Majaajilo | Yaa Kaa'rahan Noo Keenay | Ana Markaan Jigida Baan ku Dili

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 28

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 2 роки тому +8

    Waa googoski xishod iyo jacay AHUN maxed Axmed kuluc iyo khadra dahir cige iyi kinsi xaaji Adan iyo cibado Axmed waxaba mesha ka dhacay waxan ku dawaday National theater hargeysa wayo wayo iyo wayhii wacan

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 роки тому +4

    Boholyowga Xanuunku
    Jacayl uu Igu Beeroon
    Baryahaa Qarsanayey
    Makuu Soo Bandhigaa
    Bi'waayaye waan ku Jecelahay
    Anba caashaqu beerkiyo
    wadnuhuu i bisleeyoo
    baxnaanaan sugi waayee
    baaye raali ahoow.
    Allow u naxariiso Labadaba🤲

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 роки тому +14

    Khadra daahir cige alle hakuu naxariisto aamiin yaa rabi

  • @mohamoudhidig555
    @mohamoudhidig555 2 роки тому +4

    Alle haw Naxariisto dhamaantood

  • @MaxamdcabdiBile
    @MaxamdcabdiBile 7 місяців тому +1

    illaaahay haw naxariisto dhammaan

  • @SiciidimaaciilBootaan
    @SiciidimaaciilBootaan 6 місяців тому +4

    Good nice❤

  • @Abdi-pl1zx
    @Abdi-pl1zx 6 місяців тому

    AUN Kuluc iyo Khadra daahir cige DHAXAL IYO MAJAAJILAY NOOGA TAGEEN.

  • @mohamoudhidig555
    @mohamoudhidig555 2 роки тому +1

    Alle haw Naxariisto dhamaan tood

  • @sagalmoh6537
    @sagalmoh6537 2 роки тому +1

    Khadra allow kuunaxariiso

  • @Abdi-pl1zx
    @Abdi-pl1zx 6 місяців тому +1

    Oo ileen sheekadaan guri kuhaynta ah macusbo. Riwaayadaan 1980s by ahayd gurigaa lagu Hayaa micnaheedu waaqof waalan😂😂

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Рік тому +2

    Kuluc iyo khadra illaahaw idiin naxariiso labadiinaba

  • @MaxamdcabdiBile
    @MaxamdcabdiBile 7 місяців тому +1

    AXMED KULLUC ILLAAHAY HAW NAXARISTO KKKK OO CIRKA MARAYA

  • @MardaadiYare
    @MardaadiYare 13 днів тому

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 2 місяці тому

    Kinsi Allah yaraxma amiin

  • @rizack_jalato
    @rizack_jalato Рік тому

    Qadra daahir cige

  • @ruushalijamac638
    @ruushalijamac638 Рік тому

    labad ilaahay hawnxrsto

  • @ibraahimmursalofficial
    @ibraahimmursalofficial Рік тому

    Kkkkk

  • @Abdi-pl1zx
    @Abdi-pl1zx 6 місяців тому

    Oo ileen sheekadaan guri kuhaynta ah macusbo. Riwaayadaan 1980s by ahayd gurigaa lagu Hayaa micnaheedu waaqof waalan😂😂

  • @Abdi-pl1zx
    @Abdi-pl1zx 6 місяців тому

    Oo ileen sheekadaan guri kuhaynta ah macusbo. Riwaayadaan 1980s by ahayd gurigaa lagu Hayaa micnaheedu waaqof waalan😂😂