Sahra Dawo Laanta ubaxa ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 457

  • @hamsemohammedisse5185
    @hamsemohammedisse5185 5 років тому +230

    Waa saq dhexe 3:00 12/01/2020 habeennimo Burco ayaan joogaa. xaafaddayadii Baarsiigo ayaan ku daawanayaa. Qalbigayga waxa ku jiro riyo weyn iyo mustaqbal wanaagsan. Soomaali oo dhan waan jeclahay. RABBI REER MUQDISHO HA GARGAARO

    • @mubarikankuushe5215
      @mubarikankuushe5215 5 років тому +23

      waa saqdhaxe wll 4:00 3/2/2020 waxan joogaa Dalka grecee ga casimada Athens waxan kasoo jeeda Burco xaafada Aktoobar waxan ahay wiiL 20 jir ah iLahay Hamiyadena iyo Hadaf kena Ha ino rumeyo 🙏
      XAMARNA DHIBTA ALE HAKASARO ✌❤

    • @zuldandhakawe6801
      @zuldandhakawe6801 5 років тому +3

      Hamze Qor'ade Illaahay Riyadaada Haku Rumeeyo Sxb 🙏

    • @axmedxuseen2305
      @axmedxuseen2305 5 років тому +7

      waa 2:57 sxb waxaan joogaa qurbaha waaan iska ooyaa markaan soo xasuustoo dalkeeygii cadaado carfoon waan u xiisay geel dhalay haleeladiis aan iska cabi jiray saaxiibo fara badan alahaay mdina maheeysto
      ilaahoow dalka noo hagaaji koleey rag waa ku noolyihiin anagaa qurbaha dhib ku qabne

    • @maanka9712
      @maanka9712 4 роки тому +3

      Hamze Qor'ade
      Waa 1:22am waa saq dhexe waxan ahay reer galkacyod gaar ahana xafada israc hdana Ugandan joga waxan kuleyhy zxp ilahay hano nabdiyo dalka reer burco iyo cadadaba waan salamaya

    • @zuldandhakawe6801
      @zuldandhakawe6801 4 роки тому

      Mi Ci Gobanimo Sxb Iska Ilaali Boodhooyinka🤣🤣

  • @barkhadahmed2236
    @barkhadahmed2236 Рік тому +9

    30 years later, I still love to listen to this song...much love to my somali people and we wish well to Sahro Dawo and her loved ones.

    • @mohamedmohamoudaden757
      @mohamedmohamoudaden757 Рік тому

      Aad iyo aad sxb anoo yar Ayaan dhagaysan jiray xili aan qaxoti ku ahaa ethopia ilaa imika kama caajiso runti sxb thanks sxb qaali

  • @zuhureprahim
    @zuhureprahim 4 роки тому +37

    Waa habeen sabti soo galayso 12:16am 10/4/20 waxaan hiigsanayaa mustaqbal wanagsan. Iyo Nolol isbadal leh . Walal walbana waxaan alle u waydiinayaa inuu wuxuu qalbiga ku hayo u rumeeyo ...🤲🤲🤲🤲🤲👸🧕❤

  • @nastehmohammed8383
    @nastehmohammed8383 4 роки тому +16

    Wlhi heestan anigoo meel Cabudwaq ladhoho jooga oo dhulkaas kashisheeya ciidka ka imaade baan dhagaysan jire 2006kii anoo yar oo ciyaal tuuleeda😭😭😭🙏❤️ what a beautiful voice wallah💉

  • @muqtaarabuukar2478
    @muqtaarabuukar2478 Рік тому +6

    hadii aad tahay jiilkii danbe ee 02/08/ 2023 daawanaayana habiin khamiis soogaleyso arbacana baxeyso 10:53 legend baa tahay ❤❤❤❤palse dad waa dadkii hore hadalna waa kii uu yiri❤❤❤❤❤

  • @rahmaaden1189
    @rahmaaden1189 7 років тому +27

    This concert was in Djibouti #IWasALittleGirl I remember my aunts was soooo hyped Because they were awesome DurDur!!!!!!!!

