Idil bashiir idil ayruush Calaf Caadil keen uu Carshiga ka Qoray waa u Caroonayaa Haku soo cel celin, Leesma ciil kaabiyoo Ceesha lama jaree In kastoo Caada sare Cadrad Quruxsan Tahey Qof Calaacalaa Caana uma Lisee Heeygu soo cel celin hadal ii Cuntamin hadii Caafimaad Cabdoow lagu helaa Caabuq lagu dhayaa Cilmi boodhariba Ciida lama gelsheen waxa Caawi laa Cadradoow Calmaday wax ku Caawi karo Adoon caajis Arag caadilkaa ka jidho waxba Haku Calaacalin Caashaqee Bada Cagaha geli
Guul falaastin inchalla
Qalbi. Dhawacan. Zxb. Waa. Dhabweyi
Vaarta Ha Dhaaafindeeeee waad ka xidhaysaaaye😂
Masha allh Masha allh wllkey abwan tabiye
Abwaaneh dhantada abwan nuur iyo shamso Soo qawo zxp
Abwaan aniguba adiga ayaan kujeclhy
Horto wanku salamay abwan tabiye nolow wllky
Shukran wlle🙏
Abwaane gabarbaanfurey marka aanfurey kadin aad basn ujacalasdey gabadhiina waadiidatahay inaan sooceshado maxaasameeya waanjacelahat
Keep going Ayruush you ❤😮
Dhaantada qalanjo ee abwaan eeshcalaa iyo filsan soo falanqee Abwaan ❤🙏
M.a abwn allaha ku sharfo
Waaw @ abwaan tabiye
Hooska sii way socota
Waa dhaanto mcn
Maxaaan sugayy dhantdaan sharxadeda abwane wan kusalamy❤
Axamed eshcala iyo filsan soo qabo❤
Abwano dhantadii abwn/abdi bag ee suudkeygii ma,sudees baala tagay❤❤❤❤❤❤
Wuu jecldye
Haa sxb
Calafku waa cajiib
Abwaan taabiye waxan jeclahay kooxda dhantada inan kubiiro
Hacafinin dheh😂
Abwaan tabiya waan kusalamy❤
Waaw
Masha Allah 👏
maxaan sugaayi dhaantadan waa mahadsanthy runtii ❤❤
Saaxiib igumdh ciin
Huno
Waa iqabasaty abowe. Maxaa kaqaba karataa
Awaban waxaad kaso hadashaa dhantada Qandho kaso hadal Awaane aad ayaan ku tageeraa
Abwan tabiye soo orad xagaa iyo cabdi bang iyo suudhkiisa
Waacabdi nuur oojoogakiinya qoxootiga ifoo saaxiib aad ayaan kuu jeclahy
Haa waigu dhacada waliba sixanubadan
Abtu❤😮😊
❤❤❤❤❤
Abwaana sooqabo dhaatada eshcaa iyo filsan
Waxkle wlhi abwaan tabiye❤❤❤❤
Ago.maogiy
Abwaan aniga igu dhacday lkn hada arinkaa waa la soo dhaafay
Kusoco waad lahaysaa la soo dadaal dhaantooyin kaan soo codsanano
Wrniyo tan hadeyba iheysata
Best dhanto😊
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maxa❤❤❤❤❤
Sxb dhaantadii minja dhuub soo qabo
Ok
Jecylku waa wax jir lkn muhiimadu waa inuu ku dareemi karo qof ka aad jeclaatay ani jecyla wuu igu dhacya lkn dhayamadiisii mahelin
Mansha allah
😂❤❤❤❤❤❤❤😂
😂😂😂😂
Hhh
Codsi codsi abwantabiye so qabo dhantada cusub ee abwan cabdi bag ee surwelkeygi cada
😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔
❤🎉🎉🎉
Cajab dheh dhanto waydhaftay tani
Idil bashiir idil ayruush
Calaf Caadil keen
uu Carshiga ka Qoray
waa u Caroonayaa
Haku soo cel celin,
Leesma ciil kaabiyoo
Ceesha lama jaree
In kastoo Caada sare
Cadrad Quruxsan Tahey
Qof Calaacalaa
Caana uma Lisee
Heeygu soo cel celin
hadal ii Cuntamin
hadii Caafimaad
Cabdoow lagu helaa
Caabuq lagu dhayaa
Cilmi boodhariba
Ciida lama gelsheen
waxa Caawi laa
Cadradoow Calmaday
wax ku Caawi karo
Adoon caajis Arag
caadilkaa ka jidho
waxba Haku Calaacalin
Caashaqee Bada Cagaha geli
😂
💔😭❤️❤️🫶
Sooqabo filsan io axmed eshcala nooso qabo pils
Aw falnqee saaxiib aad ayaad um had santahy
❤❤❤❤❤
😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maxa❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