Cerigaabo ciidamo Gurmada o Guure & Galab caraabe kuwada Galy

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 34

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 9 годин тому

    Sax jaamac galad xadiis❤❤❤

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 9 годин тому

    Rabiyawo kale bada badi masalaxo na kale dhaxdhi.yahuuu

  • @SulekhaYusuf-y1h
    @SulekhaYusuf-y1h 9 годин тому

    Rabiyaw anaka walaldayo nakala badbadi this hore ayaanu ka yabnene waa walalo kii dhintaba waa somali 😢😢😢😢😢😢😢 form hargeisa

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 28 хвилин тому

    Soo dhowo Jaamac

  • @MaxamedCase-ou6dh
    @MaxamedCase-ou6dh 8 хвилин тому

    illahay hakala qaboojiyo dhibaatada kadhexsocota dadkan soomaaliyeed

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 6 годин тому

    Ceeri gaabo waa duntey khalaas waa xabad iyo madafac

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g 6 годин тому +1

    Waar inta yar ee dhulbahante ee jooga magaalada ha ka saarina.
    Beentaad afuufaysaan joojiya.

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 4 години тому

    Illaahoow kala qabooji

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 11 годин тому

    Ssc. Fino ayay wadaan. War jooga. Dad nadad ah. Yaan laqixin war jooga jooga jooga

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 8 годин тому

    Gudcur damaa warlaawaha soo gudoow gaadmo fuleeynimaad soo gurguuratee markaad gubatatay soo arin kuguuma curan guul SSC Harti

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 7 годин тому

    Iidoor wuxuu raba Harte in uu gumaysto tasina madhacayso Insha'Allah.

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 6 годин тому

      Yaa maxaad tidhi iidoor maxaan kuu kala dooraa ma subag mise saliid ilayn adigu caqli malihid ee kkkkkkkkkkkk

  • @Koorre
    @Koorre 3 години тому

    Cidii diida canshuurta khaatumo iyada cirka roobku og dagalku waa xalka kaliya ee maanta ceerigabo yaala

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 11 годин тому +1

    Ssc. Fidno ayay wadaan. War jooga. Dad nadad ah. Yaan laqixin war jooga jooga jooga

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 2 години тому

      Idoor ayaa fidno wada war reer walba daantiisa calankisa ha ka taagtee may Idoor yeelaan 😂
      Idoor vid ka yeelaysa ma jirto ceerigaabo waa magaalo hart Somali oo dhan baa og, Idoor in yar baad ka dagtaak waana nimanka habar yonis no Idoor kale
      Marka idoor waa fidno wadayaal any way Ceerigaabo waa la duminayaa😂😂😂😂 oo dhulka ayaa la dhigayaa😂😂😂😂😂
      Ceerigaabo waa goojacade 3

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 2 години тому

      Idoor ayaa fidno wada war reer walba daantiisa calankisa ha ka taagtee may Idoor yeelaan 😂
      Idoor vid ka yeelaysa ma jirto ceerigaabo waa magaalo hart Somali oo dhan baa og, Idoor in yar baad ka dagtaak waana nimanka habar yonis no Idoor kale
      Marka idoor waa fidno wadayaal any way Ceerigaabo waa la duminayaa😂😂😂😂 oo dhulka ayaa la dhigayaa😂😂😂😂😂
      Ceerigaabo waa goojacade 3 😂

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 2 години тому

      Ceerigaabo walee SSC qori caradii baa idoor looga sarayaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      Idoor bur buriya guryahooda 😂😂

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 2 години тому

      SSC khaatumo gala dagaalka ❤

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x 12 годин тому +1

    Qofkagardaran waa laga adkaan

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 12 годин тому

    ALLAAH HA KA QABTO MAATADA IYO BUKAANKA KUWA AAN QAXI KARIN BAA BADAN EE RABIYOOW RAXMAAN NAGA QABO RAGA SOMALIYEED EE CARUURTAYADIINA SIIYEY HAAD IYO WARAABA MEEL WALBA

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x 12 годин тому

    Asc waa yaab awoowe

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x 12 годин тому

    Waa danuub laakiin ilaah waxuuyiri iska celi hadii lagu maago

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 12 годин тому +1

    Sida aan ka ogaanay dhacdadii Gobolka mudug marks magaaladu waxay noqonaysaa meel burbursan oo aan qolona anfacsan

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 11 годин тому

    War state iyo Madaxwaye baas ayaa ladoonayaa

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 12 годин тому

    Dhulbahante wuu kibray.