  • @khaliildayib1962
    @khaliildayib1962 2 роки тому +16

    This kind of music, melody, voice, and perfomance are mind blowing. 😲😭

  • @howieie2081
    @howieie2081 5 років тому +105

    Saq dhexe sabti ah bishuna tahay 27 April 2019 saacaduna 4:30 am Daloodho iyo gurigii walashay Hargeisa habeen xasuuus mudan. Mustaqbal fiican baan rajaynayaa aniga iyo Soomaali oo dhan.

  • @husseinelias2888
    @husseinelias2888 10 місяців тому

    Waa waqti dambe abaree 22:42pm Bartamaha magalada wajeer, xafadu wa wabeeri. OLD IS GOLD, Somali peace be prevail.

  • @abdirachidawaleh316
    @abdirachidawaleh316 2 роки тому +2

    Bravo ,c un bon souvenir en 1994 à djibouti,alors que j etais adolescent ,ce soir j etais là et c etais merveilleux.
    Bravo encore Dur Dur

  • @Raadgur
    @Raadgur 3 місяці тому

    Heestan 2005 2006 ayaan aad ujeclaaa sahra dawo fanaaanad aan yaraantaydiii taageere u ahaaa heestan darteeed.
    Waxaaase heestan horay uqaaaday kinsi xaaji aadan❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abwaanmaanso1966
    @abwaanmaanso1966 11 років тому +46

    Heestaa lamagac baxday ana laanta ubaxa waxaa miraha erayada h maskaxdiisa ka soo go,day abwaanka wayn maxamuud maxamed qaaqaa laxaln iyo muusiqaba lku ladhay mulaxanka wayn jiim sheekh muumin waxaana qaado oo lahad fanaanda Allaha u naxariistee fanaanadii waynayd kinsi xaaji adan hadana waxaa inoo qaadaya fanaanda sahra dawo by abwaan yocof

  • @vanalilyz2269
    @vanalilyz2269 5 років тому +8

    One of the best Somali songs..i love em alot..takes my memorise back..

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 4 роки тому +4

    Haben sabti ah 11 April 2020 sacda 1:23 habenimo waxan ku dhageysanya Nairobi waxan leyahy hami weeyn iyo riyoyin badan ilahey hai rumeyo muradkeyga aniga iyo dhaman iti islam ah ❤️

  • @emptyheart09
    @emptyheart09 3 роки тому +13

    The fact so many singers ( After her ) have remixed this song and don't give credit. I love it.... Wednesday 25 August 2021.

  • @AhmedMohamed-on8xq
    @AhmedMohamed-on8xq 4 роки тому +10

    19- 09-2020 I'll be back in 2050 inshlah let's see how many people still listen to this song

  • @mohamedfuad3310
    @mohamedfuad3310 4 роки тому +57

    2020 who's watching

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 Місяць тому +1

    Waa hbn jimce ah oo danbeeya bil iyo sanadka 2024,waxaan ku suganahay magalada Mogdisho gaar ahaan xaafada Buulaxuubay waxa ila jooga asxaab qaaliya saacadu waa 1:48am waa Mahadi Aw-Muuse iyo Mustafe Dhulqod waxaan aniga axsaabta ila joogta iyo dhamaan umada soomaaliyeedba in uu illahay sanadka cusub ee bilanaya nabad iyo barwaaqo u horseedo inshalah illaahayna sanadkan sii dhamaanaya oo ay colaado farabadan ka holcayaaan dhamaan sohdimaha somalida in uu sharkiisa na dhaafiyo inshalah thanks 🙏

  • @Mofamisa77
    @Mofamisa77 12 років тому +15

    sahro dawo reminds me in my childhood back when in xamar cade.i love muqdisho city..

    • @mrzack4124
      @mrzack4124 3 роки тому

      After 9years hellow are u live

    • @Somalishow252
      @Somalishow252 Рік тому

      After 11 years hello are you live?

