PART 2: WALASHAY NINKEDA IGA MASERTAY GURIGEDA IGA BURISAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • #Subscribe #Like #Share

КОМЕНТАРІ • 854

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 5 місяців тому +47

    Ridwan Isaq waa xadanadii dhibanasha mahadsanid sidad warka uga gurto ayan ka helaa mashallah

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 5 місяців тому +75

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝️☪️

  • @HaniFarah-pu2td
    @HaniFarah-pu2td 5 місяців тому +57

    Cabashada Inta aadmi la aadaysid o nafis ka raadinayso miya hilmamtay waynihii ku uumay ee arkaya xalad walbo ku sugan tahay war wixi cabasho ah allah swt u sheegta dumaroy alle ayaa qalbiyada maamula xasiloni hada rabto alle u dhiibo arinkaga kuna kalsoonow inta ridwan la aadaysin ognosow ridwaad waa adoon kula mida dhib ku haysta kama faydi karo farajna kuuma furi karo mana oga wuxu khayrku kugu jiro ee rabbi arintiina ula laabta ruux la talo saarto alle ayaa u wanagsan allah waa ku filanyahay adoomadiisa

    • @Aaminashariif7
      @Aaminashariif7 5 місяців тому +2

      Sax wallahi xabibtii ilahay haku xafida 🤲adoo boqorkaagi kujecel wax iweydiiso waan ku siini kuleh hadaa aado adoon sidaada ookele waa doqonimo xaqa alaha fahan siya umada 🤲😥

  • @sahalabdi8529
    @sahalabdi8529 5 місяців тому +161

    illhY walaalaheena falastiin dhibka hakakorqaado Amin amin amin 🥺❤️😭

  • @yusuf-de4kp
    @yusuf-de4kp 5 місяців тому +52

    Gabdhahan extra care ayey deg deg ugu baahantahay😢

    • @geenyadacaad2456
      @geenyadacaad2456 5 місяців тому +1

      Maseer camal baa ku jiraa inaanta armu naag guursaday

  • @sahalabdi8529
    @sahalabdi8529 5 місяців тому +64

    Ajar aan shayasanO iGuLa salida xbiibkeena muxamed salalaahu calayhi wasalam 🎉❤❤❤❤

  • @Kunolowfarxad
    @Kunolowfarxad 5 місяців тому +17

    Kusaliya xabibkena muxamad nabad galyo iyo naxaris dushisa ha ahate scw scw scw scw scw

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 5 місяців тому +74

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤

  • @maxamedcabdullaahi2915
    @maxamedcabdullaahi2915 5 місяців тому +39

    Wow waan sugeynee I'm team ridwaan sheeko jecli😅

  • @kiinay4946
    @kiinay4946 5 місяців тому +42

    Fudeed gabadhaan hadaadan ilma uheenin kahar ninkaa naagtii suu ka cabsanaa waxuu kuu soo xiriirin la yahay

    • @Taraagle67
      @Taraagle67 5 місяців тому +1

      Isha ka fuurty wlhi

  • @fartunhussein2731
    @fartunhussein2731 5 місяців тому +15

    Gabadhan shekadeda aad ban uga helay ❤️❤️❤️

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 5 місяців тому +2

      Gabadha waa qalbi xabxab laakiin waxbadan beey qarinee ee gabadhaan counselling ayeey ubaahantahay.

  • @SULTAN-ek6vw
    @SULTAN-ek6vw 5 місяців тому +6

    😂😂 I like the Energy
    . Wlhi blh she smile but instead Only Allah knows. Abayo mcnto please focus yourself in shaa Allah everything will be OK

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 5 місяців тому +10

    Walahi Ikran wa qalbi xabxab maskiin ah dhamaadka sidu Ridwaan uqosla uqoslay Ikran MashaALLAH ❤❤❤

  • @kiinay4946
    @kiinay4946 5 місяців тому +56

    Aabahaa xiriiri xaq kugu leeyahay hadaa rabto in nasiibkaaga kuu fiicnaado oo ilmo baari alle kusiiyo xiriiri aabahaa

    • @deqaadhan4725
      @deqaadhan4725 5 місяців тому

      Sax

    • @somaliboy9874
      @somaliboy9874 5 місяців тому

      Runtaad usheegtey yaa akhi filaah xagbadan buu kugu leeyahey wuxuudomi haduu kugu sameeyo

