Nasteexo indho Qaliin Gashay Wejigeeda Ayay iska Qashay Yaabka Aduunka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 42

  • @45seabreeze
    @45seabreeze 6 місяців тому +6

    Cibaadada iyo dikriga ILAAHAY (SWT) lagu qurxoonada

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 6 місяців тому +10

    Wallah 😢ma arkaysid nin😢wax isku shubaya majiro🎉biyaha🎉ha lacabo🎉hana lasocdo🎉hala🎉sexdo🎉bes

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 6 місяців тому +3

      Waa runtaa intaa baa ku filan

    • @45seabreeze
      @45seabreeze 6 місяців тому +2

      @@casalasal6466 absolutely, to much vitamins causes problems and dangerous illnesses

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j 6 місяців тому +1

      Waa run khofku haduh caboh biyah badan saxdah oo iskah ilaliyo dhafarkah hankih oocibadanah badsadoh iyo wasadah badan akhistoh khuankah waa khurux bad nanayah
      Markah intas kudalah wajiganah khalelkah kalaliya marsadah karamadkah salidah leh ilashanah wajiginah khuruxduh waa wajigah
      Kudalah wajiginah
      Wabilahi tofiiq

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 6 місяців тому +6

    Walahi wandhartaye xasidnimo igama ah waan idiin naxaya sunda maanta somalita looga faa idaysta kiniiniga dhakhtarku bixiyo xada xanuunbuu wata warqadana way ku qorantay waba se wax lala wareegayo oo lagugu shubayo malin ban gabaddh itidhi faytamiinkan baa fiicane aan ku dalbo wayidalabtay farmasi yurub kuyal ban geeyat waynaxeen waxay iguyidhaah deen orgaankaaga majeceshay haa baan idhi yaanukaa halaabin bat yidhaqh deen aysidh bakujirta anaguba farmasiiga dhexdiisa kuma gadno labaratuwarkuuyaalaa maalintaas baan go aan gaadhay marka jooga

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 6 місяців тому +2

      Sax waanba yaabay soomaali waxkasta weyiska aaminaan vitamin hadaad ubaahantay dhakhtarkaaga hakuuqoro midkale qofkasta vitamin umabaahna 🤔🤔

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 6 місяців тому +5

    Somaliyay sun haysku shubina orgaankiina yaanu dhiman nacuntooyinka laga helo eedabeeciga ah cuna walaahi inaydun kudhiman doontaan orgaankaga wadnaha sambabka beerka kalyaha walaqhi wax dhakhtar ku qoromooye wax ba haysku shubina somali caqliyaray nafaytamiinka xata dhakhtarku ma ogola inad isku badiso anaka yurub joogna waan itinka naxaya waxyaalaha gabdhobadan baa udhintay xamar somalitay sun haqaadanina

  • @yasminnur3160
    @yasminnur3160 6 місяців тому +3

    Nasteexo inshore waanku salamey

  • @Maria28832
    @Maria28832 6 місяців тому +5

    GABDHOO DAQTARKIINA WAX UUDAN QORIN HA QAADAN WAA BEEN GANACSI WAX WALBA KA DHIGEEN NAFTIINA ILASHADA

    • @shukrisaleh3389
      @shukrisaleh3389 6 місяців тому

      walaal waxa u furun clinic U.k ka rajisgaraysan dawladuna wey ogtahay.marka hore wey kubaarayaan vitaminada kaa dhiman ka bacdi wey kugu shubi hadaa rabtid hadii kale dhakhtarkaad u tegi