  • @kusmencool7062
    @kusmencool7062 4 роки тому +66

    Am crying leave me alone I don't know what's wrong with somali please love and build our beautiful country drill our oil and gas pay our citizens somali people please

  • @zamiiraabdilahi8886
    @zamiiraabdilahi8886 9 років тому +58

    sahara dawo qurux iyo codba rabibaa ku dhameeeyey rabi raali kaa noqoy

    • @nadiifowarsame9468
      @nadiifowarsame9468 8 років тому +1

      sahro dawo viva mamo

    • @kaarlosofficialpage8214
      @kaarlosofficialpage8214 5 років тому

      Masha Allah walashey adigaba kama liidatid ala ha ku xafido

    • @mohamedigal4875
      @mohamedigal4875 5 років тому

      Good morning baby I love

    • @atoorahashibis4031
      @atoorahashibis4031 4 роки тому +1

      Dariskeyga xalasha zahra maleela walalhed abahed iyo hoyaded o hada xamar dagan dagamda shibis xasuus gaar ayey laheyd iyada iyo madiino cabdi cali allha unaxariste iyo axmed naaji sacad iyo axamdey sharif iyo fanankle kamid buuni o sandka hore kudhinty shibis fananada jilaaga hada kunool Britain e Marisa karabuuna kuwakle bdn halkan ksu koobikarin

  • @aminfarah6667
    @aminfarah6667 5 років тому +51

    Waxan dhashay burburkii kadib 🇸🇴😭
    Waligay ma arag dawlada 😭😭
    Haddana waxaan jooga qurbaha 😭😭
    Riyadda kali ee qalbigayga
    Ku jirta si dabiiic ah
    Waxaa weye inaan arko
    Soomali oo mid ah
    Wlhy hankaygu waa
    ka wayn yahay qabiil

    • @zainabsalah7299
      @zainabsalah7299 4 роки тому

      Illahey wunatusi karaa abayo insha Allah

    • @mohaaliweyrah4070
      @mohaaliweyrah4070 4 роки тому

      Good walal

    • @asmagaid1527
      @asmagaid1527 2 роки тому

      Incha allah wxa nawada haystee😭

    • @Ameen_hussein.
      @Ameen_hussein. 4 місяці тому

      Eebbbe haku sharfo dhwn waynu arki jaale idamka Allah.
      Ninka arkay dadka kale sideey inoo arkaan ayaa fahmi kara weedhaada.

  • @daaddoolaal
    @daaddoolaal 4 роки тому +7

    Saacadu Waa 17:28 Galabnimo 06/02/2020 waxaan joogaa magaalada gabilay ee somaliland anigoo la jooga saaxiibkay khader hassan goud
    Xasuuus wacan ❤😎

  • @mohamedqiyaas8510
    @mohamedqiyaas8510 2 роки тому +1

    When I was became an adult in 80's Sahra Qawo songs touches my heart and loved it

  • @najuunajuu7228
    @najuunajuu7228 Рік тому +5

    2024 yaa ila dhageysanaya wali ❤
    Anna laanta ubaxa S😘 baan u lulayaa

    • @Colonel-wd8es
      @Colonel-wd8es 9 місяців тому

      ❤ aad iyo aad. Heestane dhagaysti lagama dhargo runti

    • @Zakariye-abdirahman-a
      @Zakariye-abdirahman-a 8 місяців тому

      Aniga kula dhagesanayo qurxeey ❤❤❤❤

  • @kaysemadar
    @kaysemadar 4 роки тому +2

    Waa saq dhexe sacaduna waa 2:00 habenimo bishuna tahay 14-April-2020. Magaalada Hargeisa ayaan jooga gaar ahaan xafada jigjigayar ayaan ka daawanayaa wxn ku raaxaysanayaa codkaa mcn ee fananadaa qaali sahra dawo

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 Рік тому

    Waa amin casar liiqa galabnimo 5:30 muqdisho galab arbacaad 10/1/2024 Beri muqdisho waxaa loobalansanyhy dibadbaxyo ka dhan ah daandaansiga Ethiopia ay kudoonayso badena zaylac iyo lughaya bal qiyaas farqiga udhaxeeya shalay iyo maanta soomalia 1970 iyo 2024 shalay anagaa duulaan ahayn maantana anagaa dibad baxayna 😢😢😢

  • @bigilmediaproduction5512
    @bigilmediaproduction5512 2 роки тому +2

    Anooo somalia jooga dhegeysan jiray heestan 2008 gabadh aan is jeclayn ayaa ii qaadi jirty xasuus😭😭😪 hadeerna canada😪😪😭😭

