Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Marwaan yare asagoo labtan jira buu hit singer noqday hadaa ila qabto inuu noqon doono fananka qarniga like igu qabo,
Rabooow nooo daaa hablaheena Dhamaaan hablaha somaliyeed love you ❤️
Thank you brother
mancha allah alla qurux badana habalaha somaliyed meel walba oo ay jogan waa hormudka hawenka aduunka Habalaha Somaliyeed ❤️🙏🏾👑👑👑💋
Thanks borther
lov u marwaan ma aqaaani qimahga waxn kucapiro hestaan aadn uga hely wlhi frxd ayn la ilmeyy alaha kudhowro ❤
Xafsa Mudan Sharafi korkaaga Ha ahaato wall intaaa iyo inka badan Waad iga istaahishaaan
Abayo intan iyo in kabadn ba wad istahisha ❤❤❤❤
Woow hablahayaga somaliyeed we love you waxii kaftana iyo ciyaar marka laga imaado gabdh kasta oo soomaliyeed waa wada haldhaa Waa wada hormood 😍😭 ❤️ 🔥
M.a ileen heesta waxa laxameeyay lagend weynaa qamar suugaani ✌✌✌✌✌✌✌wanba arkay sidey umacantahy 👌👌👍👍👍
Waa wada horumuud hablaheenu❤❤❤❤ Fanaankena afkaaga caano iyo malab lugu qabay alla yacizak
Wllk
Siday wiiilasheena noo jecl yihiin Anagaa in jecl raboow noodaa wiilasha somaliyed 😘😘😘😘
Hani Abdullahi Uk wale gbdhina afmacaan ayaad mashaqa kudhigteen
Hani Abdullahi hadeey na Jecel yihiin nameysan kufsadeen oo na meysan dileen Ee baayo afartaan xabo hesta haa arag
Amran Moha 😥😥 abayo maxad sidaas u dhahaysaa raga somaliyed oo dhan wax ma wada kufsadan mana wada xuma afarta xune nagu jirta nama wada matalaan
@@ahamedkafi3327 sax abowe inta xun idin ma matalan inta wngsn ka badan alloow noda mel walba ey dunida ka joogan wiilashena wxan ku dorsanayo malahn wiil somaliyed waa idin jclnhy sida nojacishihiin oo noo ixtaramtiin oo dhibka noga ilaa'lisan allaha idin sharfo farxad oo idil agtiina ayey tala❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍
Umu Abdalla aamin abayo allaha isu kaana daayo ii noolada wlalahay
Hees iyo bar cadi ma ahan yaaqe❣💯💯🔥🔥🇸🇴🇸🇴hablaha somaliyeed allow no dhowr🤲💯❣🥰
salmish official Mahadsanid wall waxan ugu talagalay hablahayga somaliyeed guul iigu nolada
Zalmishay walzhh wll subscribs iizaar
Inta tiktok ka Soo argtay😮
Wwwwwww hees dhaftay hees marwan yare keep going Nairobi wad shiday
Nimco Raage MAHADSANID WALL 🙏🏾🙏🏾👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@@yusufmuseabdullahi8516 masha allah abwan hees mcn badan ayd sameysay keep going guuleeso😍😍😍😍😍😍😍😍👈👈👏👏👏
Mahadi Korkaaga Ha ahaato wall DUNIDA WAXA UGU QAALISAN WAA HAWEENKA SOMALIYEED WALHI SHARAFTIINA WA qaali 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾
Wiilashayada La’aatood Abaar waaye ❤️❤️❤️❤️❤️
Aamiin yaa rabbi walaalkeen marwaanoow jidh kaaga raboow cadaab ka xoree🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤
Hees qiiro leh hableheena somali aloow hableheena noo dhoowr amiin ❤❤👌👌👏👏🙏🙏 marwan thnx abwe
amiiin yaaalah ilahiw no aqabl ducada marwannyare thnx u wll🙌😍
Sacdiyaay wlzhy subscribe iisaar
haue wlo wankusaryaa😍
This song is so beuty Alla dhawr hablaheena💖
Hadaan nahy hablaha zoomaliyed wx naga amaan jecel😂quzhiye lkn waan mutayzanaybilahow inamadayada nooda😍💖⚘
Reer narobi I well inshallha I'm in America marwan nolow borther Allha cou hafito 🇸🇴😘😘😘😘😂💖💖💖💖😳🎉🎉🎉🎉🎉
Oo lahubaa marwan show nairobi balan san yahay
Inshallah usa iman donaa
🤲Rabow himilada guul ay kahantaan ❤❤❤ alow noda hablahena ❤❤All hablaha somaliyeed love you ❤❤💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤
Apaha laxnka qamarkah fankah iyo pulshaawi salan sare sido kle marwaan yere keep going pro
HapLaHeeNa zomaliyed MeeL Kazta oo aad JooGtan FrxD Ku nooLaDaH HpLaHayaGaH❤👑HaLdoor pEy YiHiin HapLaHeeNu❤👑
Heestan kal iyo laab uga helay hablaha somaliyed hdn nahay waka gudoney marwaan❤❤❤🥀
Fatha Fantaz Waad Mahadsanthy wall intaad ka mid Tahay ayaan u hibeeyey sharafi korkiina Ha ahaatee❤️❤️❤️❤️🙏🏾🙏🏾
Fanaanka kaliya fanka ka taagero inti ila jcl like ha igu sharafto ♥️
Ilhan wlzhy subscribe iisaar
Runsheeg walaal
Hhhhh likes radis lethye nagadaaa. Apyo
@@cashacaagane392 Definitely!
