Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

“Anigaa Itoobiyaan ah, Cidna igama xigto.” Abwaan Jiheeye oo MMTV.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 чер 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 357

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii Місяць тому +4

    ILAAHAYOOW KUWAN GAALADA KA DOOR BIDAY MUSLIMIINTA DHULKA LA ROG.
    ADEER SOMALİLAND BAAN AHAY AF SOMAALI NA WAAN KU HADLAA. ❤❤

    • @SalimAbdi-mj6mo
      @SalimAbdi-mj6mo Місяць тому

      Ethiopia wll muslimka badan ilaahay ayadaris nagadhigay lkn laxkasto iyo halkey isdhigto 😂

  • @moapdikarem144
    @moapdikarem144 Місяць тому +11

    Aniga ku dhashay ee magacayga ethiopia la raciyo walhi inan jacaylka u qabin ethiopia wxan ka jeclhy ka wllkey ee meel kasta jooga addis ababa wxan ka jeclhy intan meel kaleba la isla gaadhin wajale da jaarkayga ah ❤

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 Місяць тому +2

      Kani ma qoladi qimaludka ku canka ahid bay tolo futadi ba kululatey gus amxar bu radinaya ha la yabina.somala hargysa 97 wa qomalud kani nin xabashia bu raba in lo guriyo wax fahma wa sabata 100 skool qomaludko hargysa u gu layahin..

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 Місяць тому +1

      100/97 hargysa wa magalo qomaluud

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 Місяць тому

      Wa warwaren asakari amxar futada ka wasa wad hali ohinta yare rer gibiley

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Місяць тому +35

    Abwaan jiheeye waa geedlab arab ah cid wax ka qaadi kartaa majirto

    • @ahmedabdirizak9743
      @ahmedabdirizak9743 Місяць тому +2

      Arrinta kaliya ee isaaq soomalida kaga duwanaayeen waa inaysan khaladka isku raacin lkn imika waa galbadeen

    • @khallidEit
      @khallidEit Місяць тому +1

      mawduuca lasoco horta

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 Місяць тому +1

      😂😂 maxaad isdaba dhigtay

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 Місяць тому +3

    Guul abwaan Jiheeye illaahay ha ku dhawro Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ♥️🤍💚💯

  • @CraxmaanSheikh
    @CraxmaanSheikh Місяць тому +16

    Wariyayaashu waxay u shaqeyan cid Gaara waayo mar walba waxa ay jecel yihiin dhibta Somali land ee ma ogola wanaaga Somali land ee ha loo fiirsado cayayankan wariye ku sheega ah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому +14

    Guuuuuuuul somaliland❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому +11

    Jun 26 1960 somaliland❤❤

  • @jaamabiixibiixi8385
    @jaamabiixibiixi8385 Місяць тому +29

    Caruurtan wax waraysata ee hargaysa joogta waxay u baahan yihiin iskool wadaniyada lagu dhigo

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 Місяць тому +2

      Wa dhashi Farmajo marka Allah leenahay

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Місяць тому +1

      idinka u bahan oo cidankoodu idin ilaaliyan dhalishada dadka kale intanad eegin taada eeg

    • @hodanibrahim1059
      @hodanibrahim1059 Місяць тому +1

      Carurtan wariyasha ahi lacag foqal aqliya ku socota o imaaki iyo wadaniyadi haaf ka siisyay

  • @HamdaNuur-nh5bp
    @HamdaNuur-nh5bp Місяць тому +8

    Ilaahay ha hadeeyo

  • @oskajuud9500
    @oskajuud9500 Місяць тому +4

    Isaaqow markasta Ethiopian baan ahay leed ku heysaan ee ayada Ethiopia idiima ogtahay inaad jaceshahiin

    • @ifka2877
      @ifka2877 13 днів тому

      Haa walee jaceyl aan lagula wadin waa qasaare allow cida u saqir

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Місяць тому +5

    Dadka reer somaliland gala badh ba hysta dalsho itopiyana ama mastawaqo ha ahato ama pasapor inga itopiya ina xigta konfur maba naqano ❤❤❤

    • @ahmedabdi33
      @ahmedabdi33 Місяць тому +1

      Diyaaradihii itoobiya 239 caruura oo shoolka fadhiyay iyo 33 macalin iyo dad kale oo badan ayay ku dileen Boorame.1984

    • @ahmedabdi33
      @ahmedabdi33 Місяць тому

      Sidee ayaynu walaal u noqon karnaa?

