Prof Axmed Ismaaciil Samatar miyuu celin doonaa dhalashada Maraykanka ee uu haysto?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 80

  • @tj8448
    @tj8448 Рік тому +5

    He is the only guy academically qualified to lead a country. The others are unemployed or bus drivers from Finland.

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Рік тому +1

    MM tv = tvga Farmaajo iyo Fahad!
    Maxaad u waydiin waydeen Cirro iyo Faysal inay dhalashada Finland iska celinayaan.

  • @hareed114
    @hareed114 Рік тому

    Masha alah

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 Рік тому +3

    Alleylahe wariyaha wa helay professorku raggu tobabar siini doonu ku jira wariyahaan qadiman

  • @DiiniDiini-q1u
    @DiiniDiini-q1u Рік тому

    Insha allah

  • @Mariamitio
    @Mariamitio Рік тому

    Walalo suaalo xumidaa Bisinka !

  • @Iskudhoon
    @Iskudhoon Рік тому +1

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Good Answer mr Pro, silly questions don’t have to answer
    Saxafiyiinta Somaliland waxay u baahsnyihiin inay wax Bart aan…intaa shaafi maayo.
    Khayran katiiran

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Рік тому

    Good question professor ❤❤❤❤

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Рік тому +1

    Professor 🧑‍🏫❤️guul abtiyaal ❤🙌

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Рік тому +3

    Karti iyo Karaamo 100% macaa suwaashi qaabka darnay bilaa cadho isago lagu sheegay been aan jirin in wadanka aanu aminsanayn !!!! Eshcallah Macalin Professor 🧑‍🏫❤guul abtiyo ❤🙌 geesi noo dhashow !!!!!!

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 Рік тому +1

    Prof hore u soco cadaalad, hufnaan, karti iyo karaamo dalkan ku hogaami.
    You have bright shirt. Wellcome

  • @maxamedcabdi9057
    @maxamedcabdi9057 Рік тому +1

    Ilaahay hakaa dhigo mdaxweyne guul hadY nasiibkeenu fiican yahay samRoon rAd qabow baanu kusoo aragnee❤❤❤❤❤

  • @safoloveso1044
    @safoloveso1044 Рік тому

    Istaafurullah

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 Рік тому +3

    Reer somaliland waxay dhamaantood jecelyahiin professarka ilahay ha kaa dhigo madaxweynaha somaliland ❤❤

  • @ailover5719
    @ailover5719 Рік тому +1

    Inshallah Madaxweyneha soo socda e somaliland ❤

    • @yasinhassan3840
      @yasinhassan3840 Рік тому +1

      Hhhh meeshu way burburaysaana wuu ku leeyahay hadana wuu soo taaganyahay.

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Рік тому

    Ismael is citizen republiken of somaliland

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Рік тому

    I.a madaxweynah muuse xiga hadii allah yiraaho👆✌

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Рік тому +2

    Oday Reer Gabiley ah oo shahaado PHD iyo mashaariic ku leh USA baahi haysa ma jirto horta, teeda kale PASSport USA ehelkiina dhan mid sita ma jiro ee celidu waa xagee😅

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Рік тому +1

    Professor 🧑‍🏫❤guul inshallah ❤🙌waanu ku amaananaynaa oo ku ilaashanaynaa oo kugu uur qabonohoo dhiiga kuu shubaynaa waana faral aqoontaada inaad umadaada u hibaysso si nolol ugu horseedo hogamintaada

  • @AhmedMohamed-wi2vb
    @AhmedMohamed-wi2vb Рік тому

    Dadka Somalilland in proferserkan Doortaan Rajeynayaa

  • @ahmedabdul..
    @ahmedabdul.. Рік тому

    Walaahi professor ku waa aftahan. Waa aqoonyahan aanan laga gar heli karin. Waa oday soomaaliyeed oo doonaya in uu dalkiisa iyo dadkiisaba wax uqabto oo uu dhaxal lagu xasuusto uga tago. Illaahayaw soo saar hadii uu dalka iyo dadkaba ukhayr badan yahay.

