Asalamu Alaikum don not forget daily to recite اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد❤❤
Miskiinka ayay Qabtaa qawaaninta aduunku haddii ay run tahay sahnuuniyada ayay qabanlahayd oo 11bilood la garaacayay reer🇪🇭.dawlad Maraykankuna waa ka dambeya xasuuqa caruurta reer falastiin,shacabka maraykakuna waxay u taagan tagayihiin taageerada reer 🇪🇭mudo aad u dheer,allow ugargaar 🤲❤️🇪🇭
Inna lillaahi wa inna illahay Rajucuun Afkiibaa Juuqda Abay Ya Allah markii La Dhameyo Rer Gaza waxaa Loo soo Jeesanaya Waa Xisbullah Waxa ku Xiga Waa Jordan Iyo masar mid waliba Gurigiis Ayaa Lagu Duminayaa
Ilaahow ugargaar reer qaza dhibkana ka qaad ma jirto cid aan adiga ahayn oo ay hiil ka sugayane yaa rabi xoree falastiin ❤❤❤ Gumeystaha arxanka daran ee yahuudda ah allow masiibo dhacda tiisa ugu xun ku rid aaamin aaamin
Alle ayaa u maaqan ogow dadkaan waa adoomo uu Alle koomkan kaeenay inta ay rabaan ha kibraano waa waqti ay heli doonaan gabagabadooda insha Allaah waa nihaayadooda iyo daciifnimadooda Maah maah siomali ayaa dhahdo Si jirtaa ma sii jiri doonto
Ukraine mar Hore aya laga guuleystey laakin waxay dooneysa in ay iska Horgeyso Rer Galbeedka iyo Russia isla markaasna aykaga faa iideysato ❤❤😂🎉😢😢😮😅😅😊😊😊😂❤❤
Cidda dagaalamaysa yuhuud maahan ee magacay u sidaan waxa qasa iyi meel walba ka dagaalamayaa waa maraykanka oo ku dhuumanaya magaca Israa iil ee mar hore bay xm ku luq Luqan lahaayeen xamaas yuhuud dambana ma hadasheen awoodda maraykanka ilaahoow. Jabi ilaahoow dabaabaadka uu masaakiinta marasta iyo maatida uu ku xasuuqayo ilaahoow baabi oo ay biyo noqdaan
Tani waa musiibo kale oo qaza ka dhacday waxa is weydiin leh ayaa waxay tahay in gumaystaha israel lagu dawanayo xasuuqa reer gaza balse waxaa kaliya gumaystaha israel sugaysa ayaa ah musiibo dhexdeeda ka dilaacda gudaha gumaystaha
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
Thanks Brother 👍👍
Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu
Yaa Allaah ilaahow u gaar gaar walaleheenna
Mahadsanid
Ayaamkan xamaas ma hubkiiba ka yaraaday wax ay gubayso ma maqale ?
Rabbi haw hiiliyo falastiin guul Iyo gobanimo❤❤❤❤❤
Ilaheye ha u gar garo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲reer 🇵🇸🇵🇸falstiin wali xasuuqa ku socodo 😢😢😢
Ilaahow ugar-gaar reer qasa cadawga uxoog sheeganayana ka qabo 🤲🤲
Xax xax
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin 😭😭😭😭😭😭
Illahay how naxariisto intii shahiiday inta dhaawacaana ho booga dhayo
MAREYKAN WUXU BANAAN CIDLA AH KA HESHAY QAZA, AY KU TIJAABISO, HUBKA CULUS AY WARSHADAHOODA SOO SARAAN.
