DEG DEG: SHEEKH SHARIIF OO ABAABUL XOOGLEH KA BILAABAY MUQDISHO | MAXAA GURIGIISA KA DHACAY XALAY?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 103

  • @MaxamedcarabChannel-d9y
    @MaxamedcarabChannel-d9y 10 днів тому +6

    Wlhi shirkadaha isgarsina wax wagsan ayey sameyen lkn kuwa biyaha iyo korontada alow u keen kuwo latartama onwngsan🎉

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 10 днів тому

    Sheekh shariif iyo inta la socoto sharkooda xasidnimadooda Allah ha ku celsho Amiin yaa Rabi.guul iyo Gobonimo Allah ha siiyo Dowlada Dalxureeye Amiin yaa Rabi kuli mucaaradka Dowlada Cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.

  • @daidibrahimadam482
    @daidibrahimadam482 10 днів тому +4

    100 SANO KADIB AYU SH SHARIF MADAXWEYNA NOQONAYA.

  • @CaliqaasimCalas
    @CaliqaasimCalas 10 днів тому

    walaal bulshada aad baa muhiim ugu tahay Ilaahay haku xafido.

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz 10 днів тому +3

    REER MUQDISHO dagaal ma rabaan. waa in gacanta la qabtaa Shiikh shariif.

  • @abdiMahdi-o7x
    @abdiMahdi-o7x 10 днів тому

    Bravo bravo ex président sher Sharif futur président

  • @SHAFIIHussein-h8c
    @SHAFIIHussein-h8c 10 днів тому +6

    😂😂😂😂😂 Horta madaxweyne shiiq shariif xisbigiisu dad walwaalan badana

    • @AbdirahmanMuumin-q2h
      @AbdirahmanMuumin-q2h 10 днів тому

      Sheikha ma hada ayuu waashay sxb,2011ilaa 2012 halkee joogtay somalia

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 10 днів тому +2

    JEESOOW CAAC WAALAGU SHAQEEYSTAA WAANE LAANDHEERE AAD IYO AAD AYAAN UGU XUMAHAY

  • @halimaomar7967
    @halimaomar7967 10 днів тому

    Shiiq shariif maxaa Kahaleysan Walaalkiis ayaa haayo Kursiga

  • @Deeqyare181-mb1iv
    @Deeqyare181-mb1iv 10 днів тому +2

    adeer sh shariif waxba lama joogo waa bilaash

  • @siyaadukun2344
    @siyaadukun2344 10 днів тому

    Runbaan sheegtay xuseen walal halkaana ka shaqo wacan ayaad umadaada u haysa horay u soco

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 10 днів тому +3

    Sheekh shariif xasan sheekh yuusan dalka nagadumin ee nagaqabo guul sheekh shariif

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim 10 днів тому

    Shirkada biyaha io kurantada dhib weyn aya kuqabnaa lkn shirkado kale aya rajeynaa biyaha io kurantada is badal ku faraxno layimadaan

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 10 днів тому +3

    WAAD ABTIRSATEEN SYL WAXAATIRI FARMAAJO AYAA WAX QABTAY EE XASAN SHIIKH WAX MAQABAN WAXAAD NOO KEENTAY NINKI BADA GATAY IYO TUUGO XAARAAN KU NAAX AH WAA IN DAWLADU TALAABO IDINKA QAADAA WAANA IDINKU DMQALDANNAY UH ninka hada shidaal kaagi qodaya ayaad leedahay wax maqaban alle ku qaad waxa tahay kuwa warka ka ganacsada beenta ah❤❤❤❤

  • @shariifmohamed233
    @shariifmohamed233 10 днів тому

    Marinaayo iyo Shiirkolo waxaa jooga Taageerayaasha Birmade Xassan Sheekh Sh Shariif iyo CCW waxaan uga digeeynaa ineey ka horyimaadaan rabitaanka Shacabka Canshuurta bixiya