  • @arafatsahardid1870
    @arafatsahardid1870 Рік тому

    Carruuurtaasi Mic ga ha laga dhigo....

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq Рік тому +1

    Nimankan tvyada wax lataliya miyaanay haysay waryar oo gabigiisuba laba suaal ah ayay muqadimo u samaynayaan sidii rag barnaamij wayn soo wada imika waxay u dhacday 1 minit oo 2 laga dhigay hadal uun lasoo celceliyay

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 Рік тому

    Saxafadii waa baba

  • @abdiaziiz628
    @abdiaziiz628 Рік тому

    Kan yar ee wariyaha ah aadbuu u dagdagaayaa

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 Рік тому

    Ahmed ismail samater will be next somaliland president we don't need any one else, no more isaq president

  • @MohamedAGeedi
    @MohamedAGeedi Рік тому

    Ninkan journalist ah waa bila xirafad. Please Maxamed Ileg ka qabo dadaka

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Рік тому

    Somaliland haday yihiin dad raba hogaan nikan way qarsan lahaayeen.
    Nasiibdaro waa Somali oo qabiil iyo waa baan soo dagaalamay ayay kuaakhiro iyo aduun seegeen.
    Bal imiga isaga doorta.
    Wax badan ayaa iska badili Bulshads iyo qaabka ay hadda u fikiraan.

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Рік тому

    Alaylahe wax runta u sheega ayay la,aayeen kuwan yar yar waxa la yidhi shalaad dhalatee waa la shubi jiray.

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 Рік тому +1

    Codkeygu waa hilaaac

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 Рік тому

    Su'aasha wariyaha wax ka qaldan maleh ee adigu asagaa iska xanaaqsan. Maxaa ku jaban hadii lagu waydiiyo sida aad u dhaqmi doonto marka aad madaxwayne noqoto. Midda kale, muxuu wariyaha ugu soo noqonayaa muu su'aasha ka jawaabo!!!

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool Рік тому

    War wuxu su'aalo xumaa.

  • @Degmodeqa
    @Degmodeqa Рік тому

    Waxan suaalaha xunxun yaa macarafonka usoo dhiibay.

  • @flighthub4305
    @flighthub4305 Рік тому +1

    Rajo iyo Horseed iyo Wabberi baa igaa fiicaan uruurda cusub

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa Рік тому

    Professor Aqoontaada uga Faaiidee ummaddaada Waan Dooranaynaa

  • @sacadmuhumed9376
    @sacadmuhumed9376 Рік тому

    prof axmed ismaaciil waxan leeyahay awdal uun haku meeraysane gobolada wadanka usoo gudub oo doodahaaga qabo oo u sheeg dadka waxa aad rabto hadii aad ku guulaysato madaxwayne waxa aad u qabanayso dad shaqaystay in laga sheekeeyaa ma fiicnee oo taasi kuu noqon mayso wax sheeg maraykan 7 million oo qof ayaa homeless ah iska waxay cunaane

  • @mohamedamiin2491
    @mohamedamiin2491 Рік тому

    Wariyahan yaa laga badbadin suwaalo xumada iska toosi

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa Рік тому

    Weriye Suaashaa Waa Adiguun bay kugu Kooban Tahay Professor maanaan weydiin Suaashaa Alle Cimriga Ha Kuu Dheereeyo Madaxweynaha Mustaqbalka Muuse Dabadii Isagaan Dooranaynaa

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Рік тому

    Waar su'aal hagaagsan weydii Prophesorka aqoonta weriyenimo ayaa kaa yar 😂

  • @kaariyeismacil5926
    @kaariyeismacil5926 Рік тому

    Future president , hadaan qabiil inna wadin bal eega qudbaddiisa Walahi bal eeg sheeg qof sidaas u hadli kara . Waa ninka somalida ugu aqoonta badan , distinguished professor , simply Google him .