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j 6 місяців тому

      Horah loyirih gerih haday idaysoh gaboh imah dayo
      Markah nagtih fanadah ahed ee masar udhalatay ee wardah khirkih waa tas dhimatay siday isuh khaleysay ooy iskuh duraysay ooy gaboh ka carasay khirkih akhiray aday
      Iyadoh jiran waxanah kudhacay kasar bah wajigah iyo dhigah kagalay oo dhartuh dhan waa dawaday istacmalijirtay ooy iskuh durijirtay bah kubartah kansarkah dhigah galah bah lagah heley waxanah ukenay dawaday iskuh durijirtah sanadkastah oo ahed kahotagah gabadhah
      Markah hadih lanolyahay gaboh waa iman oo sankastah cimrih bah kuh kordhayah ee gojah gabdhow yah inkuh dhicin caradah rabigey ee iskaday daweynkan ad iskuh duraysan cimrih inkamah harayah oo waa lah dukhybin ee samastah xusnal khatumah idin aficidonah aduun iyo akhirabah
      Wabilahi tofiiq

  • @willobouni7146
    @willobouni7146 6 місяців тому +1

    Waanku salamaya indhoo qormaad imanayna jabutii

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 6 місяців тому +5

    Badaweey nasiibkiin
    Naanays xumaantiin.
    Jaahilnimo waataa haday intaa wax ku bartaan oo caydha kaga baxaan vitamin-no isku shub kulahaa kkkkkkkk ilmaha ta ka hadlaysa haloo sheego social services-ka caruurtaa hadaan wax dhakhtara u qorin waa la sumaynayaa waxani waa xayaysiis tuug jaahiliin ah.

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 6 місяців тому +3

    Allah u akbar

  • @malakaaay
    @malakaaay 6 місяців тому +2

    Jabkiina qarsada

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 6 місяців тому +2

    Away number kii 😂😂😂

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 6 місяців тому +2

    qalinka wijiga galadi ba kuqasaraty wax fcn Ma ahn

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 6 місяців тому +2

    Vitamins hadii aanu jidhku u baahnayn wax ayuu ku yeelayaa

    • @45seabreeze
      @45seabreeze 6 місяців тому

      Aad iyo aad, vitamin-ku badnidiisu waa khatar cadiim

    • @45seabreeze
      @45seabreeze 6 місяців тому +1

      Biyo badan, kgudasr, good diet iyo socood iyo exercise ba ku fiilan

  • @user-jd6om5un1m
    @user-jd6om5un1m 6 місяців тому +1

    ❤mashallah good

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 6 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Yaa rabii

  • @adamillex4813
    @adamillex4813 6 місяців тому +1

    Nasteexo.cadeey

  • @amiiradkhadrapodcast2785
    @amiiradkhadrapodcast2785 6 місяців тому +1

    Somalidu badan koodu wa badow war vitaminada laysku shubo Wa qasab inan jirkeena ku shubno Mana aha in lays qalay badaw yahay

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 6 місяців тому +1

    Asc

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 6 місяців тому

    War aga daba geeya maxa laysku shubayo iga daba geeya qarabo❤❤❤

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 6 місяців тому

    MAA DEE DEEYE LAA DAGALAMAYSA DUUQDAN MAJERTEN🤣🤣🤣😂😂 EE ZIXIIRKA KUU HAYSATA WILKA KAA YAARE

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 6 місяців тому

    Waaaaaaaaaaaaaw ♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @fowsiyaismacil2973
    @fowsiyaismacil2973 6 місяців тому

    ❤❤

  • @aminowarsame771
    @aminowarsame771 6 місяців тому

    Asc ❤❤

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 6 місяців тому

    Qalin waji lasarsaro yaa sameyo oo dariskisa lagudiray sudaniya teladhiri galiya labadas sudaan kalagoostay hada yaa dhiri gali n tabtiin oo aad kala gooysèn

  • @fowsiyaismacil2973
    @fowsiyaismacil2973 6 місяців тому

    Abaayo

  • @sophiaabu5115
    @sophiaabu5115 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminowarsame771
    @aminowarsame771 6 місяців тому

    Dee tilifon inatu mee

  • @maryammoalim4283
    @maryammoalim4283 6 місяців тому

    Nambarkaada iisoo qor

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 6 місяців тому +1

    Abaayo tlk noosoo sheeg

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @adamillex4813
    @adamillex4813 6 місяців тому

    Teelk.umajeedo

  • @halimajama7814
    @halimajama7814 6 місяців тому

    Asc