MAXAMED BK | GOB WEEYAAN REER MUQDISHO | QISADA HEESTA IYO DAREENKA SOMALIDA | OFFICIAL VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 сер 2020
  • GALLADDA EEBBAA BAXSHOO
    GARAADKU WAXBUU HAGAAYE
    GOBWEEYAAN REER MUQDISHO
    ……………………………………………
    HEES DAREEN IYO QIIRO XAMBAARSAN
    GOB WEEYAAN REE MUQDISHO
    EREYADA: MOHAMED SICIID
    LAXANKA & CODKA: MAXAMED BOK
    MUSIC: CADCEED
    FARSAMADII CJ AMIIN
    PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
    .......................................
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    ANSHAX
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

КОМЕНТАРІ • 636

  • @asmamaxamud5506
    @asmamaxamud5506 3 роки тому +133

    Inta dawanaysa heesihiisa isagoo kabaxay bk fanka ismuji🙄🙄😭😭❤ bk I miss you maanto ay tahay taariikhdu 2 bishii December 2020 ka ayaan hesahaga xusaya bk heestan xamarna wanjecelahay from somaliland gobweyan reer muqdisho😭❤❤❤

  • @apurahmanfficial812
    @apurahmanfficial812 4 роки тому +139

    From Djibouti 🇩🇯
    Gob nasaba weeyan ree muqdisho🇸🇴
    Bk Raali ayay ka yihin ree muqdisho🙏❣

  • @yazmenmohamed4079
    @yazmenmohamed4079 4 роки тому +607

    Gob weyan reer muqdisho form hargaysa aad banu idiin jecenahay 🥰🥰❤️❤️❤️🌹🌹🌹💎💎

  • @bisadayar
    @bisadayar 4 роки тому +579

    Reer muqdisho idin mee from hrgysa

  • @asmakayse7551
    @asmakayse7551 4 роки тому +334

    Bk marka hore ba waa qof qalbi fiican muqdisho waanu jecel nhy hadaanu reer hargysa nahay marka siyaasad laga tago waa dadkeena viva muqdisho ❤🇸🇴
    From hargeisa

    • @farhiawarsameomar3863
      @farhiawarsameomar3863 4 роки тому +5

      Rer Hargeisa Noolada waa ina jecelnhy

    • @mohasaid8358
      @mohasaid8358 4 роки тому +14

      thnks you wll wlhi wan jeclahay Hargeisa iyo muqdisho from puntland noolaada waLalayaaL ifka lagu yhy wll 😭😭😭😭😭😭❣❣❣

    • @abdullahicaato7651
      @abdullahicaato7651 4 роки тому +1

      🙏🙏🙏

    • @aarproduction4463
      @aarproduction4463 3 роки тому

      Asma kayze xasan somalia wa dadwada dhashay marka laga tago siyaasad💔💔💔

    • @abdulhakimzoobe3245
      @abdulhakimzoobe3245 3 роки тому +4

      Dad waxaa ii xiga waa dadkeyga waqooyi si walibo waan idiin jeclahay😭😭😭😭😭

  • @samiiraindho6903
    @samiiraindho6903 4 роки тому +130

    Gob weeyaan reer muqdisho 🥰💔💯viva Muqdisho 💔From somaliland 🥰🥰💔💯💯💔💔

  • @qadraalinur4774
    @qadraalinur4774 4 роки тому +259

    Gob weeye reer mogdisho❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 iam from mogdisho❤❤❤

    • @ibraahimhagi6490
      @ibraahimhagi6490 2 роки тому

      I am from hargeisa prithizh so so mliland sister

    • @amanomar804
      @amanomar804 Рік тому

      @@ibraahimhagi6490 ❤🥰🙏

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 4 роки тому +64

    from Hargaisa Gobweeyan reer moqdisho ❤❤❤👋
    Galada eebba baxsho
    Garaadku waxbu hagaaye
    Gob weeyan reer moqdisho ❤