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 12 годин тому +1

      Wallee Gobolka Sanaag waad ka guureysaan.

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x 12 годин тому

    Dagaal kama quustaan miyaa

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il 5 годин тому

    Soogelisee kasaar dhulmahante kkkkkkkkkkkk isagoo dowladii afweyne horkacayay buu ceergaabo waxba ka qaadi waayay 1989kii 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 11 годин тому

    Jaamacoow ina adeer Ceerigaabo hashiis lagu ma degeneyn ee xiligi ay SNM meeshan timid ayey qoratay hashiis ku sheeg aanan loo sineyn. Maantana iyadoo SNM laga adkaaday ma sii shaqeyn karo hashiis ku sheegaa xaaraanta ahaa. Mida kale, Ceerigaabo Ogadeen wax buu ka degaa oo reero dhan ayaa degan oo Mareexaan baa jooga marka waa magaalo Daarood ee sidaas ula soco.

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x 12 годин тому

    Muslin musli dilaaya

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 4 години тому

    Dhulbahante waxay qabaan wareer iyo cudur la dhaho "Gala dagaalka😂"

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 12 годин тому

    Waa dagaal siyasadeed reer ka is mooday waxaysan ahayn nina uma socdee haku ejaadaan deegaankooda hadii nabad lagu waayo iyadoo miyirka laqabo ayaa nabad xoog lagu helayaa,

  • @AnisoAbdi-i3b
    @AnisoAbdi-i3b 6 годин тому

    Dhulbahante dantina khabsada raacda danihina yaan lidinku awr kacsanin dad xolo dadaw ka dhargey oo dhulkii calooshoda dhafsadey oo waxba idinka weydin oo idinkala Tashan oo dhulkinii yanyurro iyo digag la idinka dhigey oo dadnimadii la idinka khadey oo dhulkinii laidinku yasayo maxaa rabshadaa iyo dhibkas idin geyey waxey Çunen ayaa laga misayaa dadkodii wax maheysatada haabaa Sadex Sadex gırı leh İdina waad ka gajeysned dhulkinii rag idin cuno khabateyey oo tunka isaga kiin istagey maxaa dhibatadooda iyo shirarkoda iyo lacago ururintoda iyo khaxarkoda idin galiyey çaqligu hashaqeyo oo dhulkaga sidii aad wax uga noqon laheed kharad kısa iyo nolashisa ka shaqeya dhulka taladisa wax ku lahada yaan la idin gümeyn ilmo xaar dhuuq hadad gün Danbe idinku yeedhan ama edab daro danbe idinla soo doontan waa idinka iyo dhigdaradina iyo nacas nimadina in khof kula mida dhulkaga kugu dhex dilo ama kugu dhex khuursado oo uu kugu Kibro kibir danbe meel iska saraa duceysta isa sixir furyeya sixirka khuran baa ka adag carabkoda markii khof Dhig leh amaba wax tar leh idin soo baxo way ufirsadan carabkey saran Nuh khof kiba mesha wuu kabaxaa carabka iska khuran sara in taas idinkey idinku maqanyihin nolashina iyo horumarkiney ku mashqulsan Yahin waxey ka dagalaman inaad lasimantan dacwo iyo duco halagalo gabadh lagu kaajo nin layirahdo waan Gurasaney gabadh siilkeda iyo futadedada iyo daxaradeda danbe kamaro iyo sixir iyo bolo oo dhan la is kugu kiin daro yey dib udhicin ilahey waxan kamangala ilahey dacwadina udhibta kibir ilahey buu ubanaan yahey wax ladin reeb tay ma jir to malintii ey bilaaben nin baan Gürsaney hadaad ilahey ka dac wayn Lahey deen raginana kibir lagu ma laayen wax yabo laga yaqyakhsado la idi kuma sameyen idinkaa halkas isdhigey doqonimo iyo jilec cano khubtay dabadeed waa la is khabtaye is khabta marka hore way idinkala kala jidiyen inigoo yar baan daremi jirey in aad kala jedan waxan iş odhan jirey ma laa waa dhan khan ey udhashen hada waan ogadey Farsamo la idin adegsadey iney tahey oo awoowayashinii hore lagu baa biyey is daba khabta dhulbahantow dadkan xolalaha kala dhacey shidadooda iska moosa inaga shekadenu iyo howshenu waa hadii aan balayooy bulkeyga kaa gelin bisinkana xijaab odhaney waa taa runtu