Dadwaynaha Boorama oo si balaadhan u soo dhaweeyay Musharax Cirro iyo Weftigiisa.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 51

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 4 години тому +3

    Masha allah reer samaron wa gesinimo dadnimo daacaðnimo aqoonyahan leh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 4 години тому +3

    Masha allaah reer boorame illaahay idanki fartiina ku ciil bixi doonta wadani rajada shacabka kulime hana dhaafo ❤❤❤❤

  • @Cajabo
    @Cajabo 5 годин тому +2

    Reer awdal thank you thank you ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd 4 години тому +2

    Maasha Allah

  • @HRU20
    @HRU20 6 годин тому +5

    AWDAL BAA SOMALILAND AABO IYO HOOYO U AH

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 5 годин тому +2

    Viva Awdal waa xisbiga WADDANI

  • @YusufQalbi-w9
    @YusufQalbi-w9 4 години тому +1

    Hambalyo reer.Awdal❤❤❤❤

  • @Khadar-h8b
    @Khadar-h8b 7 годин тому +2

    Isbadaldoonku ha noolado ❤❤

  • @CabdiraxmanMaxamuud-sp8du
    @CabdiraxmanMaxamuud-sp8du 4 години тому +1

    Guul guul❤❤

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 2 години тому

    Ilaahoow wadani
    Si nabad ah ugu guulleee

  • @BaasheAxmed-c8p
    @BaasheAxmed-c8p 7 годин тому +2

    Asc craxmaan maxamed waa mdaxwaynaha mustaqbalka

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 4 години тому

    DAL IYO DADBA WAA QUDHMISEEN ALLA HANAKIIN DHAAFIYO .AAAMOIN

  • @NasabgirehNur
    @NasabgirehNur 56 хвилин тому +1

    waar xiishoda o dumarkiina iyo xildhibanadina xabsiyada kasii dayaa dad dhiglee noqda wll

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 6 годин тому

    Maansha alaa Dad reer somaliland waxay mudanyihiinku dayasho iyo in ay 50 sano ka horeeyaan dawlado badan oo Afirca ah ,intaas oo dada oo aan is jiidh jiidh iyo amni xumo midna aan ku kacayn somaliland ayuun baa laga helaa,
    waliba sidaa may bilaabmin olalihii xisbiyadu ,waxaan reer somaliland ku buurinayaa in ay doorashadanu noqoto tii indhaha caalamka ee ina soo wada eegaya tusno in aynu Africa ka horayno

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 4 години тому

    Xirsi gaab Alleh idin bedel oo umada Alleh idinka qabay inshaAllaah

  • @cxxaashi4544
    @cxxaashi4544 Годину тому +1

    Fariintiinaasi waycadahay dhagihii fayoobina waymaqlayaan laakiin waxalayidhi saca sanadkaa tabinayaa onkodka mamaqlo

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x 2 години тому

    Hargaysa. Ayaa dadkan. Laga daad gureeyey so loo yidhii. Waa reer boorama wadani. Waa konfuri

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 4 години тому

    AWDAL AWDAL AWDAL

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle 7 годин тому +2

    Waa dad caadifadeesan oo xildhibaan abiib doonaya

  • @mukhtaarclaahixasan3493
    @mukhtaarclaahixasan3493 4 години тому

    waxay
    na.tusaysaa
    midaynta
    awal.iyo.habarjeclo
    waana
    guul.

  • @HamseMohamed-o3c
    @HamseMohamed-o3c 6 годин тому

    Waxaa badali kara waa allah

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Годину тому

    Reer awdal noolaada Ilahaw isbadal kheyr qabo nooga dhig o jabhadkan waddanki burburiyey Ilahaw umadda ka qabo

  • @queensomalia7947
    @queensomalia7947 2 години тому

    Aniga waxa igu filin bas soomali llan ha noolato

  • @xasanxaad4927
    @xasanxaad4927 6 годин тому

    Kulmiyihii hore maxay isbedel keen karaan

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 години тому

    Yalaga badbadinaya somaliland maki naftisa uhuray balaga badbadinaya somaliland wa nasib daro wayska hadal nacasnimo ah an xigmad ku fadhiyin

  • @xasanxaad4927
    @xasanxaad4927 6 годин тому

    Raga hadlayaa ma xishoonaayaan

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 4 години тому

    Walee Wadani waa halaaga Somaliland

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 4 години тому

    Xirsi halyey iyo hanti qaranku leeyahey ciilqabe yaasha xirsi ku xanuusadaa cadaalada soosocota ayey xasaasiyad kaqaadaan

  • @babunabdan8063
    @babunabdan8063 5 годин тому

    Ragoodii baa xidhan waa bilaa damiir samaroon laba nin oo walaal ah oo iska kaa xiga kaxidhay iyo kani waa walal waa dad lagu guurayo

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 4 години тому

    WALEE WAXBAA KA DHACAY QUDHAANJOOY KU QUUSO HADII KULMIYE IYO NINKAN TABCAANKA AH UU ARINKALE LAYIMAADO WAXAAN U CUNTAMIN OO AY KU JABAAN AYAA WALEE YAALA

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 4 години тому

    Miskiin

  • @BashiirCabdilaahi-z7n
    @BashiirCabdilaahi-z7n 4 години тому

    War xisbiga waddani tag 🎉🎉❤❤

  • @Faizakalgacal
    @Faizakalgacal 6 годин тому

    Reer Awdal State qac ba inaga yeedhay😂😂😂😂😂😂

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 4 години тому

      Qacbaasi idinka yeedhay oo Umada Alleh idinka qabay

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 години тому

    Adiga kihoyada qababa wa aderka maxad adigu helay

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 3 години тому

    Gudabuursay 😢😂😂😂!

  • @Qorane-y7r
    @Qorane-y7r 3 години тому

    Wn nacaya kulmiye

  • @mubarikbicirbotaanbotaan9116
    @mubarikbicirbotaanbotaan9116 4 години тому

    Xidha

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 3 години тому

    Dhuuso dhuuso

  • @RaxmafaysalsabanMutaaz-bt1rn
    @RaxmafaysalsabanMutaaz-bt1rn 5 годин тому

    😂😂😂

  • @MaxamadKhadar-sm2js
    @MaxamadKhadar-sm2js 6 годин тому

    Beenalayaasha ka faaidaysanya dadka cadifadaysan😂

  • @LasroumHamze
    @LasroumHamze 7 годин тому +2

    Maanta mustaqbalka waa kulmiye

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 7 годин тому +3

      Misgiin
      Muuse haduu soo noqdo Awdal way ka goaysaa Somaliland.
      Warkaasi ku biyo ku liq.
      Reer Awdal iyo Muuse Xaqiir iyo Beeshiisa Habar Awal ee Reer Abaarso ma sii wada joogayaan.
      Xaaraan.
      Waa wacadka meel noo yaal.

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 7 годин тому

    waa ciyaal waa xisbigii ciyaalka siidhiga afuuf dheh

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 6 годин тому

    MADAXWEYNE MUUSAASOONOQONAYA KAFADHIISTA UMADA