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 Місяць тому +1

    Ma kaasaan ramasa hayn mar horaan sheegay in Ethiopian badani ku dhex milmay reer hargiesa oo xataa abwaano xabashi ahi joogaan waa kuwan soo wada baxay free free free Hargiesa from Ethiopia

  • @Amal-vy3lv
    @Amal-vy3lv Місяць тому +4

    Abwaan Jaheeye meshaa ad tageyso iska ilaali jigijiga
    Waa meel halis badan

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r Місяць тому

    Allahu Agbar Horta Anigu Etopia majecli lakiiin wa Dal Barakeesann. Rasulkaaana Uduceyay Eee Somalay Cayda dayooo. Anaga aaan Wadankena Dhisano

  • @assowehassoweh1893
    @assowehassoweh1893 Місяць тому +1

    Ssc, samaron, cisse iyo gabooye intayina wa somali ee kawarama issaqow

    • @thegent2716
      @thegent2716 Місяць тому

      Horta Somalia iyo Soomaali soo Kala baro intaanad Isaaq Somali ka saarin.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Місяць тому +2

    HERO ABIY NOOLAW AND MUUSE GUUUUUUL

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 Місяць тому +1

    Anigaaba ethiopiana warkaba waa soo koobay ninkan asalkiisii hore ayaa ethiopian somali ethoipian maaha soomali dawlad deegaanka somalida ayaa la dhahaa

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Місяць тому +4

    Eshcallah Abwaan from saylac

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Місяць тому

    Anna SOMALIA ❤❤❤❤❤

  • @kaltumjama6989
    @kaltumjama6989 Місяць тому +7

    Doqonimadii oo qof ah

  • @mustafe468
    @mustafe468 Місяць тому +2

    Abwaan hayska niicleeyo ka yari indha ka tuurtay qudbada aad jeedisay sidaad hore u sheegtay doqontu garan mayso lkn wax garadku waa fahmay wuuna la cajabay abwaan jiheeye

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +5

    Wadani iyo Ciro Milyan jeer Cadaabta ha ku gubtaan. Dalka iyo dadka waxa uu u soo raacay Cadow Shisheeye

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg Місяць тому

      Muse cidwalaba waaye nacadaye umadi wuu isku diraye oo jabuti iyo somali oo dhan cadaw ayu kaa dhigtaye reer lasconod tabashdoodi xabad iyo cabudhiin ayu ugu jawabaye cidanki talo xumadiisa ayu ku hayaye 8 bilod ilaa huwan oodhan isa soo arusadeen wax aan qabyalad iyo caye ahayen iyo balan xumo iyo cabdhin maa hayo ilhaye maa so celiyo

  • @abdikhaliqbuuni5141
    @abdikhaliqbuuni5141 Місяць тому +6

    ABWAAN WAA LAGUU HANWAYNAA LAAKIIN WAAD SAQIIRTAY

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 Місяць тому +3

      Ma inu wadankisa uu damqado aya siqir? Ma uu jawabtiid Xassan Sheik iyo Xamze Isla celiyaa intad raga damqaday kuso jesanaysan wa hada ad ahayn Faqash amba dhashi Farmajo

    • @abdikhaliqbuuni5141
      @abdikhaliqbuuni5141 Місяць тому +3

      Ina isaga oo qof soomaaliaya oo ilaahay sharaf iyo karaamo siiyay in uu xabashi sara jooga ku kaajayo sheegto ayaa ceeb ah

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 Місяць тому

      @@abdikhaliqbuuni5141 Ethiopia waxa ay ku ogashay inad jirto od nefsato halka kuwa Somalia joogga leyihin ana kulee tunbo an dheef ka heelo oo la ika sameeyay ayad tahay. Marka haa ethiopian kan so dhawaysan. Somali sow tan adunki galada ku foftay ee ku eshaysa Ethiopia na kama duwana dawladaha. Ta labad niinka Faraax Macaliin oo adiga ku duminaya manu ku fanin inu yahay Kenya tii ? Kenya ma dawlad islam ah baa ?

