny

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow 5 місяців тому +167

    Asad iyo Ceyda Asad aa Makeupka sifican ukasayo Ceyda xalay qosolka Naga dhameyey 😅❤

    • @user-wu9co6wj9p
      @user-wu9co6wj9p 5 місяців тому +5

      Kii wajiga lagu biiq biiqinayay kulahaa ceyda 😂😂😂😂

  • @safamaxamed1695
    @safamaxamed1695 5 місяців тому +123

    Team amira qurux like❤😂

  • @user-fw9hl8yx4l
    @user-fw9hl8yx4l 5 місяців тому +95

    Qalinkn mka dhamado 2017 ila hda we heysata kulaha😂😂😂😂😂

  • @XayaaEimaa
    @XayaaEimaa 5 місяців тому +107

    Kalmad laqoro waxaa ukhayr badan SALLAGA NABIGA SALLAAHU CALAYHI WASALAM❤

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 5 місяців тому +60

    Amiiro Mid sameey een video yada noocan ah teel teel ka dhig yacno Challenge yo so dhex gali ama barnamijyo kale hadaa isku daba xejisid xiiso ma lahaanayan anyway 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻🔥🔥

  • @Munazar74
    @Munazar74 5 місяців тому +35

    The best person ever the most knowledge and the most shine all created prophet muhhamed ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SuusuAli
    @SuusuAli 5 місяців тому +86

    Asad anoon sii dhagaysan baa hore kasiii qoslay wlhi😂😂😂😂

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 5 місяців тому +70

    😂😂😂😂😂 Ala Asad habeen walbo nawgu diib Amiirooy 😂😂😂😂 ceyda Asagaabo kadaran 😂😂😂😂

  • @Mohanbigfan
    @Mohanbigfan 5 місяців тому +98

    Amiro qosolkeda yaa Ila maqlay 😂

  • @user-lo5ht1gq2y
    @user-lo5ht1gq2y 5 місяців тому +48

    Nebigeena ku salliya scw ❤

  • @AliAxmed-qg8pc
    @AliAxmed-qg8pc 5 місяців тому +30

    War amiira asad Lee udhiib muqaalada simbalee isticmaalaa kulahaa asad waa aabaha food ada wa inisalaama dhamtin❤

  • @ayaanmohamed5723
    @ayaanmohamed5723 5 місяців тому +66

    Asad so funny wllhi dhag mekup la marinaayo maa jirto😂😂😂😂

  • @user-vh8fe8oj2f
    @user-vh8fe8oj2f 5 місяців тому +170

    Amiira qurux talented women mashaalah Keep going sister ❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 5 місяців тому +23

    Kusaliya rasuulkeen محمد صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼

  • @user-vh6ws3ci4r
    @user-vh6ws3ci4r 5 місяців тому +18

    Amiira iyo ceyda aa ugu san dheer teamka dhan mise waa kaftamosaa asd😂😂😂

  • @nastehamoha1945
    @nastehamoha1945 5 місяців тому +14

    Cumeera dhiman inta cumber rabto😂😂😂❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 5 місяців тому +21

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga 🌹❤❤

  • @Mssfiizuualiyusuf
    @Mssfiizuualiyusuf 5 місяців тому +16

    Amiiro codkiisa qatar waaye wana fani waaye lkn ceyda nooga soo dhiib❤❤❤❤

  • @IfraahSaxardid-gr9bc
    @IfraahSaxardid-gr9bc 5 місяців тому +17

    Markasta aad routine duubaysid asad codka hasaaro pleas😢😂😂

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 5 місяців тому +15

    Subxanallah inta amiira sugaysa oo asad codkiisa ka naxay 😢😂😂

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 5 місяців тому +31

    Asad IS thé best. Every routine codkaa IS very good❤❤❤❤from Asad to amira

  • @Najax-abuukar
    @Najax-abuukar 5 місяців тому +5

    Amiira aaka hoos qosleeyso Asad waa Masha Allah farxad socoto Allaha ku sharfo Asad

