SOOMAALIDA WAXAA DARDAREY CUDURKA QABIILKA NINKANI HADII MADAXWEEYNE A HAA LAHAA FARMAAJO AMA QABIIL KALE AF KALE AYUU KU HADLI LAHAA HADUU YIRI WAXAA GUULEEYSTEY XASAN SHIIKH ALOOW CEEBTA ASTUR
Benaale maxaad uga booday the territorial integrity of ethiopia, sae bixin somali galbeed ma ha. Cilqabe hasan uraaye hooyadina ma bixin karto dhul soomaaliyeed, rag aya iskale dhulka goof ay hooyada leedahay ma aha
When ethiopia talks about respecting somalia's sovereignty or territorial integrity it doesn't include Somaliland. Ethiopia considers somaliland a separate entity...that's why somaliland people use somaliland passport to visit ethiopia.
Kan Dator ma aha ee haka waali waa Doqon cuqdad darrod qabo waa Dameer ah qabyaaladiiste jaahiliinta ka liito 1991ayuu bililiqo ka qeeb ahaa oo war cad ah shahaadada BHD ha u gafin wariyow barfasoor nimey xaal qaado🪳🪳🪳xasan🪳sh🪳cali🪳🪳nur🪳🪳🪳🪳🪳
Shaqsigaan ma noqon karo dhexdhexaad waana nin aan xaqiiqdi Prof-nimo ama aqoonyahan wax la dhaho waa loo gafay marka shaqsigaan la eego. Waqti ayaa halkaan ku lumay!!!!!!!
kaalay ka saar Kuwii aad soo dirteen Maxaabiis Madoobe waaye Qaarna Qaxooti kenyaati u ah, Xasan gurguurte Israel iyo UAE ayaa Gacanta ka jabiyay hadeerna way dilayaan oo mashruucodi Madoobe ayaa ka fashiliyay in somalia la burburiyo ayay Rabeen hhhhhh Madoobe Ayaa Villada Ku soosocda Xassan Kismaayo lagu maxkamadayn Ina Suuban Sabriye ku dhashay Jalalaqsi
Heshiiski bada itobiya iyo sl somali land waa dhul soomali wayn ka mida waxawna madaxwayne xasn sh ka hadlay dhulka soomaliya oo idil xuduudaha soomali oodhan ayaw itoobiya ka ilaaliyay
Dawlada iyo madaxweyne nimo ayaynu khalad Ka fahmay nay madaxweyne keligi heshiisyo wali ah gelaya oo aan la Marin barlaman, laga wada tashan, shicib kana lo so bandhigin Meeshu ma Limited company Hassan gaar u leeyahay
Territorial integritiga Somalia ma wax hada Oromo labaraya. Aduunku wuxu aqoonsaday territorial integrityga somalia markay xorowday 1960. Abisiniyana United nationka member ayay ka ahayd. Marka waxan laga dhigayo si wanan maanta xoroobay ya lugu wareerin. Sxb shalaad dhalateene wa la shubi jiray.
Madaxbanaanida somaliya itoobiya waa aqoonsatay, badiina waa heshay, maxaa diidaya in ciidan yimaado hadiiba ay si for ah u isticmaalayso badda, si xor ah balfaaqida soomaliyeey?
Waa gorof odagaan BHD yeey xaal qaado. Aqoon yahanada somalida waxaa ka qali badan kaan aqoonta laheyn ee umadaha kala ah. Aqlaaq, mabda malin. Kuligeen waa maxaan cunaa iyo reer hebel. Gumeysi ma hureyno
Maxaa anaga dusha naga saaray baahida badeed ee Ethiopia. Xabashi intay Eriteria ku dhici wayday baa inaga nacastii na metelaysay la kufsaday. Tollay oo tallay waa dal dameer hir biodayo
Maasha allah professor 🇸🇴 Xasan Sheekh Ali 💪💙
Qof kalood wareysataan mawayseen qofkaan xanuunsan, qabyaaladuna madax martay markaad umadda soo hoos fariisinaysaan.
Ileen umada qof ay energy uhayso warkiisa kalsoonina ku abuuri karaa larabaaye.
Guuuul alle Kuma tuso, proffossor qabyaladaysan waxa ka fican acrabi cadifad qabin
Nacamleeye xasan sheeq kuwa lacagaha kubixiyo waaye
Halkaan arin aan jecleestey aad xaqiiqada ka taabatey waa Magaaladani Mogdisho Amni sax ah kama jiro Umada ne xaquuqdoda ha umadax banaanado ....❤
Waar kani waxba ma garanayo xasan sheekh ayuu difacayaa
I like this guy.
I like the way he puts things in a box and explain.
He is really steps a head of other elite.