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 4 роки тому +7

    Waa fiidkii waxan joga canada Toronto baraf baa da,aya waa 21:12 minutes mustaqbl wngsn baan rajenaya wadankii nabad eebe hanoga dhigo salama somaliyey

  • @jogwolf
    @jogwolf 13 років тому +40

    This was first and only time I been to a ruwaayad it was in 1994

    • @somalistories5037
      @somalistories5037 4 роки тому +2

      Sanad kadib ayaan dhashay sxb aad baan kuu salaamay

    • @samirahsamir6930
      @samirahsamir6930 4 роки тому +2

      somali stories Isku sanadbaan dhalanay kawaran hno bisinka 25 inaan jiro uma maleeyo 😂

    • @somalistories5037
      @somalistories5037 4 роки тому

      @@samirahsamir6930 hhhh haa walahi, shalay ayuunbay ahayd. Ma wadankii ayaad joogtaa samirah

    • @noormohamedabdi8344
      @noormohamedabdi8344 4 роки тому +1

      2 years old at that time , hope Somalia will be strong again insha Allah

    • @miamaria2145
      @miamaria2145 4 роки тому

      Al waa 8years kohor😶😶

  • @CyberLx
    @CyberLx 4 роки тому +2

    Masha Allah cod iyo qurux ilaahay wuu siiyey Zahra. Heestan xusuus bey ii leedahay iyo waayo qurux badan oo isoo maray.

  • @XaajiLadane97
    @XaajiLadane97 Рік тому +5

    Waxa aad ii cajabiyey faalooyinka dareenka wata ee heestan laga bixiyey, qof xasuus gala, qof rajo wanaagsan muujinaya, qof daalan oo ku nasanaya codkan daal tiraha ah.
    Positivity ha waaro, ahow wanaag ka taliye mar kasta.
    From Hargaysa, xaafadda shinbirta. Sep-2023.

  • @abdiladiif701
    @abdiladiif701 6 років тому +9

    Still watching 2019 hobolada durdur sahra dawo 💖 yaa kale hee👍

  • @OldSomLyrics
    @OldSomLyrics 7 місяців тому +1

    Waa khamiis waxaan jooga Garoowe saacadda waa 11:40, waxaan dhammeeyay saxitaankii Imtixaankii waraaqdii ugu danbeysay ee fasalka form three Physics, inaan ku nasta usoo galey UA-cam ka dib baan heestan arkay saasan u dhagaysanaya,.... Dhammaan ardeyda Soomaaliyeed waxaan u rajaynaya guul iyo baraare salaama waa Macalin Ismaaciil

  • @abdicasiismawlidcawl4998
    @abdicasiismawlidcawl4998 5 років тому +23

    Waa habeen isniin ah 7/10/2019 xafada siinaay hargaysa caday

  • @canabsoomaali3285
    @canabsoomaali3285 5 років тому +4

    Bal eeg wajigeeda iyo midabka dahabigaa, maansha Allah. Waxaan hadda ku daalnay kuwo wejiga bacad marsanaya.

  • @ikraanmire6482
    @ikraanmire6482 4 роки тому +5

    3/7/2020 1:36 hbnimo riyadeyda waa soomalia oo midowday iyo dowlad nimo dhab ah waxan joga xamar cdey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭❤

  • @daher_mustaphe
    @daher_mustaphe 2 роки тому +3

    Waxan ahay engineer software sameeye markan code qoritaan kiisa ka daalo ban ku tuurtaa heesihii hore ilaahey amarkii heeskan kama daalo qofkasta soomali ah nolol iyo farxad ban u rajeynayaa ilaaheyna waxan weydiisaneynaa in wadankeena nabad inooga dhigo oo ay inoo soo laabato farxadii 60 maadkii 🤲

  • @adityanurzemzem4443
    @adityanurzemzem4443 8 років тому +147

    qabiil waa kii nakharibay markan arkay waan qiiroday waxan xasuustay dawladii somiyeeed one love Somali peace insha allh

