KHADRA WADANI - CALANKAAN KU DHAARTOW - SULDAAN SEERAR & ALI DHAANTO SHOW JIGJIGA 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • • ALI DHAANTO CALI DHAAN...
    • DHAANTO CUSUB DIRGAAX ...
    For all inquiries email Alidhaanto571@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 147

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 8 місяців тому +21

    Maansha Allah Mahadsanid Khadra Wadani, heestaan waxa hore loogu qaadey Calanka Bulug iyo xidigta cad ee u taagan Shanta Somaliyeed ay DDS ka mid tahey. "Dhulkeygow - 1977"

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 8 місяців тому +1

      Ilaahay wixii xun waxba kumalaha ee shaydaanbaa daarood been kusaliday heestan goormaa laqaaday yaase looqaaday yaase qaaday yab

    • @FeysalAljaberti
      @FeysalAljaberti 8 місяців тому +2

      @@hiddowacan811 Waa hees wadini ah waxa hore u qaadey Fanaanka Muuse Ismaaciil Qalinle AUN waa nin CiidaGale - Isaaq- Somali ah, midhaha Waxaa leh Abwaan Daba Gooye Dhulbahante - Darood - Somali ah.waa halgankii Somali Galbeed - WSLF 1977. waa heesti hore ua-cam.com/video/g35iHZkti1c/v-deo.html

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 8 місяців тому +1

      Dadkan hees cusub ayeey u maleynayan juw

  • @Abwaanqooreyofficial
    @Abwaanqooreyofficial 8 місяців тому +8

    wlshei khadro wadaniyadii deegaanka soomaalida❤️🇸🇴💪🏻💪🏻

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 8 місяців тому +5

    Dhuuxa
    cadaaawo waa loo karindoono dhiigane 🩸 Waa kan Ethiopia 🇪🇹 waaa. Isla Ethiopia 🩸 Gabadhaas fariin Cad ayay Dirty noolow walaashay in jigjiga 2024 We are one 1️⃣ nation and one people And 1️⃣ country Somali 🇸🇴. 💯 🐪 Gabdhahii laga bixin jiray waa nuucaan ❤️❤️❤️🌅👋

  • @user-bo4wn2zy5i
    @user-bo4wn2zy5i 8 місяців тому +9

    HADDII AAN LACAG ISKA ARUURINO WALAAHI DABAABAAD IYO DIYAARADO WAANU IIBSAN KARNAA, PLEASE QURBA JOOGEY BILAABA WADANKA AAN BADBAADINO

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 7 місяців тому +1

    SubxanaAllah
    Yaa Allah aanan riyo kunolan
    Wadanku waa Ethiopia 🇪🇹 😍 💖 ♥️

  • @MahamedBashir-xi5vj
    @MahamedBashir-xi5vj 6 місяців тому +1

    Ogaadeen power
    Alxmdulillah illahay Ogaadeen iga dhigay. 150,000. Askari ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 8 місяців тому +4

    Waxaan kle Gaalada waxey Dhaxdaa Another level 💪💪🇸🇴

  • @user-qm4xh4sy4t
    @user-qm4xh4sy4t 8 місяців тому +7

    Mashllh hambaly Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪🧜😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥳🥳😭😭😭

    • @user-qm4xh4sy4t
      @user-qm4xh4sy4t 8 місяців тому

      Somali guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul guuul

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 місяців тому

      Siilkiinaa

  • @fathiabdi1807
    @fathiabdi1807 8 місяців тому +2

    Khadra Somalinimada aya ku weyn Mshallah

  • @marwo5431
    @marwo5431 8 місяців тому +10

    Success and independence✊🏻🇸🇴🐎🥰

  • @user-xy2pk8rr2h
    @user-xy2pk8rr2h 8 місяців тому +1

    Guulayso Khadray, Jir oo Joog.
    Ee Ciida iyo Calanka Hala Difaaco.!!!
    Qof kasta kaalinta uu kaga jiro Bulshada.
    Viva Khadra

  • @naleye1
    @naleye1 8 місяців тому

    Somali 🇸🇴 Somali 🇸🇴 Baaleh walalaheey waan ifin darasanahy. Sida aad nodaremediin. Insha allah waan gulesanena heetan markan maqlo waan Oyaa walahi. Dadna dhulkenii ayee cadaw sinayaan. Somali 🇸🇴 hanoolato ha is racdo Hamidowdo inasha allah amiin yaa rabi

