Madaxweyne Xasan Sheekh "Dalkaan jiradiisu jiro siyaasadeed waaye waana in aad iyo aad looga fikiraa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 8

  • @Maher_somali
    @Maher_somali 2 години тому +2

    Madax weyne dalka iyo dadka haddii aan nahay waan kaa cabaneynaa mudane madax wayne

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 5 годин тому +1

    Kheyraadka wadankeena nagu filan ee halaga Cersho carabta wadankeen please.umada somaliyeed waxaa garab noo ah Allah subxanawatacalaa.Allah is suficient for us mashha Allah .Alxamdulilaah Rabilcalamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohedrashiidmohamed5720
    @mohedrashiidmohamed5720 2 години тому +1

    Guul dalxureye

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 5 годин тому +2

    Asc yaa xayyu yaa Qayuum biraxmatak Astaqiid Aslax wadankeena nona xafid dhulkeena badaheena kheyraadkeen dhamaan umada somaliyeed inta daacada u ah wadankeena aAllah hanowado xafido Amiin yaa Rabi.umada somaliyeed nta u shaqeyso Cadowgeena Allah ha so hadeyo Amiin yaa Rabi.walalayaal waxaan sharf ku lenahay wada jirka dhamaan umada somaliyeed.walalayaal waxaa jira cadow ku bixiya sidii ay Dowlad kasta aan hore u soconin waxaa lacag badan ku bixiya Besha Caalamka ow kow ka yahay Emaaraadka Wadar iyo kuwoo Badan ayaa lacag siiya 5 gobol iyo mucaaradka sey lugaha uga qabtaa dowlada .nimankaas waxaa u daran lacagta ay siyaan cadowgeena Emaaradka oo faragelin wey nagu haayo yaa xayyu yaa Qayuum naga xijaab besha calamka sharkooda xasidnimadooda yaa ku celi wadamadooda Amiin yaa Rabi.please garsiya Madexeeyne xasan sheekh in ow wadankeena ka raaco Emaaradka Etobia Qadar.besha caalamka lacagtooda waa sun isku dirto shacabka iyo Dowladooda lacagtooda u dhafa wadanka ha laga cersho kow Emaaradka please.xasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin

  • @yusufildabxasan
    @yusufildabxasan Годину тому

    Xalka wadankeenu waa in uu kabaxo hogaan la aanta oo lahelo madaxwayne uuna kadhexhadlaynin safiir.
    Madaxwayne waxaa xalkayagu kujiraa madaxwayne danta shacabku kadhexhadlayso.

  • @QaliifSibriye
    @QaliifSibriye 5 годин тому

    Madane madaxweyne waa iga su.aale afakaga iyo dhegahada ma is makhalan miyaa iiga jwb mudane madaxweyne

    • @Norabdik
      @Norabdik 37 хвилин тому

      Inta ma jogo wll😅

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 4 години тому

    Maxa madxwn u tahay ina hanti dadka bobto sx mase ina xaliso dhibtda jirto aad no shegeso yahu waxs aya madxwn ladha somli halka laga hesto wa siyasintn tugo ah