Waxaas oo dhan isku soo duuduub xaqal qalinkii xasan sheekh waa loo ogolaaday waana qaatay
😂😂😂😂😂😂😂 jeebka wali ma buuxo
Kan waa gacan yare xasan shiikh ha ka sugin xaqiiqo
Haduu yahay gacan yarah xasan ma shegeen qaladka xassan ee sidii fardah hal dhinac un wax ha ka fiirinin
Guul soomalia
ilahow ha iyo maya hanaga wada yeersiin shly xiligi faramo wuxu laha puntland waa saxan thy waa state saxan faramjo waa marexan manta waka prof somaliga wakaa
Itoobiya waa cadowga 1aad ee soomaaliya balse wey ka badbadinaysaa itoobiya gorgortana maaha bad iyo bari iyo hawda soomaaliya
Marka hore Dowlado Deris ah in lala heshiiyo ma xuma.
Lkn Soomaalida dhexdeeda maxay ku heshiin karaan?
Waa heshiis xoog igula gal ah waa nala duleyey xaqiiqdi.Meshas inaga is dhigney.
SOOMAALIDA WAXAA DARDAREY CUDURKA QABIILKA
NINKANI HADII MADAXWEEYNE A HAA LAHAA FARMAAJO AMA QABIIL KALE
AF KALE AYUU KU HADLI LAHAA
HADUU YIRI WAXAA GUULEEYSTEY XASAN SHIIKH
ALOOW CEEBTA ASTUR
.....//.XUKUN XOOG LAGU QABSADAY ...SANQUUQ XUKUN LAGUMA WAREEJIYO.//
Prof. Xasan maxaa ka khaldan. Wuxuu ku taageerayaa masiibadii raaskaambooni. Waa kuwaas proforadeenii mooryaanta la caqli noqday. Wadeeca allah
Si xornimo ah ha lamacneeyo
Odaygan doqonka ah, ictiraf xabashi kamarabno, 1960 Ayan xornima qadanay
Benaale maxaad uga booday the territorial integrity of ethiopia, sae bixin somali galbeed ma ha. Cilqabe hasan uraaye hooyadina ma bixin karto dhul soomaaliyeed, rag aya iskale dhulka goof ay hooyada leedahay ma aha
adaygaan waa qabyaaldeeste weyn hadii soomalia guul gaadhay ordagan ayaa keenay
waa lagugu zoo meeriye profs ore mahane waa dictionary wax xifdiya
waa is bedelay odeygaan dastuurka uu wadan jirey hada Hawiye madaxweyne waa isbedeley
Maxaa Guul ah! Etiobiya oo xabbad riddin baa badda soomaaliya qaadatay, ma guul ah
Odaagan Waa khaain
Nasiibdaro weeye in xasan shiikh ayaa guulkeenay soomaali kaadhagaysan mayso
Ximaar hawiyeh
Adeer in Somalia qirato ciidamada Ethiopia inay wax qabteen laakiin Ethiopia in aysan raali gelin ka bixin weliba ciidankoodu ku sii qulqulayaan wadankana qayb dhan haystaan rabina inay baxaan English ilaahey waana baray
professorka ma ahan the right person to translate or interpret english language because he is not a linguistic professor
When ethiopia talks about respecting somalia's sovereignty or territorial integrity it doesn't include Somaliland. Ethiopia considers somaliland a separate entity...that's why somaliland people use somaliland passport to visit ethiopia.
Horta Ninkani waa Dadka qabiilaysta ah oo aan BUU ku yahay, Hadana ceebta Hawiye ayuu rabaa in uu asturo, ABEY ayaa Guulaystay Ethiopiana BAD BAY Heshay, waa Sidaa xaqiiqdu
Maxaan Gulaysanay Waxa La isku haysto Waa Dhulkeeniye
😂😂😂😂😂😂
Soomasliya itoobiya waxaa u jabiyay iyo argagixisada m.goboleedyada aan ogoleyn dawlad soomaali oo mideysan guul m.xasan shiikh
Mooriyaan professor
Kan Dator ma aha ee haka waali waa Doqon cuqdad darrod qabo waa Dameer ah qabyaaladiiste jaahiliinta ka liito 1991ayuu bililiqo ka qeeb ahaa oo war cad ah shahaadada BHD ha u gafin wariyow barfasoor nimey xaal qaado🪳🪳🪳xasan🪳sh🪳cali🪳🪳nur🪳🪳🪳🪳🪳
Waa barya hoogle haweenkaa lagusameeyaa heshiiskii muuse ayaa xasan saxiixay
CBB 2018kii farmaajo ayaa usaxiisay 30min . Sidaana uma cadeeyn heshiiskaas.
INTERNATIONAL LAW MAAHA XIDHIIDHKA CAALAMIGA AH EE WAA SHARCIGA CAALAMIGA AH..
MAAHA AQOON YAHAY DUQANI.
MEEL MOU LAGU SHEEGAY MANA JIRTO WAXA UU AKHRINAYO..