    • @ahmedabdul..
      @ahmedabdul.. Рік тому

      Walaahi professor ku waa aftahan. Waa aqoonyahan aanan laga gar heli karin. Waa oday soomaaliyeed oo doonaya in uu dalkiisa iyo dadkiisaba wax uqabto oo uu dhaxal lagu xasuusto uga tago. Illaahayaw soo saar hadii uu dalka iyo dadkaba ukhayr badan yahay.

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev Рік тому

    Ninyow habeen ma jirin
    Madaxweyn Bixi &Madaxweyn ku xigeenka Zaylaci weydi su’alsha oo labadu passport DJIBOUTI ah ayey ku fadhiyaan madaxtoyada & safarada dibada ku dhofan

  • @seryu8204
    @seryu8204 Рік тому

    Kan oo kale ee la ordaya kamarada ayaa wuxuu sii dhiiqeeyey waxay ubixiyeen saxafada madaxa banan aqoontiisa uu bariska ku raadinayaa wey qaldantahay sida uu waxa u weydiiyey si fiican u dhegeyso isagii kamarada sitey ayaa suaashii loo hagaajiyey

  • @ugaasrooble212
    @ugaasrooble212 Рік тому

    Prof kayar geed bu iskaga xidh xidhay hhh suaalaha foosha cun e ay dadka la hoos cararaan

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Рік тому

    Bad questions. Ma ka caydhaysii ayuu u waydiinayaa

  • @mustafeabdi6345
    @mustafeabdi6345 Рік тому

    Su'aal xumo mamul xumo waxay talaa hargaysa😂😂😂

  • @huseinabdidahir4039
    @huseinabdidahir4039 3 місяці тому

    Asw...
    Bal ka warama ina mooge iyo ina Samatar oo is halay .... oo wada shaqaayn laha .. waa marki reer Soomaliland farxilahayan waliba barkhad bootina oo isna soo raaci laha ...
    Markasi ayaynu ka bixi lahayn qabiilka qabil baba

  • @jamalnoor345
    @jamalnoor345 Рік тому

    War Somaliland iska dhaaf dadkan qabiil aya madax maree

  • @ahmedmahomed3056
    @ahmedmahomed3056 Рік тому

    Kani weligii madax noqon mooyo waayo ma istaahilo hungri xumaa heysa haysi soo lugeyn

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 Рік тому

    Xero badow...Qolada MMtv....horta barta oo fahma Qofka aad waraysanaysaan....dhinaca kale Af-soomaaligii ayaa idinku adag ee sedeed wariyayaal ku noqon kartaan... waxaa tihiin Saaqidiin.... meherad aanay aqoon loo ogolaaday

  • @said1498ify
    @said1498ify Рік тому

    Yarkani waa jaahil suaalaha uu waydiiyo Madaxda qaar munaasib ah maaha.

  • @yuntanigimma
    @yuntanigimma Рік тому

    Waar Reer Somaliland-now ciyaalkan tababarro u fura oo dad aqoon saxaafadeed lihi idiinma joogaane ugu yaraan Itoobiya iyo Kenya kasoo kireysta Macallimiiin dadkan anshaxa saxaafadda barta.,

  • @aqoonyahan4059
    @aqoonyahan4059 Рік тому

    Kawarama hadaan isaaqa booqooda laga baxo oon ninkan aan doorano. Buuqaa yaraan lahaa malaha.

  • @topmanbirmingham464
    @topmanbirmingham464 Рік тому

    Stupid question 😂😂😂 he need to go back to school

  • @ahmethawilahmeth
    @ahmethawilahmeth Рік тому

    Waar kuwan yar yar Ee saxafada sheganaya Damiir adaga bahdil Kama Dhargan miya Mise Waba bila damiirba 😂

  • @KhadarXiis-g9j
    @KhadarXiis-g9j Рік тому

    Profosorka Iska hubsada ciyaalkiinanan mikrifonka layaacayoow waaa wariye rug cadaa ah oo granaya qaabka su aashu ku haboontay

  • @husseinmohamed8023
    @husseinmohamed8023 11 місяців тому

    😂😂😂😂😂

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora Рік тому

    Wa basaas ninkani.. wa tuug fataal a! Ninkani wa tuug diinta abihi wassa! Iska hubsada inanu CIA u shaqaynin… fataal foqal fataal! Yaa aaminaya tuugan? Walaalki xamar ayu jooga! Ina lax wasaaye!!!

