NINKII MUQDISHO IGU QIYAANAY OO MUSTAQBALKAYGA🤰 KU,CIYAARAY AYAAN YURUB KULA KULMAY ASAGOO AROOS AH🙈

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

КОМЕНТАРІ • 472

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  2 роки тому +32

    QEEBTII LABAAD WAATAN SOO DAAWO HADAADAN DAAWAN👉ua-cam.com/video/p67BW3wbSxA/v-deo.html CHANLKA CUSUBNA QISO AYAAN SOO GALIYAY SOO DAAWO SUBSCRIBNA HAKA HILMAAMIN👇👇👇👇👉ua-cam.com/video/4UUD3k1oOsE/v-deo.html

    • @xuriyocali7837
      @xuriyocali7837 2 роки тому +1

      Adduunka wax walba waa la arkaa ee may ku qarxiso

    • @mohamedduaale5232
      @mohamedduaale5232 2 роки тому +1

      Sheekada hore khalad bay ku gashay gabadhaha soomaaliyeed ee hadda joogaa ma shaqeeyo caqligoodu.sidaas oo miidan ayuu ku lumaa mustaqbalkoodu.Tan aarsiga ilaah baa u soo xidhay ninkii kharibay.waxaan u sheegayaa ka danbe ha ilaashato Ilaahna ha ka baqdo Aduunka iyo waxa ka socda ilaah baa leh

    • @hibaaq
      @hibaaq 2 роки тому +1

      Masha allah si wacan bay sameysay .

    • @ekramabdirahman3746
      @ekramabdirahman3746 2 роки тому +1

      Muniira waa geesiyad. Gabdho ha ogalaanina in laydunku dul socdo. Way ku saxan tahay inay cafisana ma ahayn

    • @idilmaxamed9951
      @idilmaxamed9951 2 роки тому +1

      Haaa walahyi siwacn

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin 2 роки тому +26

    Ilahayoo Muniira hoyadeed khair badan sii aduunka aqirana JANNAH oo gu bishareey. Waa hoyaa aad u fiican oo qiima badan. Aamiin.

  • @allowhooyojanadageeamiinum3730
    @allowhooyojanadageeamiinum3730 2 роки тому +18

    Masha allah muniiro wageesiyad wayna saxsantahay allaha xafido nolosha inta uhartay mahadsanid ayaan gobdoon

  • @anabibrahim5496
    @anabibrahim5496 2 роки тому +2

    Nag raged wey kusaxantahay wlhi gacan Ayan utagay 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💪

  • @Hummingbirdsaid667
    @Hummingbirdsaid667 2 роки тому +8

    Aad bay ugu saxneeyd muniira in ay sidaas samayso, waayo, mustaqbalkeeda ayuu ku ciyaaray, mustaqbalka qofka bini aadamka ah wax lagu ciyaaro waa uu ka wayn yahay…
    Adiganah Abaayo Ayaan Gobdoon waxan aad kaaga mahad celinaya qisooyinka aad inoo soo gudbiso oo ah kuwa run ahaanti u noqon kara tusaale gabdhaha da’yarta ah ee soomaaliyeed ❤️👸🏽❤️👸🏼

    • @asmahassan9093
      @asmahassan9093 2 роки тому

      Masha Allah qisadii way kudhamatay guul way ku suugtay bilaa edegka

  • @marwamuridi7539
    @marwamuridi7539 2 роки тому +1

    Hooyo la aanteeda waa abaar wllhi hooyooyinka soomaaliyeed illaahoow u wada naxariiso amiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲

  • @Axmed1024
    @Axmed1024 2 роки тому +2

    Way saxaan tahay waaayo asagaba kama xishoon miskintaas

  • @layloaxmed2385
    @layloaxmed2385 2 роки тому +17

    Maan sha alaah muniiro waa gabar adaga geesiyada ilaaheey haubarkeeyo nolosheeda cusub ayaan mcnto aad muhadsantahy hormar wcn qli ❤❤❤👌

    • @faadmanuur8047
      @faadmanuur8047 2 роки тому

      Maan shaa allaah muniiro wage siiyad iilahey hadayo wagesi wey kusaxan tahy maashaa allaah 👌👌👌