  • @ramlofarax8670
    @ramlofarax8670 5 місяців тому +37

    Inta amira qosolgeda hos kamaloso 😅😅😅😅

  • @hibosaakin5835
    @hibosaakin5835 5 місяців тому +11

    Wlhi asad waa fani waxaa ka daran siduu ukla garanyo make up ka 😂😂❤ mar walbo asad u dhiibo amiira ❤❤😂

  • @Hiiiiiiiiii.i
    @Hiiiiiiiiii.i 5 місяців тому +17

    Ana qof commanti soqora ugu horeyey Amiray wax igaro😂

  • @SuralleySuralley-wv6et
    @SuralleySuralley-wv6et 5 місяців тому +5

    Koko gaxwo meshi lgu shego wajogta iyda kulaha😂😂😂asad so funny😂😂toko wlpo nososamee

  • @user-kw8rm2fn3t
    @user-kw8rm2fn3t 5 місяців тому +27

    Caawo asad lugu casuumay miya❤

  • @safiamuhamed4935
    @safiamuhamed4935 5 місяців тому +6

    M.a our quen cafimad farxad ilahy kaga baryaaa coming soon 800k🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Jessyyy107
    @Jessyyy107 5 місяців тому +15

    6:01 gaxwo meeshi lagu sheego waa aade mia kulha😂😂😂

  • @janaad9933
    @janaad9933 5 місяців тому +6

    Asad anigon daawan sii qoslay axadka waa dhiblow alle hacaafiyee😢❤

  • @deeqasalah4710
    @deeqasalah4710 5 місяців тому +3

    Mansha allah ilaahay cimriga ha idiin dheereyo amin before ramadaan 8000k insha allah ❤❤❤❤

  • @sahalmacaaneeyeofficial3974
    @sahalmacaaneeyeofficial3974 5 місяців тому +6

    Amiira qurux Magacaa Ha jiro wllo sharaf baad leedahaye❤❤❤❤

  • @Miskiyeyyyy
    @Miskiyeyyyy 5 місяців тому +12

    800k come soon Team Amiira❤😊

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 5 місяців тому +7

    Asc,wll,Asad,wlh,cadi,maha,mashaa allah,kusali,nabigena,csw

  • @HamseToni
    @HamseToni 5 місяців тому +4

    Amiira qurux with new programs keep going ❤😮😊

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor4096 5 місяців тому +1

    Congratulations amiiro qurux 800k camingsoon

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 5 місяців тому +1

    Mashaallah hbbti keep going ❤❤❤😂😂 next cumer kaso dig

  • @Amiirada2
    @Amiirada2 5 місяців тому +3

    Amiiro anaa uhoreyo hbenankan dhane like abyo

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 5 місяців тому

    M.a keep going amiira qurux qalbi wanaag farxad ku nolow❤❤❤

  • @bishaaraadancabdulle3665
    @bishaaraadancabdulle3665 5 місяців тому +24

    Amiro kutageraa abyo waliga nolosha kuma cisho all team 27 qalbiga idinka jeclahy❤

  • @HamseToni
    @HamseToni 5 місяців тому +5

    Amiira qurux talented women ❤😮😊

  • @HamseToni
    @HamseToni 5 місяців тому +5

    Amiira qurux can't wait 800k subscribe before Ramadan insha Allah ❤😮😊

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 5 місяців тому +1

    Asad Hagio so funny 😂😂 Mashaallah team Amiira qurux ❤is not easy ❤ 800k coming soon 🎉🎉❤ iinashaallah ❤❤

  • @ayeshaomar3176
    @ayeshaomar3176 5 місяців тому +2

    Anaa ugu horeya cwa asad funny waye😂😂😂

  • @salmahurre9924
    @salmahurre9924 5 місяців тому +2

    Omer hooyadi iyo ani hooyaday waa isku magac omerow hooyada igu salam😊

  • @Caalamcusub
    @Caalamcusub 5 місяців тому +2

    The one only queen of team 27❤

  • @faizaahmed5
    @faizaahmed5 5 місяців тому +2

    Asad funny waye wixiba ciyar uga baxay 😂😂❤

  • @khalifabdirahman2387
    @khalifabdirahman2387 5 місяців тому +2

    Team Asadow 2M keep going brother

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 5 місяців тому

    Amira qurux boqoradeni hori usoco lan anta wanhabar walashey hori usoco 800k wanomardhow ala asd washactiro cumer kusoxiji abayo macn