    • @JohnTheworld-to1ob
      @JohnTheworld-to1ob Місяць тому

      Wll qli dadkan waxba mafahmayaan base ficilbaynu kutusaynaa insha allaah.

  • @dahabiyesdahabiyes9041
    @dahabiyesdahabiyes9041 Місяць тому +3

    Abwaan intaa waan kaala han waynaa😢

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому +1

      Maanta Soomaalidii kale yaab Baay ku Jirtaaaa

    • @ifka2877
      @ifka2877 13 днів тому

      Waabaan yaabay Somali habaarka heesta shisheeya kal kaal kalayo nagumeeyso nin ismaamuli wayay oo asaagi isudhiibay uma xuma 😢😢😢

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +3

    Abwaan Jiheeye waa muwaadin Somalilander dhab ah. Cadowga daba socda waa in ay ka hadhaan.

  • @ismaelmuztaphe
    @ismaelmuztaphe Місяць тому

    Ninkani maaha abwaan ee waa xaarkii abwaan hadraawi

  • @ZeinabAarjaamac
    @ZeinabAarjaamac Місяць тому +1

    Maansha allaah waa Halkii hadraawiye Horyaalka Daduu Hadhuub la dhamay , waxaad tidhaa haday hadalka kugu badiyaan Ha Jidiin cadaanina hadal ima jareeyee, waa sidaa.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +8

    Somaliland waxaa Xiga Cida Nabad kula nool. Cadowga Somaliland waa Qofkasta oo Dagaal iyo Burbur ku haya sida Somalia 🇸🇴 Talyaani oo Cadowga koowaad ee reer Somaliland ah.

    • @user-dc3gy3bg8x
      @user-dc3gy3bg8x Місяць тому

      Doqon ayad thy wllhi👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @salebancabdulahi
    @salebancabdulahi Місяць тому +1

    نحن نشهد الله بما قال ان كل كافر فهو عدولله وان كل كافر فهوعدو لنا بنص القرآن

  • @csmman7052
    @csmman7052 Місяць тому +2

    Abwaanka dadka xagxanaya waa huwan iyo faqash iyo dad diidan horumarka iyo ictiraafka somaliland markaa waxaanleeyahay adeer anaguu nagumatalaa haku mashquul ina

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 Місяць тому +8

    Abwaan guulwade wayn ayaad noqoray waan ka xunahay

  • @RaqiaFarah
    @RaqiaFarah Місяць тому +2

    Wariye anshaxa saxaafadda ha laliaaliyo.
    Madaxweyne adkeeysi badan oo Ictiraafkii soo wada weeya
    Abwaan la soo bax maansooyinka dalka & qaranka soo day.
    Nooloow Noolow Abwaan.

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 Місяць тому +1

    Nacas abwaan maaha bacaac amxaarkan eega MADAXWAYNE
    Sheekh Buufi amxaarada iyo inta gacal ku sheegtay una sheeg in gaalka iyo amxaarada lala soo saarayo انت مع من أحببت
    We Love ❤❤❤ SOMALIA JIGJIGA XAMAR JABUUTI GAARISA HARGAYSA AND OLD MUSLIMS ALOW NAGA QABO GAALADA IYO JAWAASIISTOODA ASHAHAADO LADIRIRKA NECEB SHACAAIRTA ☪️ ISLAM
    SIDA XIJABKA GADHKA KHAMIISKA I LOVE ❤️ ISLAM
    YAA ALLAH XIFDI wasiir Fiqi iyo xassan sheekh OO DHOWR KA XIFDI AMXAAR IYO INTA JECEL
    BADEENU IIB MAAHA NO NO
    FROM BORAMA AWDAL