  • @reeddempter6079
    @reeddempter6079 3 місяці тому

    Goosebumps ❤❤❤❤❤

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 8 місяців тому +1

    Hadii aanan dhulkeygoow dhuux cadaawa kuu karin.
    Hadii aanan dhulkeygoow dhiig kuugu fool dhaqin.
    Soomaali kama dhalan 🇸🇴❤️🔥✊🏾
    07/January/2024

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 8 місяців тому

      Heestan macusba saxiib 1977 ayaa laqaaday dagaalkii xabashida

  • @guntane143
    @guntane143 8 місяців тому +3

    U sheega abiye inay jiga jiga kaga bilaaban doonto🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @kiinhusen
      @kiinhusen 8 місяців тому

      INSHA ALLAH XAQA IYO GARDARADA AYAA ITOOBIYA BAABI’IN DOONTA . WAAN XOROOBI DOONAA WAA DHAW

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 Місяць тому

      Miyu bilaabay tolo?😂😂😂😂riyada ka toosa

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 8 місяців тому

    Subxaanallaah 😭❓ Allow ku soo hadee hadii kale caallamka kaa fadhiisi yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲‼️❓

  • @Xamdacadar
    @Xamdacadar 8 місяців тому +3

    Noolow❤❤❤

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 8 місяців тому +1

    Waa goorma tolow wadaninimo🎉🎉🎉🎉❤

  • @Isbatooraha
    @Isbatooraha 8 місяців тому +1

    Somali guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 8 місяців тому +1

    Somalia 🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪✍✍

  • @shamsaabdirahim4114
    @shamsaabdirahim4114 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ allow dalken cadawah ka qabo yaa rabi

  • @user-cn6cy4vk3h
    @user-cn6cy4vk3h 8 місяців тому

    Viva somali all wish peace and prosperity soon inshallah ❤❤

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f 8 місяців тому +1

    Ader 5 waay asrcadaay

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 8 місяців тому

    Ma sha allah from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-pi2xi7vu1g
    @user-pi2xi7vu1g 8 місяців тому +2

    Hadii aan dhiig kugu fooldhaqin Somali kama dhalan 🇸🇴🇸🇴

  • @abdiajaama3699
    @abdiajaama3699 5 місяців тому

    Iska fahan calanka ay sheegaysaa waa ka Ethiopia 🇪🇹

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 8 місяців тому

    Asc maansha Allaah Afkaaga caano lagu Qabay maansha Allaah ❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴.

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 8 місяців тому

    HEESTA DHULKA IYO CALANKA SOMALIYA MUSE ISMACIL QALINLE ALLAHA U NAXARIISTEE AYAA QAADAY 1978

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 7 місяців тому +1

    Subxaanallaah 😭 Allow jahanamo hooy ha nooga dhigin somaliyey ‼️ kilaab uun ma taagnaan karo ‼️😭wax barta diin iyo maadiba ⁉️‼️barta waxan iska daaya ‼️ waa wakhti dhumise ‼️⁉️😭 subxaanallaah ‼️😭⁉️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🛑🛑🛑🛑

  • @QadanMohamed-i4t
    @QadanMohamed-i4t 8 місяців тому +2

    khadray heesti waad ku ciyaartay somalilnd ayay ku qurux badantay

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 8 місяців тому

      Bahashu uma hagaagto hadaanay heesaha soomaalilaan sooqaadan

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 8 місяців тому

      Soo idinka badii gatay ee Somali ka baxay

  • @FeysalHassan-d6v
    @FeysalHassan-d6v 11 днів тому

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🎉🎉🎉👍👍👍👍👍👍

  • @user-qx9pt9vr9n
    @user-qx9pt9vr9n 5 місяців тому

    Waaw

  • @user-px7pp1fo3l
    @user-px7pp1fo3l 8 місяців тому +1

    Ad iyo ad khadra wadani iyo dhaman dadkayiga guul iyo gobanimo soomali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🇬🇲🇬🇲🇬🇲👌👌👌👌👌💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cawalecabdi7704
    @cawalecabdi7704 8 місяців тому

    Masha Allah khadra sharaf

  • @user-xx6wu3wm8n
    @user-xx6wu3wm8n 8 місяців тому

    Machallah somali guuL xassn shoq Iyo xamso guuL

  • @user-fr3wb1hv5t
    @user-fr3wb1hv5t 8 місяців тому

    Rabiyow somaliiiii mideeee

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 8 місяців тому

    Waah waah wad iga dhalatay asal somali

  • @ismahannor8249
    @ismahannor8249 8 місяців тому +1

    Hanoo hosgalininee calankee ka hadleysaan anigana calankeenu waa kan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰

    • @SakiMoha-qm5mi
      @SakiMoha-qm5mi 8 місяців тому

      Jaahil miyaa tahay heesta yaale hota soomaali kama dhalan. Maxaase laga wadaa maad garan😅😅😅

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 8 місяців тому

      @@SakiMoha-qm5mi
      Waxa loqaaday soomali galbed 👍 iskad daa waxan waa moryan 😂😂😂

    • @ismahannor8249
      @ismahannor8249 8 місяців тому

      @@SakiMoha-qm5mi 😂😂😂heesta Somaalia leh lkn hadad rabtan ethiopan ayaad siineysaan muusaba wakaa baddii siiiyay

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 8 місяців тому

      DDS CALANKEDA AYEY U BADALATAY EE CALAN SOMALIYED KAMA HADLEYSEE MAXAA HEESTA CALANKA SOMALIYA U GEEYEY

    • @kiinhusen
      @kiinhusen 8 місяців тому

      SOOMLI QABYAALAD MOOYAAN WAX KALE MA HAYSAAN

  • @Atharimedia99
    @Atharimedia99 6 місяців тому

    Somalia 🇸🇴 guul

  • @Umulkhyr-gj6ok
    @Umulkhyr-gj6ok 8 місяців тому

    Sheer

  • @mohamudjibrilahmed1933
    @mohamudjibrilahmed1933 7 місяців тому +1

    *G7*

  • @faadquotes790
    @faadquotes790 5 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤1yes
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hn7pj5kc5k
    @user-hn7pj5kc5k 8 місяців тому

    Guul somalia ❤❤❤❤

  • @Xamdacadar
    @Xamdacadar 8 місяців тому

    Qadra qaali

  • @Xamdacadar
    @Xamdacadar 8 місяців тому +1

    🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵❤❤❤❤

  • @Xamdacadar
    @Xamdacadar 8 місяців тому +1

    ❤❤❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 8 місяців тому

    Heesahayaaga. Noo Daaya. No. Masakaax. No. Abawaan. Way. Madhan. Yahiin. Bisiinka

  • @ilyaaswarsame6783
    @ilyaaswarsame6783 8 місяців тому

    Masha allah

  • @cabdirisaaqfaculjubo9889
    @cabdirisaaqfaculjubo9889 5 місяців тому

    Dhilo ogaadeen

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 8 місяців тому

    Soomaalida Dds❤

  • @AnzariAbdi
    @AnzariAbdi 8 місяців тому

    Mom khedra❤❤❤❤❤

  • @Abdikadir2020
    @Abdikadir2020 8 місяців тому

    Somali flag 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤Somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @LovelyLemonZester-sj2bi
    @LovelyLemonZester-sj2bi 8 місяців тому

    Sax weeye ❤❤❤

  • @Haarkujoog114
    @Haarkujoog114 8 місяців тому +2

    Khadra oking.😂😂😂😅😅😅

    • @Mboqole
      @Mboqole 8 місяців тому

      😂😂

  • @qabilamoussa360
    @qabilamoussa360 8 місяців тому

    ❤❤❤je je

  • @abdiwalixasandhuux6440
    @abdiwalixasandhuux6440 8 місяців тому +1

    khadar maxamed boqorada dhantada

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 8 місяців тому

    EEDO HEESTA IYO MUUSIGEDABA WAAD NOOGA CAYAARTAY DDS MALAHA EE HEES KALE U SAMEYSO HEESTAN CALANKA SOMALIYA AYAA LEH

  • @user-mb2sz6pv5w
    @user-mb2sz6pv5w 8 місяців тому

    ❤❤❤ 0:17

  • @haydar378
    @haydar378 8 місяців тому +3

    Muuse biixi halaga dhacsho

    • @GoojeCade
      @GoojeCade 8 місяців тому

      Haku waso

    • @imans3899
      @imans3899 8 місяців тому

      @@GoojeCademuse juudaan waa khaain qaran marna waa dambiile xasuuq geystay, xasan sheikh arrest warrant waa inuu u jaro sida uugu dhakhso badan. Reer Hargeisa dhalad ayaan ahay marnaba ma ogoli Ethiopia, dagaalkii 77 sadexaad abtiyaashay ah oo midi mataankii hooyaday yahay ayaa ku dhintay, xornimadii wadanka dad aan weli good u soo dagaalamin ayaa so fudud gaalo u siinaya shacabkayguna indhahay isku hayaan

  • @user-mb2sz6pv5w
    @user-mb2sz6pv5w 8 місяців тому

    2:28

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 8 місяців тому

    Koobi. Yaab. Igu. Daayo. No. Masalaax. Yaab. Bisiinka.