  • @xasanmuxiyidiin3724
    @xasanmuxiyidiin3724 10 днів тому +3

    War ninkaas waa faysal cali waraabe haku daalin

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim 10 днів тому

    Qimo jaban data Internet,bile hormud 15 ,somtel 13 and somnet 12
    Kusoco dqda abyabw,thanks alot

  • @shamsaahmad3036
    @shamsaahmad3036 10 днів тому

    Hadlkaas mahan qof wax garad ah ku hadlo hadal dhaliil ahne mahan ee is ku xishooda .😢

  • @MustafYareMustafYare-gq2dj
    @MustafYareMustafYare-gq2dj 10 днів тому

    Waa sax dowlada Haa kashaqeso arintaan

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 10 днів тому

    Sh.shariif dalkan markale ayu badbaafo kaga baahanyhy i.a guuul

  • @CaliMahad-s1d
    @CaliMahad-s1d 10 днів тому

    Sxb hadaan nahay rer muqdish waan layaabanahy koratada
    Iyo biiyaha

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 10 днів тому +6

    Waa kulligood calooshood u shaqeystayaal Dalxureeye ayaa Somaaliya sidaacada majaraha ugu haya

  • @C.fitaaxCadceed
    @C.fitaaxCadceed 10 днів тому

    War wll beenta inska daaa ilahii ku abuurtay ka baq😢😢

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y 10 днів тому

    Aad baad umahadsantahy xaqiida aasheegtay

  • @ahmedhazzaa3676
    @ahmedhazzaa3676 10 днів тому

    Aad Baad U Mahadsantahay Wxaad Mar Weliba Uhadashaa Shacabka Danta Yar Kuswaasi Oo Aan Codkoodu Gaareen Meel Dheer Waxyaabaha Aad Ka Hadashay Waa Waxyaabo Jira Oo Aan Cidna Ku Dhiiran Karin in Qof Kunool Magaaladda Muqdisho Kahadlo Allaha Naga Qabto Kuwa Usoo Tafa Xertay in Ay Shacabka Soomaaliyeed Ay Dhiiga Ka Dhuuqaan Kuwaasi Oo Latacalaaya Nolol Maalmeedkii Ay Ku Noolaan Lahaayeen

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 10 днів тому +1

    Waa arin fiican 😢in laga hadlo

  • @HDheere-ju8em
    @HDheere-ju8em 10 днів тому

    Waad ku saxsantahay in biyaha iyo korantada dhib ku hayaan shacabka. Mahadsanid

  • @Fadir9999tAbdullahi
    @Fadir9999tAbdullahi 10 днів тому +1

    Sh shariif waa in xabsiguri lagadhigo sidii zxbibkiis xasan daahir😂

  • @faaraxmaxamed6086
    @faaraxmaxamed6086 10 днів тому

    Labada shirkadood Hormuud & Telsom adeegooda waan ugu hambalyeyneynaa lkn yaa naga qabta Biyaha &Korontada

    • @sahrujainaali132
      @sahrujainaali132 10 днів тому +1

      AYAGANA ALLAHA ISKU DIRO SI AY ISKU FALUUSAAN ANAGANA AAN U HELNO QIIMO DHIMIS

    • @Jinkax-u9r
      @Jinkax-u9r 10 днів тому

      ​@@sahrujainaali132 biyaha afgoye bishii 100kun shiling somali hal beco korontada tahay 0.6cent halkii kilow waat muqdisho shacabkeeda iyagaa is bahdilaayo ha iska diidaan gumeysi

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 10 днів тому

    Shariif waa la xiraa

  • @hubantichannel3476
    @hubantichannel3476 10 днів тому

    Shariif waalida ha iska daayo

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 10 днів тому

    Shariif biijo wax tarimaayo

  • @CabdiMadaxey-g9c
    @CabdiMadaxey-g9c 10 днів тому

    Somtell guull somtel ilaaha y hanodaayo

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 10 днів тому

    shaarif garoowe. 4 5 6uma bahnin ee wadankan waa dhaqaqaye umadada dhiinac karac hadad dido inago dhalin yarada soomaaliyed aya kuso qabaneno dhuulka madiga laha wixi loo bahdo walgada wadankan xasan sheeq ayan uidmanay afar sano xasan dangara nimanrabo maqancin karo guul dowlada danqaran