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 Місяць тому +4

    Waar isla yaaba muuse waa halyey taariikhdu xusi doonto maantana cid kaga haboon hogaaminta wadanka ma jirto ,,, qabyaalad iyo nin jeclaysi baa idin biyo dhigtay
    Nacabkiina iyo nasteexiinana ma kala taqaanaan

  • @farxiyaladan4803
    @farxiyaladan4803 Місяць тому +2

    Cabdi ileey Ayaan edey tanoikale

  • @princessaisha3507
    @princessaisha3507 Місяць тому +12

    انا صومالي وانا كوشاتي مسلم. I don’t eat dead animals

    • @advyser
      @advyser Місяць тому +1

      إثيوبيا بها الملايين من المسلمين

    • @user-eh2jn5ej5f
      @user-eh2jn5ej5f Місяць тому

      Maansha Alaah what a bold statement ❤

    • @Abz_146
      @Abz_146 Місяць тому

      Caaaaaaaaaaacaaaaaaaaaaaacaaaaaaaaaaaaacaaaaaaaacaaaaaa

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому

      @@advyser Ethiopia is the Christian majority country

    • @SoudeyssiMahdi
      @SoudeyssiMahdi Місяць тому

      ​@@Jaalejaale12soomaali oo dhan haddii la isku keeno waxaa Kaga badan islaamka itoobiyaa oromo kaliyaata 50 maliyaan waa islaam gacan kaliya ayaa kiristaana soomaali galbeed iyo canfar guraag qolooyin badan ayaa islaama culumada ugu waaweeyn ee caalamka waxa laga helaa itoobiyaa that's Shaan oromoda 120maliyan waxaa muslina 1oomaliyan waxaa kiristaana 20 maliyaan soomaalidu intaa may gaadhaysa

  • @JohnTheworld-to1ob
    @JohnTheworld-to1ob Місяць тому

    Masha allaah codkar aan qoslin❤❤❤❤❤❤

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Місяць тому +1

    Mansha allah

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Місяць тому

    Sxbkay abwaan jiheeye waa nin wayn aqli iyo waayo aragnimo badane . Ha qod qodina, ethiopia noloshayada iyo ganacsigayaga ugu badan ayaa ku xidhane, inaan wax is dhaafsanaana kaba sii wanaagsane

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Місяць тому +7

    How joojin abwaan dadka cadowga somaliland iyo nacabka muuse ka oohiyey ayaa ku xagxaganayee. Madaxwayne muuse cimrigii ha dheeraado

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Місяць тому

    Waa guul wade neef cml

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Місяць тому +2

    I qariyaay baad ku danbeyn dontaa Ethiopia ma taqaanid anaga reer Somaliland ah waxna kuso baranay, Xabashi iyo Ethiopian aduunyada waa dadka ugu xun doqonoow caloosha weyni, Ethiopian adeer hadii qol aad ka kiraysato adis ababa hadii saaxibkaa kusoo booqdo suuliga ama musqusha kuma kaadshi karo guriga ayaa lagaa saari

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому +1

      Aroortiina Albaabka waay qafilan si aadan Salaada Subax u aadin...

    • @ifka2877
      @ifka2877 13 днів тому

      Ninka somaliga ee xamar yiri waan necbahay gadawgi somalina anaaba ah yiri ceeb weynaaa

  • @rashiidcumar8631
    @rashiidcumar8631 Місяць тому

    ❤❤❤❤abwaan waad asiibtay midhkaa❤❤❤

  • @user-le8ld5si9h
    @user-le8ld5si9h Місяць тому

    Abwaab jiheeye 🦁🦁🦁🦁🦁

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Місяць тому +5

    Waxa yablee Madaxweyne xabalaha faqay dadkisi ma cayan ee reer Somaliland geesi cadawgi kaga oohiyay ku diray
    abwan well said 💯