  • @mumtaaz7221
    @mumtaaz7221 4 роки тому +144

    Wad mahad santiin reer muqdisho wax badan wad naga sugysene is muujiya🙏 geesigi maxamed siciit Bk💋💋💋💋❤❤

    • @ayannna5473
      @ayannna5473 4 роки тому

      🙏🙏🙏🙏💯💯

    • @abdullahicaato7651
      @abdullahicaato7651 4 роки тому

      🙏🙏🙏

    • @AAa-il6sy
      @AAa-il6sy 3 роки тому +3

      Waa in jaclanhya rer muqdisho imss you👉😥😥🥰🥰🥰🥰

    • @amanomar804
      @amanomar804 Рік тому

      @@AAa-il6sy sidokle wllo🥰❤🙏

  • @nasircabdi2317
    @nasircabdi2317 4 роки тому +102

    Gobweeyan walaladen reer muqdisho ani wn ku farxay marna qiiro wada dhalasho waa tan oo kale respet ful reer muqdisho from burco gobalka raga

    • @deeqaluul6155
      @deeqaluul6155 4 роки тому +3

      Reer burco gobtii somaliyed ♥️🙏

    • @abwaancaqlisameofficial6919
      @abwaancaqlisameofficial6919 4 роки тому +1

      Rijaal

    • @kadraabdullahi4136
      @kadraabdullahi4136 4 роки тому +1

      Gob weeyn reer burco from Mogadishu aad baa idin jecelnahy ❤❤waana idn ku faanaa Gobalka Raga cisiyo sharaf ku Nolaada Abid siyaasada uun baa Ina kala geeysay shacabku wey is jecel yihiin 🥰❤🥰

    • @susumohaamin9006
      @susumohaamin9006 4 роки тому

      Thank you poqorbaa tahy wllkeen♥️🤙💖

    • @boqoradainaxasan3479
      @boqoradainaxasan3479 4 роки тому

      Gobolka raga nasab nasab dhalay aya thin shukran pro wan ka qabna🇸🇴🙏🙋‍♀️🥰🥰🥰🥰❤

  • @maymuuncabdiraxiin5707
    @maymuuncabdiraxiin5707 4 роки тому +271

    Da,adeydu waa 18 jir maalin dalkeyga meel ugama dhoofin markaan dhashay ilaa hada nh nabad ma arag sidaas ay tahay nh dalkeyga waan jeclahay allah ayaa na siin karo nabad maalin walba rabiyaa baryaa si aan nabad u helnay
    😥😥😥😥😥😥muqdisho kama maarmo

    • @abwaancaqlisameofficial6919
      @abwaancaqlisameofficial6919 4 роки тому +11

      Malyuun wll wllhi wuu itaabtay qoraalkaagaas alle nabad waarta idiin waydiinaynaa wlladayo

    • @farhiawarsameomar3863
      @farhiawarsameomar3863 4 роки тому +8

      😥😥😭insh Allah malmihii Xamar waa Bilawden abaayo hadaba wan heesanaa alla hanoo siyaadiyo malyuun Niyada kheyr usheeg

    • @maymuuncabdiraxiin5707
      @maymuuncabdiraxiin5707 4 роки тому +4

      @@abwaancaqlisameofficial6919 aamiin wllkeyga🤲

    • @maymuuncabdiraxiin5707
      @maymuuncabdiraxiin5707 4 роки тому +3

      @@farhiawarsameomar3863 aamiin xbbty🤲

    • @ioe6468
      @ioe6468 4 роки тому +2

      😢😢😢😢😢😢
      I am so sorry wllo.
      Insha Allah malinbaa iman laga bixi doono qaraxyada somalia ka dhacaya.
      Sobobta laga bixi Karo qaraxyada iyo dhibka Waa dhankiina dadaalada intanad dadaalikartaan wloyaal.