  • @adamibrahimabdi6885
    @adamibrahimabdi6885 2 роки тому +7

    Mashallah mahadsanid walashy muniiro ayida ma.aarsanin allah subxanahu watacaala ayaa u aaray ayidan daacadnimo iyo dadaal dherna way gilisay

  • @nashaadsiciidxanaf561
    @nashaadsiciidxanaf561 2 роки тому

    Ilaahow hooyo unaxariiso aduniyo aakhiraba ceebaheeda ,astur Alllahayow aaaamiiin hooyo mcn

  • @muhiyodinahmed6983
    @muhiyodinahmed6983 2 роки тому +1

    Muniira wey damaqdey sheekadada wanan ka calool xumadey lkn markii danbe wey guleysatey wllo farxad kunolow waliga🙏🏽wxn so xasuustay heestii odhan jirtey✈️Habeenku kaso dhofayey u kuso xidhey suliga 😥Ano adi kuraba hayga roorin kalgacal rasmi hakarorin oo ruux ku jecel hayska Reebin👍🏽

  • @almaabdi5648
    @almaabdi5648 2 роки тому +2

    Mashaa Allah sas laga raba iney ka arsatoo si usan gabar kale waligiis uqiyaanin cashar fican udhigtay 😊👍

  • @adoontiialle3162
    @adoontiialle3162 2 роки тому +2

    Ala hooyo qaalisanaa ilaahow aduunkana farxad aakhirana jano🥰

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 роки тому +6

    Asc abaayo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 2 роки тому +2

    Masha Allh Ayaan waaku mahadsan tahay sida quruxda badan aad noogu soo gudbisay weyku saxsaneyd kaasoo miiran waxaa fiicneyd in waligiis xabsiga laga soo deyn sababtoo madaxiisa cunug ayaa u maqan

  • @dhoolacade2442
    @dhoolacade2442 2 роки тому +2

    Kaas in uu xabsiga ugu yaran 20 sano uu ku jiro ayuu ku fiicna in ay cafiso ma ahayn lkn haday 2 sano ay maxbuus ka dhigtay mustaqbalkii uu iyada ka burburiyay ay iyaduna ka aar gosatay congratulations Congratulations Congratulations on your successful 👏

  • @fardowsomaxamedxusen5628
    @fardowsomaxamedxusen5628 2 роки тому +1

    Wey Ku saxan tahy gabar adag iga dheh m.a muniiro
    Horay usoco ayaan xapiiptiii waan Ku taageeraa

  • @shukriyaa1810
    @shukriyaa1810 2 роки тому +3

    Bisinka inta masexatan 💘 😻 habo m.a guuleyso

  • @zuuzaana9682
    @zuuzaana9682 2 роки тому +5

    Masha allh Farxad wlllhi❤❤❤❤❤❤illlhy Ha isku kiiin barakeeyo Lamaanaha qarniga💖💖👸💎💎❤❤❤❤

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 роки тому +5

    Maashaa'allaah tabaarakallaah

  • @nasroabdullahi6997
    @nasroabdullahi6997 2 роки тому +9

    Mashaa allaah si fiican ayay samaysay waa geesiyad waa sax .
    Ma ninkii sidaas u galay oo faraxsan oo waliba aroos iyo mustaqbal horteeda ku samaysanaayo ayay dhaafi lahayd ala ileehee fursadii ugu fiicnayd ayay ku heshay .
    Haduu ayada ka dhuuntay allaah ayaan laga dhuuman karin

    • @sahracarab4220
      @sahracarab4220 2 роки тому

      Waxlagufarxo korbiliseed kaba ismadheera ayay somalidu kumahmaahdaa

    • @sahracarab4220
      @sahracarab4220 2 роки тому

      Farxad darteed Inan dilaaco ayankusuk nahay nadiiro arsigeeda

  • @omaribrahim1615
    @omaribrahim1615 2 роки тому +2

    Mashaa alaah wey aarsatay anaga dhagaysanayna wey noo aartay , we naga farxisay, aad iyo aadna wey ugu saxan tahay arinkaas ay samaysay.