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw 5 місяців тому +4

      Xaaqada qalda ka fahanten abaha meye xaaqi lagu laha e abo nimo

    • @fatumamoulid9983
      @fatumamoulid9983 5 місяців тому +3

      ​@@HodoAyan-is4fwushek qalii xaqe qalad ka fahmen

    • @drf.m7782
      @drf.m7782 5 місяців тому +1

      No man xaq oo ku leeyahi ma Leh wayo asiga walid xun eh oo xaqa cunugtisa uga so bixin

  • @SaidoAyaan
    @SaidoAyaan 5 місяців тому +8

    Ayeyo waa halbow lahayga Ilahow idaa xataa hooyo wan ka jeclaha❤❤❤❤❤❤

  • @asadyare6879
    @asadyare6879 5 місяців тому +48

    Qoftan sheekadeeda waku laba labooday

    • @Sumaya-xd3hn
      @Sumaya-xd3hn 5 місяців тому +1

      Wlllhi wax lagu lala boodo wey u ekthy

    • @Rumiin-n2g
      @Rumiin-n2g 5 місяців тому +1

      Naayaa.beentajoojiya.gabdharun.eeshegte🎉😢😊

  • @Sadiya_wehliye1
    @Sadiya_wehliye1 5 місяців тому +15

    Abaha ha xumado ha wanagsanado cid kuu badalayso ma jirto respect sii marwalpo

  • @baxsan698
    @baxsan698 5 місяців тому +5

    Kkkk masha allaah Igran waa gabar Farida oo faniya garab hala siiyo ritwanow gabadan garabsii qosol kal iyo lab ahna waa kakente ❤❤❤

  • @user-yz2cw2gb9r
    @user-yz2cw2gb9r 5 місяців тому +17

    Jaceylka wuu iga keensadey gabadhan qosoley igu dileysaa😂😂😂😂

    • @Indho1250
      @Indho1250 5 місяців тому +3

      Ishaan waxba kama arko markay tiri walhi waan Raftay qosol dartiis😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-yz2cw2gb9r
      @user-yz2cw2gb9r 5 місяців тому +3

      Waxaa taas kaaga sii daran IL baan leeyhy ishaydu dadka waa ku dhacdaa 😂😂😂

  • @kawsarabdi5940
    @kawsarabdi5940 5 місяців тому +26

    Fudaydka alle ha ka saroo lkn m.a qalpi fcnthy ❤

    • @MsKeyf
      @MsKeyf 5 місяців тому

      Hhhhhhh

    • @arahmanfarah3663
      @arahmanfarah3663 5 місяців тому

      Aad iyo aad runtii waa qalbi xab xab 🍉 gabadhu 😅

  • @suheylaqurux6046
    @suheylaqurux6046 5 місяців тому +38

    Walayal ilahey dartiis igu soduceya murad leyhy in alle ifududeyo

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 5 місяців тому +10

    Tanyar way qalbi wanaagsantahay lkn xoogaa fudayd baa kujira.
    Abayo nin ku xiriirin waayay haku tashan , mid ka wanaagsan Allaha kuu sahlo.

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 5 місяців тому +11

    Nin adan aqon o wuxu yahay war u hayn inad hore ka gursatay adaba godka isku riday wxksti wa calaf lkn noloshada inad ka firsata qrx bdn

  • @NimcaBillowabdi
    @NimcaBillowabdi 5 місяців тому +26

    Mama Qamar kawrn ridwan

  • @ikraancabdillahi5453
    @ikraancabdillahi5453 5 місяців тому +5

    9:31qoftan wey qalbi jabsan tahy weliba said fudeedka waxbey ku qarin😭💔

  • @sacdiaabdirizak756
    @sacdiaabdirizak756 5 місяців тому +16

    Naagta wlhi wa 12 sheeko isku alifoysaa ki hotelka dajiyay meyay xagu ku dambeyay kan se isku barten shekadiisa dhameystiran ma sheegin hye waxa dhan waxa dhan mrba meel u boodee

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 5 місяців тому

      Adiga fududka ka daran kan hotel dajiyey wuu caawiyey ma ahane ma jeclayn xiriirna ma dhexmarin

