✌️🌺السلام عليكم و رحمة الله و بركاته🌺✌️ Dhamaan bahda kuxiran reer cirjiidh tv si kaliyo laab idiinsalamaya. Ali tutuul warun marku yiri madaxweynaha marku adayo wadanka dibadisa maxa yeley xoolo iyo adunba lahorwado. 🎉🎉❤❤وعليكم السلام❤❤🎉🎉
Caliyow qolooyinkaa Ciise Muse waxaad doonto ka sheeg Mujaahid Dhegaweyne waa Khadra cas mar dambe adoo wax ka sheegaya yaan la arkin waa taliyihii xoreeyey magaaladan aad ka dhex qoslayso markaa Shame on you.
Way quusteen quuqaalayaashe iyo cadowgii oo dhami, turkigu waa dilaal xamar aan waxba u hanbayn,doqontu se sokeeyaheeda colaystaaye si liitu turkigu ula dhaqmaan dhiiqaystaha somaliland ee turkiga wax walba farta ka saaray
Alley tiisa tahee ciise muuse way ismuujiyeen heestii geella ee odhan jirtey ceelalyada hore ciidan adagiyo col makulahayd
Afahayeen jaamca shabeel Afhayeenka cadawag Somaliland 🖐️
way xanuun sanayaan shabeer iyo cali guray iminkana waxa xanuustay salacalee iyo ramaax
Jaamac shabeel waa Isbiirtoole. Reer Somaliland dadka Iyo dalka way difaacayaan.
AABO MUSSE FOR EVER❤❤❤❤❤❤❤❤❤5 MORE YEARS.
VIVI KULIMYE
Viva Cirjiidho TV ✌️
𝐦𝐚𝐚𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐲 𝐧𝐚𝐱𝐞𝐞𝐧 𝐡𝐮𝐮𝐰𝐚𝐭𝐢 𝐠𝐮𝐝𝐮𝐡𝐮 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲𝐨 𝐦𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐛𝐢𝐱𝐢 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲𝐞
Waar ducada hagaajiso waaba intaasoo samadu furantahaye
✌️🌺السلام عليكم و رحمة الله و بركاته🌺✌️
Dhamaan bahda kuxiran reer cirjiidh tv si kaliyo laab idiinsalamaya.
Ali tutuul warun marku yiri madaxweynaha marku adayo wadanka dibadisa maxa yeley xoolo iyo adunba lahorwado.
🎉🎉❤❤وعليكم السلام❤❤🎉🎉
ALLA MAXA CADOWHA KAA NAXAYE SOO DHAWEYNTE MADAXAWEYNE MUUSE BIIXI CABDI CIILDID🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Jaamac Shabeel ma caagadii ayaa ka dhamaatay Ciro Cambe u shubi jiray. Waa sakhraan ma shaqaystaan ah oo doonaya in uu af wax ku helo iyo cay.
Cirjiidhe waa meel kaftan iyo waraysi isku dhex Karis waan idin salaamaya
Best analyse in somaliland politics.
Casharbuu u dhigay cadawga gudaha
Ee wadani. Muuse Biixi
Waar ciilantagudaha,muuse shayna anaasaaray maantana,anaa riday ee waxad haysokusoosaar.
Wariye Sare Cali Ismaaciil Carab 🎉🎉🎉🎉 wlhi warkiisa aad iyo laxaad ayaan uga helaa sababtoo ah waa xog ogaal xaqiiqada ku adima
Idaacada kaaliyee waxii dalka ka dhacay 16 min iigu soo koobta..Cirjiidho Tv 🫶
Man shalha kuLumiye GuuuuuL GuuuuuL
5 kale muuse geesi
DADKU WAAA KULMIYE MUSSE IYO KAHINN QARANN KA RAG LAGU AMINAA WADDA
Abti iyo adeer cali guuleeysta wada❤
😂😂😂wada wayn😂😂🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤
❤❤mashaa alaah madaxweyne muuse bixi cabdi geesi qaran guuleyso amiin aloow noxafid dadka iyo dalkaba amiin🎉🎉
Habar yoonis na waa toolkeen wayna ogaadoonaan waxa udanta ah Qaranka sland❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul Somaliland, Guul M/W Muuse ILAAHAY ha garab galo Cadawgana ha ka ilaaliyo sharkooda .
