daarood xamse ma heystan ee xasan sheekh aflagaadeynayan, xamse ciidamada ku daabulay raaskambooni

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 30

  • @garsoor-w8q
    @garsoor-w8q 9 годин тому +1

    Ogaadeen maanta waxa uu xukumaan afar kamida 5-tii soomaaliyeed. Laakiin "Tuke nasiib uu caano ku helo waa leeyahay, laakiin nasiib uu dhamo maleh"

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 6 годин тому

    Xamse Marxuum
    Ma warbuu lee yahay
    Miyuu metwlaa Daarood

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 16 годин тому +2

    Marka hore Xassan Gurguurte ma u ogolaaday xamse inu xaafiskisa maamusho ( ninki doqon rag kala so baxa sidaas ba u dambaysa) ninba waxa laga sheegay mindha fallaru gilgilasho kaaga ma baxdo

  • @ZeinabAden-q2l
    @ZeinabAden-q2l 10 годин тому

    Sax sax Aya qalad ma qabto xamso

  • @abdiwahabadam7147
    @abdiwahabadam7147 15 годин тому +5

    Hawiyoow Muqdisho hagaajista inta aad meel idinka ka fog laac laaceeysaan.

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 11 годин тому

      madaxweynahada-ha-u-gefin-shacabow

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 9 годин тому

      @@beryalex1798WAAYO MADAXWRYNUHU???? KAN ABIYE AHMED U FOORARSADA EE GACANTA IYO LUGAHA KA DHUNKADA! ?? IDINKUU IDIIN YAHAY!!

  • @Yam2007
    @Yam2007 7 годин тому

    Hamse waa horgal abihiis xasqn buu matalayaa

  • @fatumaosman8114
    @fatumaosman8114 13 годин тому +1

    Xamse waa marxuum waxba😂 awood maleh waa lagu shaqaystaa

  • @AliTeela-ej5rp
    @AliTeela-ej5rp 5 годин тому

    Xamze xasana kenay

  • @maryan953
    @maryan953 9 годин тому

    waa sax gabadha hore hadlaked somaali hakacdo xasan iyo farmajo waxba maqkaban

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 9 годин тому

    Wax aydaan lahayn maxaa ugu murantaan?

  • @JaamacYare-y7s
    @JaamacYare-y7s 14 годин тому

    Kkk hawiye habartiin wasa waa caruur cagawayn war dhaliilshu xasan ayay raacaysaa

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v 3 години тому

    War aankakorno somaaliyeey in denbigeena qofkale ku'eedeeyno oo intaan caloosha iskudhufano dadkale ku'eedeeyo oo qirano gaalku inuukaa'aqlibadsho ee adigu isu'aqlicele oo qaladka kafakar intaadan talaabo qaadan.

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v 3 години тому

    Somaali hashu ayadaa geela cunee ayadaana cabaadee,ninaankurabin oo hadaad sikasto ugudabacdo dowlado shisheeye sandareerto kuqaba warkaayeelimaayo illaah xoogloogutalsho ninkii waxgartana oo wadahadal maqla waalasoodhaweeynaa.

  • @garada6921
    @garada6921 6 годин тому

    KHALADKA LAMA WADA LAHA WAXAA LEH DOWLADA DHEXE EE YAAN LAGU CIYAARIN DOW LADNIMADA HUU HAA UMA BAAH NIN

  • @abdihersi2151
    @abdihersi2151 11 годин тому

    xamsa ma tirsana waxuu u shaqeeye guriga xasan sheekh

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 9 годин тому

    Xasan shek keliya waaya ninka kuso duulay jubaland. Xamsa wa boyga xasan shekh eed ma qabata. Car wiil kale darood hasiya ninkale darood xilkaa.
    Ma awooda sabto ah ninkale darood xaniyahisa ayu fuuli.

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 13 годин тому

    Asc dadka waa kumade iyo somali.hawiyow darod weli maso gelin sheekada waa adinka iyo kumade

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 10 годин тому

    Daarood,Waa diiday in Hawiye somalia xukumo! Dr Hassan waxyaalaha somalia usameeyay taariqdaa xusi doonto! MJ,ayaa Ogaadeen PM lasiiyay ka maseyray dabadeedna Daaroodkibeey yiraahdeen Hawiyaa ina qabsaday! Waa ceeb waxa Madoobe sameeyay haddii lasoo qaban waayana waa lagu kala tegayaa!!??

  • @fauziahashi8469
    @fauziahashi8469 10 годин тому

    Jin ninki keena aya saara.xamse xabad bu istaahila.

  • @mahaddeis6011
    @mahaddeis6011 13 годин тому

    Xassan ayaa danbiga iskaleh

  • @geeljire55
    @geeljire55 13 годин тому

    Garashadii iyo waddaniyaddiiba gabdhaha atey ku hartay ee hadalka ha loo daayo

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 10 годин тому

    Kani reer baaruu ahaa

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 9 годин тому

    Kkkkkkkkk war naagaha ka daya dooda

  • @AbdiAhmed-ty4iy
    @AbdiAhmed-ty4iy 12 годин тому

    Xxx

  • @AbdiAhmed-ty4iy
    @AbdiAhmed-ty4iy 12 годин тому

    Ryryr