Finally wala bdly dahi madowa mlnkasta show lgu qbn jiray inti ila argty like dhac igu sii
Allow noo daah gabdhaha somaliyeed Amiin amiin yaa rabi marwaa yare allow ku dhowr 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hablaha somaliyeed waa lafta izku hayaa somalida waayo dhamaanteen way naga dhasheen na dhaleen noo dhaxeen
Mansha Allaah ilahow wilashena noxafid Bal ya na amani lahaa la aantood Thanks 👏👍🌷🌷🌷
Ninka raga waa midka gabdhaha amano ❤️❤️❤️💜💜😘💜❤️❤️🙏👍
Mashallah Allow noo xifdi Dadkeena Aamiin❤❤
Carfoon ina xasan wlzhyeey subscribe iisaar
Hamze Abdi Bbe diyaar waaye❤
Wiilasheyna weyna jclyihn inta sida marwaan u wngsn Rabow Noo daay wiilasheyna ❤️
From Ethiopia I like somali music
Fanan Dar alleh u taagero Marwaan ku taagera zhp❤❤❤❤
Thanks marwan yare nice song keep it up
(#HABLAHEEENU)Marwaan Yare wiiilka codka tolmooon , Channel ka Aflaaanta iyo waliba hablaha qurxoon ee hidiyo dhaqanla xidhan hore u socda. .........
16/10/2024❤yaa ila dawanaya
Waa ku wataa pro
Aamin wll msha alh ilahow noodaa hablahena♥
AMEEN AMEEN ALLOW haldoor by yihiin hablaheenu waa wda haldhaa hablaheenu allow no daa hablahayga
Haraadkay tiraaan hablaheenuHaldoorbay yihiin hablaheenuWaa wada haldha hablaheenuWaa wada hormod hablaheenuHadhaciyo gobweyan hablaheenu Rabow Noodaa hableenaaaAlow Noo Adaa Hablaha yaga dunida Dad Jooga ayaad ugu Sharaf badan tihiin Walhi Ifka farax ku Noolada Waan idinka Mahad celinayaaMarwaan yareQamar suuganiBulshaawiAflaantaIyo 5hanloood ee stage ka joogaSharafi korkiina Ha ahaaato
wlo sidokle idinkan sharf idinku nahay wilasheena thnx u wll😍🙌🙌
Alaha idin Sharfo walhi waxad tihin Hablaha Dunida ugu qiimaha badan
@@yusufmuseabdullahi8516 sidokale wlo asida no iaalisan alle haydin ilasho😍🙌
marwaan yare fanan jira ❤
Mxdsnd wll Allah ithin xafido wiilasha somaliyed Mel wlbo od jogtan sithas nojeceshin sii kadaran Ayn ithin jecelnhy hda nahni hablaha somaliyed
Marwan awgiis like Dhac kusiii
Allow xafid Gabdhaheena
Cod hadaaa ladaho marwaan yare ayaaa kawato bro keep going
Wwwww m.a marwaan yare the best song grills keep going
Rapow noo.daa haplaheena
Aamiin ani cml single ah allh noo wanaa jiro mustaqbalka
Hablaha somaliyed wa boqortoyo lkn.... niman ma heestan dunida kale uu radsada niman hablow Aniga ninkayga Ghanian ka wa jeclahy ❤️❤️
Manalaaye wlzhy subscribe iisaar
Markuu Ku furana malawian Ku xiji
albaani yare Insha allah walalo wa sida ku fikirayo
@@manalmohamed4829 Insha Allah walaashey
Raga somaliyed hadii ay xunyahin adinka ku dhalay wayo cunug kasta wahoyadis markii kii xun xaginuu ka ahaday kii wanagsana xagina
Www heesta heesa alleh hano wayin rag noo heesta naftana noohura
Ayan Abdullahi Mahad sanid wall intaa iyo inka badan Waad u qalantaan🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@@yusufmuseabdullahi8516 raga somaaliyeed waa hal yeeyadaya wanan ku faana allaw ha dhigin rag la,aaan wllky qali adina sidokale