  • @ikraanabdirashid5806
    @ikraanabdirashid5806 2 роки тому +1

    Mashallha abyo wlhi wa qiso cajib ah gbdha wa gabra adga runtii

  • @aminaahmed4931
    @aminaahmed4931 2 роки тому

    Sheekadaan aakhirkeeda aad ugu farxay hambalyo Muniira ha u nixin ninkii musqusha ku xiray tigidka aakhiro kuu jaray adigoo ilmo yer ah.

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 2 роки тому +2

    Masha Allaah Walee inay aarsata xaqbey uledahay.muniira. 👍👍👍👍💐🌷❤️❤️👍👍👍

  • @ilhaamaliosman2248
    @ilhaamaliosman2248 2 роки тому +3

    Aad ayaan ugu farxay waana farxad ayaan lagariiray waa mid looga baahanyahay qof walbo oo la xumeeyo wayna ku saxantahay 😍😍😍😍😍

  • @faraxcabdalle8461
    @faraxcabdalle8461 2 роки тому +2

    Muniiro naag nool weye wllhi madama ay habenki farxadisa murug iyo xabsi ugu badashy salaan sare😇

    • @khadramohamud9184
      @khadramohamud9184 2 роки тому

      Farax saas waaye Soomaali waxeey dhahaan nin aan aarsan uurka habartiis uu ku jiraaa kkkkkk

  • @xamdicadawe1527
    @xamdicadawe1527 2 роки тому +2

    Wafarax sanhy wlh muniro weka baxsaty m.a ninkeda hada iyo ayada ilah ha isku warsho 👏👏👏🌹🌹

  • @fridasson848
    @fridasson848 2 роки тому +1

    Mansha allah aad iyo aad ayaan u faraxasanahay maanta gabar aarsatay farxad ayaan dareema in ay soo dayso ma ahayn

  • @hamdadahabo4584
    @hamdadahabo4584 2 роки тому +5

    Muniira naag caqli badan masha Allah ❤❤❤

  • @maryamaruun7117
    @maryamaruun7117 2 роки тому

    In kastoo ku dhacday qadar
    Wallaahi waa Gabar geesiyad ah
    Abaayo allaha kugu waariyo nolasha cusub ee gashay

  • @shukriyaa1810
    @shukriyaa1810 2 роки тому +1

    Alx aaad unaxsana lkn wey guleysaty ugu danbeen munira dhaman kuwa wngsan guul urajeyna aniy io habo ayaan kamid nahay 💜 💛 💚 🧡

  • @nagadsaleban
    @nagadsaleban 2 роки тому +1

    Manshallh muniro waa gabadh adag kartile wlhi best woman gabadh walbo with saas kle noqo way ku saxna tahay hore u soco abaayo

  • @hamdiahmed3407
    @hamdiahmed3407 2 роки тому +3

    Masha allaah way ku saxsantahay geesiyad waaye 2 qeeb oo murugo aya so dhagaysanay qeebtan wan ku faraxnay good job ❤️🥰

  • @hassanmabdillahi
    @hassanmabdillahi 2 роки тому

    Wlhi si fican ba ay samaysy.
    Qof kasta na wuxu nabsi gaystay waa laga jaraya.
    Inay cafido na oo jeelka ka soo saarto dembi dhaaf ayey ka helaysa.
    Ilahay baa qur'an kisa ku sheegay cafiska alle kacbsi loogu dhowaado🙏☝

  • @aqoon-maal622
    @aqoon-maal622 2 роки тому +1

    M.shllh xbbti ilaah hakuubarakeeyo wanaagaaga

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 роки тому

    wiil somaliyeed maaheen kaasi yahuhdbuw ahaa nacalad rabi haku dhacdo waaba aay ku dhacday ninkii gabar somaliyeed xumeeya alle casaa wajallaa ayaan kabarinay inuuw so qabto asaga iyo duli lamidaba naag nool samiira 👍

  • @دكتورة-ق5ل
    @دكتورة-ق5ل 2 роки тому

    Gabadha kalia An qisadeda La bodbooday farxad awgeed waxan is laha amee waa ka amusay dhahdaa amee iska Amusta lkn alhamdulilah waa Ugo hanbalyeeynena Lkn Mid muhiim ah aa Ni xasusina Allah swt Kuma dayacaayo waliga Wa ku garabtagnana 😊😋😍🤩