    • @missAmerica-cx3lz
      @missAmerica-cx3lz 5 місяців тому

      😂😂

  • @sahalabdi8529
    @sahalabdi8529 5 місяців тому +39

    Illhow sooNka Naga aqbal

  • @amira1438
    @amira1438 5 місяців тому +12

    gabartani aad aye u fudutahy bisinka alle ha ku xasiliyo insha alh

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 5 місяців тому +2

      😅😅😅😅😅😅
      Sax fudeyd ku jira minyaro hadey dooratey ha iska saburto

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 5 місяців тому +1

      Maseerka fudeedka u keenay 😂😂

    • @amira1438
      @amira1438 5 місяців тому

      @@nihaalbiintuilyaas2442 5bilod ayaa la qaba sey shegeyso markasey san u qafifsantahy war kale aya sugeyna😂😂

    • @amira1438
      @amira1438 5 місяців тому +1

      @@Hafsonor22 maserka qafifow ayu ku riday maskinta ee fudedka waa u dhalaty😂

  • @maxamadsaadiq2000
    @maxamadsaadiq2000 5 місяців тому +16

    Ridwan adiga iyo ikraan inta idinka salaamaa😂😂😂

  • @nanogzan
    @nanogzan 5 місяців тому +5

    mashaaaa Allah waa gabar fican Allah SWT ha xafido👍 sorry habaryar aniga tiktok ma isticmalo iyo facebook

  • @BlueSky-ki6kt
    @BlueSky-ki6kt 5 місяців тому +6

    Mansha Allaha, gabadhaan waa fariid. Ee wiiloow sasabo

  • @noormhmd-zr6jv
    @noormhmd-zr6jv 5 місяців тому +7

    Cadi iska dhig abay walid waa walid isha walidka iska ilali😢😢😢😢

  • @WasiirkaMaliyadda
    @WasiirkaMaliyadda 5 місяців тому +15

    qoftaan maba fadhiso 4sano jecel waan iska dayay hadana jecel waan leeyahye ilahada qoftu masaxno 😮

  • @rahmarahma3526
    @rahmarahma3526 5 місяців тому +13

    Minyro mrkaa noqoty adiga bahdilaad doonty quruxey

  • @faadumomataan5104
    @faadumomataan5104 5 місяців тому +9

    gabadhan qosolka iyo dhoola cadaynta wax badan ayay ku qarinaysaa

  • @AmiraAwiye
    @AmiraAwiye 5 місяців тому +5

    Gabadhaaan sheekadeeda waan ka helay lkin aaabheed ha xidhiidhiso becouse beerkaaga qudhmay lama tuuro

  • @umusalman9489
    @umusalman9489 5 місяців тому +22

    Wlhi ani saa uqoslaaye waaba fuuree😂😂ridwaan maba qoslooyo bee😂😂

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali 5 місяців тому +1

    Waalidkaga qof ay kula rabin ha guursanin Hada fiiri gabadhan ninka loo diiday ayey guursatay kor wayeel wa wada indho waxey dareemen nin naag qabo inuu gabadhooda u wanaagsaneyn Waana kaas ninkii wuu iska tagay insha Allah mid ka kheyr bdn Allaha kuu sahlo waana yartahay weli mustaqbalkaga nin kuma xerna shaqeyso meel iska soo saar

  • @mukhtaarmaxamed7165
    @mukhtaarmaxamed7165 5 місяців тому +2

    War qoftu waa Mujahiid qof jab Somary waa 🦁

  • @KowsarAsadaadan
    @KowsarAsadaadan 5 місяців тому +10

    800k coming soon l.a ❤❤

  • @amalnoor1059
    @amalnoor1059 5 місяців тому +3

    Hoyadis waligey sodah may idihin kuteh she's hilarious 😂😂😂

  • @suhurmaxamed1127
    @suhurmaxamed1127 5 місяців тому +3

    This girl so fanny waan ka heley qisadeda keep going sis

  • @zeynabcumar2443
    @zeynabcumar2443 5 місяців тому +4

    I ducey muraad leyhy intuu illh isahlo😢

  • @abdirahmanmahamud4158
    @abdirahmanmahamud4158 5 місяців тому +39

    Gabadhaan xogo we wanagsn tahy lkn xogo waxb ka si ah😢😢

    • @lulunor7284
      @lulunor7284 5 місяців тому +1

      Iska dhaaf dheh 😂😂😂😂😂hacaayin

    • @ardhoyahmed6189
      @ardhoyahmed6189 5 місяців тому +5

      ki ka carararay miya tahay ilen gabadha waxba kama qaldane

    • @Xaawokiin927
      @Xaawokiin927 5 місяців тому +6

      Wxba kama si ahaa xoogaa fudayd bes ku jira waana u dhalasho laga yaaba

    • @Qaali786
      @Qaali786 5 місяців тому +1

      Xoogoo fudeed yar aa ku jira gabadha

    • @sagaldahir9382
      @sagaldahir9382 5 місяців тому

      😂😂😂🤣🤣 xooga fudayd baa ku jira

  • @rowdoahmed605
    @rowdoahmed605 5 місяців тому +2

    Aniga abahay imaso gorsan yaraandaydii marka waynadayna aniga radiyay aabe ha xumaado ama hawanagsanado waaa walidkaa uun gabadhan waxa haysta naxdinta abaheed 😢😩