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Рік тому

    Caruur muqaalbaahiye iyo codwayneeye layaacin ayaa qarbaahinta qabsaday su aalaha ka qaldan

  • @tubecamiin8794
    @tubecamiin8794 Рік тому

    Su`aal xumo😂

  • @BLAROCOM
    @BLAROCOM Рік тому

    Waar ninkani ma aaminsana Somaliland ee waxa keenay cuqdadii moqdisho oo ka qaaday 2 cud iyo yasidii la yasay. that's all simple & period

    • @mukhtarselef2616
      @mukhtarselef2616 Рік тому

      Kawaran hadaad nacnacdaada meelahan oo kale aanad la iman

    • @BLAROCOM
      @BLAROCOM Рік тому

      @@mukhtarselef2616 markaa meeshani ma jago hooyadaa leedahay ba cajiib

    • @mukhtarselef2616
      @mukhtarselef2616 Рік тому

      Maya waa meel public ah, nacasnimadaada iyo sidaad u madhantahay dad badan ayaad tusaysaa.

    • @BLAROCOM
      @BLAROCOM Рік тому

      @@mukhtarselef2616 sxb again meesho ma jago hooyada ledahay ba. Cajiib

  • @عبدالكريماسدى
    @عبدالكريماسدى Рік тому +2

    Professor khasaaro😂

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Рік тому

    Su`aal xumo😂 way tolay oo tolay somaliland waa wada uloo ul laqaato ma laha journalistuhu .... kolay kani waan dhaami laha samaynta suwaalo misaaman oo xikmad iyo culayskeeda leh loona dhigay si karti/karaamo/xarago kaftan/raligalin / marxabaysin siyasadaysan intaba wadata oo 2 sentence max ah oo suwasha abid la xasuusto qiimeheeda iyo qaayeheedaba murtida ku lafaaqan ..... from saylac 👮🏼😂🗣👏🏽

  • @cabdijaamac8489
    @cabdijaamac8489 Рік тому

    PROFESSOR SAMATAR BE AWRE OF THE HYPOCRISY OF HARGEISA (MUNAAFAQDA). YOU SHOULD KNOW THE CHEAP AND NONSENSE QUESTIONS ARE TRANSPORTED FROM OTHER POLITICIANS THROUGH SO CALLED INTERVIEWERS (parrots.)

  • @mubaarigismacil3250
    @mubaarigismacil3250 Рік тому

    Waar dadka ka xishoo

    • @yuntanigimma
      @yuntanigimma Рік тому

      walaal ciyaalkan ka yaabay xishood ma jiro. Bal professorkaa adduunka jaamacadihiisa wax ka bara ee wiilkan yar ee laga yaabo inaanu foom buuxin karin uu aflagaaddeynayo eega.

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Рік тому

    Ninkaan wadan uu hogaamiyo iska dhaafe Muftaax Jaban laguma aamini karo

  • @24Sevendays
    @24Sevendays Рік тому

    Waaryaahe wariye suaalo maala yacni ah ayaad dadka weydiisan. Silaanyo baasabor ingiriis ma haysan miyaa?

  • @yaslamissa2101
    @yaslamissa2101 Рік тому

    Reporter is right and of course the reporter is unafraid to speak up , but the Mr samatar don’t wanna answer his question” what a web of liar?????

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 Рік тому

      😂😂learn to speak english buddy😂😂😂😂

    • @lamandhbbf3639
      @lamandhbbf3639 Рік тому

      This reporter is a parrot for nefarious forced sent by the enemies of Somaliland like the Faqash of Somalia 🇸🇴 the professor is a distinguished Somalilander and will win