  • @fartumsicid2079
    @fartumsicid2079 2 роки тому +2

    Masha allah way kusaxan tahay geesiyad Waaye muniiro

  • @saramahamed1901
    @saramahamed1901 2 роки тому +2

    Maasha allaah muniiro xaqeedii aa u dilaacay wey ku saxan tahay oo darsi lama iloobaan eey u dhigtay waayo asagabo wuu u nixi waayay oo mustaqbalkeeda ayuu ka burburiyay haku waano qaataano nimanka gabdhaha ku ciyaaro

  • @axlaammaxamed2638
    @axlaammaxamed2638 2 роки тому +4

    Horay usoco waku taageera wa sugayey qeybta 3❤💖💖💖💖💖

  • @lovely-ls5xp
    @lovely-ls5xp 2 роки тому +2

    Woooow waa gabdh adag
    Qisooyinka la iska aarsanayo noosoo padi✌️🥰

  • @sahracarab4220
    @sahracarab4220 2 роки тому

    Rabi aya xaqiikasoosaray yurub ayuu Moday in anla imankarin xaqamar uunbuu kasoobixin aakhiro iyo aduun mideeta haybs

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse4169 2 роки тому +2

    Msha allah ayaan qaali dumar Alle haku xafido aamiin 💋💋💯💯❤❤

  • @jameelaibrahim7912
    @jameelaibrahim7912 2 роки тому +5

    ما شاء الله تبارك الله منيره سوت قصه حلوه صراحه اعجبتني القصه منيره لك بدايه كانت حزني كنتاكي صراحه من البقع بس بالاخير نجحت اختي ايان جوردن سلمت عليك

  • @shukriaabdirahman9783
    @shukriaabdirahman9783 2 роки тому +3

    Maasha Allah Abaayo Ma Qaldana Muniiro Waa Ay Saxan Tahay
    Waana Geesiyad Gabdhaha Qaarkood Waxay
    Dhihi lahaayeen Armaa Lagu Caayaa Laakiin Maasha Allah Waa Gabar Yar Oo Geesiyad Ah
    Hooyo Fiican na Haysata
    Ayaan Abaayo Horay U soco💕💕💕🥰🥰🥰🥰🥰

  • @rayaanaxmed2779
    @rayaanaxmed2779 2 роки тому +4

    😁😁😁m.a wow walhi aad baan oogu farxey argoosiga waxkle yaaqey yurub weyna kufcn tahey ona kusaxan tahey taas hambaliyo sis ayaan abaayo mcn mhd sanid

  • @yasminmuqtar1229
    @yasminmuqtar1229 2 роки тому +1

    Maanta sida u farxay wlhi ani ina ahay umaleya naag nool waye madaxey uno saran tahay muniira cadey illaahey hooyo halu daayo

  • @Manal-rf3nl
    @Manal-rf3nl 2 роки тому +2

    Ayaan abaayo qisoyinkada aad ayan u jeclahay waad ku mahad santahay sida quruxda badan aad nula wadag tid thngs

  • @ikraancllaahi4369
    @ikraancllaahi4369 2 роки тому +4

    Mash alaha munira guuul wad ku saaax tahay wllh ❤❤❤❤👌👌👌

  • @saciidocabdi906
    @saciidocabdi906 2 роки тому

    Waa qiso murugo leh lknse kadib guul iyo farxad ku dhamaatay nabsigu waa shey Cajiib ah

  • @siciidomaxamud7282
    @siciidomaxamud7282 2 роки тому +6

    Abaayo macann illhy hakubarakeeyo.wllhi.alove.you so much 🥰wllhi cathar.ayaan kaqaataa.qisaskaaga.abaayo.illhy Mar.un ha.ikàtuso.nolosha.
    الله يبارك يا أختي إنت وزوجك. واولادك 🥰🥰🥰🥰

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 роки тому +1

      Alahaha kujeclaado xbbt mahadsanid😘😘😘💙

  • @اممها-د4ب
    @اممها-د4ب 2 роки тому +1

    Qisadan wad ladaahday wl xoog bn usugayey qaybtan thanks gueen

  • @rahmocasayr4587
    @rahmocasayr4587 2 роки тому +1

    Hambalyo hambalyo muniira wllahi gabar nool baaatahay Allah haku daayo mashaAllah way kusaxsanayd in ay aarsato guul muniira iyo dumaashiba wallahi qaybtaan waan ku raaxaysatay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caishocayuuni7178
    @caishocayuuni7178 2 роки тому