Masha alla
Guul guul cali duulduul
Gx ma isagaaba cod uga baahan. Ninkan ilaahay baa wata geesi qaran maashalah
Cali aad ayaan kuu Salamayaa🙏🏻Somaliland hore ayey u soconayaa❤❤🎉🎉
Weriyaha iyo Cali Duulduulba waan salaamaya saaxiibayaal nabad ahaada
CALIYOW qof fiican ayaad tahay laakiin faraha ha ka qaado Ciise Muuse aad had iyo goor ku taagan yahay. Habar Awalna ha kale qaybin.
Guul guul soomaalind soomaalind
odayaashan aad baan ugu xidhanahay ma dhagaysto saxaafadaha kale
Cirjiidho TV. Warkiinu wuu cadyahay. Hore u socda insha Allaahu.
🎉🎉🎉mashaa alaah viva somaalilnd guul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Dhiig ma leh dareen ma leh
Waa calooshiisa u shaqayste dareenkiisi baabay oo damiirkiisa iibsaday
ODAYGU HAA WUXU CABA BIYAHA DHANAN MARKAA AYU RUNTA XISBIGA KASHEGA OOUYIDHA XISBIGU WAA SOMAALI WAYN
Kkk ka daa caloow dhamaan ma wareersanèe waa kuwii maanta is muujiyee gobtu meel ma wada martee cumar shucaybna wxy habarwadaag yihiin ciro markaa haduu taagey wllkii ceeb maaha
cali maanta wuu fatahay, we love you so much
Well done ❤❤❤
Well said
Hordhaca Muj Cali waa another level
Cawaga Somaliland Meel kastba uujoogaba waajabyaa MOU dhexmaray Labada dawladood Ethiopia iyo Somaliland Turkey Wxba kamaqaadi karto
guul somaliland
Man shalha cali alha kuxiftiyo
Saaxiib Caliyow mid iga hay, Itoobiya weligeed bad Soomaaliyeed cagta saarimayso.
Xitaa haddii Muuse iyo Xasan u wada saxeexaan.
Bada Somaliland ma leh Somalia-Talyani.
Ana mid igaqor bada snagale una saxexayna cagahana waysosaraysa is the adigu hadaad awod led ahay amisonta alshabab Iyo xalane iska dulqaad duliyowhow
💚💚💚💛💛💛 guul iyo gobonimo kulmiye ❤❤❤❤❤❤
Cali Ismaaciil Carab waa runtiiye odeyga gaadh ha loo sameeyo.
KONFUR WAA MASAKIN ITHIOPIA GANACSIGA IYO BADA MIDNA KOON FUR DIDI MAYSO KOONFURI NIN DAD MIUIRQABA MA JOOGAN MIYAA
Hadanunahay isaaqa xagajirka ah waxaanu kubaaqayna inloodirgarobo dagaal lalagalayo dhamaan somali sidii 1988 okale waxakasoohadha ayaa iswaraysandona ka udiyaargawo
Asc guul Somaliland ❤
Casharbuu ushigay madaxwaynuhu xisbiga wadani iyo huwanta
ABWAAN MUJHID
CALI ISMAIL WAA HALYEY QARAN
War waxay ninkaagan subscribe ta iyo Like ta baryaya
Biciidihii chine ha HJ ahaa okaliyaa kugu filane😅
Weriyuhu waa faraq xaraabo ah wuxuu ku leeyahay Jaamac shabeel ma biyihii buu taagtay kkkkkkkkkkkk
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ saaxil hanbalyo burco hanbalyo
Cali duul‐duulow Ciidagale muu dirin Jaamac Shabeel ee cudur la yidhaahdo Muuse Biixi Cabdi baa haya!!!.