  • @rahmasahal7567
    @rahmasahal7567 4 роки тому +369

    Hadan nahay reer somalilan gob weyan reer muqdshu

  • @farhannoor3955
    @farhannoor3955 4 роки тому +320

    Gob weeyaan reer mogdisho from somali galbeed (ogadenia)

  • @hamlaa_ali3133
    @hamlaa_ali3133 Рік тому +44

    Inta dawaneyso 2023👍
    Gob weye reer muqdisho from muqdisho alle dhibka hanaga kor qaado🤲☝😭😭

  • @boqoradainaxasan3479
    @boqoradainaxasan3479 4 роки тому +63

    Bk wixi dhacay xaal ayu naga siyey wana ka qadanay bila sharud ayan kugu turnay cimamada from muqdisho keep going pk🙋‍♀️🇸🇴🙏❤❤❤🥰

    • @cabdicumar8479
      @cabdicumar8479 3 роки тому

      Fulanimo ayaad utirisee runsheeg

    • @boqoradainaxasan3479
      @boqoradainaxasan3479 3 роки тому +2

      @@cabdicumar8479 hhhhh muqdisho mrka imado ayad ogane inay fulanimo iga thy iyo inay somalinimo iga thy xolaha thy cune only kaftan 😂😂😂😂

  • @nimcohanisead5445
    @nimcohanisead5445 4 роки тому +78

    Legend bk from burco somalilad is muujiya

  • @socialnaima4406
    @socialnaima4406 4 роки тому +159

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭geeri iyo godoon waa so aragnay alx wana ka sii gudbeyna waasano bariyoyo maalmihii muqdisho waa so socdaan

  • @younisabdielmi7581
    @younisabdielmi7581 4 роки тому +48

    Xabiibul malaayiin raali bay kaa yihiin reer muqdisho

  • @Darwiishsakariyehareer1381
    @Darwiishsakariyehareer1381 4 роки тому +62

    Wlhi Waan Qirooday waan ilmeyay
    from Ceerigaabo Haddan Nahay
    waan Jeclanahay Horumarka xmar

    • @user-xm2jy2md8h
      @user-xm2jy2md8h 3 роки тому +2

      Hadynu reer cergabo nhy somalia ayynuba nhy wll tas shakiba kuma jiro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @amiinodahir9243
      @amiinodahir9243 3 роки тому +1

      Isku dhiig baan nahay Wllo Nabad noogu Waara

  • @shamiizhussien5716
    @shamiizhussien5716 4 роки тому +54

    Gobweyaan reee muqdisho💔💔🇸🇴💋
    Gobtii Hargyso garabbeynu nahay
    Lengend bk big respect 💔❤️🔥
    From reer muqdisho 💔💋🇸🇴🙏

  • @RB-ns2cf
    @RB-ns2cf 3 роки тому +13

    Runtii BK wuxuu muujiyey isagu inuu nasab goba kadhashay, waana fanaan somaliyeed oo qaali ah, noolow dear cousin, walaalaha reer Muqdisho waxan idin leeyahay soo dhawaada walaalayaal gob iyo asalnimo masha Allah. Peace and love guys ♥️♥️♥️♥️

  • @commentdiyaarsan3141
    @commentdiyaarsan3141 4 роки тому +22

    From Somalia Mogdisho Cadey❤😍❤. HargeizaY one love ❤ ismuujiya

  • @nourabdirazhid2487
    @nourabdirazhid2487 4 роки тому +155

    Reer muqdisho salllan sare from hargeisa💖

    • @najmacabdul3461
      @najmacabdul3461 4 роки тому +3

      Salaan lamid from muqdisha

    • @umuumu7780
      @umuumu7780 4 роки тому +1

      Salaan gabaad wall from muqdisho♥️♥️

    • @falhadomohamed1755
      @falhadomohamed1755 4 роки тому +1

      Salan lamida from muqdisho anago xita wan idin jecel nahy coz isku dhig beynu nahay

    • @libnaabuukar
      @libnaabuukar 3 роки тому

      Weynu kaaqadnay wallo

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 3 роки тому

      @@falhadomohamed1755 somalia allow hay dilin anoon Soo arag walhi wan idin jeclahay

