Amiro waxa tahay gabar markasti utagan in ay rali galiso familkeda mansha Allah illahay hakudayo cadawgaga cariri Alle hagaliyo cannelkadanaeldher Alle hakugarsiyo Amin yarabi ❤❤
Amira ceyda ka arsoooo everything yes ka arsoooo wax kasto haku sameyo mama calwiyo haa xujaysato ceyda😂😂intee igu racsan like Saarr more routine 20min long ceyda iyo asxaabta ku jira
Wllo iskadaa maryaha gaagaaban waa iga talo uun rasuulku صلى الله عليه وسلم٠٠ wuxuu dhahay waxaad naftaada lajeceshahay walaalkaa lajeclow please iska dhaaf walalo
Wcs mss mlyn qurux dhee shaan oo lukaha lala jarey naayo Ayaan ka helay falaa raha raac love ban idin ku ahay caday iyo Cade fanny kaftan farxad by by aan kala jii fano
Amiira wllo dhuunta waa cowro ee qarso wlshy ma ogid xiligaad dhimane Ilaaheey u laabo abaayo mcn oo asturka ku dadaal surwaalkane iska dhaaf wlshy waa iga talo plz
Amiiro please mark kale surwaal ha so gashanin ceeb wiilal ayaa ku jirta maanta waaba ka naxay markii aan ku gu arkay surwaal waaba fiicnaa jirtay maxaa kugu dhacay
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
الله أكبر ❤
Duco walid ayay qabta wa sabaty hormarka ugadhay❤ macha allah
Allahuma Sali wasalim Calaa nabiyina Muxammad ❤Team Amira isoo booqda ❤ Thanks
Masha allah sidokle hooyo mcn badan ❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤
Filimka xalay 4jeer ku ceshtay wallahi ilove you ❤ 💓 soo badiya filimada
ani xataa afar mar ku ceshtey wlhy waxkluu ahaa
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
Amiro waxa tahay gabar markasti utagan in ay rali galiso familkeda mansha Allah illahay hakudayo cadawgaga cariri Alle hagaliyo cannelkadanaeldher Alle hakugarsiyo Amin yarabi ❤❤
Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Amira ceyda ka arsoooo everything yes ka arsoooo wax kasto haku sameyo mama calwiyo haa xujaysato ceyda😂😂intee igu racsan like
Saarr more routine 20min long ceyda iyo asxaabta ku jira
Amiira style qurux m.a markasta sidan lee ku labiso Aqwan qurux waye❤
Ku saliya Nabigeena Muhammad Scw scw scw scw scw scw ❤❤
Scw
Hooyo calawiyo waa maama aad uqalbi wanaagsan ilaahey haku dhooro hooyo awaalkeeda mala gudi karo ee hoyoy abaalkada jano ilahey haka dhigo awladadana ilaahey baari hakaaga dhigo waana ku salaamay
Ayy qurux badan routinkaga san ujeclahy lee wan ku tashta amirayyyy😩🫶
Masha allah wllahay amiira ceyda ino illali wllshi wiil ficn waye garabkaaka ayu markasta taganyhay xaasid ilahay nima tuso
Aamin yarabi
King Ceyda and Million Qurux ❤❤❤
Amiira waa boqorydii hooyodeed siday uu farxsabtahy mnzhl allah❤
Alle hooyda. Saad ugu farxisay haka farxiyo. Ana hayrumeyo riyadeyda wlhi waxn ku jecalhy suu walidkii ugu farxiyo bws❤❤❤❤
Aqwaaan teyna. Waaaaa kaaaaaa hey naaaaa routine ka. Save waye
Ceyda ka cade ka cade hal kaan baaaan ka salaaaaamaaa ❤😂