DUQANI WAA AFHAYEENKA XASAN SHIIKH...
Lkine ilaa hada noma shegayo profsorka xududaha Somalian meesha ay ku Egyihiin oo itootiyana aqoonsantahy
Prof waxa dhahda mad xasan sharciga wadanka wuu ku tuntay somalina qolo walbana dhulkeday joogta axmadna dhulkiisi uu jooga inta la iskaga inanayo wax hishiis lagu yahay ha la joogo
Shaqsigaan ma noqon karo dhexdhexaad waana nin aan xaqiiqdi Prof-nimo ama aqoonyahan wax la dhaho waa loo gafay marka shaqsigaan la eego. Waqti ayaa halkaan ku lumay!!!!!!!
Dr Xasan Shiiq RUNTA AYUU SHEEGAY MADOOBE XOOG WAA IN KISMAAYO LOOGA SAARAA
kaalay ka saar Kuwii aad soo dirteen Maxaabiis Madoobe waaye Qaarna Qaxooti kenyaati u ah, Xasan gurguurte Israel iyo UAE ayaa Gacanta ka jabiyay hadeerna way dilayaan oo mashruucodi Madoobe ayaa ka fashiliyay in somalia la burburiyo ayay Rabeen hhhhhh Madoobe Ayaa Villada Ku soosocda Xassan Kismaayo lagu maxkamadayn Ina Suuban Sabriye ku dhashay Jalalaqsi
jiritaanka iyo madaxbanaanta Somalia waxaa laga aqoonsan yahay UN -ka iyo hayadaha caalamiga Ethiopiana ma aha cidda qeexeysa jiritaanka Somalia.Akhrinta uu sameynaayo hadda waa cajiibbbbbb
Guuleysta Somalië 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Heshiiski bada itobiya iyo sl somali land waa dhul soomali wayn ka mida waxawna madaxwayne xasn sh ka hadlay dhulka soomaliya oo idil xuduudaha soomali oodhan ayaw itoobiya ka ilaaliyay
Pro isku badalay mooryaaan universal plz ilaali qalbiyada dadka idin daawada tuugada wareysiyada ka dhaafa
Badda caliyaalo hageeyo amxaarada meelkale dadkii lahaa ayaa haysta mana ogling amxaaro never ever
Dasturka qashin aya kuqoran ayuu leyahay. Waagii farmaajo jogay wuxu wadan jiray buuga dastuurka . Sidi kitaab quran ah
Dawlada iyo madaxweyne nimo ayaynu khalad Ka fahmay nay madaxweyne keligi heshiisyo wali ah gelaya oo aan la Marin barlaman, laga wada tashan, shicib kana lo so bandhigin
Meeshu ma Limited company Hassan gaar u leeyahay
Professor dastuur xaalku markuu ku xuntahey hassan Lee so hadlaa
Weligay ma arag waraysi nocan ah, school ma jogna
2019 kii markii laga adkaan rabay idinka ayaa difaacay hadii xukuumadii waagaas garab istaagi laheydeen maanta waa laga taqlusi lahaa, shalay Axmed baa sax sanaa baa leydeen xaa is badalay
Universal TV dadka caafimaadka qaba noo keen
Hadii kale hawada ka baxa
Ninkani ma ahan nin xaq ku socdo.
Waa gacan yaraha xassan tuug,ama xaabsade.
Facilitated ma ahan dhexdhexaadin ee waa fududayn turjumaada sax ma ahan
Kalmada dawlad dhiska in caasimada laga bilaabo hoosna loo daadajiyo ayaan kugu raacsanahay lkn taheshiisku ima marin
Farmaajo haduu saxiixi lahaa hishiiskaan Odeygaan afkiisa ma isqaban lahayn dalkeena waa lagatay waanala dhacay ayuu ku hayn lahaa xiligii Farmaajo 24saac dacaayad ayuu haayay
Territorial integritiga Somalia ma wax hada Oromo labaraya. Aduunku wuxu aqoonsaday territorial integrityga somalia markay xorowday 1960. Abisiniyana United nationka member ayay ka ahayd. Marka waxan laga dhigayo si wanan maanta xoroobay ya lugu wareerin. Sxb shalaad dhalateene wa la shubi jiray.
War waa odaygii ina xasan buste.
Ilaahow badbaadi mudane xassan
Igu shubo, odaygan lacagtiisa ayuu qaatay. Su uu difaacay xasann shiikh iyo saxiixa badda
NIN ITOPIANKA USHAQAYNAYA AYAA. WARAYSI LAGAQAADAYAA
Wariyaha khubiirnimadiisa waxaan ku ogaan karnaa inuu weeydiiyo abiy axmed muxuu ku badashay heshiiska uu qaatay hadii laga guuleeystay sida uu sheegay
Qabyaaladiiste. Proffessornimaan ku nacay.
