Hadii si shil ah isha banooni kaaga dhacay dee dhalinyaro saaxiibo ahaay oo ciyaaraa tihiinee maxaa u dacweenee hada? Teeda kale adaa isha iska riday waayo maxaa 6 bilood sugaysay Dr. Shiino kaliyaa dhaqtar indho ma ahanee? Asagana ma fiicneen inuu kula murmo. Waxay aheed inuu kuu cudur daarto uu ku dhaho aboowow i cafi waxna ma hayo balse waa ku garab istaagaa.
Dahiow habar gidir ama nogda
Hadii si shil ah isha banooni kaaga dhacay dee dhalinyaro saaxiibo ahaay oo ciyaaraa tihiinee maxaa u dacweenee hada? Teeda kale adaa isha iska riday waayo maxaa 6 bilood sugaysay Dr. Shiino kaliyaa dhaqtar indho ma ahanee?
Asagana ma fiicneen inuu kula murmo. Waxay aheed inuu kuu cudur daarto uu ku dhaho aboowow i cafi waxna ma hayo balse waa ku garab istaagaa.
Somaali madax jecela bal hada yaa waxas waydiyey