DEG DEG Xildhibaan Dalxa Oo Caawa Runta U Sheegay Wasiir Fiqi & Dowlada Somalia Oo Fadeexad Culus

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 48

  • @MaryanMohamed-g8b
    @MaryanMohamed-g8b 3 дні тому +5

    Waa. Run lama aqoonsana Somaliland laakiin ma. Xukuntid. Somaliland. Ayagaa. Iska. Xukuma. Respect.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 3 дні тому +3

    Ma jirto wax Dowlad ah oo Dowlad laga tilmaami karo Soomaaliya kama jirto sidaas Awgeed Maamulka Hargeysa ayaa 1000 jeer Dowlanimo u dhow

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 3 дні тому +1

    WCS XILDHIBAAN DALXA XIFIDULAAH

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 3 дні тому +3

    Prf Dalxa caawa Ma Xaqul ciidkii ayuu Fiqi ka soo qaatay. Hhhhh

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 дні тому +1

    Wasiir fiqi wuxuu difaacayaa midnimada iyo jiritaanka umada somaliyeed ,safiiradaasna way ku qaldanaayeen booqashadaas aynan ogayn wasaarada arimaha dibada,somali diidka in la taageero ma ahan talxow

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 3 дні тому

    SIILKA HOYADIIN WASA REER MUQDISHO SOMALILAND WAA DAWLAD EE KU DEYDA

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 3 дні тому +2

    Fiqi laguma heysto ambasadorada ee Dalxoow xayawaanimada jooji. Ku noqo hadalkuu yidhi taasaa lagu heystaa. Ambasadorada waxay rabaan ha is dhahaan ee laakiin afxumada Fiqi kula jacay Somaliland ha difaacin ee runta ha sheeg waxba ha cabsoonin.

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 3 дні тому

    War mesha dowlad kamajirte pro dalxa iskada ha ujawabine

  • @MahamedMahamoud-q4m
    @MahamedMahamoud-q4m 3 дні тому +1

    Mayaa isku bahniin somalia😢😢😢 ma dononayno😢😢😢
    Somaliland guul❤❤❤❤

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 3 дні тому

    DALXA HADDII DOWLADDII DHEXE AY DASTUURKII AY KU CIYAAREYSO OO AY FARA FAREYNEYSO MEESHA DOWLADNIMO SAX MA MUUQATO

  • @AbdikadirMohammed-gy3qr
    @AbdikadirMohammed-gy3qr 3 дні тому

    Asc dalxa waa geesi geesidhaley

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 3 дні тому

    Adeer. Meesha. Oday mooryaan. Ahbaa. Haysta. Distoorna. Maraaaco. Xasan. Sheekhbuu. U. Shaqeeyaa. Barlaankani. Baarlamaana. Maaha.

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 3 дні тому

    Aqoon iyo waayo aragnimo

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 3 дні тому

    Intow xildhibaan ka yahay doqonkii jareer

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 3 дні тому +1

    Dalxa meel aanu tagi karin inaan u xukumin ma ka hadli karo

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 3 дні тому

    Haa Safiirada Awood ayay u leeyihiin in ay meeshii ay doonaan ay aadi karaan maadaama wax Dowlad la dhihi karo soomaaliya aysan ka jirin maanta

  • @Mjfarah114
    @Mjfarah114 3 дні тому

    Goonigoosatada SNM ayay ku matalaan barlamaanka marna daacad uma aha qaranimada somalia cadeeyn waxaa u ah mar walba Somaliland ayay difacayaan waxay u aqoonsan yihiin inay tahay dowlad somaliya ka go'day marka xiga mar walba waa kuwa siyaasada somaliya qasa oo la safta hadba kuwa filada fadhiya

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 3 дні тому

    Delax waa xildhibaan laan gab ah
    Wexa ka gelliy s/land ema Arko'
    Tiisa Ayaa heysata delexa
    Waa mikiin