    • @cabdirasaqmaxamed5923
      @cabdirasaqmaxamed5923 8 років тому

      axyaa fananad

    • @abdiwaliali3305
      @abdiwaliali3305 7 років тому +1

      aditya nur zemzem wad hilmaamtay inaad dhahdo fuck siyad bare o kala in so noqon insha allah peace and love all

    • @imranmohamed6841
      @imranmohamed6841 5 років тому

      aditya nur zemzem I.a Bro

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 5 років тому +1

      @@abdiwaliali3305
      You are a kid you don't know about history you need to go schooling and leave the dead people

    • @mohamedxoogsade4731
      @mohamedxoogsade4731 5 років тому +2

      @@abdiwaliali3305 halkan fanka Siisayadu way ka cagaan tahy waxaa lagu hayaa xasuuso iyo jacayl You are brainwashed siyaad heestan waxba kama gelin illaahiisii buu la kulmay احترم نفسك

  • @mohamedabdio1510
    @mohamedabdio1510 5 років тому +11

    29th jan 2020 6:32:12 PM
    Ayaan daawanayaa Soomaliyey gebigiin Guul ayaan iidiin rajayn Habeenku haidin wacnasdo

  • @Jama143
    @Jama143 3 роки тому +3

    Xasuus abaaha cun 2021 nasiib xumo dalwad maan arkin weli taaba qaadey😢😢🎸🎸🎧 wixii hore set usoo noqdaan way adag tahy

  • @siadahmed58
    @siadahmed58 3 роки тому +5

    mahamed karama is legend in his own right
    Sahra dawo legend without question

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 Рік тому +1

    23/4/2023 haben axada ayan ku dhageysanaya magalada cerigabo heesta wa hees aad umacan fananad weyn wa qadeysa qurux iyo cod degan iyo ciyaar her sare ah ayey isku darsatay alle haunaxaristi sahro dawo😢❤🎉

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Рік тому +2

    When a Somalia was a lions and heroes of Africa rememper!! May Allah help us today the problems amen.💖

  • @abdiazizahmedhashi2800
    @abdiazizahmedhashi2800 4 роки тому +3

    waa habeenimo saacadu waa 3:30am,waxan dhex dabalanayaa mujadaha jacaylka,insha allah waxaan rajaynaya mustaqbal fiicn.

  • @drrashiid5533
    @drrashiid5533 3 роки тому +2

    Jaceyl iyo waayihiisa😪😪....
    Wa haben 11:23pm, 6november 2021 degmada waberi,mogadisho.
    Waxa an qorshaynaayaa sida ugu macquulsan ee aan qoftayda nolosha ku wada qaybsan laheen.
    Inkastoo waayaha adduun naga itaal badiyeen.
    Oo qorshayaasha iyo hadafyada aan leenahay ayaa naga hor istaagan inaan noqono lamaane, nolol wada qaybsada.
    Hadana waxa an rajaynaya in aan qoraalka danbe aan soo qoro, maalinta aan midowno jacaylkayga.
    Soo duceeya

    • @zuhayb9
      @zuhayb9 2 роки тому +1

      Insha Allh waad midoobaysaan ila s9o socodsii maalintad midawdaan insha allh ilhay wx walba wuu awooda farxada Ayn idiin rajaynaa iyo cimri dheer

  • @Hannie480
    @Hannie480 Рік тому +1

    Waxan dhagysanya heestan 27/1/2024
    Habeen ay axad sogalayso
    Qalbigaygana waxyaabo badan aya ka buuxa
    Ilahy dhamantod riyooyinkeena ha ioo rumeeyo

  • @mohamedabdi3955
    @mohamedabdi3955 2 роки тому +3

    24 May 2022 Jijiga Ethiopia
    Ilahow qofwalbo Hami Leh Hamigisa U rume Yaa rabi🤲😭

  • @zuperabdiali123
    @zuperabdiali123 6 місяців тому +1

    Yaa dhagaysanaya 2024/8/4 Malin axad ah oo 12:40 pm tahay xasuus iso xasusiya qoralkan insha'Allah salama 🎉❤

  • @teddybanksmusic3892
    @teddybanksmusic3892 Рік тому

    Keep it up 💪 we like your music in Uganda

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 роки тому +12

    When somalia was a high country😢May God be patient with us.