Ayan abdullahi afkaba amanta kaso baxdo waxa istahilo dumarka somaliYed Allow noday waa hurmodka nolosha 💯💯💯💯💯
Asagoo Sidaan U Da'yar Ayuu Fanka Xoog Ku Qabsaday ✌
Codkiisa, quruxdisa, dhola cadayntisa iyo farxadisu ku joogaa
Amiin thanks brother marwaan yare keep going forward 😍❤️🙏🏻
Haplehenah sharafta mudan
Fananka kaliya fanka ka taagero marwan yare like our saara 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😭🤴🏻🤴🏻ligend marwaan ado hees iqaadin maba ka bexeysid fanka 😰😭tagero ku ahy wlhi
❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘
Legend marwaan yare kuwataa xaqiiq 😚😚😚
Allow dhowr hablaheena love our Somali hero's
Thnks fnankeYna marwn Yare Hees io badh ❤❤❤
We weee rabow noodaa hablaheena 😍😍😍😍❤❤
Hees iyo dhameys marwan yare matan horay usoco 😍😍😍😍😍
Kabax hees igadheh 😍
Waxan cawo taagay showga reer Nairobi nadham malahn labo labo meshaa ku hayaan waar ilbaxaa oo fananinta gobolada kale jogaan Ku daydaa 😎😎😎😎
Mumtaazey wkzhy subscribe igu caawi wll
Legend Marwan yare wn ku taagera
Ileen heesta waa hees 5sno ka hor ah😮 wax cusub umalenoyey be inta tktk ka so baraty
Showgaaan iguma socda yaqey Meeel qali ladan ka muqan ma nureysa wlhSaaa usugayay qaali ladan kudaaalabe
Qofka lama xaqiro marwaan waa fanaan cod macaan 6000 inay dawato xaq ma ah
amiin amiin. hormar wcn wllky
I love You marwan yeara
Rer Nairobi ❤ rer #Jaam str
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥰🌎🤴🏻🔐love you marwaan yare💎
Wooooow wiil cod shidan
thanks marwaan yare fanan aan tageero
Hez iyo badh marwan❤❤
Amiin brother marwaan
Wow manshalah marwaan
mrwaan yare🤚👌
Inta la dhacday gesta like isar
Masha allah
The slim girl🤸
Marwan yare fanan aan tagero♥
Mahad sanid wll marwaan👑❤
heeeees iga dheh Hankaga soomaaliyeed
tnk you marwaan yare😍
Aaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Ina ader mcn💕💞 hore u soco
Amiiiiin amiiiiin ya rabi
Dadkaan wasaqda eh o qur,anka iyo rasuulka magacisa meshan keenaya nacalada2Alle haku dhacdo war xishooda uff
ceeb nacdasha inaga daa wllo mcn 🙏
masha Allah
waaaw eesh cala hees
Bes song marwaan yare
Rasmi reys maxe sacbis u heysaa mesha lama buran buraaye
Heesti ifka wa wada haldha hableehena
Wilka codka talmon 😘😘😘😘🙏🙏
War editinka iska hagaaji nio mnzha Allah we eye inatkalee
Amin
asaaal
aamiin yaa rabi
Ifkaaa lagu yahay wllSubacribe isaar❤❤🙏🙏
Wankusare adigana isarr heee
@@mombasasomali5871 ok wll mcn
reer shibis saas aan karawa
Thanks ❤❤👍👍🤲🤲👏
Wow
Inanta koonaha rasmi isu egyihiin ciyaarteyda ku heesta 🤔
wooow
Marwaan yare asagoo labtan jira buu hit singer noqday hadaa ila qabto inuu noqon doono fananka qarniga like igu qabo,
Rabooow nooo daaa hablaheena
Dhamaaan hablaha somaliyeed love you ❤️
Thank you brother
mancha allah alla qurux badana habalaha somaliyed meel walba oo ay jogan waa hormudka hawenka aduunka Habalaha Somaliyeed ❤️🙏🏾👑👑👑💋
Thanks borther
lov u marwaan ma aqaaani qimahga waxn kucapiro hestaan aadn uga hely wlhi frxd ayn la ilmeyy alaha kudhowro ❤
