DEG DEG DFS oo Fowsiya Xaaji Aadan ku badalatay nin Itobiyan ah&Wasiir u quus-gooyay Fowsiya,Jabuuti

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 18

  • @Terza56
    @Terza56 4 місяці тому +5

    ✅✅✅✅ Hassan Sheikh waa khaa’in wadan Nacas ah wax u kala ogyahay ma jirto e fowziya Ilaahey hakugu garab galo waa mudan tahay sister yaa rabi ku guuleysii garguurtena ilaahow naga wad o na dhaafi shartiisa✅✅✅✅

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 4 місяці тому +1

    Suldaanka tv guuleeyso walal abaalka maanta aad fowsiya u gashay wey gudi doontaa insha allh Dadaalkaada halkaas kasii wad fowsiyana fariintaadda wey heysaa oo waan u gudbinay😊

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 4 місяці тому +2

    Foosiya ha guulaysato gabadhayadu way idiin dhashee xishooda

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 4 місяці тому +1

    Fowsiya maanta hadii garab ka weyse wadankeeda waa musiibo qaran wlh

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 4 місяці тому +1

    Shacabka wixii dhiig leh xasan waa in la dagaalamaan kun canbeereeyaan sidii ula dhaqmay fowsiya xaaji aadan.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 4 місяці тому

    Foosiyaay illaahay ayaad haysataa waad Ku guulaysan hadii allaah yidhaahdo kooxdan dugaaga ah illaahay baa qabanaaya illaahow badbaado dal iyo dadaamiin

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 4 місяці тому

    Afqudhmuune suldaan TV ufuuf

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 4 місяці тому +1

    Waxaan waa dulinimo in muwaadiniinta soomaaliyeed iyo sharafkoodaba in uu xasan maalin walba iibsado sharafka ummada.

  • @cashelercasheleer-ri7tt
    @cashelercasheleer-ri7tt 4 місяці тому +2

    Somalie plus dangereux Djibouti

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 4 місяці тому

    Waan ka.xumahay fowsiyo in laga reebo tartanka korsiga midowga africa gabadhaas halagu tageero korsiga midowga africa

  • @IbraahinXasancumar
    @IbraahinXasancumar 4 місяці тому

    Xasan shekh badanasaxeex kudhaha sxb Xasan xaraash Hanti shacab Xasan xaraash muxuu muse bixi haltalaabo oo kuxadgudbay dhaxalka shacabka ee ilaa hawada dfk

  • @saidahmed5502
    @saidahmed5502 4 місяці тому

    Mohamud Ali Yusuf was canfar lakine waa canfarta jabuti asal ahaana ka soo jeeda beesha warsangeli

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 4 місяці тому

    reer Unakaa leh dalna Xamar bey ka garanayaan dadna Qabiilkood bey ka garanayaan Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa

  • @iskandarxoore8480
    @iskandarxoore8480 4 місяці тому

    Kkkkkkkkkk benale

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 4 місяці тому

    Sida wadan walba dad kiisa u ladoo nayo maxay Somalia u la raadin way day muwaadin keeda Foosiya xaaji waa in lagu taageero

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 4 місяці тому

    Warya suldaanka tv nacal tii kudhashay iyo tii ka dharaday was kala tag umada beenta waradka was

  • @hassenmohamed5865
    @hassenmohamed5865 4 місяці тому

    Arrêtez de mentir le Ministre de l'affaire étrangères est un Djiboutien