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Місяць тому

    DAGAL IS KU DIIYARIYA IN SHA ALLAH 1977😢😢😢😢😢😢😢

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Місяць тому

    in sha Allha Dagal is ku diyariya wan so sich naa 😢 1977

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Місяць тому +1

    Waa dibjir balawdi dishaye oromo aah somali kaan jingada haa kala dagto

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz Місяць тому

    Alla maxan wariyayaasha kadhimanay nin madax waynaha waxa uu qabtay ku amaanay laleeyay waad guul wadaysay ilaahayow wariyayaashan Naga soo gaadh intaan cadow nasoo Gaadhin iyagaa cadowgaba kasoo horeeya hadaa abwaankaasi wax Runa ayuu sheegay waa kuwaa wariyayaasheenii dabayaacaya ee ay leetihiin waad guud walaynaysaa

  • @adamabubushra
    @adamabubushra Місяць тому +1

    Acuudu billaah abwaanku miyuu khamriyey sanayahay

  • @yasinismail2733
    @yasinismail2733 Місяць тому +9

    Abwaan jiheeye nolow 🎉

  • @rashidnoor3970
    @rashidnoor3970 Місяць тому +3

    Abwaan dadba muuse nacayb madaxmaray

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra Місяць тому +3

    Ala maxaa nacas inagu dhex jira iyo nin liita.
    Orod dhul Amxaarada maqaayad ka furo sida ay Hargeysa uga furteen. Bal soo arag waxa kugu dhaca fulayow.

    • @mustafehussein288
      @mustafehussein288 Місяць тому

      Aamus naayaa niicyahay

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 Місяць тому

      ​@@mustafehussein288
      Ethiopia xabaada baa naag dhaxaysa
      Dagalka konafurat. Waxa aad arkiina iyo Somaliland Lo soo xawaalay😂

    • @Redspittingcobra
      @Redspittingcobra Місяць тому

      @@mustafehussein288
      Doqon yahay Oromo Soomaali kaama celin karto. Ee Soomaalimo ayuun baad kunoolaan kartaa.

  • @Cwahab401
    @Cwahab401 Місяць тому

    Aniga laftayda ayaa itoobiyana . Iam Somali Ethiopian

  • @GudiGashaan
    @GudiGashaan Місяць тому +3

    Waa runtii dadkuba waa wada itoobiyaan waana somalilander sobobtuna ka gashaamo Dagenwaa itoobiyaan ka xarshin degan iyo aw_barre iyo sheed dheer degan dee waa itoobiyaan waana somalilander,,dhulkuu xuduudku maree dadka ma marin

  • @csmman7052
    @csmman7052 Місяць тому

    Hore usoco abwaan waligood haciyaane

  • @LacagloogasameeyoInternet-ka
    @LacagloogasameeyoInternet-ka Місяць тому

    What happened to the president of Somaliland, the people of Somaliland did not respect him.

  • @Amal-vy3lv
    @Amal-vy3lv Місяць тому +1

    Rer Somaliland now ninkaa wariye shegayna eega kuwasa wariye inoo ah kafadhiso Luqmanow wariye nimada
    Waanu kaa raligali naynaa hadalka cadawga gu daa ee ayka midyin TV yada madaxa banan
    Magaran karan in wadanka lgu soodulay cadwa shisheye
    Abwaan Jaheeye han balyo

  • @Sirad47
    @Sirad47 Місяць тому +2

    Jaheeyow jigjiga iskà ilaali aamin ma lahee.

    • @mymmym8283
      @mymmym8283 Місяць тому

      😅😅😅😅U sheeg jigjiga inay Somali dhaba tahay 🤣

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Місяць тому +1

    Abwaan jaheete arab iyo albaabada adag

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Місяць тому

      Ma arab arsaaq iyo dameerkii uku xamaalanayay waayaa? Dawlada soomaaliya iyo soomaalida ayaa mid kuu iibin doonta lkn xabashiyi waxay tarto iska daayee xataa kaariyoonaha ayay kaa qaadane iska soo noqo dheh kkk..