  • @moha.abdi1
    @moha.abdi1 8 місяців тому

    Sahra dawo waxan ku arkay Ohio ee cariga maraykanka waxad mooda inay maanta ka yartahay sidan allah cimriga ha u siyaadiyo

  • @dakkid_.khaled1102
    @dakkid_.khaled1102 3 роки тому +4

    After long journey aan galay ka dip bn dawanaya on of my fav song abahy bay I xsusa hestan 😭

  • @MaxameeAdam
    @MaxameeAdam Рік тому

    30/12/2023 waxan jooga america sacadu wa 10:53 hbnimo inta iga bmbaysa wan salmaya ❤❤

  • @barkhadtube2614
    @barkhadtube2614 5 років тому +3

    Waa habeen talada bishu waa 15/10/2019 waa mağalada Sakarya Türki xaafada Serdivan tariikhdu Ways qoraysa guulna waa ku dhamaan insha alh

    • @jamalmohamed7
      @jamalmohamed7 5 років тому +1

      Waa habeen jimco ah oo ay sabti soo galeyso bishu waa 18/10/2019 wa magaalada kastamonu Türki xaafada inönü mahallesi wadada Rauf denktaş taarikhdu ways qoraysaa guulna way ku dhamaan insha allah herkes iyi akşamlar.

    • @jamalmohamed7
      @jamalmohamed7 5 років тому +1

      Masuul sare waa inoo taarkihda iyo waqtiga xiga wan iskakaa bareejeyay loooool..... haben wangsan masul

    • @jamalmohamed7
      @jamalmohamed7 5 років тому +1

      Sxb sahra dawo waxan dhageysan jiray waliba heestaan sanadka markuu ahaa 2003 wan xusuustaa runtii allow waqti wallee waala sii duqoobaayaa

  • @maanka9712
    @maanka9712 4 роки тому +1

    Waxan ahay reer galkacyod jogo Uganda waxan la ilmeynayaa somalida comentiga qoreyso oo Chan waxey kuwada hayan waxanjoga wadan hebal waana 25sano kadib heesta allow dalka noo xifdi iyo dadka

  • @adanmahamed2327
    @adanmahamed2327 4 роки тому +5

    Saacadu waa 9:00 habeenimo
    Ilaahaw ituz somali mid ah
    Waxan jooga borama
    😭😭🇸🇴🇸🇴

  • @munibalhaj5741
    @munibalhaj5741 7 років тому +5

    I lke somali flag on the tea shirt the boy on the back when all somaleis ar united under one flag.remembers me may school boy at 1987 in hargaysa when all morning we great the five star blue flag..

    • @maajiddhunkaal6273
      @maajiddhunkaal6273 5 років тому

      1987 Hadii Hargaysa calanka buluuga ah lagu salaami jiray maxaa imikka Qofkii so xidho loo xidhaa?

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 роки тому

      @@maajiddhunkaal6273 wll hargeysa 1987 calankana wa lagu salaami jiray maatidana wa lagu gawrici jiray inta wanaagsan un haka so qaadan ee
      Imikana waar wa la doohiye yan la dacaron oo wanaag halagu kala tago

  • @xoxoaminandco
    @xoxoaminandco 3 роки тому +2

    Hooyo's fav song... happy hooyo day!

  • @barrefiiq5353
    @barrefiiq5353 5 років тому +1

    Saqdhexe habeen sabti ah
    2020
    Bisha labaad
    Ayaan daawanaya sidaan uu raadinayay ayaan
    Ku daaley mar danbe ayaan helay hessta
    Wixi ku qora ayaan garan waayay

