Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Alx hadii aad cunugaada heysato. Ilmahaada ilaahey hakula koriyo.
Cabdale Buurane , sheekadiisa ka baxa. Waxyaale badan aa jiraan, uu aadan ugeen.Daahir waa runtee.
Allah hacafiyo
Dulmiga hooyooyinka masaakiinta ah halaga joojiyo. Alle halaga baqo.
Reer sharing dahir
War dahirow gabadhan dacad waaye dhaqtar geey naas ka waa qatar allaha caafiyo dadkan maxa ka qaldan asharaf maba laha duriyad ma illmihi faduma rasulilah caruurteda xasan io xuseen waa qabiley aliften xasan io xuseen
150 waaye ticket ilaa Doolow, carrur bey wadataa, kadib baabur bey ka sii raaceesaa, mida kale Dahir waad ku mahadsan tahay inad hooyooyinka caawisid. Lkn Sooysooy hadii ad sadaqo baxsatay xaa ku haystaa?
War gabdha hala caawiyo qabiilka iska dhaafe bismillaah 😢😢
AABO DAHIR CAWI HOYADAAN IYO CARURTEDA WA HOOYO DACADA
ABAABA OSPEDAAL HALA GEYO HOYADA WEY JIRAN TAHEY HALA BARO
SOMALI WEYN HA CAWIYAAN
Jano gale Daahir❤❤
Hada ogaday dadka usaran inay lahaysta uyahiin
Meshaan , ma meel nidam ku socto miyaa, mise waa meel qufkasto ,waxuu rabo samiinaayo.Maxkamada, waxaay ka dacwoodan inta badan Habargidir, somalida kale ,lagama dacwoonkara miyaa.Aawey, dadka tolkooda, dhaqan kuur aa kudhacey.Daahir Guul
DIYAARO HALA SARO ILMO AYEY WADATA
Wey xanuun sanatahy😢
Ceer miya ninka
Wax walbo noo soo duub soo gali
AABO OSPEDAAL KENYA HALA GEYO MAMADA NASKA HA LAGA BARO INTUSAN HALIS NOQON AABO
Ascwwb gabadhaan maa la daaweeyo oo la baaro
Dahirow duceysane ayaad tahay
Nacas nacas dhalay caladow waxu ka xunyahay gabadha soysoy sida ay ucawisay camal ugu xunyahay
Hhhhh habaruu qaba
Alx hadii aad cunugaada heysato. Ilmahaada ilaahey hakula koriyo.
Cabdale Buurane , sheekadiisa ka baxa. Waxyaale badan aa jiraan, uu aadan ugeen.
Daahir waa runtee.
Allah hacafiyo
Dulmiga hooyooyinka masaakiinta ah halaga joojiyo. Alle halaga baqo.
Reer sharing dahir
War dahirow gabadhan dacad waaye dhaqtar geey naas ka waa qatar allaha caafiyo dadkan maxa ka qaldan asharaf maba laha duriyad ma illmihi faduma rasulilah caruurteda xasan io xuseen waa qabiley aliften xasan io xuseen
150 waaye ticket ilaa Doolow, carrur bey wadataa, kadib baabur bey ka sii raaceesaa, mida kale Dahir waad ku mahadsan tahay inad hooyooyinka caawisid. Lkn Sooysooy hadii ad sadaqo baxsatay xaa ku haystaa?
War gabdha hala caawiyo qabiilka iska dhaafe bismillaah 😢😢
AABO DAHIR CAWI HOYADAAN IYO CARURTEDA WA HOOYO DACADA
ABAABA OSPEDAAL HALA GEYO HOYADA WEY JIRAN TAHEY HALA BARO
SOMALI WEYN HA CAWIYAAN
Jano gale Daahir❤❤
Hada ogaday dadka usaran inay lahaysta uyahiin
Meshaan , ma meel nidam ku socto miyaa, mise waa meel qufkasto ,waxuu rabo samiinaayo.
Maxkamada, waxaay ka dacwoodan inta badan Habargidir, somalida kale ,lagama dacwoonkara miyaa.
Aawey, dadka tolkooda, dhaqan kuur aa kudhacey.
Daahir Guul