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 4 роки тому +42

    xuduud malahan fanaankuye
    haddii aad garaty waa galad ilaahey☝️🙏
    haddii ay xittaa kaa tahey igu sawir waan kaa qabnaa 👏
    awalba waa lagaa jeclaa gayiga soomaaliyeed oo dhan
    waliba si'gaara muqdisho
    adigaa meel isku koobaaye
    dar daaran ✍️
    sida aynan u aheyn macquul inaad noolaatid kaligaa oo dadka dhan ka dhex baxdo
    ayeynan macquul u aheyn inay kula saxnaato sida aa rabto
    markasto dabeecadaada meel dhigo
    si'aadan u ahaanin qof wixii kusoo dhaco lasoo boodo 👏
    bulshada kuu dhow waxaa kabadan kuwa kuugu xiran oo codkaada dahabiga ah dareenkooda ku kiciya ✊
    heybad waxaad kuleedahay dhulkaada hooyo waana mala huraane hagar li'i wax ugu qabo
    umada soomaaliyeed oo dhambaa u tahey fanankoodii 🎤🎧👌
    sixun wax u sheeg saaxir waa ka daran yahey hadalkaada dadbaa sii xumeeya
    oo aan danba ka laheyn kofur io waqoyiba👊
    reer koofur waa jecelyihiin waaladood
    waqooyi 🤝
    si lamidane waqooyiga waa jecelyihiin walaaladood koofur 🤝
    11/August/2020
    muqdisho degmada yaqshiid 🙋‍♂️

  • @kowthariinachannel631
    @kowthariinachannel631 4 роки тому +31

    Ciiyal xmr hadaa nahy cuqdad
    ma qabno💯💟 viv rer muqdisho cdey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @liiasensio3047
      @liiasensio3047 2 роки тому

      Farac uma lihid cuqdad mogadishadeyni baa no ah london milan washiton iyo wax wlbo dunida ah dhulkygan ku faraxsanahy ano mogadishu jogana meel kle uma baahni hana amaanan ama hana habaaran

  • @hamsegeeljireofficial295
    @hamsegeeljireofficial295 3 роки тому +58

    Qaraxa koonfur gilgiley somalina wada gambiyey😭😭😭😭 From Burco

  • @zamzamisak3624
    @zamzamisak3624 4 роки тому +10

    Maxamed bk wa qof qalbi wngsan hadanu nahay rer muqdisho wa ku sugona ✊🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 4 роки тому +29

    Wlhi Ninkan Waxba Lagama Qaban Karo Waxa Wada Socda Heesta Uu Gudbinayo iyo Dareenkeeda Waa La Yaapay *Mohamed Siciid Apdi Bk Legeng Always is Legeng🦁🤙❤😎*

  • @liibanalinuur6356
    @liibanalinuur6356 4 роки тому +26

    FROM MUQDISHO♥️🇸🇴🇸🇴♥️👉Goob Baan NahaY HEER MUQDISHO💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️✊👉IS MUUJIYAA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️👉MOHAMED BK🇸🇴Welcome♥️MUQDISHO🇸🇴♥️✊

  • @jaamaccabdale400
    @jaamaccabdale400 3 роки тому +9

    waanu jecelnahay horumarka muqdisho iyo walaalaheeen waalaHI waan qiirooday VIVA XAMAR FROM cerigaabo sanaag

  • @aliahmedibrahim3106
    @aliahmedibrahim3106 4 роки тому +20

    Form Hargesa Viva MuQdisHOo 😭😭

  • @ayaanleapdiqaadir2023
    @ayaanleapdiqaadir2023 Місяць тому +9

    2024 like😢

  • @ahmedkyz4504
    @ahmedkyz4504 2 роки тому +8

    Gob weeyan reer Muqdisho ❤️🇸🇴 from Hargiesa ❤️🤍💚

  • @maryanjimale9241
    @maryanjimale9241 4 роки тому +11

    Goob weye rer mogadisgu sharaf sharaf Somali maxamed from NFD Kenya (wajeer cadeey) Somali wa mid qudha walahi siyasada marka laga reeba ❤️❤️❤️ somalia Allah nabad kadhigo waan ku xamina had iyo jeer