  • @lyndascott3935
    @lyndascott3935 2 роки тому +1

    Ya dawanaya 2023😭😭🥳❤️❤️🥳👑

  • @abdiazizmohamed646
    @abdiazizmohamed646 4 роки тому +1

    Saw liite caashaqa shaw laabta ku hayee
    lulimaha sidiisii shaw laydha raacdee
    adaa lumaye eegmada saw libin dan moodee
    ladiwaa haldhaaguba intuu laac umuuqdee
    ana laantan ubaxa ah adaam kuu lululayaa
    Shaw looli dheerbaan shaw lahasha doonee
    caashaqa lurkiis saw maan laxaad gabin
    adaa lumaye eegmada saw libin dan moodee
    ladi waa haldhaaguba intuu laac umuuqdee ana laantan ubaxa adaan kuu lululayaa
    Erayada abwan qaaqaa
    Laxanka jimi sheekh muumin
    Misic cabdinasir macalin caydiid
    Luuqdii hore kinsi xaji
    Hadase sahra dawo ayaa qaadaysa

  • @AbdousalamPresident-vn1ed
    @AbdousalamPresident-vn1ed 11 місяців тому

    Nimco djama is the most fabulous singer in anywhere and anytime at the somali region. I wish you good life with unlimited wealth

    • @mohamedmohamoudaden757
      @mohamedmohamoudaden757 Місяць тому

      Sxb adoo raaliya aan Ku saxe waa Sahro Dawo iyo kooxdi Durdur burburki kadib oo ay dib uga abaabuleen magaalada addisababa Lkn markan waxay shaw Ku dhigeen Djabouti qiyaasti waxay ahayd 1997 hadanan khaldanayn thanks 🙏 noolow

  • @ahmedheego9336
    @ahmedheego9336 7 років тому +20

    beautiful
    💝midab dahableey💝
    Q21 aad chemicals baa naga haleeyey hablihii

  • @muztaphaabdi715
    @muztaphaabdi715 5 років тому +3

    Love this song it reminds me my younger days 😍😎

  • @ahmedsahardel8980
    @ahmedsahardel8980 5 років тому +6

    Casar weyi sacsduna tahay 3:36
    Waxana joga saudi arabiya shaqo ayan hada kujira waynu igu socta wlahi 7/2/2020

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 4 роки тому +4

    Maalin Isniin Ah 5:30 galab Nimo Jawi dagan Waan Kuheystaa Heesi Hore Maba Igu Baxdo Hesaha Danbe Inta Iga Danbeysey Heyga Hilmaamina Like ta

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 7 років тому +9

    LEGEND--KOOXDA DUR-DUR WAXA AY AHAAYEEN NO1-WAX WALBA MARKA LAGA SAARO SAXSOFANKA ILLA MUUSE MAX'ED NIN LA YIRAAHDO AYAA HEYSTAY,WAXAANA TABA-BARAY MACALLIMIINTII KITAARKA KORONTADA AY DISHAY MACALLIN MEYSARA AXMED NAAJI SACAD-OO BAXAR KU AH KITAARKA KORONTADA IYO BEYSKABA...SAAS OGOOW...

    • @waririhaji8983
      @waririhaji8983 5 років тому

      Aaway sheikh Abdi iftin band quitar number one

  • @LydiaAhmed
    @LydiaAhmed 4 роки тому +4

    12 April 2020 at 15:25 aan dawanaya london Xafada Kensington

  • @nacimajano7679
    @nacimajano7679 4 роки тому +1

    Wa 11:27 habeenimo 11 may 2020 jogta hrgysa ramadan kariim

  • @emanhaji9842
    @emanhaji9842 2 роки тому +4

    Hees aad u macaan cawa Waa 22/2/22 xasuuswacan

  • @143-k1d
    @143-k1d 9 місяців тому

    dur dur band hees taan waxaa leh kinsi xaaji aaden aun aamiin

  • @neymocaptain5876
    @neymocaptain5876 3 роки тому +1

    Dadi wa dadkii hore hadalna wa intıu yiri wacnana laheyda wakhtigas inaan jogi laha😍

  • @Maxameddaanbuur
    @Maxameddaanbuur 10 місяців тому

    Waa 26 .bishii 3aad 2024 waa talaado ah waxaan ku dhagay sanayaa bacaadweyn mudug puntilaand aniga iyo asxab badan faysal hinre
    Ahmed gacmey mukhtaar balbal Shakti iyo aniga oo ah maxamed daanbuur