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 Місяць тому

      @@moeawale4891 doofaar arab waakii kugaraacijiraycee waligiiba kaa adka imikana hadad isku doonato wabu ku raridoona

  • @BSK24TV
    @BSK24TV Місяць тому

    Ha la kala xishoodo❤

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 Місяць тому

    Cbb dii waashe. Abwaan guulayso

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Місяць тому

    Abwaanka cimaamadii baa ka dhacday, waayo-arag la'aan iyo dhallinyaranimo baa qaaday, maalin qudha buu ku khamaaray magaciisa, 100 sano ka hadhi mayso, adeer Somaliland si kale baad u taageeri lahayd, Xabashi inaad usoo dhexmarto waa ceeb weyn, dembi dhaaf dadkaag Somaliyeed weydiiso iyo Somaliland. Xabashi waa Cadow Cadow Cadow

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 Місяць тому

    Hora u soco aboow hee ithopia soo xareeyso

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 Місяць тому

    Sharkada dalxiis meel walba waa laga helaa muqal kastan way ka mutaa🔥🔥

  • @aadanxasan2832
    @aadanxasan2832 Місяць тому

    Abwaan jiheeyow maanso dhamaan qoomiyadaha ethoipia amaanaysa soo saar mahad sanid

  • @jimcaaleibraahim1527
    @jimcaaleibraahim1527 Місяць тому

    Wariyuhu waa legend ..noloshu cadi ugu qabtay....maxaa ma!ma!ma! ka dhacaysa odayga

  • @Lepanziad143
    @Lepanziad143 Місяць тому

    Go on legend abwaan jiheeye ❤🎉

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Місяць тому +1

    Muse cidwalaba waaye nacadaye umadi wuu isku diraye oo jabuti iyo somali oo dhan cadaw ayu kaa dhigtaye kori daba iyo wata waa kuwa awdalna balayo donaya inu kaa shiito

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 Місяць тому

    Somalia galbeed noloshooda fiirsha jacaylja Ethiopia jannu idama galinayaa.

  • @JAMAHELOWLEJAMA
    @JAMAHELOWLEJAMA Місяць тому

    Kan waa doqon qawlayste ah abwaanna ma ahan.

  • @abudarda00
    @abudarda00 Місяць тому

    Ilkahaaga hagaaji itobiya anaa ah kulaha. Waxkasta qashin lama wareysto

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Місяць тому +1

    Wlahi Isaaqow waan diin hanwayneen hadaan Soomaali Kale Nahay , walayaal Ma Halkasaa usocoteen oo ujeedadinuba ma intaasay aheed 30 kaas sano ?

    • @Mustafa-ty8tq
      @Mustafa-ty8tq Місяць тому

      Ha khaldamin walal kooxyar oo dano siyaasadeed leh ayaa waxan wadata waana iska dhamaandoontaa insha allah

  • @XasanaadamnuurXasanaadamnuur
    @XasanaadamnuurXasanaadamnuur Місяць тому +5

    SUBXAANKA YAA RABI NIN WAYIN OO HADALKADHACAY WAA GEED QOLOFI KADHACADAY

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Місяць тому +1

      GUUUSHA AMAANTABA MUUUSE WAA LAWALAALO

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 Місяць тому

      Yahadalkadhacay dhobalaaqyow shinbirahuusheegay iyo cayayanka libaaxa sankiisa ku ururaay walaahi jaheeye inuu idiinfooldhiqi

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 Місяць тому

    Waxba yaan erayga "Soomaaliyeed" nalagu beer laxawsan. Waa eray in gaar ahi ku anfac qabto.

  • @xaabsade9844
    @xaabsade9844 Місяць тому +1

    Imisa midhoo 🍺 beer ahbuu soo cabay abwaanku saxdii maahe

    • @zackerawali
      @zackerawali Місяць тому +1

      wlhi anba waan gartay , wax weynbaa ka qaldan sidan kuman ogayne , lakin wajaala markuu yidhi ban gartay inay quruuradi ku maqan tahay