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 8 місяців тому

    Heeso. Aan. Leedihiin. Qaada
    Noo. Daaya. Heesahayaga
    Faqashyahay. Dhilooyoonku. Dhaleen

    • @kiinhusen
      @kiinhusen 8 місяців тому

      cuqdada Alle hakaa daweeyo. Xanuun baa idinku dhacay Alle ha idin caafiyo more than 30 years waanala rusheeyay, waa nala dhibaayeyay uun BAAD ku jirtaan waxaan sugayaa maalintay Oromo idiku dhexgaraacdo ood Soomali u soo carartaan will be soon

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 8 місяців тому

      ​@@kiinhusen
      Cadawga. Somaliland. Waa Somaliya
      Ethobiya. Ayaanu. Is. Xignaa
      oo walaalo. Nahay. Idinka. Waxannu iDIN. Leenahay. Naa. Daaya
      Uf. Uf. Uf. Yamyam. Iyo. Qadaadweyn. Reer Amisoon

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f 8 місяців тому

    Somaliwaan waay asracday

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 8 місяців тому

    Maamo khadro

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 8 місяців тому

    Noolow geesiyad somalyeed

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 8 місяців тому

    Heestii Farxaan yare kaga ilmaysiiyey reer somaliland ayay fadhataysatay dhakhdana hal abuuro dee hees aad adigu leedahay

  • @IsmaaciilCabdi-sn4pd
    @IsmaaciilCabdi-sn4pd 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SuldaanAsad-vp3my
    @SuldaanAsad-vp3my 7 місяців тому

    Reer somaliland heestina copy right ku xidha😂😂

  • @user-mb2sz6pv5w
    @user-mb2sz6pv5w 8 місяців тому

    💪💪💪💙💙💙❤❤❤

  • @fadumoabdulkadir1388
    @fadumoabdulkadir1388 8 місяців тому

    👍👍👍👍👍💕💕💕💕

  • @user-pi2xi7vu1g
    @user-pi2xi7vu1g 8 місяців тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 8 місяців тому

    HEESTAN 7BILOD KAHOR AYEY QAADAY IYADOO TUUTAHA CIIDANKA XIDHAN EE HADA MAAHA ARINTAN BADA LUGHAYA SOMALIYA AY ITOBIYA DOONEYSO

  • @wiil_qaran06
    @wiil_qaran06 8 місяців тому

    Halyeeyad lee sameen karto

  • @lipaanlio1372
    @lipaanlio1372 8 місяців тому

    mxh allaH

  • @fardosasiraat792
    @fardosasiraat792 8 місяців тому

    Calanba ma aragno away

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 Місяць тому

    Horta makuu ogyahiin waaye ninaad makore kadhigtay 🤨🧐🤔😅😅

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Місяць тому

    Heesatan waxaa lahaa Ahmed saleeban bide ,waa heesihii ay reer somalilan rabeen in ay ku xoreeyaan dhulkaa Somalida Ethiopia ,nasiib daro laakiin Aduunku waa inagu diiday ,halka ee somalia lagaba ogayn inuu dagaal ka socday dhulkaa ,cagdheer moqorafadaha iyo buulashii aad qoxootiga aad ku soo jirtay 20 sano 1988-1991 hadaad ka raysatay ee DDs afar dagmo ayaad ku leedahay ee cadaalad samee hadii kale Ogaaden baad ku noqon dhulkan kalena waa tashanayaa dadka dagaanka u lihi,

  • @user-mb2sz6pv5w
    @user-mb2sz6pv5w 8 місяців тому

    💪💪💪💪💪🇸🇴

  • @nasracabdi-ex2xo
    @nasracabdi-ex2xo 8 місяців тому +1

    Tuuugo heesta wad soxady nodhig dhilyahy soomaliln ay lhy inan yar oo 18jira sameyay hesklan way ku dhaxdarty

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 8 місяців тому +1

      Way caajisaan hadaanay heeseheena qaadan

    • @sahanahagama1546
      @sahanahagama1546 8 місяців тому

      Heesta weligeed waa jirtay idinkaa xaday

    • @khadromaxamuud3126
      @khadromaxamuud3126 8 місяців тому

      Ma heysta lixdamaadkii iyo gobonimadii Soomaaliya la qaadaad adinku leedihiin😅
      Waad wada xaddeene caadi iska dhiga😂