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 10 днів тому +1

    asc adna nagu soobiir oo kahadal xaqdarada uukuwado wadanka xasan wuxuu dhaafay maleh kuwo nool iyo kuwo dhintay

  • @zxop6273
    @zxop6273 10 днів тому +4

    Shiikh sharif iyo feysal cali warabe dorasho wax kama kenan waa dhibco ugu lita bey helan

  • @faaraxmaxamed6086
    @faaraxmaxamed6086 10 днів тому +1

    Abgaal abgaal kaloow usha & eebadu usitaa, Habartiina alif maheyso

  • @AliBare-y1c
    @AliBare-y1c 10 днів тому +1

    Duminta Mogadishu ayuu ku socdaa

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 10 днів тому

    Wiil galmaax umaba baahnin inaad buunbuunisid kuwa shisheeye kalkaalka ah

  • @cabdirisaqxusencali9409
    @cabdirisaqxusencali9409 10 днів тому

    Xusen CABDULLE hadalada waxa ka buuxa buunbuunin xaqiiqda ka fog ee is daji

  • @SacdiyoJaamac-tz3fu
    @SacdiyoJaamac-tz3fu 10 днів тому +1

    SHARIIF LASOO GAMAY MEEL XUN AAKUU DAMBENEE DALXUREYE HA U JOOJIN AF GUDUUD

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 10 днів тому

      runta miyaaa diidan thy

  • @xamzaxamza2606
    @xamzaxamza2606 10 днів тому

    Shariif wa tagersanhy in damu jadid leyska qabta waa

  • @zxop6273
    @zxop6273 10 днів тому +1

    Shiikh Sharaf iyo siyaasinta waa tuugo waye wadankana waxa umaqabtan

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 10 днів тому +1

    Shiiq shariif waa caqli yaryahay waxaa gadaal ka riixaya qabiil neceb qabiilkiisa. Intaas ayuu fami la’yahay. Yaa waaye cida dooranayso shiiq shariif

  • @Abdishakurharun
    @Abdishakurharun 10 днів тому

    Mnshallah bananka so sar

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 10 днів тому

    Dahir amiin jeesaw afhayeenka afbiijo.

  • @maslahrk6616
    @maslahrk6616 10 днів тому

    Biyaha iyo korontada waa said

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 10 днів тому

    WLH 45 DOLAR AYAY II KENTAY WAAN YAABANAHAY MA GURI AYAAN KU DHISTAY ILLAAHOOW NAGA QABO BIYAHA KORONTADA AYAABA ROON

  • @HassanHashim-ed8jj
    @HassanHashim-ed8jj 10 днів тому

    Wasirka gaashandhiga inta kadhigo waye

  • @aasuf119
    @aasuf119 10 днів тому

    Waa wada tuugo umada ka qabta masaakiinta dhibaataysan maray meedad soo saaran iyo mareey guryo dad degan ay barakiciyaan guryo dhisan wada di ahaan xaasidiinta aan naxariista ka guurtay

  • @JardaCabdi
    @JardaCabdi 10 днів тому

    Danweyne yaad ka tahay

  • @AbdiAhmed-x9c
    @AbdiAhmed-x9c 10 днів тому

    Shiikh shariif qof iyo cod miyuu diidan yahay Waa yaabe shiikh shariif shakhsi ayuu kayahay dadka baarlamaanka ayaa masuul ka ah sharci dajinta ee aaway shaqadi loo dirtay ee nabadeenta

  • @RobiyaAkram
    @RobiyaAkram 10 днів тому

    Waa siday tahay

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 10 днів тому +1

    Shariif mafahmikaro in deni &madoobe oo goboladoodii goostay rabaan in ay xamar kataliyaan oo iyagu controolaan,shariif kafadhiiso diyaasada.