    Wey kusaxantahy wallhi sifican ee yeeshay m.a waa gabar adag taasa gabar lagaadhahaa ❤❤❤💯

  • @nimcoahmed5271
    @nimcoahmed5271 2 роки тому +2

    Abaayo kugu tashadaa guul kuu rajeeynaa❤

  • @aaminamohamed7410
    @aaminamohamed7410 2 роки тому +6

    Mashaa Allah muniiro waa arsaty alx Wan ku farxay. Gabar adag ayey ahayd Wana ku saxan thy mahadsanid Ayaan ❤️

  • @nasraismail4230
    @nasraismail4230 2 роки тому

    Muniiro waa naag rageed good girl sifiican bay yeeshay walaahi waanku farxay say u gashay alle yaa midwalba oo gabadh xumeeya saas ugala

  • @fartumsicid2079
    @fartumsicid2079 2 роки тому +3

    Masha allah abaayo ayaan allaha kuxafido keep going Insha allah

  • @raxmaaxmed5410
    @raxmaaxmed5410 2 роки тому +1

    Wlhi waa xanuun abyo dumar badan way ku dhacday

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 2 роки тому +2

    Guul ayaan leeyahay ciil oo daayey isma lahan yurub bay kugu imaneysaa inaydayso ma ahan ilaa 50 sano xabsi ku jiro bay mahay kalabka

  • @khadraabdillahi6484
    @khadraabdillahi6484 2 роки тому +1

    Muniira
    Fariid
    Walahi
    Isagana
    Caspar ugu
    Filan 👍👍👍

  • @ayaaanabdisalaan3777
    @ayaaanabdisalaan3777 2 роки тому +4

    Msh allah wll alle hakuxiftiyo 🥰

  • @aaminabdul1508
    @aaminabdul1508 2 роки тому +1

    Ayaanay kumaqaldanad lkn wixii dumarkah dhibah Alaah ha dhibo gabar somaliyed nin sa ugalay wan ooyay lkn wan gulaysanay Alaah ha nagadhigo ku wii an dad dulmin wall qali

  • @kharasaalahiidle5800
    @kharasaalahiidle5800 2 роки тому +2

    WCS my abaayo Kuma waayo ayaan gobdon salan gobed

  • @aaminan7255
    @aaminan7255 2 роки тому

    Mansha alaah ilaahay ayaa uga jaray dhibtii uu gaadhsiiyay inaantaa yar sidaa ayaa loo baahan yahay in loo aarsado

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 2 роки тому

    Wakusaxantahay mashaallah intu ayada ugeystay aya kabadan intay ayada ugesatay lkn mel ficanay kuheshay mashaallah

  • @aaminasaalax7738
    @aaminasaalax7738 2 роки тому +1

    Mnsha Allah muniiro waa gabadh adag wayna Ku saxantahay ani rayigayga

  • @نورسيد-ك5ق
    @نورسيد-ك5ق 2 роки тому +2

    Wey kudaxantahay ninki sixun ugalay abayo ine ka arasato ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hamdiabdirahman8901
    @hamdiabdirahman8901 2 роки тому

    Muniira naag nool.
    xaajigaada ne nin xilkas Masha Allah isku waara oo ubad kheir qaba ka la hela

  • @naciimosalax2679
    @naciimosalax2679 2 роки тому +2

    Mashallah waa ku saxtahay abyo

  • @salmo4389
    @salmo4389 2 роки тому

    Masha alaah muniira wagesiyad wana kusaxanthy inaa smeyso mhasnid ayaan kobdoon

  • @mohameddahir2149
    @mohameddahir2149 2 роки тому

    Bravo she has tried her best .sifacan ayaysameyse .ninka cxafiska waa wanag ila Allah ayay u ar guthey. Gurketha Allah xabarakeyo.