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Asalamu Alaikum don not forget daily to recite اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد❤❤
❤ صلي الله عليه وسلم❤❤
❤❤
Marekanka iyo Israel waa isku mid nacalad haku dhado yahuud
Allah ha unaxriisto
Asc wll walaalaheena reer falastiin waxaa dhamaynaya waa mujrimka weyn ee mareykanka ma ahan yuhuud oo Kali ah allahayow baab,I gaaladaan muslimiinta umidoobey aamiin
Amerikanske Aa ka musikk ah dilka dadaka falastiin ❤❤
Israa,iil fastiin way xasuuqaysaa waxayna adeegsaysaa qaraxyo culculus ilaahay hawhiiliyo falastiin oo guusha hasiiyo falastiin ilaahayaw guusha sii fastiin aamina aamiin
wlc brother
Ilaahay. Have iyo. Yuhuud
Maraykaniyointalasoctaa
❤❤❤
Miskiinka ayay Qabtaa qawaaninta aduunku haddii ay run tahay sahnuuniyada ayay qabanlahayd oo 11bilood la garaacayay reer🇪🇭.dawlad Maraykankuna waa ka dambeya xasuuqa caruurta reer falastiin,shacabka maraykakuna waxay u taagan tagayihiin taageerada reer 🇪🇭mudo aad u dheer,allow ugargaar 🤲❤️🇪🇭
The Muslim community in the world. should get united, Americans are one. sided and they should not milead the world
Inna lillaahi wa inna illahay Rajucuun
Afkiibaa Juuqda Abay Ya Allah markii La Dhameyo Rer Gaza waxaa Loo soo Jeesanaya Waa Xisbullah Waxa ku Xiga Waa Jordan Iyo masar mid waliba Gurigiis Ayaa Lagu Duminayaa
❤wcs ❤alahu ❤akbar ❤
Allhu akbar 2000 jeer
Ilaahow ugargaar reer qaza dhibkana ka qaad ma jirto cid aan adiga ahayn oo ay hiil ka sugayane yaa rabi xoree falastiin ❤❤❤
Gumeystaha arxanka daran ee yahuudda ah allow masiibo dhacda tiisa ugu xun ku rid aaamin aaamin
Macalinka weyn&xulufadiisa ayay isku halaynayaan oo daaha dabadiisa ugu jira lkn gardaroole ma guulaysto
Asalaamacaleykum
Alle ayaa u maaqan ogow dadkaan waa adoomo uu Alle koomkan kaeenay inta ay rabaan ha kibraano waa waqti ay heli doonaan gabagabadooda insha Allaah waa nihaayadooda iyo daciifnimadooda
Maah maah siomali ayaa dhahdo
Si jirtaa ma sii jiri doonto
Mareykan innu kabaxo bariga dhexe washeko oo shimbiro ii heesa kkk
Huutiyiintu Dron mahan MQ9 waa tii 7aad baan u maleeyo, tani Oktoobar 7, 2023 illa hadda. 30,000,000M×7=210,000,000.M
Thank you
Xukuumada. Masariyoyuhuudu
Waaiskumid
Illahow falasti in is Alka
Allha babiyo sahnuuniyada israil iyo xulfadeeda hadii dulaan lagu qaado lugnaan waa baabi ii yahuuda oo lararaadini
Yuhuud waa in loo midoobo yuhuud maraykan iyo ingiriis qofka laga qabtona seef madaxa laga jaro
Maraykankawaahasha geela cuntee cabaada
Sawariiqda xamas ay ku riday yahuuda ay kaga arsadaan barakacayasha ay xasuuqan ilahow ka qabo
Asc hpn fadlan nimca timacade kalinteeda weriyenimo iyo aqrinta warbixinada ay inoo aqriso aad ayan utaageersanahay lkn nimco ha is nooleyso kkkkk
Ukraine mar Hore aya laga guuleystey laakin waxay dooneysa in ay iska Horgeyso Rer Galbeedka iyo Russia isla markaasna aykaga faa iideysato ❤❤😂🎉😢😢😮😅😅😊😊😊😂❤❤
A
Cidda dagaalamaysa yuhuud maahan ee magacay u sidaan waxa qasa iyi meel walba ka dagaalamayaa waa maraykanka oo ku dhuumanaya magaca Israa iil ee mar hore bay xm ku luq Luqan lahaayeen xamaas yuhuud dambana ma hadasheen awoodda maraykanka ilaahoow. Jabi ilaahoow dabaabaadka uu masaakiinta marasta iyo maatida uu ku xasuuqayo ilaahoow baabi oo ay biyo noqdaan
Weli ma xaquuqal iinsan Iyo qaynuun baa laga hadlayaa Iyo been aan waxba ka jirin.
🎉❤😂
Ree palestiin waxaa laayey mareeykan iyo ree galbeed oo dhan laakiin carabi xageey gali doontaa ileen yuhuudi joogsanmeeyseeTRAM isna waa soo socdaa aanu aragno