Xafsa Mudan Sharafi korkaaga Ha ahaato wall intaaa iyo inka badan Waad iga istaahishaaan
Abayo intan iyo in kabadn ba wad istahisha ❤❤❤❤
Woow hablahayaga somaliyeed we love you waxii kaftana iyo ciyaar marka laga imaado gabdh kasta oo soomaliyeed waa wada haldhaa
Waa wada hormood 😍😭 ❤️ 🔥
M.a ileen heesta waxa laxameeyay lagend weynaa qamar suugaani ✌✌✌✌✌✌✌wanba arkay sidey umacantahy 👌👌👍👍👍
Waa wada horumuud hablaheenu❤❤❤❤ Fanaankena afkaaga caano iyo malab lugu qabay alla yacizak
Wllk
Siday wiiilasheena noo jecl yihiin Anagaa in jecl raboow noodaa wiilasha somaliyed 😘😘😘😘
Hani Abdullahi Uk wale gbdhina afmacaan ayaad mashaqa kudhigteen
Hani Abdullahi hadeey na Jecel yihiin nameysan kufsadeen oo na meysan dileen Ee baayo afartaan xabo hesta haa arag
Amran Moha 😥😥 abayo maxad sidaas u dhahaysaa raga somaliyed oo dhan wax ma wada kufsadan mana wada xuma afarta xune nagu jirta nama wada matalaan
@@ahamedkafi3327 sax abowe inta xun idin ma matalan inta wngsn ka badan alloow noda mel walba ey dunida ka joogan wiilashena wxan ku dorsanayo malahn wiil somaliyed waa idin jclnhy sida nojacishihiin oo noo ixtaramtiin oo dhibka noga ilaa'lisan allaha idin sharfo farxad oo idil agtiina ayey tala❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍
Umu Abdalla aamin abayo allaha isu kaana daayo ii noolada wlalahay
Hees iyo bar cadi ma ahan yaaqe❣💯💯🔥🔥🇸🇴🇸🇴hablaha somaliyeed allow no dhowr🤲💯❣🥰
salmish official Mahadsanid wall waxan ugu talagalay hablahayga somaliyeed guul iigu nolada
Zalmishay walzhh wll subscribs iizaar
Inta tiktok ka Soo argtay😮
Wwwwwww hees dhaftay hees marwan yare keep going Nairobi wad shiday
Nimco Raage MAHADSANID WALL 🙏🏾🙏🏾👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@@yusufmuseabdullahi8516 masha allah abwan hees mcn badan ayd sameysay keep going guuleeso😍😍😍😍😍😍😍😍👈👈👏👏👏
Mahadi Korkaaga Ha ahaato wall DUNIDA WAXA UGU QAALISAN WAA HAWEENKA SOMALIYEED WALHI SHARAFTIINA WA qaali 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾
Wiilashayada La’aatood Abaar waaye ❤️❤️❤️❤️❤️
Aamiin yaa rabbi walaalkeen marwaanoow jidh kaaga raboow cadaab ka xoree🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤
Hees qiiro leh hableheena somali aloow hableheena noo dhoowr amiin ❤❤👌👌👏👏🙏🙏 marwan thnx abwe
amiiin yaaalah ilahiw no aqabl ducada marwannyare thnx u wll🙌😍
Sacdiyaay wlzhy subscribe iisaar
haue wlo wankusaryaa😍
This song is so beuty Alla dhawr hablaheena💖
Hadaan nahy hablaha zoomaliyed wx naga amaan jecel😂quzhiye lkn waan mutayzanaybilahow inamadayada nooda😍💖⚘
Reer narobi I well inshallha I'm in America marwan nolow borther Allha cou hafito 🇸🇴😘😘😘😘😂💖💖💖💖😳🎉🎉🎉🎉🎉
Oo lahubaa marwan show nairobi balan san yahay
Inshallah usa iman donaa
🤲Rabow himilada guul ay kahantaan ❤❤❤ alow noda hablahena ❤❤
All hablaha somaliyeed love you ❤❤💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤
Apaha laxnka qamarkah fankah iyo pulshaawi salan sare sido kle marwaan yere keep going pro
HapLaHeeNa zomaliyed MeeL Kazta oo aad JooGtan
FrxD Ku nooLaDaH HpLaHayaGaH❤👑
HaLdoor pEy YiHiin HapLaHeeNu❤👑
Heestan kal iyo laab uga helay hablaha somaliyed hdn nahay waka gudoney marwaan❤❤❤🥀
Fatha Fantaz Waad Mahadsanthy wall intaad ka mid Tahay ayaan u hibeeyey sharafi korkiina Ha ahaatee❤️❤️❤️❤️🙏🏾🙏🏾
Fanaanka kaliya fanka ka taagero inti ila jcl like ha igu sharafto ♥️
Ilhan wlzhy subscribe iisaar
Runsheeg walaal
Hhhhh likes radis lethye nagadaaa. Apyo
@@cashacaagane392 Definitely!
Finally wala bdly dahi madowa mlnkasta show lgu qbn jiray inti ila argty like dhac igu sii
Allow noo daah gabdhaha somaliyeed
Amiin amiin yaa rabi marwaa yare allow ku dhowr 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hablaha somaliyeed waa lafta izku hayaa somalida waayo dhamaanteen way naga dhasheen na dhaleen noo dhaxeen
Mansha Allaah ilahow wilashena noxafid Bal ya na amani lahaa la aantood Thanks 👏👍🌷🌷🌷
Ninka raga waa midka gabdhaha amano ❤️❤️❤️💜💜😘💜❤️❤️🙏👍
Mashallah Allow noo xifdi Dadkeena Aamiin❤❤
Carfoon ina xasan wlzhyeey subscribe iisaar
Hamze Abdi Bbe diyaar waaye❤
Wiilasheyna weyna jclyihn inta sida marwaan u wngsn Rabow Noo daay wiilasheyna ❤️
From Ethiopia I like somali music
Fanan Dar alleh u taagero Marwaan ku taagera zhp❤❤❤❤
Thanks marwan yare nice song keep it up
(#HABLAHEEENU)Marwaan Yare wiiilka codka tolmooon , Channel ka Aflaaanta iyo waliba hablaha qurxoon ee hidiyo dhaqanla xidhan hore u socda. .........
16/10/2024❤yaa ila dawanaya
Waa ku wataa pro
Aamin wll msha alh ilahow noodaa hablahena♥
AMEEN AMEEN ALLOW haldoor by yihiin hablaheenu waa wda haldhaa hablaheenu allow no daa hablahayga
Haraadkay tiraaan hablaheenu
Haldoorbay yihiin hablaheenu
Waa wada haldha hablaheenu
Waa wada hormod hablaheenu
Hadhaciyo gobweyan hablaheenu
Rabow Noodaa hableenaaa
Alow Noo Adaa Hablaha yaga dunida Dad Jooga ayaad ugu Sharaf badan tihiin Walhi
Ifka farax ku Noolada
Waan idinka Mahad celinayaa
Marwaan yare
Qamar suugani
Bulshaawi
Aflaanta
Iyo 5hanloood ee stage ka jooga
Sharafi korkiina Ha ahaaato
wlo sidokle idinkan sharf idinku nahay wilasheena thnx u wll😍🙌🙌
Alaha idin Sharfo walhi waxad tihin Hablaha Dunida ugu qiimaha badan
@@yusufmuseabdullahi8516 sidokale wlo asida no iaalisan alle haydin ilasho😍🙌
marwaan yare fanan jira ❤
Mxdsnd wll Allah ithin xafido wiilasha somaliyed Mel wlbo od jogtan sithas nojeceshin sii kadaran Ayn ithin jecelnhy hda nahni hablaha somaliyed
Marwan awgiis like Dhac kusiii
Allow xafid Gabdhaheena
Cod hadaaa ladaho marwaan yare ayaaa kawato bro keep going
Wwwww m.a marwaan yare the best song grills keep going
Rapow noo.daa haplaheena
Aamiin ani cml single ah allh noo wanaa jiro mustaqbalka
Hablaha somaliyed wa boqortoyo lkn.... niman ma heestan dunida kale uu radsada niman hablow Aniga ninkayga Ghanian ka wa jeclahy ❤️❤️
Manalaaye wlzhy subscribe iisaar
