Hereri iyo America-Chicago

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 71

  • @mustafeabdule2125
    @mustafeabdule2125 2 роки тому +11

    Ku soo dhawoow Chicago abdisalan hereri la mushkila restaurant waa one of the best somali restaurants in Chicago hambalyo ayaan leyahay

  • @dahirali6422
    @dahirali6422 2 роки тому +5

    War waa reer chicago asxaabta iyo hareeri waan idin salaamay
    my home town chicago by bile maxamod

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 2 роки тому +1

      Magaalo shidan miyaa sxb chicago

    • @dahirali6422
      @dahirali6422 2 роки тому

      @@habilgaraad2441 absolutely, sxb waa magaalo iyo badh , maraykanka waa ku faanaan , food , culture, diversity, iyo more magacyo badan bay leedahay windy city , second City , city never sleep.and more

  • @abdirahman9125
    @abdirahman9125 2 роки тому +15

    Somali iyo qeylo maxaa kala haysta maamulaha maqaayada wuu iga qosliyey wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @عبدالكريماسدى
    @عبدالكريماسدى 2 роки тому +8

    Waa magaaladii ugu horraysay ooo aan ka so degayey mrkii ugu horraysay aan so gaadhay America

  • @omohamed7528
    @omohamed7528 2 роки тому +7

    Thank you guys for representing our Community. There is a great insight in this video clip. Waa Osman Jabane.
    Point of correction. The white population here in Chicago, Illinois is 47.7%, not 20%. We Black African Americans are 29.2% that is according to Census.gov.
    Odeyga sifiican baad usoo dhawayseen.
    Peace & love ✅👌

  • @zeynaabdullahi3789
    @zeynaabdullahi3789 2 роки тому +4

    Maansha Allah Somalida waa dad wanaagsan.

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 2 роки тому +5

    I like town Chicago

  • @asiyaallale4591
    @asiyaallale4591 2 роки тому +8

    Masha'Allah ing Rashid gulad he come from great family 👍

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 2 роки тому

      Is he Fimly Guleed Hotel Hargeisa

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 2 роки тому +1

      @@liibanmumin6582 no bro I think he is qadadweyn 😂

    • @asiyaallale4591
      @asiyaallale4591 2 роки тому +1

      That I don't know. I know he is my regIon awdal.

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 2 роки тому +3

    Soomaalida Qurbaha Degan Ee Hereri Waraysiyada Ka soo Qaadey Waa Kii Ugu Fiicnaa Ka Uu Chicago Ku Waraystey Qaar Ka Mid Ah Dadka Soomaalida Ah Ee Jooga Halkaasi,Waxaa Ah Arin Lagu Diirsado In Ay Jiraan Dad Soomaali Ah Oo Leh Aqoon Fiican Sida Injineero Tayo Fiican Leh.

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 2 роки тому +10

    *Jareer Jamaame ha joogo ama Jikaako (Chicago) ha joogo, jareer lee waaye* aan maqli jiray berisamaadkii.

    • @cabdikhaliifjimale7551
      @cabdikhaliifjimale7551 2 роки тому

      @Qurun weeye qabyaaldi📌 jareerta iyo cadcadka saxib magalan ogaw

    • @hamzaky1035
      @hamzaky1035 2 роки тому +4

      Nio ree xamarka iyo jareertu maxay ku kala duwanyihiin

    • @abdisalamroble3119
      @abdisalamroble3119 2 роки тому

      @@hamzaky1035 nika iska qaba MAXa karabta rer xamaar

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 2 роки тому

      @@hamzaky1035 waxba zhp

    • @Shuqul-kuli2025
      @Shuqul-kuli2025 2 роки тому

      Saa maaha bro aan ku saxo jarer jamame ha jogo ama jilib ha jogo ama jamaica ha jogo waa jareerki lee

  • @ahmedamey6486
    @ahmedamey6486 Рік тому +1

    I love chicago

  • @saadatube6858
    @saadatube6858 2 роки тому +2

    Abdisalamow injineerka documentary inogasosamee NIN waxbadan lagafaidayo ayuu uegyayahay

  • @mahadabdi9629
    @mahadabdi9629 2 роки тому +2

    Abdi salan wariye dacad ah gulayso saxib

  • @noorabdulleverygood1949
    @noorabdulleverygood1949 2 роки тому

    Waaw waraysiyo cajiib ah reer Chicago

  • @abdiwelihassan
    @abdiwelihassan 2 роки тому +1

    Chicago truck baan ku dhex maray.
    Mukhaayadaas inaan tago baa jirta in sha allah.

