Waayojoog: Q 6aad "Wajiga Halgamaa Maxamed Cali Qofna kamuu buuxsan" Sh Axmed Sh Ibraahin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 лис 2022
  • #Waayojoog: Taxanaha Halgamaa Maxamed Cali Qaybtii 6aad "Wajiga Halgamaa Maxamed Cali Qofna kamuu buuxsan" Sh Axmed Sh Ibraahin.
    #SNM
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika #CBATV

КОМЕНТАРІ • 24

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Рік тому +4

    Walaalha cagdheer tariikhada ah ku darsadaan in maxamed cali ahaa jaabhadii ugu horesey xoreyta somali galbeed

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 Рік тому +4

    masha allaah alle ha unaxariisto maxamed cali iyo dhamaan mujahidiintii SNM

  • @shaaficiibraahim6095
    @shaaficiibraahim6095 Рік тому

    Alle ha,unaxaristo muj maxamed cali

  • @allaahuakbar6762
    @allaahuakbar6762 Рік тому +1

    Nabigu cidwalba scw kaqiima badan

  • @ahmedkhadar8698
    @ahmedkhadar8698 Рік тому +1

    Wlhi maxamed cali wa xafadyapa mmmmm

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Рік тому

    Masha alla

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 Рік тому

    الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته وجميع اموات المسلمين والمسلمات الأحياء منهم والأموات

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Рік тому

    Istaqfurulaah nabi muxamed scw cidna luguma shabihi karo bal waxa aw ku hadlaayo eeg jaahilkani

  • @mohamudmohamedabdiwahab6483

    Waa sidaa skeekh halkaa uunbaa maxamed loo daynayaa waayo iyadaa horaysay ok

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Рік тому +1

    Maxamed Cali Oromo ayu ahaa

    • @yaxyemustafe8138
      @yaxyemustafe8138 Рік тому

      beenta idkadaa. nio waa nin. lagarenayee

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms Рік тому

      Kkkkk waar oromo muu ahayn ee afka oromada ayuu yaqaanay oo ku hadli jiray

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 Рік тому +3

    WUU IGA QOSLIYEY PDAYGAASI ,,LKN NABIGEENII SUUBANAA NNK ha atee yuu ku sheegin iyo Azaxaabtii Allaah sharfay ,lkn nin wangsan how ictiqaado uma diidayno jeceylku uqabo sxbkiiye,,,,,,waa mahdsantihin,Taatiikh baa waddaan wanaagsane Weriye waxgarada tahee adingama ,M.A

    • @abokorali1326
      @abokorali1326 Рік тому

      adigu xizhood neefoow ninka abaaHa LeG mad beeday ku zheegaysa

  • @hilaacaxmedfool1508
    @hilaacaxmedfool1508 Рік тому

    Waxaanu doonaynaa qaybtii sadexaad oo uu ka sheekaynayo walaalkii

  • @hoyomacaan3882
    @hoyomacaan3882 Рік тому

    Ilaahow xaq inagu sug maar meesha keenay nabiga caleeyhi salaatu wa salaam iyo asxaabtiisi maxaa keeney meesha uu odigu ka shekaaynayo xasbunallaah

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 Рік тому

    Haloo daayo magaca odayga 😂😂😂 somali wax walba way kaboodi kartaa 😂😂😂

  • @xaajishiineaxmednuur
    @xaajishiineaxmednuur Рік тому +1

    Somaali land habar yoonis ayaa u caansan

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Рік тому +1

      habar yoonis waa isaaq miyaad ilawday in ay isaaq yihiin

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 Рік тому +2

      Hadaad reerkaa tahay iyo hadaanad ahayn ma maqashay xiniinyo waa kuwa lagula garab joogo halka uucidanka taliyaha ugu ahaa halkay ahayd hadaba nacas ha noqon cidanku habar awal ayay ahaayeen waxaad ku dhaaftaa med ali mujaahid dadkisa u dhimanaya ayuu ahaa nin isaaqa ku daa odaygani taariikh ma hayo sida reer miyiga ayuu u sheekaynayaa taariikhda wuu qasbayaa tv gan ayaa jaahila

    • @yaxyemustafe8138
      @yaxyemustafe8138 Рік тому

      @@mohamedhassanhoussein8627 hhh zxp. waxa. uu. madax. u ahaa. ciidagle. guutadii. 11. maxa. beenta. ku faleysaa.

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 Рік тому

    Waar maxaa isku keensay maxamed cali iyo nabi maxa
    Med salalaahu calayhi wasala.
    Odaygu miyuu iska khafiifay .