Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "HAMBAABIR" _ ( Madiix)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • 🌟Heestan waxa curinteeda laha
    Abwaan Ustaad Cali Sugulle Cigaal (Dun carbeed) AHN 1959
    🌟Heestan waxay kamid ahayd riwaayadii
    "INDHA SIRCAAD"
    🌟Laxanka _ Madiix
    Maxamed siciid Faarax (Gu roon jire) AHN
    HEES CUSUB
    MUUQAAL XIISO LEH
    HEESHA CUSUB
    HEES SOMALI OO QORAAL AH
    SOMALI LYRICS
    HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
    HEESO QAARAMI AH
    HEESO KABAN AH
    HEESO NON STOP AH

КОМЕНТАРІ • 41

  • @badrudiinnuur1060
    @badrudiinnuur1060 4 роки тому +11

    Walaalihii Hargeysa Waa dadkii Iftiinka u Shiday Fanka Umada Somaliyed Aun kuluc na wuxu aha Xidig ka Mida

  • @Madadaal
    @Madadaal 2 роки тому +3

    Ilaahay haw naxariisto Kuluc, Cali Sugule iyo Gu’Roonjire. Kooxdii walaalo Hargeisa, waxay ku jirtay Ruwaayadii “ Indho sarcaad 1959 kii”.

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 4 роки тому +4

    رحم الله الشاعرالمخضرم علي سغلي ورحم الله المتألق محمد أحمد كلع سيد الغناء والطرب الأصيل

  • @Mahuraan979
    @Mahuraan979 4 роки тому +3

    Maxamed axmed kuluc wuxuu ahaa qof yaqaana sida looo heeso farshaxannimo ayuu fanaaniinta dheeraa ayuu lhaaa

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 роки тому +5

    waa hees cajiiba waxaa si layaab leh laxankan u qaada fanaanka maxamed yuusuf & tubeec kuluc isna dab yar shidi mayo Aun dhamaantood

  • @maxamedsiciid8281
    @maxamedsiciid8281 4 роки тому +3

    Hawduu i hayaa halbowluhuye...yaa salaam. Naxariis waasac Allaha siiyo..old is the best...

  • @hamzamohamoud8505
    @hamzamohamoud8505 4 роки тому +3

    Codkan waa Madiix. Waxa allifay Maxamed Siciid Faarax, Gu’-roon-jirre.

  • @ismaciilbashe8430
    @ismaciilbashe8430 Місяць тому

    "Heermaye iminkaan hambaabirayoo
    Kuwaan ka hadhaa horumareey!"

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 2 роки тому +1

    When kuluc Arives it means big man in the House.

  • @aidarouswarsame199
    @aidarouswarsame199 4 роки тому +1

    Hirmayee immikaan hambaabirayoo,
    Kuwaan ka hadhaa horumarayeey
    Hoggaan ku dhacay guhaama weliyoo
    Howduu i hayaa halbowluhuyee
    Huqdii wakhtigaan halleelay miyaan
    Halleeyayoo waayihii helayee..
    Hadhuub baan nabsiga hordhaca ku dhameee,
    Ma heensaday huubadiisiiyeey...
    Alle ha u naxariisto boqorkii Masraxa soomaaliyeed Maxamed Axmed Kuluc...
    Haddaan wax khalday waad sixi kartaan.
    Old is Gold

    • @adanmadaxay9335
      @adanmadaxay9335 4 роки тому

      Kuwaan ka hadhaa
      Horuu maray
      Micnuhu waa
      Dawladihii afrika een mar xoriyada la qaatay een ka hadhay ayaa horu maray
      Hogaan ku dhacaygu hama weli micnuhu waa midnimadii koonfur ayaa hog somaliland ku dhacday ah sida erayadu

  • @maxameddeeq7647
    @maxameddeeq7647 4 роки тому +2

    Walalihii hargaysa allaha unxariisto intii dhimatay

    • @Madadaal
      @Madadaal 2 роки тому

      Aamiin yaa Rabi, koley dad badani kama noola.

  • @jaambiir8
    @jaambiir8 4 роки тому

    Mohamed ahmed kuluc waa fanaan qimo lahaa AUH janoyinkisa alle ha ku manaysto

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 4 роки тому +2

    My favorite singer R.I.P

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 роки тому +1

    Asal qaraami mid kaloo kamida. Thanks WWW

  • @adanmadaxay9335
    @adanmadaxay9335 4 роки тому +4

    Mahadsanid in badan ayaan heestan doonay 1962 inqilaabkii saraakiishii waqooyi ka dib calaacalkii waqooyi ayey kusoo baxday waxay isku riwaayad ahaayeen heesta hidiidiiyooy hidii
    Codku waa madiix lkn ereyada cajiiba
    Kusoo dar heesihii kale ee la cajelada ahaa eenu halgankii kala sejelan jiray
    Sida hadaan dhimashay ku diido hadaan dheragoow ku doono

    • @talokeen259
      @talokeen259 Рік тому

      Isaaq somivwaxay uga go ayaan waa qabyaalad iyo yaa reer shiikh isxaaqaay kkkkkkkkkkkkkkk

  • @dayibaxmed460
    @dayibaxmed460 4 роки тому +1

    waw thank you waayo waayihi wac,naa

  • @abdulahsalah3288
    @abdulahsalah3288 3 роки тому

    Kuluc rabi naxariisti jano ha siiyo aadbuu u luuq macanaa 🤲🤲🤲
    Dad waa dadkii hore😹🙀

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 4 роки тому

    Thankyou for the video, and thanks our somali culture.

  • @aal-alimi-805
    @aal-alimi-805 4 роки тому +1

    Thanks brother 👍🏼

  • @mohaahmed174
    @mohaahmed174 4 роки тому

    #Waayo Waayihii Wacnaa, aad baad u mahadsantay siidaa ku wad, Allah ha ku garabgalo Aamiin

  • @ahmedabdullahi4823
    @ahmedabdullahi4823 Місяць тому

    These are the words of Ali sugle Dun Arbeed

  • @honeybadger4812
    @honeybadger4812 4 роки тому

    Qaraami madiix ah yaa salaam

  • @abdisalam4728
    @abdisalam4728 4 роки тому

    classssss ya salaam salaan sare sxb

  • @mardaadisana6962
    @mardaadisana6962 4 роки тому

    Alle haw maxariisto
    Dhamaan inta dhimatay

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 3 роки тому

    Alaha u naxariisto

  • @kabanle1211
    @kabanle1211 4 роки тому

    Maxamed yuusuf cabdi #11111

  • @maakhiri3886
    @maakhiri3886 4 роки тому

    Laxanka madiixa waxa ugu cod macaanaa Maxamed Axmed iyo Siciid xamar qoodh
    PS inta aan ogayn; Madiixu wuxu Ka mid yahay 12kii laxan ee laysku odhan Jiray Qaraamka

  • @talokeen259
    @talokeen259 Рік тому

    Isaaq somali waxay uga go ayaan waa qabyaalad,yaa reer shiikh isxaaqaay,kkkkkkkkkkkk