    • @xaabsade9844
      @xaabsade9844 Місяць тому

      @@zackerawali hadalkan ku dhag dhagaya iyo wajaalahan baan ku gartay

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Місяць тому

    Ka jwb doqonyhow suaasha lagu suaalay?afsoomaliga habaar ayaa kaga dhacay

  • @wariyesandheere1415
    @wariyesandheere1415 Місяць тому

    Waxaan aad ugu xumahay anoo nin dhalinyaroo aqoonyahan ah oo aadna u tageera abwaan jiheeye oo gabayadiisa mar walba dhageysta ama daawada in uu dhaho heesta iska dhaafa anaa itoobiyaan ah waa wax aad looga xumaado caawa araxdaan ka jabay ani ..... lkn malin un wan sugi hadaan noolahay in somaliyeey isoo maciina oo amxaarkaniga qabta asigoo leh

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Місяць тому +3

    Axsan Abwaan Mawaadin Reer Somaliland ah Ethiopia 1988 kii Markay Soomalia Na Gumaadeysey Ee Ay 50'000 Ee qof Ama Dadkayagiiya Xasuuqday Dadka intii Ka baxsatay Xasuuqii Soomalia waxay ku bad baadeen Illah ha barakeeyo ayaanu leenahay e siduu NN korkiisa ha ahaatee Nebugeenii Suubanaa ugu duceeyey Ethiopia haa Ethiopia ayaa 500' 000 Oo qoys ayaa noogu bad baadey gudaha Ethiopia Wallal baa laga helaa Ethiopia iyo Somaliland waa wallaalo ka naxow naftaba waa hadaad doonto 🙏✅👍🙏✅
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️

    • @mymmym8283
      @mymmym8283 Місяць тому

      Dhul adigu aad leedahay oo Ingiriisku ku wareejiyay Ethopia ayaad ku qaxday oo ilaa hadda kaa maqan balse aad degan tahay, qamandidii aad cunaysayna aduun waynahaha ayaa kugu caawiyey lkn dumar baad ka'tahayoo, waxba dunida kama ogid😅

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Місяць тому

      ​@@mymmym8283oo dhulku kaan u dhimanaynay ee aanu Somalia inan soo Ceshano ula Midownay ee Somalia u saxeextay 1988 lahan shiyaheeda dhulkaas oo dhan maanu hayn si SNM looga soo saro dhulka 1988 jabuuti shirki igaad ayuu ku saxeexay siyaad Bare, Ethiopia hadad neceb Thy kuma Ilaaliyan askartoodu casimadada ma Joogten

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Місяць тому

      oo dhulku kaan u dhimanaynay ee aanu Somalia inan soo Ceshano ula Midownay ee Somalia u saxeextay 1988 lahan shiyaheeda dhulkaas oo dhan maanu hayn si SNM looga soo saro dhulka 1988 jabuuti shirki igaad ayuu ku saxeexay siyaad Bare, Ethiopia hadad neceb Thy kuma Ilaaliyan askartoodu casimadada ma Joogten

  • @MFarahification
    @MFarahification Місяць тому

    Suaalahoodu maaha xaqiiqada raadi ee waa waxa loogu yeedho “got you “

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Місяць тому +1

    Waxa yablee Madaxweyne xabalaha faqay dadkisi ma cayan ee reer Somaliland geesi cadawgi kaga oohiyay ku diray

  • @ardasaid1562
    @ardasaid1562 Місяць тому

    Abwaanku waa la gafay

  • @AadanCabdi-cq5wt
    @AadanCabdi-cq5wt Місяць тому

    Anagu Manihin itoobiyaan mana Nihin Oromo mana Nihin abagadhe axmaaro ee waxaan nahay soomaali dhalada

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому

      Awoowe ma ogtahay In Soomaali Oo Dhami Maanta Yaab meel la fadhido in wixii 30 ka sano Haragisa lagu huurinayay wuu wxaas ka soo baxay , waa taariikh madaaw

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Місяць тому

    Ethopia brothers nahay dhan walba Abwaankaa sheegay thanks Abaalna waa u haynaa Ethopia

    • @Gracias2024
      @Gracias2024 Місяць тому

      Qoys yar baa abkina dhan idinka saaray ceeb udhinta
      Ilmo kabaha gacan kuqaate😂😂😂😂😂

    • @user-xs1yy8ff7h
      @user-xs1yy8ff7h Місяць тому

      Ku Darsada Laftanaga Wax Somaliland La Dhaho Malahan

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Місяць тому

    Waad u egtahay xabashi markii wajigada iyo afkada lafiiriyi afkada waxuu u eg yahay af hilib ceyrin ah lagucuno.
    Timahadana waxaa kamuu qda injirtii xabashida.