Amiira video badaaanka aad adi iyo walaalahaa sumaya iyo fatma ya igu raacsan❤
waaw video gormuu iga dhamaday wlhy wuu igu socday amiira qurux badan m.a qalbi allaha ku dhowro ❤love you
Amiira waxa no sameysa wax adi shien ka dalbadaty video nagu so sameey akteena ku fur fur natus❤️😍
Mansha Allah hada u dalabtey dharka quruxda badan hooyo calwiyo amiira ducaysan ❤🎉🎉
soonka ilahey nabada hanugu gaarsiiyo 💙❤️😢
Aamiin
Ala hooyo way u dhacantay dharka wax malaga qaban karo masha Allah Qurux ❤❤❤
Amiiro maanta anaa u horeeyo like ❤️🙏💋👑
I love you amira qurux 😊❤
Team Ceymir❤❤❤ falaaraha raaca😂😂😂
@@isaakbakool273 oo sidee yacni 🤣🤣🤣
@AsmaOsman-jb3ck heestii dunidan dadka joogo adaan kaa doortey daacad ii ahaaw
@@isaakbakool273 haa heesta waxkle waaye🥰❤
Amiro abayo wanku jelahy dar ilahi❤
Wllhi amba waan jecelahy😢❤
Sidokle ani xitaa illahey dartiisa ujeclahay waa walashey🥰😍❤
❤❤❤❤❤❤
@@SundusCabdi-y2o 🥰😍🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Amira qurux keep going insha llah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Wllo iskadaa maryaha gaagaaban waa iga talo uun rasuulku صلى الله عليه وسلم٠٠ wuxuu dhahay waxaad naftaada lajeceshahay walaalkaa lajeclow please iska dhaaf walalo
Amiira rootin kaaga waa kahelay wallahi❤
Routine kaaga waa kuhaysana qaali lagama caajisayo xataa ❤
Masha allah hooyo mcn farxadeda San ujeclahayle allah hanokadayo hooyo calwiyo❤❤❤❤
Team amiiro qurux iyo ceyda on like 😂❤❤❤❤❤❤
Short filim laiska yeeli mayo waa wax jiro noshegteen
Lamanaha waxkale weye ❤🎉😂
Wan ku farxi lahaa hadii aad like iisari laheyd 😭
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ،❤❤❤ اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤
Videoga cawa 10/ 100000000❤🎉🎉
KU SALI NABIGEENA MAHAMETH CSW ⚡🤍
never give up Amiira😢❤
Inta hooyadoda uu noshahay love isar ❤❤❤❤😊
Milyon qurux ❤❤❤❤❤❤❤❤
Amiira dharka qurux waaye lkn surwaalka iska dhaaf hppti❤
Sax wlhi ani xitaa midaas waan kugu raacsanhy surwaalka la arkaayo inee iska dhaafto
surwalke
Amiia Qurux❤abayo allha trtiisa wanku jelahy❤HOOYO❤❤
Routine save waaye amiira waku haysnaa nosoo badi 😂❤❤
Ayyy mommy hadad dharkeda keentay omgg 🥰hooyo farxadeeda waan checeyl nhy ❤
Boqorada social media i love you ❤❤❤❤❤ boqoradeyda❤😊
Maama calwiya sanborka nooga duceey ani io amira intii muslino qabto wllhi aadu uxun yhy allh nga yasiro
King ceyda and million qurux🎉
Masha Allah hooyo cawa wey Faraday ❤❤❤
Amiira 😊 anaa u horeeyo😂
Amira xijabka aad ugu qurxanthy ha dhigin plz sidii sxbtaa xafsa❤❤
Caea houo calwiyo way faraxsantahay hoyo mcan ibada amiro uducey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mansha Allah
❤Amiira and ceyda 👑
Amira Qurux❤
Miiraaa❤❤❤❤
Amiiro quruxda ❤❤
😮 the outfitttt10/10
Alla muufo baraawa wan u xiisay dadkygi rer barawa wa idin salamay❤
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤❤❤❤❤.