Adaan kaa haynaaa
Maamul Hebal oo Maqan
Dawlad lama dhiso karo
Kan iyo Dr. Shaqo iskuma lahan … markle please tv ka hakenina
Laxdii xasan sheikh baa waxani
Dr ka waqtigii farmaajo aad iyo aad ayuu qaaylin jiray sida uu muxaafad u noqday waa la waayay
maxay soomaaliya ku guuleysatey?
Waagii farmaajo waan la dagaalamayaa ayuu oran jiray haddase Mar kama hadlin xassan dhiiqo.
Waa ina adeerkiisa.
Odaygan waxu kuhadlaayo ciyalka yarka xita qadan mayaan xassan sheikh baad lajirta anagu raali kama nihin iin badena lasiiyo amxaaar walagu soo lalushay
kan ma noolaa aaway dastuurkii uu ilaalin jiray xilligii farmaajo.
Xasan Sheekh wuxuu aqoonsaday in dhulka Soomali galbeed yahay Dhul Itoobiya leedahay xuduud beenaada uu xariiqay gumaystuhuna aqoonsan yahay.
😊jaahil wadani nimo aqoonin
Oo sow Hassan Ka aad tageer rayso colaada iyo fidmada ma abuurin
Kan professor ma ahan waa damiin kibir badar
Ciidanka Ethiopia waligii bixi maayo.
Ethiopia dekedaha somaliya waxay u isticmaashaa sida ugandha u isticmaashaa dekeda mambasa taa ethiopia ma rabto
Marki faramajo jogay wuxu dhihi jiray putaland la,anted dowlad ma jiri karto. Hadana wuxu leyahay lo jojin mayo wa xaafad. Qabileyste qurun ah ayad tahay
Vive Hassen
Madaxbanaanida somaliya itoobiya waa aqoonsatay, badiina waa heshay, maxaa diidaya in ciidan yimaado hadiiba ay si for ah u isticmaalayso badda, si xor ah balfaaqida soomaliyeey?
Dadka comments ka negative ka soo qorre waxe noo sheegen in ey dhameysan xalqada,😂
Itoobiya way diiday in ay ka noqoto heshiiskii Somaliland. Taas macneheeda waa in heshiis kaas weli jiro. Xasan 1 VS abiy 3
Maxaa guul ah universal iyo reer xasan dhiiqo waxey doonan ku sheegayn tarrikh baal madow ciidan Somalia sheegta iska dhiiban kenya xabaal qote qiil u raadinya imasijdka manty jummah muxuu uga khubadeynaya kkkkkk 😂
War Kan wa caado qaati kistisa qaatay
Hormoodka Abgaal kuli Hassan Lufluf bu u tuuray lkn wa Tariikh xumo lagu bartay inayayan geyin hogaan ka Somalia
Hishiiska wandiidney wana yeelney meel mawada gashaa indha la'aanta wadanka lagu hugaaminayo way muuqataa
Waxaan dhan waxa kaa yeersiinaayo qabyaalad miyaa mise lacag waaye
Somaliya ma aqoonsibay bad siisatay bal dhagayso odaygan asaasaqay
Kii lala saxiix day Turkey oo la qariyay in la fahfahiyo Xaraam bu hantida jiilal keena dambe lagu boobayo
Imtixaankii jamacada waxa uu ka galay xaraf (y) = 0.01
Waa gorof odagaan BHD yeey xaal qaado. Aqoon yahanada somalida waxaa ka qali badan kaan aqoonta laheyn ee umadaha kala ah. Aqlaaq, mabda malin. Kuligeen waa maxaan cunaa iyo reer hebel. Gumeysi ma hureyno
Maxaa anaga dusha naga saaray baahida badeed ee Ethiopia.
Xabashi intay Eriteria ku dhici wayday baa inaga nacastii na metelaysay la kufsaday.
Tollay oo tallay waa dal dameer hir biodayo
Odaygaan Hal eray aya ka muuqata waa munaafaq xasan wa difacaa farmaajana waa caayhaa asaga oo magac aqoon isticmaalaya waa PhD qasaartay
Kani waqti ha isaga lumin .😂😂😂
Kani wa qabilayste han aragti lahayn oo jahila phd way ku qasartay wakhti in la iskaga lumiyo male
Guulwade badana dalkan,
Soveirgnity is not issue . MOU Somaliland still exist no retreated by Ethiopia
I agree with you
baryahaan waan kaa nasanay yaa nugu soo kaa kiciyay
meesha class miyaa yaabaa aragnee?
13 kii senator ee mogadishu maxaad uweydiinweyday ileen
Waatii😂laga fadhiyiwaayeye
Reer puntland baa kafiican 13 ka
Puntlandtii😂 aaway
Odaygaan video haloo hayo share ayaa lagu dhihi insha allah