  • @QabuulMaxamed-po3tg
    @QabuulMaxamed-po3tg 5 місяців тому +3

    Amiiray ilahay kugu dhariyeey ee cumeer ku xigsii.wllhi funny wye.yaa ila raacsan arinkan in cumeer lodhibo .😂waa wada funny ee ilahay haku sharfo wll qli noogo xeji plz my sister 😊❤

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 5 місяців тому +21

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😮

  • @nimcocumar365
    @nimcocumar365 5 місяців тому +2

    Aar amiroy wllhi Asad funny wye qosol igu ma harin 😭😂❤

  • @C.fataaxXuseen-kq2mb
    @C.fataaxXuseen-kq2mb 5 місяців тому +14

    Ceyda ku nuurayey codkiisa

  • @user-ln4yn9cr6z
    @user-ln4yn9cr6z 5 місяців тому +3

    Amiraay asad rontinka nogu dhiib codka hasosare😂😂😊😊❤❤❤

  • @user-mm1dw4fz2o
    @user-mm1dw4fz2o 5 місяців тому

    Koko funny wyeH wllHi Videoga ka dhex dhadhaminaye Ku teH😅😅

  • @bilancadey9631
    @bilancadey9631 5 місяців тому

    Asad noo soo abdi asaaa ka yaqaano ceyda Asad funny wye big fun😅

  • @fmfaatmomaxamed5005
    @fmfaatmomaxamed5005 5 місяців тому +2

    ❤Plz abaayo mcn markale asad soosamey funny waaye wllhi😂😂

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 5 місяців тому +1

    Best routine waye wlhi asad ku fcn cod sarista😂😂

  • @MohaElka
    @MohaElka 5 місяців тому

    Amiira qurux keep going 😊

  • @user-tu5rp7bx9e
    @user-tu5rp7bx9e 5 місяців тому +6

    Asad funny waay wlhi😂😂😂❤ 1:43

  • @user-ft6ud9mi8p
    @user-ft6ud9mi8p 5 місяців тому +3

    Asad makeup wuu kala yaqanaa bee gabadha marsada ka helaa umalenaaa😂❤

  • @aamino8118
    @aamino8118 5 місяців тому +7

    amiira asad waa kujafay😂😂😂asad so funny say m.a❤

  • @IzaAbdalla
    @IzaAbdalla 5 місяців тому +3

    Amiiro qurux boqorad ❤

  • @user-nw4cr2fx7r
    @user-nw4cr2fx7r 5 місяців тому

    Asad funny waye voice overka asilee nogu dhiib😂❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 5 місяців тому +7

    Ceyda xalay waxa dhan geedka ayuu ku hayay lkn Asad magacyada uuba sheegoyaa waa xariif ileen 😂 lkn wuxu dhahay say markii hore eheed iyo hada fiiri No Amiira marwalba qurux waaye waxan ay marsato wax saa u wayn maaha easy waaye bal muu arko Asad waxay gabdhaha qaar marsadaan yaab aya kasoo hari lahaa 😅

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 5 місяців тому

    Amira qurux keep going 800k subscriber ❤❤❤❤❤❤ ilaa milion ilaa bilion❤

  • @user-ly5zl4xk3o
    @user-ly5zl4xk3o 5 місяців тому +3

    Team koko bulle only ❤

  • @bouchraosmaan6150
    @bouchraosmaan6150 5 місяців тому +9

    Asad Wllhi waa Funny😂😂😂

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 5 місяців тому

    AMIIRA. QURUX.
    WAA. SHIDAN. TAHEY
    MAASHA. ALLAAH.
    AZIIM. WAA ARAGNEY. PASPORKA. QAATEY. BAARAKALAAH😊😊

  • @AmiiraMohmed-rk8je
    @AmiiraMohmed-rk8je 5 місяців тому +2

    ❤❤❤Asadoow qosol badanidaa Koko malasiin donaa qaxwada ku lahaaa bal koko inte qaxwada logu didi jiray😂😂😂😂😂