    • @rashkaoa9521
      @rashkaoa9521 8 місяців тому +1

      Heestan waxaa la qaaday 1977 heer ma ahan inanka yaree soomaali land ku qaada wuu xaday isaga malahan

  • @samsamabdi6394
    @samsamabdi6394 8 місяців тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏

  • @KhadarDayax-iw6pi
    @KhadarDayax-iw6pi 4 місяці тому

    Naagtan waalan ee heestii muuse ismaciil qalinle kufsatey maxay aheyd

  • @user-bo4wn2zy5i
    @user-bo4wn2zy5i 8 місяців тому

    Haddii maanta waxa is haya laba qabiil oo soomali ah ahaan lahaayeen waxaa la iska aruurin lahaa lacag hub lagu iibsado,
    Hada oo aan is hayno amxaaro maxaa diiday dowlad lacag ay dabaabaad iyo diyaarado noogu iibiso u aruurin la,nahay

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 8 місяців тому +1

    🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹💪❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 8 місяців тому

      🐕🐩🐃😷😷😷😷

    • @ismalurto2479
      @ismalurto2479 8 місяців тому +1

      Amxaar afka bartay nijas isaga tag mesha😂

  • @SWIFTZFN
    @SWIFTZFN 8 місяців тому

    Dhantada dirgax gabadha la qaday miiya mese waa midkale

  • @samriyecapull2101
    @samriyecapull2101 8 місяців тому

    Calanka ay ku dhaadato waa kee ma mooda dad xor ah ileen ethiopia ayay adoomo u yihiin

  • @HagooganeMedia
    @HagooganeMedia 8 місяців тому

    Ogaadeenow calanku waa kee 🇪🇹 mise 🇸🇴.
    Baddana geela 🐪 usoo arooriya, Bullaale sanadka inoo nasiya 😂
    Kaftan 🙋

    • @marufyusuf9594
      @marufyusuf9594 8 місяців тому +1

      Geelu soo Kuma jeel baxayo ina aaboy🤣🤣🤣

    • @wiil_qaran06
      @wiil_qaran06 8 місяців тому +3

      Somali kama aan dhalan yuu noqon karaa

    • @HagooganeMedia
      @HagooganeMedia 8 місяців тому

      @@marufyusuf9594 mar hadduu biyaha badda cabo jeel beel uma baahna 😂.

  • @fartunabdulle1612
    @fartunabdulle1612 8 місяців тому

    Guuul💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 8 місяців тому

    Qiiradaa dey calooshana qabyaalad baa taall

  • @Mboqole
    @Mboqole 8 місяців тому

    Dhulba malihin huno khadaray oking

  • @Bashe12
    @Bashe12 8 місяців тому

    Calankaasi waa keeh marka?

  • @mustafeabdi6553
    @mustafeabdi6553 8 місяців тому

    Faarax qaboojiye ku cod macaan heesta islaantani heesta way cunaysaaye

  • @AdenIsmail370
    @AdenIsmail370 8 місяців тому

    Calankiii soo taa jigjiga aa Muuse Shani ugu niikinayseen war calanka noo daaya

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 8 місяців тому

    Hhh waa maxay sheeko koobiga bilaabmay

  • @FadumoFarah-b2w
    @FadumoFarah-b2w 2 місяці тому

    Tani WAA kufsatay heestii calanka Somaliland 😢😢😢😢

  • @rajoo532
    @rajoo532 8 місяців тому

    Hesti somaliland 😅🎉🎉🎉

  • @user-ls7ih4xd1z
    @user-ls7ih4xd1z 8 місяців тому

    wm nkhytt

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 8 місяців тому

    🇪🇹🇪🇹🇪🇹🥰❤️❤️❤️❤️❤️🧕soomaliglbed ❤❤❤❤❤

    • @Ramdelfalcao2024
      @Ramdelfalcao2024 8 місяців тому +1

      Nacala kugutalo calanka Ethiopia kasar misha viva somali weeyn

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 8 місяців тому

    🇪🇹💪💪💪💪💪❤️❤️❤️❤️

    • @faizam523
      @faizam523 8 місяців тому +2

      Calanka loo heesayaa jaa xabashida maahee nala dhaaf🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 8 місяців тому

    Dameer Garba waawayn oon go’banimo dhul midna waxba ka aqoon waaye. Goormuu Liyuu qadiyad dhiciyay soow iyagii waxaan sharaf iyo Go’banimo lahayn cunay. 😡