  • @abdulaahiali8528
    @abdulaahiali8528 4 роки тому +46

    Wlhi heer Hargeisa intaan hda aqaano gob waye io nazap kaamil ah respect hargeisa🙏🙏🙏🙏

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 3 роки тому +1

      Somalia inaan arko ayAAN jeclahay 🇸🇴♥️💟

  • @fartunhassan739
    @fartunhassan739 4 роки тому +11

    Galada eebaa baxshoo
    Garaadku waxbuu hagaaye
    Gob weeyan reer muqdisho my home land gobanimo kunolada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kariimck9898
    @kariimck9898 4 роки тому +12

    We love Rer Moqdisho
    Hooyadii Somalia from hrgysa
    Dhawan waan imana incha Alle

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 4 роки тому +21

    Viva xamar cadeey xudunteydaa ku duugan bk cunsuri haduu yahay xataa waan iska jeclahay anoo muqdisho ka soo jeedo ❤🇸🇴

  • @mohamedadan5120
    @mohamedadan5120 4 роки тому +6

    Dhalinyarada reer waqooyi waan jecelnahay. Waa dad XaYi ah. Marna abti beey ii yihiin. Somalida waa WIIL iyo abtigiis.

  • @ahmedaar29
    @ahmedaar29 4 роки тому +9

    From Hargeisa gob weyan reer muqdisho🙋‍♂️💕

  • @zamzamahmed533
    @zamzamahmed533 4 роки тому +10

    Masha Allah Haldorkii Halyeygii Udub Dhexadkii FANKA SOMALIYED Maxamed Siciid Bk Alle ha ku Dhawro Fanan qiimo BaDan🤴🏾💯

  • @kingsulaiman7930
    @kingsulaiman7930 4 роки тому +12

    Gob weyn reer Muqdisho wlee 🇸🇴🙋🙋

  • @sharmaarkecalicabdi5613
    @sharmaarkecalicabdi5613 4 роки тому +3

    Gallad Ebbaa baxshee Garaadku waxbuu hagaaye Gob weeyaan reer muqdisho
    Xudduntii dhulkaygaay
    Xarunrtii dadkaygaay
    Xamareey ma nabad baa?
    Alla maxaan kuu xiisay Xamarey🙏🙏🙏🙏😭
    From Alaska USA❤❤❤❤❤

  • @bobbyjrcamash2262
    @bobbyjrcamash2262 3 роки тому +6

    I'm from mogadishu Ani Hadi boqorka Codka Qof sii laidhoho Wan siin laha Bilaa shaka Legend Hada Ayad Fahamtay Macnaha fanka Wan kujecelnahay M s Bk 🙏🙏🙏

  • @ayanleali3692
    @ayanleali3692 4 роки тому +7

    Wan ka qabna PK mar walpana wan ku taganhy marka horeba reer muqdisho qofna nacep uma haayan 🖐🖐🖐🖐♥️♥️♥️

  • @fazwanyareofficial9711
    @fazwanyareofficial9711 4 роки тому +41

    Esh Calaa Hees 💟💟 Mohamed Bk Gar iyo gardara Waan Kuwadanaa Hda Nahy Rer Muqdisho Team Muqdisho Hesta Xaqeeda Siiya♥️♥️

  • @iqbalabdi
    @iqbalabdi 3 роки тому +9

    from burco aniga runta kama gabanayee dadkaas gacalbaanu nahay 😭😭😭😭😭😭😭😭we love muqdisho casimada umada somaaliyeed yaa naga wabta diyaasintiin 80 tan jirada ah wan is jeclnahay hadan nahay shacabka