  • @abdifataxcali-hl7qb
    @abdifataxcali-hl7qb 10 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂🥰🥰 beco waa oky wey fiicantahay

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 10 днів тому

    Maa la xiro ? Biijo waa Goog caadi ah

  • @AbdirahmanMuumin-q2h
    @AbdirahmanMuumin-q2h 10 днів тому

    Hussein Abdulle Mohamed sxb dowladu iyadaa isku mashquulsan oo ayagaba dadka dhacayaan oo ee barakicinayaan si ay u helaan dhulal ay ka gataan ganacsato iyo waxay kale ay raadinayaan mudo korarsi aan sharci aheyn

  • @adenosmanomar1019
    @adenosmanomar1019 10 днів тому +1

    Waa beentiis

  • @asadmax9648
    @asadmax9648 10 днів тому

    Xalaal ma tihid

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 10 днів тому

    SOO DHAWOOW

  • @MaxamedxasanAadan-i6x
    @MaxamedxasanAadan-i6x 10 днів тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 10 днів тому +1

    Sheekh shariif .wuxuu ubaahan yahay in xasan daahir aways loogeeyo xabsi guri isaga c/raxmaan iyo xasan cali khayre dhamaan amniga iyo kala dambayta ayay lid ku yihiin. No more bilaash xayte👺👺👺👍

  • @SalemanMuse
    @SalemanMuse 10 днів тому

    Xataa shaqaalahooda wax xuquuq ah ma siiyaan meeshaar ku filan masiiyaan

  • @abdikarimmohamud7358
    @abdikarimmohamud7358 10 днів тому

    Sawir + tuug =?

  • @mahamedqolfaa1079
    @mahamedqolfaa1079 10 днів тому

    Muxuu qaadikaraa

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 10 днів тому

    Waa in uu saxan jidka loogu dhibay jogaan saxda 4.5 uu kusoo noqdo hadii kale ha iska joogo juun laga bilaabo Insha next year doorasho olole baa bilabay sharif Ha noolado
    Hana tago garowe guriga runta somalia oo ah meesha kursiga uu dulmiga xasan ka wado Hada ku farisyey mucaradka hada kadib garowe baa saldhigoodu yahay

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 10 днів тому

    War abgaaloow shariif xabdiga hala dhigo cia da buu ushaqeyaa way cadahay

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 10 днів тому +1

    Sheekh shariif markii badbaado qaran dalka ka qabaneysay rajiimkii farmaajo wuu dhuuntay hada wuxuu u shaqeeya shisheeye maalmihii shacabka lamarin habaabin jiray waa laga gudbay car qawariijta haka hadlo shame on you

    • @Goodmen-l5e
      @Goodmen-l5e 10 днів тому

      😂😂😂wlahi waa runtaa hooyadeeyaa juran😂😂uu dhahay hadana xasab ayuu u xoogweyn yahay

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 10 днів тому

    Waa nin aqaan lug gooyo ayuu isku hayaa, Kuwa u tagayana waa lug go'ayaa.

  • @CabdiXalimsh
    @CabdiXalimsh 10 днів тому

    Sheekadii 30ka sanno lagu halagsamay miya dib loobilaabay soomaaliya dal waay tahay lkn dan majoogo maalinba mid lasoo gamay ayaa music ugaracaaya

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 10 днів тому

    Af biijo oo muqaawamo bilaabay

  • @sahraahmed7664
    @sahraahmed7664 10 днів тому

    Odeygaan afka guduudan yaa naga qabta

  • @maxamadcalidheereofficial436
    @maxamadcalidheereofficial436 10 днів тому

    Dadka muqdisho dhibato adag ayaa heysa cashuurta ayagaa laga qadaa dolwladuna kama qabato ku danestayasha korontada iyo biyaha lanbaro caadi ah ayeey ku qaataan lacagta

