ANIGUNA CAAWA LAGA BILAABO WAXAAN QAYB KA AHAY ISBEDELKA BALAADHAN EE DALKA KA SOCDA,CALI DUUL DUUL.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 41

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 2 години тому +7

    GEESI QARAN NOLOOW.. ALI ISMAIL.DUL❤❤❤❤❤❤❤❤VIVI KULIMYE

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 31 хвилина тому +1

    KULMIYE KULMIYE GuuuuuL Somaliand GuuuuuL 🎉🎉🎉❤🎉

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 2 години тому +4

    Geesiga habarjeclo noolaada cadawgiin hajabo adiga iyo inaubaxle mansha Allah tabaraka

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 години тому +3

    Asc waa cajiibi abtiga waan uhanwanaa abtiga sii arag laaki qof walib waa xor guul iyo gobanimo

  • @rawdahahmed8102
    @rawdahahmed8102 50 хвилин тому +1

    Guushu waa kulmiye iyo jirtaanka Somaliland guulaysta goorwalba insha Allah

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 Годину тому +1

    Shegantu weeey jaqaynaysaaaa hadan habar awalna waan ku kalsonhay codka ugu badaaan eee hj inu kulmiye heel ayo ❤ geeesi caali duul duul Allah haku sharfo ❤

  • @queenealsheakh
    @queenealsheakh 2 години тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JamaalmaxamudAxmedMuxumed
    @JamaalmaxamudAxmedMuxumed 2 години тому

    Mj cali duul duul guushu waa xageena marwalba

  • @mohamedelmi6669
    @mohamedelmi6669 Годину тому

    Waa ismaciil yare waa isaga ilaahay karkaarka ha waydaydaariyee

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 2 години тому +1

    Maashaallaahu geesi qaran❤❤❤adeer ilaahow caafimad iyo cimri dheer kusii aakhiro janada ilaahow hoygeena ka dhig inta dascdaa emusiminta inshaallaahu aamiin guuuuuuuul mw biixi hanblyo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 години тому +1

    Asc anagan waxa naga washay siciid cilmi Roobaley hadan nahay ciise muuse abtiyo❤

  • @mohamedelmi6669
    @mohamedelmi6669 Годину тому

    Ali waa rageedii nooloow adeer
    Huwan ilaahay ha ina qabto

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 години тому +1

    Ubaxle Media 24 Birmingham UK Weldon wisdom attain thanksvm muhu ka googgaa?

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 Годину тому

    0:08

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 Годину тому

    Geesi ina sii arag🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @IbrahimAhmed-yk5ls
    @IbrahimAhmed-yk5ls Годину тому +1

    Suldaan Xasan ku Sheeg Suldaan nooma aha hadaanu nahay Subeer Awal. Beesha garxajis ayaa ku shaqaysata miyaad aragteen isagoo meel Subeer Awal ku Shirayso isagoo jooga waa maya

    • @EidSiciid
      @EidSiciid 49 хвилин тому

      Ma sida beeshiinu ina kaahin ugu shaqaysato oo kale miyaa

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 години тому +1

    UAE official trip?

  • @SleepyDesk-mn9lk
    @SleepyDesk-mn9lk Годину тому

    Suldanka habar awal waa sabayse nama matalo suldan nigis

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 години тому +1

    War shakimajiro ee jeegantu wayshaqaynaysaa guuulshuna waa kulmiye

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 години тому +1

    War biyihibuu cabay siidaa caadii kumahayne

  • @omerkhadar6485
    @omerkhadar6485 Годину тому

    Waa maxay cirjiidho

  • @mubarigyusufawed7075
    @mubarigyusufawed7075 Годину тому

    Cali waa qofka inderkii ina siarag ku xigee lacagta buurmadow soo gaadhaysee huwanta raacaya midhkaa iga qora

  • @mukhtarjiciir8005
    @mukhtarjiciir8005 2 години тому

    HAa

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 2 години тому

    Wuxuu ahaa Nin la iibsadey dheh.

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 32 хвилини тому

    Kkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 46 хвилин тому

    Ina sii arag woxoogaabaa loolaabay waxaa la isu laabayaana waa waxa qaranka baabi,inaya waxa kahelaanbayse leeyihiin

  • @burcaawiilkacase4764
    @burcaawiilkacase4764 2 години тому +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @ifrahiman3883
    @ifrahiman3883 2 години тому

    Nimaka xildonka ahow marka xiil la idin magacabo hagbad gala ileen nagameydun dulbixine

  • @user-bt2xi2fp6l
    @user-bt2xi2fp6l Годину тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 години тому

    INA SII ARAG HANOO SHEEGO XISBIGII WADANI EE DIIDEY DIFAA QARANKA IYO ISAGOO INA SII ARAG DALKA DIFAACYA XAGEY IS QABTAAN

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 години тому +1

    La gawracee hjlada Hwd counties maxay dhashay cirjidhow lol kkkk watch out your outspoken Sharp 🪒 tongue 👅 😛???

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 години тому +1

    Cirjidhow Cimran Mhmd sh Isaaq Curadka duriyada sh.isaaq meel saar otherwise warkagu WA misleading information hal bacaad lagu lesay iwm.

    • @mohammetziyat508
      @mohammetziyat508 2 години тому

      😂😂😂 maanad sexan xalay inder cimraan kaa curadka noqday waa kee?

  • @mohamedelmi6669
    @mohamedelmi6669 Годину тому

    Kulmiya muu ahayn

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 години тому

    FARAX MURTIILE ISNA WADANI BUU U HEESEY REER JAMAC XIRSI IUO MOHAMUD XAASHI IDIN DHEX GALEY

  • @Lagubaray
    @Lagubaray Годину тому

    Cali hadalkagu waa jiitamay baro sida losokoobo,muse oo halyey Qaraana,codkara,Siyaasiya, S/J🇭🇺,jiriitaankeeda iyo iictiraafkeda wadaa,maa Iictiisaam-huwan iyo argagixiso laaluush bixinayaa ka awood baatay?
    Gaacan adayga Qaarkiis Daal dhaanba laguwaaya ee taas ogoow✅,

  • @mubarigyusufawed7075
    @mubarigyusufawed7075 2 години тому

    Kaalay calow dadka kalaba waad ujawaabi jirtee indkaa ina siarag markuu lacag soo qaatee cadowga somaliland tageeray amaanbaad ugu dirtee makaa qabyaladbaa? Mise lacagtuu qaataa wax kasoo gaadheen mise bare cabdile way is gumaystaye wuu kaa laandheeraysan yahay waar aniga cawaa inaan ku dhagaysto igu danbaysee iska soo raac huwanta nin baahani gob maahee