Amira see cml😮😮😮
Furahana in kabta laguu galiyo habeenkii waad sheegtay reerka hadii looso dhaco adi kashifay😂😂😂
Ceymir ❤❤❤❤❤
Wllhi amiira qurux wuu qur xoon yahy abayo❤❤❤❤❤❤
Mnsha Allah hooyo calwiya ❤😊
I love you macnyy amirro Qurux ❤❤❤
Noo soo badi amiira Qurux ❤wn ku jeclhy wallshei mcn❤
MA$HA ALLAH BUN IYO CAMBUULO SAXIB AYAN NAHAY AMIIRA 🎉🎉🎉🎉.
Mashaalaha ilaheye haidinhafido inshalaha hoyo macan amiro alahkudayo
Aqwaan m.a is dheh hee ha is cayuumin 😂❤
Dharkasto ku soo baxeeeee m.a amiira dharkan lee qurux
Amira abayo asad manosogalisid lawadin islajoga oo isdhibijiray uxiisnay marka Amira nosogali noh asad 😊😢
Markaa halyey lasaxiibto asga guriga kahor qadaya kuna soocelinYo😢❤❤
Aad iyo aad ❤
M.a
Amiira plz abayo cumeer farxada abayo lasoo qatah 😢🎉🎉
Amira videoyashan waa jecelnhy 😘
Salaada ilaaliya ☝️🥹🫶
Wcs mss mlyn qurux dhee shaan oo lukaha lala jarey naayo Ayaan ka helay falaa raha raac love ban idin ku ahay caday iyo Cade fanny kaftan farxad by by aan kala jii fano
Amiira wllo dhuunta waa cowro ee qarso wlshy ma ogid xiligaad dhimane Ilaaheey u laabo abaayo mcn oo asturka ku dadaal surwaalkane iska dhaaf wlshy waa iga talo plz
Amiraaa plzz dowload noga diig ❤❤❤😂
Aar tan yar maxey family kedha kubashashay 😂😂❤❤m.a❤
First comment like saar inta iga dambeeso 👍 💔 😂
Masha Allah xilwa dharka❤❤❤❤
Amiiro abaayo cijaabka qurux ayaa kutay xiro marwalbo❤❤❤❤❤
dharka qurux mahan wakugu gaban yahay quruxda wa astur nanta
Inta u xiisteyy Videoyadii ay Asad isla Samayn jireen
My love Amiira saan kuu jeclhy Alle hakuu jec laado Mcnto❤😢
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Amiira qurux indhahaygiiyy❤❤❤❤❤
From 🇩🇯☪️
AMIIRO abaayo saa kuu jeclahay ilahey hakuu jeclaado❤
Amiira qurux waaw keligeda queen amiira 💋❤️🩹 wat kusoobixi
Ala maxaan hooyadey mcn u xiisay 😢
M a hooyo calwiyo gabadhaaada allha kuu daayo
Amiro cyda prank kusosame haben danbe mid wali ah wankasugaynaa ❤❤❤❤❤❤❤
Away dadkii dhihi jiray cayda iyo amiro viwes isku radsadaan hada markuu soodhawayey oo hdana carka udoonay camiro mashidnen kadib shiteen war dadkaan oo far iyo faraanri viwes kawayn waxooda
Aragti deera ledgahay❤😂
Views hadey kathy markasto erayo mcn wey isku suron lahayen lkn waa private noloshosa jeceyl iyo qunfac maqarsaman
Viva Amiira Qurux ❤Ceyda❤🎉❤😢
Amiro qorta qarso abayo asturnanta kudadal wano ayay iga tahay ❤❤❤❤❤❤
amiroy wankujaclay abayo❤❤
Masha Allah❤❤
Amiira guu leso abayo❤
Alla amiiray ku jecliyaa 😢
Mnsha alh amiro qurux duceysan
Amiiro please mark kale surwaal ha so gashanin ceeb wiilal ayaa ku jirta maanta waaba ka naxay markii aan ku gu arkay surwaal waaba fiicnaa jirtay maxaa kugu dhacay