Waa.reer.cadaawe
Jaamac shabeel waa sikhraanka siyaasada
Cali Duul Duul runta ayuu ku adima,, anoo Ciise Muus eeh ayaa u markhaati furaya.Ciise Muuse dhamaantii waa Kulm8ye.4 Ciise Muuse sh oo wareersan nama matalaan, waxa aan nahay Kulmiye.
Caawa anigana ..waxaan sahal cabdi waxaan cabdi cismaan waxaan ka ahay cismaan xildiid. siddaa darteed wax xil ah maro iga qaata jegaanta oo dayax ku gala
siyaasadu sikhraan bay ubaahantahay mise iyada lagu sikhraama
Safarka mwaynaha, jsl iyo
Mau guba guuuuuuuuuuul
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN
Markay gunnimadu kaa badato waxaad noqonaysaa for la kiraysto.
Isagoo cimrigaa jooga ayaa la kiraystay
Ismaciil yare wax ka cay badani majiro
Shaqaalihii iyo ardaydii ayaa lagu qasbay isku-soo-bax iyo soo dhawayn-madaxweyne oo qasab ah.
❤❤❤❤❤
CHANALKAN DUUULIYA DHAMAN YIIINN
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Car igu celi markale waxa odhan jiray walawaynta e maha oromada
Hadaaad aragto shabeeel iyo libaax nacaska ayay islaanta dhashay ugu talo gashaa inuu rag ku dhex galo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
Kkkkkkk abwaan cali ismaaciil carab ❤🎉❤🎉❤🎉❤😊
Waar idinku xaga maqalka iska hagaajiya micraphones isticmaala
Sax cali duul duul rageedi hadal yaqaan runta ku kaftama.
Cumar shacayb waa reer cadaawe
WALAWEYNA WAXAAN KA AHAY FAQASH 🤣🤣🤣🤣
❤❤❤❤❤❤
Caliyow qolooyinkaa Ciise Muse waxaad doonto ka sheeg Mujaahid Dhegaweyne waa Khadra cas mar dambe adoo wax ka sheegaya yaan la arkin waa taliyihii xoreeyey magaaladan aad ka dhex qoslayso markaa Shame on you.
Cajiib ❤
Adigu ciil qabe lakufsadey ayaad tahay caliyow
💛💛💛💛💛💚💚💚💚💚💚
Wan la Wayn buu noqday ali duul duul hada laga bilaabo waa nin duulkaas ah😅😂
jamac biyaha qabow baan wada cabnaa
Waar muuse kudhasf ee waxkale shirka keen.
Csdswga somaliland waa mid waana xukumada jaahilku waxto 500nin horteeda laguhayo.
Kuseexda beenta xukumada hargsysa kukooban.
🎉🎉🎉viva cali qaran kusoco buufi hanbo huwan kkkkk
😂😂😂😂😂😂
MUUSAAA BEEEN KADHIGAY
Cali duul duul fanaanbuu
Ku fiicnaa codkiisaan ka fajacee
Abwaankii abwaanada cali duul duul
Way quusteen quuqaalayaashe iyo cadowgii oo dhami, turkigu waa dilaal xamar aan waxba u hanbayn,doqontu se sokeeyaheeda colaystaaye si liitu turkigu ula dhaqmaan dhiiqaystaha somaliland ee turkiga wax walba farta ka saaray
Asc❤
😮😮😮😊😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅𝐡𝐚𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐲𝐨𝐨𝐧𝐢𝐬 𝐥𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐚 𝐢𝐢𝐫
Qabyaalad,cay iyo been illaa 2017kii =waddani
0:07 weyn
Waa tahay
cali gesi somlia land❤❤❤❤
Guulaysta
Wada weyn qadaad weyn
Digo iyo danbas cusub
😂😂😂😂😂😂❤Geesi DulDul ❤
Waxaad. Kataktay bari weeyn3😂
CLi ismaaciil carab