    • @sumaliagood4833
      @sumaliagood4833 3 роки тому

      Xaqiiq abyo siyaasi 80jira wadanki ku cayaray weynu midobi dona 😘😘from Mogadishu

  • @naimacali360
    @naimacali360 4 роки тому +40

    Geesi lama maaha waan ku jeclnhy geesigeena hadeynu nhy rer muqdisho

  • @xiyohofficial3bh155
    @xiyohofficial3bh155 4 роки тому +29

    From hargaisa somaliland💚💭❤

  • @ayaanqali5966
    @ayaanqali5966 4 роки тому +13

    Bk fanan aan taageero gob weeyaan reer muqdizho wllhi❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shaani7
    @shaani7 4 роки тому +6

    Gob weyan Ree MoQDisho VIVA SOMALIA🇸🇴🖐 from Hargeiso

  • @liimohahussein3910
    @liimohahussein3910 3 роки тому +13

    BK heestan Muqdisho Inaa Ka dhax qaadey Ka See Wacneyn Kur hoos Bk Waan Wadana Hada Nahay Reer Muqdisho ❤️🇸🇴

  • @kingsheruu1921
    @kingsheruu1921 4 роки тому +25

    Am from Nairobi gobweyan rer moqdisho runtii waligay matagin one day one time watagi donaa insha allah somali haisracdo

  • @ÇãbããsClããhî
    @ÇãbããsClããhî 17 годин тому +1

    Inta 2024 dawanysa like saar 😂😂😂
    Bk qalqalgii fanka

  • @naimaabdi2762
    @naimaabdi2762 4 роки тому +11

    Soomali waa soomali from hargeisa🥰

  • @modayib1698
    @modayib1698 3 роки тому +4

    Gob weyan Rer Mogadishu 🇸🇴🇸🇴❤❤
    From garowe 🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @mumtaazmuhumed7686
    @mumtaazmuhumed7686 4 роки тому +12

    Gob weyaan rer muqdisho bk thanks from muqdisho ❤🌏❤💉

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 3 роки тому

      inaan arko ayAAN jeclahay 🇸🇴 hormoodka somaliyeed

  • @sheybkashidan1178
    @sheybkashidan1178 3 роки тому +1

    farom galmudug
    gob weeyaan reer mugdisho
    hadaan nahay rer galmudug rer muqdisho iyo hargaysa madaxay noo saaranyihiin.😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @niyatiichannel
    @niyatiichannel 3 роки тому +31

    😭😭💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️😔🙏 Allah wadankena nabad nogaa dhigoo inshallah somaliland wa goob ❤💚💭♥️♥️

  • @RB-ns2cf
    @RB-ns2cf 4 дні тому

    Ninkaa❤BK la dhaho waa ninka kaliyaata ee Reer Somaliland ka mida oo hadana isaga oo waddani ah oo dalkiisa jecel oo calanka somaliland meel walba uu tago sitta hadana geesinimo Hargeisa kasoo dhex heesey GOB WEEYAN REER MUQDISHO, gobanimo ninkay ku dhantay baa dadkana ku tilmaama gobonimo ❤❤❤ nolow inaadeer BK Ciz iyo sharaf and yes Gob weeye reer muqdisho ❤❤

  • @khaalidabdi3912
    @khaalidabdi3912 3 роки тому +5

    Gob weeyan reer muqdisho June/11/2021 from # laascaanood darwiishland

  • @abdishakuursomali3668
    @abdishakuursomali3668 3 роки тому +1

    Run ahanti reer muqdisho gob weyen wlipa way dhaafeen wlhi dad qalpi furan weeye reer muqdisho hdaanu reer Somaliland nahy idin jeclnahy ilaahayna dhipaatada ha idinka dul Qaado

  • @hushmimohamed7988
    @hushmimohamed7988 4 роки тому +6

    Wlhi hestan markaa dhagesto darenkeyga
    Maqiyasi karo axyaa hees bk full respect ✊🏿✊😢❤️🙏🏿

  • @rafiiqofficial
    @rafiiqofficial 4 роки тому +10

    Iminka ayan heshiin kareynah bk iyo ani wall bk salam sare my pro

  • @maslahabdi3820
    @maslahabdi3820 Рік тому +1

    Heestan 2 sano kahor aad si niyadsan ugu qaaday reer muqdisho hadaan caawa tiktok kasoo arkay Maxaa ka leedahay Mohamed Bkeyoow thanks Fanaankeena😭😭