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 5 місяців тому +3

    🥺 🥺 🥺 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir.
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi 😞 😞

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 5 місяців тому +2

    Inaan ahay minweyn ma beenbaa faarax qalbigiisa horta yaa degey 😅😅 iyada waankuusoo shaqeyn uga soo tegey ikraney calosha xiro xbb faarax waa ehelu naare xbbti horumar bn kuu rajeynayaa ❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 5 місяців тому +1

    Gawadhan waxan ka muqda fudud waxa nah u kenay qalbi jabka faraha badan iyo maserka gawadha rer koda quraan ha sartaan intey san ku dhufan😢🥺qof fcn bad tahee ee wad guleysen doon taa lkn abahaa xiriri abayo 😢

  • @Zuhuurmustafa124
    @Zuhuurmustafa124 5 місяців тому +18

    Sheekadan qosol miiran wye😂😂😂😂

    • @HafsaXubi-md9yp
      @HafsaXubi-md9yp 5 місяців тому

      idha adigeda kadaran wax kale waye wlhi 😂😂😂

    • @IbraahinMaxamed-iq9hg
      @IbraahinMaxamed-iq9hg 5 місяців тому

      Walhi Haa waxaa igu qosolka badnaa Arooskey qacda ugu horeysey😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @HafsaXubi-md9yp
      @HafsaXubi-md9yp 5 місяців тому

      @@IbraahinMaxamed-iq9hg waxba qaldan san sax maba kuahan wyiga yabisy ani fani waye wlhi 😂😂😂

  • @firstlady6086
    @firstlady6086 5 місяців тому +8

    Ramadan waaye ma hadli karo😊

  • @FartuunHaji
    @FartuunHaji 5 місяців тому +11

    Caasi baa tahay si ku xishoo nayaa

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 5 місяців тому +2

    mashaallah tabarakallah wa gabadh wanagsan qalbi fican hadana aqli badan lkini nacas xuun aya helay .tankale ninka ilahay aya afar ubaneyay somaahan lkini nagta xuun ee so caysay uma jawabin intas aya naag ku filan bahdil intas aya ugu filan

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 5 місяців тому +5

    Qofti.fududeed wakenty ridwan mahadsanid😂😂😂

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 5 місяців тому +10

    Gabadhan yar qosolka iga dhameyse wlhi hadal keeda Anather level waye my sister Keep Going wad guuley san neysaa insha Allah

  • @RayaanMaxamuud-mu3ny
    @RayaanMaxamuud-mu3ny 5 місяців тому +1

    Allla maama Qamar kwrn qalbigayga ayay ku taaganthy wlhi allh caawiyeee

  • @mohamedamiin9719
    @mohamedamiin9719 5 місяців тому +28

    Videos gaan maabeela ka daawanaya yaa ila mid ah 😂😂✋🏻

  • @abdimaliksiyaad
    @abdimaliksiyaad 5 місяців тому +4

    Qoftan xogaa speed ayaa ku furan ma ila aragteyn asxabey😂😂

  • @Nawalcadey_
    @Nawalcadey_ 5 місяців тому +7

    First ahy i camira xarfaneyy😂❤

  • @honestchanel1351
    @honestchanel1351 5 місяців тому +8

    Daawashadeyda kuma xerna qofka siduu u hadlo ee waa kaliya inan ridwaan ku xedhanahay i love this bage

  • @akadirhersi4091
    @akadirhersi4091 5 місяців тому +2

    When she woke up, she remembered her father

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 5 місяців тому +8

    Gabareey hadaad manta saas u hadasho adigoo miyaha fadhiyo Oo aad Caasi walidiin noqoto nin islameedna ku wanaajin mayee tas ogaanteet lahoow markastana abahaa Waa abahaa

