Mr c.salaam shacabka somaliyeed waxa ka maqan oo ay iLowsanyhiin awooda shacabka uu leeyahay, ma oga in shacabka ay yihiin dadka kaliýa laxisaabtami kara masuliyiinta ayagoo isticmaalaya awood iso so bax ama banaanbax ama gadood Lkn intaas qof fahamsiiyo oo ku dhirigeliyo walala yahay sabbto ah aqonyahanadeena iyo dadkena bulshada magaca ku leh badankood ma daneyaan wax aan ahay dantooda
Abdi salan waxaa xaqiiq ah in xasan Shekh aad kooxdiisa ka mid aheyd waxaa kaloo ogaataa xiligii u mucaaradkaa wuxu u hadlaayey sida Adiga aad hada u hadleyso waxaan aamin sanahy maanta hadi xilka lagu dhibo wuxu xasan shekh saneynaaya wax la mid ah ama ka sii xun aa sameyn laheyd
Niyow adiga run miya inad so noqote taliye ku higenka NISA. Ilen uma edki nin sirdon Aniga wahan kugula talini laha handa ad weyse ini lagugu amino hita gudomiye degmo aniga uma maleynayi inad san shaqa kuheli marka iska amus ama hassan iska bar bari
You are wasting your time Hasan sheikh and his government will stay inshaAllah beyond 2026 I recommend you to get a job this is not how you build your CV! etc
😭😭😭😭Somalia Ha Guulaysto Hooyadaana Ilaah Xaqeeda Ha U Soo Sahlo
Xasan Wallahi maxkamada Allah Subxanaho Watacala ayaan kugu sugeynaa Inshaa Allah
Cabdisalaanow garguurte umadda allaha kaqabto waa dhiigya cab 🎉🎉🎉🎉
wlhi indhaha ayaa caas naga saarnaa wana naga dulqaaday .. barnaaamijyada dawladena ku saabsan soo badi khabaiir
Ustaad Wallahi cabsida maanta I haysaa xataa 2008 kii igama qaban mustaqbalka Soomaaliya...
Hooyo mcn waad duceysatay inagana aamin ayaan ku dhahnay ilahey idankis
Niyoow xasan waana ceeweeye
Mqanta soomali aduunga sharaf kuma lahan xitaa inaa soomalinimada ooga baxaaa laga cabsi qawaa ee xasan umata halaga qabto
Xasan shiikh Allah nakabadbaadiyo
Ilaahay haku xafido shartiisana Allah a soomaali ka badbaadiyo it’s critical time for somalia
Mr c.salaam shacabka somaliyeed waxa ka maqan oo ay iLowsanyhiin awooda shacabka uu leeyahay, ma oga in shacabka ay yihiin dadka kaliýa laxisaabtami kara masuliyiinta ayagoo isticmaalaya awood iso so bax ama banaanbax ama gadood
Lkn intaas qof fahamsiiyo oo ku dhirigeliyo walala yahay sabbto ah aqonyahanadeena iyo dadkena bulshada magaca ku leh badankood ma daneyaan wax aan ahay dantooda
Madexweyne farmajo nollow wadani Somaliyed nollow wall ❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maa shaa alaah runtaa maa shaa alaah mahadsenid xasan waa beenale
Ilahey gargaar hanoo fidiyo, munaafiqintana hanaga qabto aamiin.
Mahadsanid
Hawiye waa Nocas nacladas foshaxun moryantas foshaxun tukgas foshaxun soxira tukgas kujihada nacladas qaniskas foshaxun dilla
ALA MURUGO WAYNA SOMALIYA ADUNKA KUMANALO MIYA WAMAXAY KHAYNUL WADAN KAN ANLAQABANAYN
So asika la haay warbashada ayaan xooga Sara dadka in ee waxbartaa majeclo
Run saxiix
Waxaa xaaraan ah in madaxweyne loogu yeero
Dowladaan waxcay radinaysaa Cash Singing bonus bay raadinayaan
Markii an arko dowladaha caalamka sida ay danaha dalkooda uga shaqeeyaan iyo sida uu XSM dalkii u xaraashayo qabkii iyo midnimadii u burburinayo waxaan dareemaa ciil , murugo qalbi jab iyo quus .
