مشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك في كل خير يا عزيزي Geesi qaran caqlibadan difaaca wadankiisa u soo halgamay SNM. Mohammed Kaahin jaaahil xaasid ah uun baa wax ka sheega
wasiirkii ugu liitay ee soo mara wasaaradda. Wuxuu ku joogay intaa oo dhan saaxiibtinimo Muuse ee wuxuu ahaa nin gabay ammaankii dalka ee u qaabilsanaa! Muuse wuxuu ku dhacay ee loo dooran waayay waxa ugu muhiimsan ina Kaahin awgii.
Tuuga ka hantida booba ayaad utaaqaanaa nin adag waa caqliyada dawldaha baabiisa muj kaahin waxa uu ku suntayahay halgan daacadnimo ayo odaytinimo afarti sarkaal ee snm ugu horeeyay ee baxay ayu aha ka sadexaad isagana maanta ka nool kaligii allah ha sharfo mujaahidka abaal ayuu ku leeyahay qofkasta oo wanaaga dawlada ku naaloonaysa
Manshallah, Geesinimo, Xilkasnimo iyo Qaranimo. Ilaahaw Mohammed Kaahin oo kale noo badi.
Geesi qaran wlhi ❤❤❤❤
Adeero Mahamed kaaHiN Ahmed waa GEESI QARAN Noolow GUUL GUUL soomaaliland ciidanka qaranka GUUL soomaaliland ❤❤❤❤❤
Geesi qaran❤
Anigoo mucaarida hadana mujaahid kaahin waan hanbalyaynaya Libaax Libaax dhalay
Oo Macaaradkaad Ahyd Muxuu Ahaa Saw Tan Uun Hadana Kal wareejiyaay ay tahy
Mansha Allah mahamed Kaahin waa geesi qaran waa qofwanag san waa asad ay Somaliland haysato halagu daydo iska iyo madax weyne muse bixi guul Somaliland ❤❤❤❤❤
IF IYO AAKHIRO ALLE IYO REER SOMALILAND HA KAA RAALI AHAADAAN. JAZAA'AK'AL KHAYR, ALAA HA KU XAFFIDO !
Masha Allah mujaahid Kahin hanti qaran
Legend dad kiisii ka hiiliyeen kaxumahay
Wasiir maxamed kaahin waa geesi
Amiin
Mashalall mohamed kaahin
مشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك في كل خير يا عزيزي
Geesi qaran caqlibadan difaaca wadankiisa u soo halgamay SNM. Mohammed Kaahin jaaahil xaasid ah uun baa wax ka sheega
Geesi qaran Maxamed kaahin waa TAARIIKHDii oo QOF ah
40 sano oo aad dhib ka shaqeyneysey ayaa maanta soo dhamaatey
TAARIIKHDA KU XUSI BALSE
SU AAL? RAGII GUDI BAASTO MAXA U DAMBAYN😂😂😂
wasiirkii ugu liitay ee soo mara wasaaradda. Wuxuu ku joogay intaa oo dhan saaxiibtinimo Muuse ee wuxuu ahaa nin gabay ammaankii dalka ee u qaabilsanaa! Muuse wuxuu ku dhacay ee loo dooran waayay waxa ugu muhiimsan ina Kaahin awgii.
hadaa muxu isagu udhici waayay😅😅
Tuuga ka hantida
booba ayaad utaaqaanaa nin adag waa caqliyada dawldaha baabiisa muj kaahin waxa uu ku suntayahay halgan daacadnimo ayo odaytinimo afarti sarkaal ee snm ugu horeeyay ee baxay ayu aha ka sadexaad isagana maanta ka nool kaligii allah ha sharfo mujaahidka abaal ayuu ku leeyahay qofkasta oo wanaaga dawlada ku naaloonaysa
M.Kaahin Wuxuu Jeedinyaa Khudbadiisii GUDOOMIYE NIMO . Ninka Wax Fahmayaa Waa U Muuqatas
🎉🎉🎉❤❤❤👑👑👑🎁
Libaax Geesi Geesi Qaran
😂 beleha samaron iyo ciise waxaay sameysanayan ciidamo madaniya oo isku dhaf ah si ay uka badbadan ciidamada madaniga ee besha habar jeclo😅
Libaax libaax
Kuwan commentska ku amaaanaya ina kaaahin ma imikuu awliyo noqday .. waydinkii caayi jiree
Ciidanka hasoo hadal qaadin waxba kagamaydaan tagin kadib markaad waliba adigu cadawgii kusoo fasaxday laascaanood
War meesha dhaaf.
Illahay maalin kheyr qabta ayuu nakaa dhaafiyey adiga iyo samaale iyo buuni iyo xinif.
ILLAHAY BAA MAHADLEH.
Somalia Ninkii ciilay halgamaa MKaahin
Doqon aan S.lander ka dhaqan duwan...
Qadawdweyney adiga ninki hooyadaa qababa waa adeerkaa ..kii meesha yimaadaba waa Mujahid Maxamed Kaahin iyo Muuse Biixi ee cabaadka yareyso dameeraw
Cudad iyo naxli ayaa kaa buuxa dagaladee Habar habata adiga iyo Muuse ayaa ka danbeeyay kee dhulbahate adaa ka dabeeyay wanad ku jabtay 400 oo tolkaaya ayaanad adiga iyo Muuse hal mar ka hadal 2 sano ayaa ka danbeeysay markee la qabsatay hadaan adiga ahay waan is aaselaa Habar jeclo adigaa iyo xinif ayaa ugu nacasan oo walahi war mee Qaran kee iyo Ciidankee somaliland dhulka dhigteen qaran kee 33 sono la dhisaayay ayad baabeeseen adiga iyo muuse Wadani waxba haka sheegin waa niman raga oo ku raganimo dhaama Xirzi iyo Hashi waa geesiyo
SII SOCO OO SII GALBO WASIIRKII U EEKA SEEDIGAY C.GAGAALE XUKUUMADDII DIIRATO TAGTAY WAXAA SOO BAXDAY RIIQDO HALKII LA SUGAAYEY BOOGA DHAYA BELO U DEGTAY KKK
Bye bye 👋 Mohamed Kaahin Allah ayaa mahad leh na kiin dhaafiyey adiga iyo kooxdaadii munaafiqiinta ahaa
Bacaaac geenya shaaximan
Xishood
Geenyo shaaximan non more calaan caass ciil qhabe baybay
Munaafaq beenale muuse usheq