Markuu Ku furana malawian Ku xiji
albaani yare Insha allah walalo wa sida ku fikirayo
@@manalmohamed4829 Insha Allah walaashey
Raga somaliyed hadii ay xunyahin adinka ku dhalay wayo cunug kasta wahoyadis markii kii xun xaginuu ka ahaday kii wanagsana xagina
Www heesta heesa alleh hano wayin rag noo heesta naftana noohura
Ayan Abdullahi Mahad sanid wall intaa iyo inka badan Waad u qalantaan🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@@yusufmuseabdullahi8516 raga somaaliyeed waa hal yeeyadaya wanan ku faana allaw ha dhigin rag la,aaan wllky qali adina sidokale
Ayan abdullahi afkaba amanta kaso baxdo waxa istahilo dumarka somaliYed Allow noday waa hurmodka nolosha 💯💯💯💯💯
Asagoo Sidaan U Da'yar Ayuu Fanka Xoog Ku Qabsaday ✌
Codkiisa, quruxdisa, dhola cadayntisa iyo farxadisu ku joogaa
Amiin thanks brother marwaan yare keep going forward 😍❤️🙏🏻
Haplehenah sharafta mudan
Fananka kaliya fanka ka taagero marwan yare like our saara 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😭🤴🏻🤴🏻ligend marwaan ado hees iqaadin maba ka bexeysid fanka 😰😭tagero ku ahy wlhi
Thank you brother
❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘
Legend marwaan yare kuwataa xaqiiq 😚😚😚
Allow dhowr hablaheena love our Somali hero's
Thnks fnankeYna marwn Yare Hees io badh ❤❤❤
We weee rabow noodaa hablaheena 😍😍😍😍❤❤
Hees iyo dhameys marwan yare matan horay usoco 😍😍😍😍😍
Kabax hees igadheh 😍
Waxan cawo taagay showga reer Nairobi nadham malahn labo labo meshaa ku hayaan waar ilbaxaa oo fananinta gobolada kale jogaan Ku daydaa 😎😎😎😎
Mumtaazey wkzhy subscribe igu caawi wll
Legend Marwan yare wn ku taagera
Ileen heesta waa hees 5sno ka hor ah😮 wax cusub umalenoyey be inta tktk ka so baraty
Showgaaan iguma socda yaqey
Meeel qali ladan ka muqan ma nureysa wlh
Saaa usugayay qaali ladan kudaaalabe
Qofka lama xaqiro marwaan waa fanaan cod macaan 6000 inay dawato xaq ma ah
amiin amiin. hormar wcn wllky
I love You marwan yeara
Rer Nairobi ❤ rer #Jaam str
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥰🌎🤴🏻🔐love you marwaan yare💎
Wooooow wiil cod shidan
thanks marwaan yare fanan aan tageero
Hez iyo badh marwan❤❤
Amiin brother marwaan
Wow manshalah marwaan
mrwaan yare🤚👌
Inta la dhacday gesta like isar
Masha allah
The slim girl🤸
Marwan yare fanan aan tagero♥
Mahad sanid wll marwaan👑❤
heeeees iga dheh Hankaga soomaaliyeed
tnk you marwaan yare😍
Aaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Ina ader mcn💕💞 hore u soco
Amiiiiin amiiiiin ya rabi
Dadkaan wasaqda eh o qur,anka iyo rasuulka magacisa meshan keenaya nacalada2Alle haku dhacdo war xishooda uff
ceeb nacdasha inaga daa wllo mcn 🙏
masha Allah
waaaw eesh cala hees
Bes song marwaan yare
Rasmi reys maxe sacbis u heysaa mesha lama buran buraaye
Heesti ifka wa wada haldha hableehena
Wilka codka talmon 😘😘😘😘🙏🙏
War editinka iska hagaaji nio mnzha Allah we eye inatkalee
Amin
asaaal
aamiin yaa rabi
Ifkaaa lagu yahay wll
Subacribe isaar❤❤🙏🙏