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 10 днів тому

    Sheekh sharif yaa madax weyne ka dhiganaayo afkiisa iyo dhagtiisa ma is maqlaan miyaa ma ahinoo ninki dhahay 1991 ayaa loo laabanaa sidas miya somali isku so dhaweyneso 😂😂

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 10 днів тому

    Kkkkn shariifka waa laan gaab wax uusameen karo majirto doorashadana cidloojoojinaaya majirto daaroodna haiska baxaan cid ubaahan majirto ayaga dhan waa 10quf oo gaajeesan

  • @MohamedAbbas-e4p
    @MohamedAbbas-e4p 10 днів тому +1

    Waa mucaarad aan libinta dalxoreeya dhibeyso. Ma arkaan guulaha uu gaaray MW xasan.

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 10 днів тому

    Hala xiro waa qasaaro shariif hal agoon ama islaam gaajeysan koob biyaa ma siin

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 10 днів тому

    Dahabshiil Telephonekooda wax wato waa 5% percent ... tankale Dadka guryaha waxa gubo ugu waa Pressyo fake ah dadku soo gataan wuuna kulullaya ilaa dab ka kiciyo

  • @mohameddaud1235
    @mohameddaud1235 10 днів тому

    Xuseenow aad baan kuu taageeraa wararkaaga u dhageystaa, lkn codsi sxbow mar dambe hanoo soo tabin warkaan oo kale sida ma gudbe shariif oo aanan garaneyn wax u dan ah iyo waxa aan danta kujirin isagaa u sabab ahaa in dagaalka maanta jiro daba dheeraado, dib u xusuuso shariif shalay iyo maanta.

  • @huudabtidoon4755
    @huudabtidoon4755 10 днів тому

    Shiiq shariif hadii aw isbadal rabay walaalkiis ayaa isbdal sameyay & amiin jeesow markii la dilay ikran tahliil ma had leen lkn farmaajo fadiyay mahadli jirin marki nin hawiyaa imaado le qeyliyaa lkn daarodka waa ow ka baqaa& c Rixman c shakur ii weydii ma ka warqabaa shacabki ad Mataleysy wili wax ma u qabtay warar dhumo leh iyo dhagax yaale gonlagonle war qof iyo codka ayaaba ku fiican maxaa yelay ceer ayaa kaa badan ader 10ka cod ee baar lamaan ka waad ka kudbee adeer

  • @mahamedhassan1657
    @mahamedhassan1657 10 днів тому

    Jeesow xurnimo ayaa lagu siiyay xiligii farmaajo. Maxaa saas ugu hadli weysay qoroy ayaa lagugu hayay noosheeg waadiga hada hadlayee is aruuri goobaanle iyo qoob yaxaas cadawaa joogee

  • @muxamedmuuse9928
    @muxamedmuuse9928 10 днів тому

    Kuwa qabyaalada la qeylaa shalay farmajo yaa diidanaa deni iyo Axmed madoobe ma qabiil ayey ku heystiin mise danta dalka caqliga heer kuufurta ma nocaana war shaqsi tageera qabiilna iska dhaafa

  • @DeeraliNuur
    @DeeraliNuur 10 днів тому

    Hasan halaqabyo

  • @diniodawaa1705
    @diniodawaa1705 10 днів тому

    Abaabul shalayna Farmaajow ka dhuuntay hhhh war maa runta leesku sheego kuwa aad aheegtay kuligood beri ayeey meel cidlaa ugagga tagayaa Dowlada waqti badan ayaa u dhiman tan kale maxow xisbi ka dhisayaa marba haduu doorosho Qof iyo cod ah rabin

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 10 днів тому

    QOFTA U HOREYSO EE KA GUURTAAN NOQONAYAA HADII BIYO KALE AAN HELNO ILLAAHOOW NOO KEEN CEEL KALE AAN BIYO KA CABNO DHIIGMIIRADANA NAGA QABO

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 10 днів тому +2

    War odeygaan canbuulo cunkiisii h isaga laabto xerta hogaan waxba kama ogee! Nabadeey