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 2 роки тому +2

    anigu magalooyinkay somalidu kubadan yihiin ma dhagaysto barnamijka hereri iyo America lkn magalooyinkay kuyar yihiin ayaan dawada ano isleh wa dad xigmad badan

  • @carabjibriil5562
    @carabjibriil5562 2 роки тому +5

    La mushkila Nairobi lee ku ogeene se cml

    • @ahmedhani6670
      @ahmedhani6670 2 роки тому +1

      Maqayad Dhulbahante lahe 😂 that’s why la mushkila laa dhahaye

    • @ahmedhani6670
      @ahmedhani6670 2 роки тому

      Maqayad Dhulbahante lahe 😂 that’s why la mushkila laa dhahaye

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 2 роки тому +2

    C.hereri norway way ku sugaysaa

  • @jamaaamohammed6865
    @jamaaamohammed6865 2 роки тому +1

    Engineer ku wuu khalday freeway yada Chicago soo gala waa sideed 8 interstate

  • @safiyacumar3771
    @safiyacumar3771 2 роки тому +1

    Meel kasta iyo mar kasta soomaali waa reer guuraa

  • @garissagreattube9446
    @garissagreattube9446 2 роки тому +1

    Chi town my city

  • @sharmaarke1611
    @sharmaarke1611 2 роки тому +1

    Telefishankani maaha telifishan wacan maaaha lkn wariye khbiir ah aya u shaqeeya

  • @kolyaale8357
    @kolyaale8357 2 роки тому +1

    Haddi aanu nahay reer USA, dalka waxbaan ku so kordhiney, Professionals, ganacsato, iyo business owners ayeey somali u badanyihiin.

  • @moguehabdifarah1452
    @moguehabdifarah1452 2 роки тому +1

    Wow usa waa daqaagday

  • @ahmedhani6670
    @ahmedhani6670 2 роки тому +1

    My city CHICAGO last 15 years dagan

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 2 роки тому +1

      Chicago iyo Somali aduun iyo aaqiro aan kala joognaa

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 10 місяців тому

      ​maxaa aakhiraba la qaate wa kasii hoosaynaa

  • @guuleedproduction
    @guuleedproduction 2 роки тому +4

    Plz alle muraaaad kaaga hakuu fududeeeyo kaliya waxaan idin ka codsanayaaa inaad 100 subcribe ii garaaaar siisaan 🙏

  • @bigphish1983
    @bigphish1983 2 роки тому +1

    la mushkilah

  • @dualegaphane8583
    @dualegaphane8583 Рік тому

    kkkkkkkkkkkkkkk mulkiilaha iga qosliyay waa soomali asal

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 2 роки тому

    Eng kasoo duub documnetry

  • @punka007
    @punka007 2 роки тому

    From jabuti to ? Hareri maxaad u jartay vidio ga?

  • @yahyegavaneh9033
    @yahyegavaneh9033 2 роки тому

    Allow na gee meesha

  • @israsaed310
    @israsaed310 2 роки тому +1

    Somali meel walba wa joogta

  • @siciidmaxamedaxmedbiixi6452
    @siciidmaxamedaxmedbiixi6452 2 роки тому

    Abdisalan herari nin tvgu u xiisi doono.

  • @sayloncutie2171
    @sayloncutie2171 2 роки тому +11

    These men are evidence that education is really valuable because they hardly know how to form Cohesive sentences.

    • @yackir
      @yackir 2 роки тому +4

      SOMAALI KUDHEH CAJUUSO 😭😭😭😭

    • @mahbubmo
      @mahbubmo 2 роки тому

      @@yackir 🤣🤣🤣

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 2 роки тому +1

      Maybe you don't understand the Somali laungege well

    • @cabdicasiisjirde926
      @cabdicasiisjirde926 2 роки тому

      @@yackir chop chop🤪🤪😭

    • @munaabdi3980
      @munaabdi3980 Рік тому +1

      Sharmoto shadupu

  • @abdiselam_muse
    @abdiselam_muse 2 роки тому +3

    Somalida wadanka ku nool oo dhami ma Taxi-layaalba cabdisalam fursado kle miyayna jirin oo shaqo mise somalida magalada deganba iska caamo ah.

    • @abdulahiburhan1626
      @abdulahiburhan1626 2 роки тому +1

      Iyo taraaglayaal hiliblayaal wAxaan sababey aqoon la aanta

    • @abdullahimahad1224
      @abdullahimahad1224 2 роки тому

      @@abdulahiburhan1626 dadku miyaaney wax baran miyey naceen waxbarashadii😂😂

    • @abdulahiburhan1626
      @abdulahiburhan1626 2 роки тому

      @@abdullahimahad1224 may aysan nicin lakiin ayagoo waweyne oo aan horey wax ubaran ayey wadanka yimadeen oo bahibadan dabo joogto oo aysan markaa u dhaqaaqi karin xaga wax barashada waa intaaaa ceebtooodu waana dad kadoo cararey xirdafoodiiiiiii xoolo dhaqatada aha

  • @punka007
    @punka007 2 роки тому

    Drom jabuti to ?? Hareri

  • @baylood.germany
    @baylood.germany 2 роки тому

    Cyy it wij

  • @getto10
    @getto10 2 роки тому

    Eng rashiid dalka ayaa u baahan inuu fahan siiyo qaabka wadooyinka loo dhiso

  • @mrsuhayb7018
    @mrsuhayb7018 2 роки тому

    Kkkk

  • @zeinababdi4757
    @zeinababdi4757 2 роки тому

    Honestly, it is so embarrassing how the mentality of welfare affected somali community, how this man is describing, it sounds criminal for somali family depending on welfare, why? You mean without benefits or welfare somali men and women cannot take care of their families?...this shocking

  • @mohamedsharif5575
    @mohamedsharif5575 Рік тому

    Pllllpp