    • @Dahabohasanahmed
      @Dahabohasanahmed 3 дні тому +1

      Adiga laandheeridaada janno ku gal bal

    • @siradtosane6680
      @siradtosane6680 3 дні тому

      ninkii aqli leh sida Dalxa ayaa ladhihi karaa landhere

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 дні тому

      Landheernimada waa loo dhashaa, la iskama keeno.
      Waxa uu ka hedleyo ayaa muujineysaa in uu dhameen.
      Gobolada Woqooyi intaad ku jirtaa buu aduunkuu idin dhaaftey.
      Somaliland weligeed idiinku soo noqon meeyso, weey idin ka maarmeeyn Aduunkuna wuu idin arkey in aydaan is maamuli kareen.
      Somaliland haku riyoonina , Somaliland weey idin dhaaftey, weey socotey.
      Ethiopia ayeey Somaliland walaaloobeyaan, waxna wada qaban doonaan.

  • @KheiraMohamed-p4b
    @KheiraMohamed-p4b 3 дні тому

    He could do this after be is ellected in free fair ellection at moment i cant group him as pepple voice resulted leader ballot given birth leader somali must do free fair ellection like somali land

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 дні тому

      They will never be able to do a fair and transparent election like Somaliland as long as they are claiming a country that is not part of Somalia.
      Because Somalia is a failed state that doesn't want to accept and realize their failures. They are in denial and that will not help them to be a functioning government.

  • @MaryanMohamed-g8b
    @MaryanMohamed-g8b 3 дні тому

    Qiiimeeya. Dadka. Somaliland

  • @Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca
    @Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca 3 дні тому +1

    waa kala duwanyihiin waayo gooni iskutaag ayay soomaliland sheegataa mana matalaan kuwa xamar joogaa lagamana soodooran mana aqoonnsana

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 дні тому

    Belaaya idin la walaaloowda qadada weynoow.
    Ethiopia ayaanu walaalo nahay.

  • @ianmohamed8368
    @ianmohamed8368 3 дні тому +2

    Qabyaaladiiste .
    Daarood waa inay ka goostaan soomaaliya

    • @Ahmed-n6r1k
      @Ahmed-n6r1k 3 дні тому

      Markaad giisanayso Sharcigeed waafajinaysaa ilayn layskama hadlee.

    • @Ahmed-n6r1k
      @Ahmed-n6r1k 3 дні тому

      Waar Gooni goosad in aann ahayn waad ogtihiin waxaan nahay qaar midnimadii ay kula midooben ka noqoday. Sxb saxiib south Suudan may Haysan Xuduuda soamaliland ee Gumaystii ka tegay ee sharciga ah. Kk dib booga ugu noqo

  • @LaliifHassani
    @LaliifHassani 3 дні тому

    Sorry.prf.dalxa.xagee.sharcigu.yaalaa.waa.lagutuntay.sharcigii.marka.waa.nimankii.baa.bieyey.sharciga.nin.baa.jeebka.gashaday.marka.waa.ninkasta.samee.waxaad.sa.menkartid.😂

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 3 дні тому

    Wariyaha suaasha meeshan talaa waa S,landa xalane malga xukumaa mise way kamadaxbanatahay

  • @jirdealiali3965
    @jirdealiali3965 3 дні тому

    Ninka dawlad goboleed ama tu ka daran difaacaya mooshin halaga keeno oo hala cayriyo waayo reer woqooyi waa qabilooyin badan mid kali madaxdiisa ayaa raba in laga go'o soomalinimada oo xabashi la raaco taasina uma soomaliyeed uma cuntanto oo cadaw badan ayaa raba inay baddeena iyo dhulkeena qaataan taana waxaan iskaga difaaci karaa inagoo midaysan.