  • @user-il7nw8gq9y
    @user-il7nw8gq9y 5 місяців тому +2

    Amiira koko prank ku samee plz 🙏 😭 😢 plz 🙏

  • @user-mg1bc5zb1x
    @user-mg1bc5zb1x 5 місяців тому

    Asad routin ka gabdhaha uu daawadaa ama sxbtiis aa bartay kkkk ceyda wax ma aqaano make up yasha

  • @ugbaadqalanjo1329
    @ugbaadqalanjo1329 5 місяців тому +4

    Next koko😂

  • @user-nr3sc9py3r
    @user-nr3sc9py3r 5 місяців тому +9

    Dar alle ayaa kuu jeclahay🥺

  • @HamseToni
    @HamseToni 5 місяців тому +2

    Amiira qurux isn't easy ❤😮😊

  • @Nawaliita
    @Nawaliita 5 місяців тому

    Teamka kliya aan tageero keep goin zxiibayaal koko amiira asad king ceyda cumayr big fan❤❤team 27 🎉🎉🎉❤❤

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t 5 місяців тому

    Masha Allah ❤

  • @FalxadmaxamedDiiriye-fu7tm
    @FalxadmaxamedDiiriye-fu7tm 5 місяців тому +8

    Amiira Ana uhoreeyo

  • @user-yu5bd4xk2y
    @user-yu5bd4xk2y 5 місяців тому +44

    I love koko she's natural nd cute❤❤❤❤

    • @XafsoAbdullahi-jb7oz
      @XafsoAbdullahi-jb7oz 5 місяців тому +11

      Haa way qurux bdn sax lkn amiiro xitaa ka natural ha i laabin 😂

    • @Queen_ilhaan
      @Queen_ilhaan 5 місяців тому +6

      Amiira make up marsata lkn koko maya

    • @Queen_ilhaan
      @Queen_ilhaan 5 місяців тому +2

      So she is natural ❤

    • @Alisha847
      @Alisha847 5 місяців тому +8

      @@Queen_ilhaanalso koko na wey marsata suuraha ka daa iyo kala xigsiga gabdhaha

    • @maryuuma2662
      @maryuuma2662 5 місяців тому

      Wa khalad gbdhaha in lkla xigsado lkin koko lipstick pese marsataa sis​@@Alisha847

  • @SacduushCabdulaahi
    @SacduushCabdulaahi 5 місяців тому +2

    Baatiga hoostiisa mxaa kujiro kulahaaa ar asadaa😅😅😅

  • @user-ut2el2bs7p
    @user-ut2el2bs7p 5 місяців тому +2

    Uniform Kaan maxaa wayee kulaha ar asada funny wye

  • @user-ob8zi6sm5f
    @user-ob8zi6sm5f 5 місяців тому +4

    Qofkii ugu horeeya ee daawada 😂😂

  • @MiLgo_m
    @MiLgo_m 5 місяців тому

    Video wax kle weeye 😂🔥 next koko and cumerrrr

  • @Madridista686
    @Madridista686 5 місяців тому

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @user-id4bt6nx5g
    @user-id4bt6nx5g 5 місяців тому +1

    Asad noogu dhiib funny weyan wlhi

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 5 місяців тому +16

    Ohmggg asad Is not easy amiro qosolkeda ya ila maqlyy 😂😂😂😂

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 5 місяців тому

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢😢❤😢

  • @user-xn7dg1eu4l
    @user-xn7dg1eu4l 5 місяців тому

    Asad wawareeey wa xadaari voice golden ❤

  • @user-yd9ju7wl2d
    @user-yd9ju7wl2d 5 місяців тому

    Amiira i love you horey usoco baayo❤

  • @user-eb1eq4pm3i
    @user-eb1eq4pm3i 5 місяців тому

    Wakuwata wllashey❤

  • @ShahnazAbdull-qf6xo
    @ShahnazAbdull-qf6xo 5 місяців тому +1

    800k Coming soon 🎉❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 місяців тому +5

    Asad xajiyow codka I saar maxaa ka raacay 🤣😍

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 5 місяців тому +2

    Allah is one ☝️ ❤❤

  • @apdykhalaqdhego1773
    @apdykhalaqdhego1773 5 місяців тому +1

    Arr asada next Get ready with you😂😂😂