  • @abdulhakimzoobe3245
    @abdulhakimzoobe3245 3 роки тому +5

    Wlhi aad baan u qiirooday ax ax dad wuxuu iga jiraa waqooyi waan idiin tirsanaa dadkeyga waqooyi mar,uun waan midoowi doonaa insha alllaah😭😭😭😭😭😭😭

  • @deeqamaxamud2074
    @deeqamaxamud2074 4 роки тому +3

    From hargaysa waxan leyahay gob weyan rer muqdiisho nasabkamila tihin 😘😘💛🙏🙏💛😘

  • @hashimuahmed0769
    @hashimuahmed0769 4 роки тому +6

    Legend Bk gob weeyaan ree muqdisho from dds ogdenia 💗💗

  • @Boqorkatiktok
    @Boqorkatiktok 4 роки тому +10

    Bk the legend heestii xamar soo galiyaaa

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 4 роки тому +2

    Reer muqdisho ana idin leh gob ayaad tihiin ee idinkuna ku tuura cumaamada bk muqdisho hoygii caydiid jeneral daud.🙏

  • @KingDaniel7
    @KingDaniel7 2 роки тому +1

    7 jeer oo xariira ayaan ku naqanaqsaday nin ninkaan ka cod macaan walahi waa la ahay what a fanaan really salute living legend ax wax kale dareenka la socda Allah ayaa soo hanuuniyay masha Allah watching jan 2022 cimaamada waa iska tuuray...🙌 from Malaysia

  • @xidigtahargaysa4995
    @xidigtahargaysa4995 3 роки тому +5

    garka iyo jiidhka idamqanaye dadkaas gacal baanu nahy gob weyan reer muqdisho ilahy umada inti dhibatysan dhibka haka dulqado waa hees iga qiraysisay 😭😭

    • @sumaliagood4833
      @sumaliagood4833 3 роки тому

      Boqoradena wan idin jclnhy wey ka bixi Mogadishu dhibka wey ka bixi

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 3 роки тому +2

    From tiktok hees dareen gooni ah ximbaarsan gob weyaan reer mogdisho allow nabad nasii 🤲😭😭

  • @Niitayeally
    @Niitayeally 3 роки тому +5

    Wlhi xamar ano kuwaye abahey mcn😭😭😭😭🙏 adunka ujcla ayan wali jclhy ilahow xamar dhibka kasar😭😭😭 ilahow kunaxariso

  • @ridwaancabdi5531
    @ridwaancabdi5531 4 роки тому +4

    Reer muqdisho horayna waa dadkayagii hdana wn jclnahy bk fanan aan tageero fnan qaran

  • @sadikshafat7544
    @sadikshafat7544 4 роки тому +1

    Waa Alxamdullilaah fanaankeeni anagoo jecel nagasii jeeday hadduu hadda inooso jeestay. Markasta wanku taageeri jiray.
    Alle idin xifdiyo reer Somaliland aad baan idiin jeclahay.

  • @abdirahman_isse
    @abdirahman_isse Місяць тому

    Intii caqliga u saxibka ah adbanu idin jecelnay reer mugdisho. From hargeisa

  • @apo4417
    @apo4417 4 роки тому +6

    Bakeriyo wn kuzalamy from dhulki uduga ✨✨💕🇸🇱

  • @suhaybofficial51
    @suhaybofficial51 3 роки тому +2

    Gob weeyaan reer muqdisho from hargeysa

  • @updymajid778
    @updymajid778 3 роки тому +5

    Dadkaa gacal baanu nahay From hargeiza💚💬❤️

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 2 роки тому +1

    Muqdisho qalbiyga kama baxdo Waxa sida tidhi hargaysa ♥️♥️♥️

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 4 роки тому +28

    moɢѧԀısһu ıs moţһєя🇸🇴 ţһѧňҡz *ɞҡ* ❤🙏

  • @boqoradapuntland9880
    @boqoradapuntland9880 3 роки тому +2

    Xamar oo nabbada inbadan ban sugayey eebboow nasii from puntland

  • @negusedera251
    @negusedera251 2 роки тому +2

    l am from tigray i love somalia peaple and culture . Mohamed seid bk is legend artist so long live to you bro.