  • @zeinabhassan6517
    @zeinabhassan6517 10 днів тому +1

    Kursigahawiya haysta isdaji wadigilahafarmAjo hadadsoonoqonlahayd xabad baabilaabanlahayd

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 10 днів тому +2

    Shiiq shriif shaqadiisa waa macalin dugsi ha iska daayo siyaasada umada ha baro quraank. Siyaasad ma yaqaano

    • @sharifjanagale3776
      @sharifjanagale3776 10 днів тому

      Adiga Maqaayada Aad Digsiga Kadhaqda miya siyaasad Ah Ninka Kitaabka Allh Garanayo Aya Loogatalagalay in Ayhugaamiyaan Maraka Waxasoobaro

    • @mahadsabriye654
      @mahadsabriye654 9 днів тому

      @@sharifjanagale3776 adiga waxaa laga yaabaa in aad shiiq shariif aad ki difaacayso qabiil
      Laakiin waxaan kuu sheegaa qofka hadii uu wadaad yahay siyaasad shaqo kuma lahan
      Shiuq shariif hadii aad ila aadp xaga qabiilka shiiq shariif waa ina adeerkeey. Laaakiin siyaasad shaqo kuma lahan oo mar hore ayaan aragmay. Waa nin majeerteen u raran oo uusan fahamsanayn siyaasada waa ninkii garoowe1 iyo garoowe2 oo majeerteen nagu kibriyay
      Teeda kale shaqo ayaa ka hadashay maqaaysda aad sheegayso waa shaqo hadii laga shaqeeyo laakiin kamaba shaqeeyo. Waxaa ka xun ninka maqaayada ka shaqeeyo kan adiga camal ah oo $100 doolar iisoo dir dadka ki wareeriyay. Maqaayad ninka ka shaqeeyo dad ma tuugsado sidaas ogoow.

  • @azaadkalay2425
    @azaadkalay2425 10 днів тому

    Shiiq shariif siduu siyaasada ku so gale gadaal ha isku fiiriye waqtigii doorashada lama gaarin iyo waqtigii mucaaradnimada shiiq nin hore u doornaa ayaa tahay maxaad is moodaa tii jabuuti cml ha daalin waligaa ma noqoneysid madaxweyne

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 10 днів тому

    Sheekh Shariif iyo mucaarad kiisaba shicibka Soomaaliyeed ayaa iska qabanaayo inta ay ilnahooda dalka dibadiisazwaxbarasho u gaysteen ayey rabaan ilnaha Soomaaliya weli muqdisho ku nool in ay qal qal geliyaan marna kama yeekayno shicibka Soomaaliyeed ayaa gacan bir ah is kaga qabanaayo ha pgaadaan nabada kuma bedeli kartaan dagaal ciidamada Soomaaliyeed ayaa idinka qabanaayo haddii aad biliwdan abaabul dagaal ofaasa xabsi ayaadna mutaysan doontaan cidii anaanka iyo nabad gelyada dalka ku soo xad gudubto.

  • @adenosmanomar1019
    @adenosmanomar1019 10 днів тому

    Beentaaaaaa

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 10 днів тому

    Been loow ookiyaale kala qaloocan a.iin jeesppw show maaha kii laga roone, kooxdii farmaajo ka haray

  • @yousefHassan-qm5rn
    @yousefHassan-qm5rn 10 днів тому

    Baahasha meel fiican ayeey maree shariif iya wax Ethopia bad siihaayo marabno shariif kenya ayuu bada ka iibiyay birrina tan hadda Ethopia la isku haayo ayuu faraha ka bixihaa

  • @Ali-xk1wr
    @Ali-xk1wr 10 днів тому

    Waar meesha waxa laga xukumaa Xalane, wax dowlad la yidhaahdo ma jirto!

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 10 днів тому

    Nooloow dalxoreeye xassan tuug!!! Soomali qofka keliya yaqaan waa xassan tuug.