Allow madax daacada oo dalka iyo dad kaba u turta
Yaa ku waano qaadanaya waa dad ehlu ceesha mooryaanta madaxda noo ah
Wadankan allah baa u maqan dad wareeesan baa madax u noqday
Walaalow anugu eeda ugu weyn waxaan saarayaa dadka soomaaliyeed inay ayagu dayaceen dhulkooda iyo dadkoodba maxaa yeelay waxay noqdeen dadkii umad si fudud uu ugu guuri karo nin xun oo aan wax Dan ah u haynin dadka soomaaliyeed xujadu ayagey shalay iyo mantaba dulsaarantahay jaajuusinta qabyaaladiistaha iyo duliga oo dhan baa si fiican u rarta mana garanayaan waxay u dhimanayaaan marka rabi hogan fiican ha u keen dalkaan dadku hadii aysan is badelina isbedel inuu yimaado wey adagtahay wala
Abdi salan waxaa xaqiiq ah in xasan Shekh aad kooxdiisa ka mid aheyd waxaa kaloo ogaataa xiligii u mucaaradkaa wuxu u hadlaayey sida Adiga aad hada u hadleyso waxaan aamin sanahy maanta hadi xilka lagu dhibo wuxu xasan shekh saneynaaya wax la mid ah ama ka sii xun aa sameyn laheyd
arinta gurguurte kukaliftay in hashiis beenaadka kusoogalo Ankara waxaa sabab u ahaa kadib markii khaain wadanka axmad madoobe oo kaashanaya sirdoonka Kenya ay soojabiyeen ciidankii uu xasan geeyay raaskanboodi ayuu xasan talefan u diray ordagan oo yiri warninkii bada raadinayay u yeer diyaarbaan ahaye markay kulmeen waxuu yiri xasan wax walba oo ani iguxiran diyaar baan la ahaye arimahayga gudaha iladaji iyo waayahay markii laga saxiixdayna balantii waa looga baxay itoobiyaan mabayaqaan. Marka xasan tuug waxa uu gidaarada madaxa u ladhacayo. Waa sidaa . ee reer muqdishoow hantidiina inta hada baaqiga idiin ah kayureeya. Soomaalikale tabar uu wax ugu dhimo maleh ninkan . Marka lagareebo heshiisyo beenaad yada oo maga soomaliya kusoogalay
Muqaalka cotlaa.aan ayuu igayahay yaa ila qaba wayaabanahay
Abdisalan barnamij yada daqiiqadaha ukordhi ugu yaraan ka dhig 30minute
Soomaali baad tahay Cabdow saafiyoo wacan🎉
Sarta,seediyo qalbiga saabka iyo uurka,
Sidayaasha dhiigee qulqula soohdinaha beerka,
Sambabada dahriga iyo suulashiyo baarka
Nin Soomaali ah baad tahay oon cidi saluugayne,
Saxnaan baan kuu arkaa saadanbiyo maanta,
Aniguna safkaagaan jiraa saacadiyo goore,
Saxida amniga eed soo dhigtaan sahay u qaataaye,
Sikin waliba searching baan dhahaa magaca seeskaaga(dangud Madia)
Waa saxiix hadaladaad soo gudbinasaaye,
Sixun u qaataha ka gudub uunka kala sooca,
Sodon Million inay kuu siman yihiin baan ku sarey dhaare,
Ina Salaanow ku soco qarankan soof baydhey,
Taliye waxaan ka tirsanahay dadka uusan dhaafin hadal aad tidhi ilaa xiligii aan ku bartey oo Farmaajo dalka joogey,
Meel kasta oo arimaha qaranka lagu so qado waan kaa sheegaa, bil xaqiiq,
Wax kalena maaha oo wallahay ah ee isku fikir ayaan anahay, cid kalena kuma xumeeyo, cidna kuma so dhawysto,
Maanta hadad sidan iska bedeshid dadka iigama duwanid,
Waliba waxaan jeclaan lahaa hadii wadanku xusbiyo noqdo inaynu xusbi furano.
Teliye waad naga soo daahdey Huuno
Xasen xollo xayaewankas hawiye folxuma nacladas tukgas xasen dilla kujihada nacladas
Qabyadii muddo xileedisa hore uu dhameys tiraya oday hassan garguurte😁
Taliye c/salaan 🫡
Hawiye waa nacladas tukgas foshaxun dhamantod moryantas
It’s silent mode 📵
Mudane agaasime dalkaan maxaa xaluah
Waxa lakuxasuusandona mayaraan donaan 2025 ayaakasii daran
Mundane: hadal dambe ma hadhin, waxay taagan tahay, sides looga badbaadiyaa wixii uu ka reebay xasan dalkii, sharafkii, rajadii, hantidii mood & nool, qaranimadii qaranka Somalia.
Hawiyoow Dib isigu noqda oo ummudda Somaliyeed war-cad u keena mar haddii and Somali caasimadii ka saarteen.
Mucaradnimada said ka mafiicna 😂
Madexweyne farmajo nollow wadani Somaliyed nollow wall
Niyow adiga run miya inad so noqote taliye ku higenka NISA. Ilen uma edki nin sirdon
Aniga wahan kugula talini laha handa ad weyse ini lagugu amino hita gudomiye degmo aniga uma maleynayi inad san shaqa kuheli marka iska amus ama hassan iska bar bari
Somaliya hanoolaato somaali baan ahay
Xasan fashil ayuu ku jiraa runtii wax dhisdaayee waxuu yeelay ayaa badan
dalku madaxweyne maleh
Waar nio dawlada cagaha uga fuq nacasnimaa ku haysee
Cagaheeeda ma haystee in khaladkeeda lasheego miyaad diidantahay
soomaali hadaysan xamar katashan dawladnimo helimayso sabab dadka jooga dawladnimo marabaan 30sano ayaa xamar loo afduubanyahay
Xasan waa tuug moor yaan ah wala wada og yahay
Soomaali waa caruur dahab kucayaaraysa aduunkuna waa mid inuuxado raba midna inuukaxoogorabo midna inuukasirsirtorabo markii cadawgaagu qoontaada ogaado waligaa buskoonmaysid
Dafka dhageysto ninkaan iyo kuwa lamidka ah Waa dadka ugu nugul in ay been ku haligmaan, Waa beenlow ninkaan 100%
Ninka warshadii caanaha xamar gatay qabrigana inuu maydka.kasoosaaro dhaqaalo kadoonay maxaad badd iyo dhulkafili xasan waxba loogu imaanmaayo dadbaa qabiil kudifaaci
taliye xiligi maxkamidihi doorka ciyaari jirtay dib u bilow meeshaas daba dhilif iyo dana shisheye rag ka shaqeya ba ka kalumeysta.
Nin waxbartay ayaad tahay runtii waana sugaa video kasta ood soogaliso hada kolay somali baa tahay oo kama maqna qabyaaladi waayo farmajo sidaa ulahadli jirtay hassan ulama hadashid yaaab wlhi aqoonyahanadii somaliyed qabyaalad ayaa lagusaliday
You are wasting your time Hasan sheikh and his government will stay inshaAllah beyond 2026 I recommend you to get a job this is not how you build your CV! etc