  • @user-dd1sx9wu6n
    @user-dd1sx9wu6n 5 місяців тому +1

    i love her❤.. wa walaasha rahma from jigjiga

  • @JiyaaAadan
    @JiyaaAadan 5 місяців тому

    Ridhwaan qusulka aad ayaad ugu qurux badan thy wlhii 😊❤

  • @Cabdiqanidiin
    @Cabdiqanidiin 5 місяців тому +7

    ❤ridwan. East not easy

  • @mumtazabdi284
    @mumtazabdi284 5 місяців тому +2

    Ridwanow tan inay ku dishaan ka baqaayaypa lkn asalaapa tahay sidaa qosolka isugu dhajineysey 😂😂

  • @naimofarah660
    @naimofarah660 5 місяців тому +18

    Qof maseersan baad meesha nosoo fariisisay caku minyaro maseersan

  • @user-gb2ef1zd1v
    @user-gb2ef1zd1v 5 місяців тому +13

    Wlhii tan waa iga qoslisay😂

    • @user-ij9ft2tp3p
      @user-ij9ft2tp3p 5 місяців тому

      😂😂😂 kulla mid

    • @user-dk5jt4ol8i
      @user-dk5jt4ol8i 4 місяці тому

      Waad war xuntihiin dhanka wngsn wax kamaydan fiirin
      Qofta Stress miya haayo xta isma dhahaysaan caqligi aaway

  • @amalosman4596
    @amalosman4596 5 місяців тому +2

    Soon waaye marabo inaan dambaabe qoftan wa fani 😢😂

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 5 місяців тому +1

    Gabadhaan Alle xasilooni ha siiyo xooga way yara fududahy wey dagdagysaa
    Ikraam waalidkaa u laabo cid kuu badalaysa malahan ka duceyso
    Gabaraa tahay fudeedka kuuma qurux badna

  • @djibrealite
    @djibrealite 5 місяців тому +4

    Ax ragow ilahy ka baqaa siiba cawradaa ninkii qabow wll ilahy dartii gabadhaa ku dhaqo

  • @ayaanibrahim8442
    @ayaanibrahim8442 5 місяців тому

    Ilahay ha ku so hanooniyo waalid xumaan malehee aabo xun kulaha subxanalaah🥺🙉☝️

  • @Queen-official
    @Queen-official 5 місяців тому

    Mashallh ikran yarisey hore usoco ninkii ikraan gabadhan usoo labo waa qof qalbi wanagsan wanagisana wey shegty ma xaqirin nin rag ah iska dhiga xita hada mid labaad damacdan

  • @MaryamMaryamomar
    @MaryamMaryamomar 5 місяців тому

    Ridwan apwe lamberkaga rawa ina quf tijawiya rawaa plz ila soo hadal lacala hadu ridwan comantigega arkin qufki arko olamberkiisa hayo pls haila sosocod siiyo sharafa nihaha

  • @Asma-hc1lz
    @Asma-hc1lz 6 днів тому

    Wllhi m.a m.a gabadh way qalbi furan thy.

  • @AdoontiiAlle27
    @AdoontiiAlle27 5 місяців тому +1

    Adiga wajibkaga ka soo bax asiga tiisa ilahey kula xisabtamayo Aabo mar waliba waa Aabo❤

  • @aniizajaama7544
    @aniizajaama7544 5 місяців тому +1

    Mnsh allh way qalbi wngsn gbdhn❤❤❤

  • @mashikecade8637
    @mashikecade8637 5 місяців тому +1

    Abdullahi kaska walashe miya😂😂😂😂 wlhi wa u eg thy❤

  • @apdykanimohamoud6199
    @apdykanimohamoud6199 5 місяців тому

    Tan waa Caan Raadis Mar Labaad Hanagu Soo celin 👏

  • @user-bw4xe1ol3z
    @user-bw4xe1ol3z 5 місяців тому +2

    Wllhi gabadhan way iga qoslisay waa gabadh qalbi fiican

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 5 місяців тому

    Gabdhan yari wlhi waa geesiyad siday u hadlayso ayaaba laga dareemayaa ilahy haku xafido daryeel aabo nimo may helin ninkiina wuu cilay balse horo mar wacn ora jay nayaa 😢😢😢😢😢