  • @AbdikadirMohammed-gy3qr
    @AbdikadirMohammed-gy3qr 3 дні тому

    Gobolka waqooyi waxa ka xumaadey hoggaaminta waayo qabiil qabiilka xukumikaraa midda kale qaska oo dhan waa diwladda somaliya waayo ssc qaatumo waxay meeshaas Kale kulmeen dhib ayaga u gaarah waayo waa LA xasuuqey isaaq miyeysan ogeyn in hawiye dhexdiisa isxasuuqey oo abgaal iyo habargedir leyska horkeeney rag badanna ayka hooseeyaan dhulka taas way ka xoroobeen marka isaaq maxuu ugu hayaa waa leyxasuuqey

  • @AbdikadirMohammed-gy3qr
    @AbdikadirMohammed-gy3qr 3 дні тому

    Isaaq religiosity miyaa gobollada waqooyi goaankeeda leh midda kale xamar bay ku xirantahaymadaxbananidiina taas xaqiista

  • @akhalif579
    @akhalif579 3 дні тому

    Ilaa goorma ayaa la raali galinaya koox qaran diid ah? Nagu kala wadda ama birta hala iska also. Soomaalia 2 qolo auaa diidan in Qaran la nowdo qolo 3aadna markasta danno cidkale ayey u hugaamsadaan mana lagu sii jidhi karo taa.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 дні тому

    Caqliga Jereerta dey😂
    Maxaad siyaasada ka taqaan?
    lahajadah Somaliland oo ka ku hadashid nasab nimo ku heli meysid
    Orodoo degaanka Afgoye waxu qabo, so hadii aad naf ku leedahaym
    Somaliland waa qaran aan Somalia kama mid ah aheeyn, kana noqon meeyso abid.
    Meelahaa ka oyaa.

  • @ianmohamed8368
    @ianmohamed8368 4 дні тому

    Kani waa kii oran jirey farmaajo xamar ka Bax intaanaan kugu dilin

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 3 дні тому

      Waa runtiis😂😂

  • @AdamSharif-j8h
    @AdamSharif-j8h 3 дні тому +1

    Bacaac laxda

  • @Mohamed-l7d3j
    @Mohamed-l7d3j 3 дні тому

    Somaliya waxa iska kaleh hawiye intii darod ahayd ee lajoogtayna wayka rajo beeleen markaa waxaad somaliland uhaysaan siiya inta idinla joogta somaliland waxay somaliya la midawday 1960 waxayna dib ugala laabatay 1991 intaa kadib somaliland waxay dhisatay dawlad alxamdulah wataa manta meel fiican bay maraysaa waana wax alle loogu mahad naqo walaala somaliyana waxan leeyahay alle samir iyo iman haydinka siiyo somaliland awalna anagaa idiinla nimid midaw iyadoo Cid naqasbaysaa anay jirin somaliyana manta maaha meel ay waxdawlad layidhaa kajirto wayna fashilantay waxaad wadaana waa kalay oo iladhimo

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 3 дні тому

      Somalia waxa dega buntiland,jubaland,nu's galmudug ah iyo sool iyo sanaag iyo cayn ba daarod degaa see hawiye ku yeesha isaaq iyo hawiye wa idinka dhul weeyihiin

    • @Mjfarah114
      @Mjfarah114 3 дні тому

      Caqliga iidoor waa mid mar walba ka dhaga xiran runta

  • @CabdiJaamacDhimbiil
    @CabdiJaamacDhimbiil 3 дні тому

    Waar adigu jareer baad tahay ee miyaad xaq u leedahay in aad ka hadashid arimaha ka dhaxeeya somaliya iyo somaliland yaan lagu dilin ee edab yeelow

    • @Mjfarah114
      @Mjfarah114 3 дні тому +1

      Jareerku waa muwaadin somaliyeed dadka ayuuna la siman yahay dastuuriyan maaha gaalo raacyada Iyo kuwa cadowga uu soo adeegsado

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 3 дні тому

    DALXA HADDII DOWLADDII DHEXE AY DASTUURKII AY KU CIYAAREYSO OO AY FARA FAREYNEYSO MEESHA DOWLADNIMO SAX MA MUUQATO

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 3 дні тому

    DALXA HADDII DOWLADDII DHEXE AY DASTUURKII AY KU CIYAAREYSO OO AY FARA FAREYNEYSO MEESHA DOWLADNIMO SAX MA MUUQATO