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 4 роки тому +10

    Reer soomaaliya bk qalbigu idin ka raali galiyay Erayo + laxan + cod
    Hagar bax meeshuu ugu dambaysay
    Ayuu noosoo diray anigu wan aqbalay

  • @mulkihirsi9828
    @mulkihirsi9828 4 роки тому +19

    Masha Allah one power one Nation one Somali proud of may people

    • @mzamal5957
      @mzamal5957 2 роки тому

      Mashaalah one power one nation one Somali love my people

  • @luludacoce7741
    @luludacoce7741 3 роки тому +2

    wlhi gobweyaan reer muqdisho from owlaadul caasima

  • @hilwahajihassan6726
    @hilwahajihassan6726 3 роки тому +1

    Gargiyo jirkey damqanaye dadka gacal baanunahay 😭😭😰Legend bk wlh waaa qof qalbi wngsn
    raaali baaan kaa nahay somalida waaa wallo e siyaasada ayaaa isku direeeso
    From muqdisho 5ta somal one ❤️

  • @haniitaofficialchannel
    @haniitaofficialchannel 3 роки тому +2

    Anigu runta kama gabanyee dadka gacal baanunahay from ogadenia jijiga🥰🥰🥰🥰😇

  • @akabdi7156
    @akabdi7156 4 роки тому +13

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Gob weyaan rer mogdishu ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @marouaomar6374
    @marouaomar6374 2 роки тому +1

    From Jabuti...muqdisho waa goob ilahay haa nii dhawroo❤❣🙏kal iyo laab waan nii jecelnahay

  • @kaifkitchen7887
    @kaifkitchen7887 3 роки тому +1

    Amazing song wlhi wey itaabatey heestan ereyadeda caradan ku qabey bk iyo cunsuriyadadiba halkaasan ku ilowney hadaan nahey reer muqdisho Ma qaldame waa Allah mahadsanid BK Allah ku xafido wll fanku qabiil maleh hoyga fanka iyo suuganta hargeysay ma nabad baa viva Somali weyn 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdulaahiali8528
    @abdulaahiali8528 4 роки тому +2

    We love you BK from muqdisho qirada heesta naga Badan😓😓😓😷😷

  • @daldhisdaljir641
    @daldhisdaljir641 4 роки тому +4

    Wooow!! Axyaa hees cajiib ah, Mr. BK waxaan kaa rabnaa heestii DHUL UDUG aad u qaaday, heestii khatarta ahayd ee aad PUNTLAND u hibeysey.

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 4 роки тому +1

    Waan kaa qabnaaa bk mahadsanid shacab ma dagaalsana ee dadka kursi isku heysto ayaa dagalsan dadkaas dhaxdooda inaa ku dhuno mahan fanka qabiil malahan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from muqdisho all soomaali love u 🇸🇴🇸🇴❤❤❤😘

  • @updiraheinehmet1270
    @updiraheinehmet1270 3 роки тому +14

    Ciyal xmar🙈❣

  • @dhawrzan6811
    @dhawrzan6811 4 роки тому +1

    Alleyle waa goop reer muqdisho ✌️from hargeisa

  • @ahmedfeleb4877
    @ahmedfeleb4877 4 роки тому +1

    We love you BK❤️❤️💯 from Muqdisho 💙🇸🇴

  • @urub4me318
    @urub4me318 4 роки тому +4

    Mxad nogu ilmeesinesa bk hargesy gobnasaba batihin idinba guulow kor idiinka yeel wlhi wn qiirody 😥

  • @hayatkawrahhoussein4756
    @hayatkawrahhoussein4756 Рік тому +1

    Masha allah illahow somalia o nabada malin i tus yaa rabi Amin 😍😍😘😘💋💋 From Borama caday