  • @ekraamsuleiman8050
    @ekraamsuleiman8050 5 місяців тому +3

    Habaar maha ishayda Lee waye 😂😂😂😂😂😂 Manoli Wlhi tani wa fariid 😂😂

    • @fatumamoulid9983
      @fatumamoulid9983 5 місяців тому

      Farid way dafte wlhi xaga aaboho ka xumate ma ogie 😅

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 5 місяців тому +1

    adunka dumarka aminsan qacidadan khaldan meel xun ayy ku danbeyan nabsiga iyo caqli xumada qadana wa kuwo gadaal uka shalaya kulaha wixi ayada loga so tagey qabta xbti ayada waxba maqabto wa gabr ado kle ah maybe ineyba ka qurxonathy kana dadnimo badan tahy ee raga marba shalmadii dhaqaaqda ayy racaan wanaag iyo sharaf cidna kuma raacan hada aamin san tahy qurux iyo kalsoni hada beri arki doba marku ka raaco mid ka foolxun waxna kala ogeyn ma tirahdid ninc weye allahbana afarta u baneyy ana wanagisa ku gursadey adleast sasa maqcula

  • @cabdikarimck1421
    @cabdikarimck1421 5 місяців тому +1

    Hadad ubahantahy passport Kenyan mudo kooban iso qabo luqa

  • @mohamedsamatarmoha
    @mohamedsamatarmoha 5 місяців тому +1

    😂😂😂 anaa xishody beh😂😂😂

  • @user-dd1sx9wu6n
    @user-dd1sx9wu6n 5 місяців тому +1

    ikraan quruxey horay u soco waligaa

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 5 місяців тому +1

    orskyga qcdii hore ku qaaady kulhaaaa😂😂😂😂😂 aar tanaaaaa

  • @HusniSawmHusni
    @HusniSawmHusni 5 місяців тому +2

    Abtigaa wilayad makuuqadi karaa , ??? Jawabta waa Haaa

  • @kowsarinappeh5893
    @kowsarinappeh5893 5 місяців тому +2

    Mayeeeeèeeey tiktok aàaaaaaa kuuma socdo wall😂

  • @ikraancabdullahi9674
    @ikraancabdullahi9674 5 місяців тому +2

    Walidkaa gartiisa wa gar gardaradiisana wa gar asaga hadu wajibkii lagu lahaa gabay asagaa alle kala xisaabtamayaa lkn ilmaha marku waynaada waxa laga rabaa in u walidkiis xiriiriyo oo wajibkii lagu lahaa kasoo boxo marka alle ilmaha baari hano dhigo

  • @dahirahmed5841
    @dahirahmed5841 5 місяців тому +2

    Ridhwanow bee little bit faster to bring us de new episodes

  • @Hibo6875
    @Hibo6875 5 місяців тому +4

    Maabeel ❌️❌️❎️mobeel✅️✅️✅️✅️

  • @user-se3ml9sd8f
    @user-se3ml9sd8f 5 місяців тому +1

    Dadadna abohodi la ah yihin dadna sani udhaqmayan may radiso balayada abahay ilahay ilahaya iga jecladay lakin ani wa radin lahaaaaaa 😢

    • @maryancabdirizaaq7509
      @maryancabdirizaaq7509 5 місяців тому

      Oo asaga ma indhuhu la yhy maxa laga raadinaya waa asaga gabadhisa dayacaye aaway xaqii aabinino markii la qooqa naag la aadya ilamaha alle keenana waa la tuuraya lamana biiliyo asaga miyuusan alle ka baqayn

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 4 місяці тому

    Ilahey gabadhan qalbiga ha udajiya

  • @seed3966
    @seed3966 5 місяців тому +1

    Hhhhhhhh. Caaaadi maaha isheydaa ku dhici ani miskiin baan aheye

  • @nadiiracumar2639
    @nadiiracumar2639 5 місяців тому +1

    5 bil nin qaba miyay sheekadiisa noola timid

  • @UdugandHawashCo
    @UdugandHawashCo 5 місяців тому

    MINYARO MASEERTAY WAA MASALO JAAN MASEER QADAY HANADHA ALLAHA CAFIYO 5 BILOOD LEE SANDYAA MODAY WALAHI

  • @somaliboy9874
    @somaliboy9874 5 місяців тому +1

    Nin aadan shanta blood is qabtaan bad durba kacabaneysaaye dulqaad keed leedahey samir yellow Dan taadana Garon

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 5 місяців тому +2

    Fariida wyi walhi qoftan yare❤

  • @keif0thmaan173
    @keif0thmaan173 5 місяців тому +1

    Ridwaan naago been badanaa maalin kasto nagu soo dhistaa😂😂

  • @munaGerat
    @munaGerat 5 місяців тому +1

    🎉 wow wan sugayay part kan gabad funny eh waye