  • @maymunaadan7378
    @maymunaadan7378 2 роки тому

    Wey ku saxanthy walhi guul iyo gobonibo ku rajeynaa

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 2 роки тому

    Ilahayba xaq sore ah dulmigi u ka galay ba ku dilacay wyna ku saxanthy ilahay ha barakeye iyada iyo xajigeda

  • @mariyacnuur3366
    @mariyacnuur3366 2 роки тому +1

    Mnsha Allah qisadii guul ayay kudan baysay

  • @nasramohamed2068
    @nasramohamed2068 2 роки тому

    MashaaAllah walhy munira su fican aye samese because lesson aye unoqoni rage gabdaha sidas o guciyaran,Alla maxan kufarxe congratulation,will Somali maxa ladaha iyadha bo so gewar somalii maahan marku mushqusha kuxiraye,ilahey aya uargude Munira.

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 роки тому +1

    Alle fiicanaa meeshaas inaan joogo aa ii fiicnayd

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 роки тому

    Ilaahayow hooyooyinka ha cadaabin waa ceeb asturtu

  • @haawoabdisalan2720
    @haawoabdisalan2720 2 роки тому

    M.a qisada inti hore murugo ay aheed qaybtaana farxad waaye
    M.a keeb going

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 2 роки тому

    Masha allah wan ku taageersanahay iNay aarsto muniiro ilahay ayaa u hiiliyey gabar laqiyaamay ayey aheet

  • @fathimasoma5048
    @fathimasoma5048 2 роки тому +1

    Masha allah muniira waa gabar nool

  • @fatmahussien9629
    @fatmahussien9629 2 роки тому

    Ilaahaybaa u aray usuura galiyay ineey tagto meesha uu jogay maskiinbeey aheed xaqeeda laga galy alxmd hadeey arsatay

  • @mushtaaqcaday472
    @mushtaaqcaday472 2 роки тому

    walbeey dunida daafaheeda ka kla joogaan amiin yaarab🤲😥😢😢😢😥😥😥😥

  • @hannaismail4482
    @hannaismail4482 2 роки тому

    Mnsh allah muniira geesiyad weeyn bag ayd ka arsatay faraax luga baasto

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому +1

    CWS SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW THEN KEEB GOING INSHALLAAH TACAALA MARWO AYAAN

  • @daganabdihashi5072
    @daganabdihashi5072 2 роки тому +1

    Waaa abaalkiisa duliga xun qof naag bey ahyd wlhi

  • @malyunhashi5711
    @malyunhashi5711 2 роки тому +1

    Walhi waa fariida muniiro
    Keep going Qali

  • @xalwoxaxamuud432
    @xalwoxaxamuud432 2 роки тому +1

    muniiro guul maash alaah

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 2 роки тому

    Muniiro waa geysiyad went arsatay masha alaah

  • @Sweetfozicakes_
    @Sweetfozicakes_ 2 роки тому +1

    Mountain never meet but human being meet ,🤣🤣🤣🤲🤲 Alhamdulillah 👍

  • @nasrahajiir8575
    @nasrahajiir8575 2 роки тому +1

    Waaaaaaaaw waku farax sanahay iin aay guuleysatay sheko ka qurux badhan abid ma dawaan ayaa u maleyaa inaay amustaa ii darned wale naag nol iga deh

  • @raaxojimcaale6873
    @raaxojimcaale6873 2 роки тому

    Muniiro wey saxnthy masha Alh wa gabr cadkeda dhacsaty

  • @nimcishnalka4342
    @nimcishnalka4342 2 роки тому

    M.a wlhi waaaaa sheeko aaaad cajiiib u ah Muniiro waaa great girl keep on

  • @sacdiacabdi8892
    @sacdiacabdi8892 2 роки тому +1

    Masha alah abayo wey kusaxsantabay muniro mel fican ayey kudhamatay qisadi xalay an kacalol xumaday

  • @najamawarsame8803
    @najamawarsame8803 2 роки тому +1

    Man shalha waa gabadh ku dayash mudan 😇😇

  • @sucaadchannel1251
    @sucaadchannel1251 2 роки тому +1

    Masha alah haa wAku saxsaned

  • @fatmamukhtar4954
    @fatmamukhtar4954 2 роки тому +2

    asc abaayo waa kufaraxsanahy sida wacan aa qisooyinka noo gudbiso

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 2 роки тому +1

    Mashallah muniiro way ku saxantahay.

  • @munawarnur9237
    @munawarnur9237 2 роки тому

    MashAllah xaqeda eey dhacsatay sifican eey sameysay