  • @abdirahmanhassan1709
    @abdirahmanhassan1709 Місяць тому

    Abwaan indhaha ka rid huwan iyo huwankalkaal qabyaaladu indhahatirtey.

  • @adamabubushra
    @adamabubushra Місяць тому

    Nin xanuunsan iga dheh

  • @Shardia00
    @Shardia00 Місяць тому

    Waar jiilasha cusub ee shacabka somaliyeed meel kasta ha joogaane, waxaa ku dhacay nasiib darro tacliin la'aan, waa dadkii dhashay burburkii, ma garanayaan macnaha wadaniyada iyo umadnimo.
    waxaa taa ka daran kuwa hogaaminaya oo aan waxba dhaamin jiilashaa nasiibdaradu ku dhacday, oo arrintu waxay ku dhantahay sidii abwaan yidhi " Nin ambaday halkuu aaday way ula ekoonaatay"

  • @user-uf5gr3wn4r
    @user-uf5gr3wn4r Місяць тому

    Warkuba waa dhan yahay mar hadduu abwaanku yidhi itoobiyaan baan ahay!!!

  • @daahirmohamed7139
    @daahirmohamed7139 Місяць тому

    WAAD KHASAARTAY HADAAD AMXAARO RAACDEE NA DHAAF ABWAN KU SHEEH. 28 JUNE 2O24

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u Місяць тому

    Somalidu waxay uhaystan luuqadaan kabcadii war soomali waxaa ka dhaxeeya luuqad bes hadii dhibku batana waa lagu kala dhaqaaqa anagii soomalida sheegananay ee reer Puntland baa kujabnaye reer waqooyiyow dad isku duuban baad tihiin carara anaga waqti bay nagu qaadanaysa inaan maskax dhaqno afartayada luuqada uhaysata kabcadii in la dunshay hadii somali ladiido

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Місяць тому

    Abwaan maad u jawaabtid dowladaha jaarkeena ee shimbiro waaqlaynaayay ee heesaha islaha somaliland kukarbaasha kuwaas naga waabi fadlan maraboobtan inalajaara geedkan dhilowyahanka ah ee inagumaran

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 Місяць тому

    Faqash ma noolaan karaan ilaa ay daawadaan mafaalooyinka Isaaq, dhagaystaan hadalka Isaaq, oo ay daawadaan magaalooyinka Jamhuuriyada Somaliland.

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Місяць тому

    Yaaa yaaa yaa ayuu halhays u yahy nacasku waa guul wade

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 Місяць тому

    Waa noocaaga oo kale shibir dharabto

  • @saidb6881
    @saidb6881 Місяць тому

    Ninkan ithopian ayuu sheegtay.
    Arin somali waxba haka weeydiin somali

  • @abdirahmanshiine-rh8zb
    @abdirahmanshiine-rh8zb Місяць тому

    Abwaan caqligaagu hadlimaayo ee malaa calooshaa lagaa hayaa

  • @cumarxuseen1740
    @cumarxuseen1740 Місяць тому

    Axmaarbaa soomalikaa xiga
    Haday waxksataa ina dhexmaraane
    Dadka waxkale kaiibiya baan leenahay

  • @maxamedibraahim1357
    @maxamedibraahim1357 Місяць тому

    Aakhira kuwa ugu ayanka danan waa kuwa iyaga oo islaam sheekanaya dhagax dhiga Halkii laga dumin lahaa kabcada

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Місяць тому

    Abwaanku runta Ayuu usheegay Ethiopia Somaliland waa waa jaar dano badana
    Kadhexeyaanba dee