  • @esheshqiyaaasak6082
    @esheshqiyaaasak6082 8 років тому +8

    ax ax sahra dawo ma yara mudadan ku jeclaa hada see waxad ku sugan tahay war uma hayo! hadad noshahay alle cimriga haku barakeyo hadad dhimatayna alle haku naxariisto

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 7 років тому

      yaab magan hawd maraykanka bay ku noo shahaay

    • @hamdaali2843
      @hamdaali2843 7 років тому

      sidaadso kalan aha berigan yara markay video kaso gasho waan uso ordi jiray

    • @sarahadam8426
      @sarahadam8426 7 років тому

      Esh Esh QIYAAASAK what happened sahra dawo

    • @yaxyebooshle789
      @yaxyebooshle789 5 років тому

      Esh Esh QIYAAASAK anoo shan jiraan dhagaysan jiray aad baan u jeclaa caruirnimadii

  • @abdulahisandhooye5644
    @abdulahisandhooye5644 8 років тому +15

    Qurux iyo cod waatii eebe kuu dhaliyay
    Waa Sahra MAKE UPP la'aan qurayshta ah

    • @abdijabardahir9777
      @abdijabardahir9777 8 років тому

      wa runta wlhi zxp make up ba dilay kuwa hadda jooga

    • @abdijabardahir9777
      @abdijabardahir9777 8 років тому

      dadki hore asal bahy ahyd

    • @halimaomar7358
      @halimaomar7358 8 років тому +1

      abduljabar Dahir wiilasha is ilaaliya laba kiilo oo bur ah wajiga kasaaran hoostana dacawooyin baa ugajira

    • @abdijabardahir9777
      @abdijabardahir9777 8 років тому

      +Halima Omar hhhhh

  • @whatilikeornot9873
    @whatilikeornot9873 9 років тому +3

    cette chanson est sublime / un rythme , so cool , so perfect , i love it.

  • @nabardaarshe6276
    @nabardaarshe6276 4 роки тому +2

    Heeskaan wxaa bilaabaý Ereyadiisa
    Jiim shiiq muumin أمير العو د
    Waxaana sii dhameestiray
    #QaaQaan.!!

  • @feisalfarah5412
    @feisalfarah5412 6 років тому +7

    No makeup....original

  • @Mustafa-w9z7q
    @Mustafa-w9z7q 5 років тому +8

    1994 Habeen xasuus ah bay ahayd anigo yar bn meesha u shukaansi tagay waayo waayo

  • @Suadsadik-
    @Suadsadik- 3 роки тому +1

    2021??
    I'm here again 2023 ❤

  • @faraxyusuf6237
    @faraxyusuf6237 4 роки тому +1

    Ladi waa haldhaaguba intuu laacu muuqdee, ana laanta ubaxa adaan ku lululayaa⚘❤

  • @حمدي-ب5ث
    @حمدي-ب5ث 6 років тому +17

    Heestan waxan kuxasuusta adeerky aya kadawanjiray tvga mrkii uhoreysee nalasodhigay anigo runtii aaduyar wxn iswaydinjiray gabadhn may timaha iskajarto badan eekubuxsamay carurnimo iyo xasuus August/2018 anigo kinsi xaji adan hesahedi badhayay igasohorbxdy gabadhi timaha badnynd😂 dadkoo sahra dawo kushegya 😂🖑

    • @ahmedabdi6336
      @ahmedabdi6336 6 років тому +1

      War adi Hada timaha MA izka kartaa marka

    • @mohamedabdio1510
      @mohamedabdio1510 5 років тому

      Heesa Qaraami ahyn Maba dhagaysto Fanaanta danbe fankoogu xigmadii baa ka guurtay

    • @Geejire
      @Geejire 3 роки тому

      Haa heesta waxa qaadey kinsi xaaji aadan markii hore

  • @axmadfartaagte4427
    @axmadfartaagte4427 4 роки тому

    1997 saakow banaakiisa gaari nooga jabay ani iyo darwalkiibaa heestaan rikoor weyn oo gaduudan ka daarnah ilaa gaari kale noog imaaday xasuuus wlh

  • @ahmedabdi8370
    @ahmedabdi8370 6 років тому +8

    natural beauty of somali's with out make up and any other method
    shiiit xaliimoyinka hada jiro

  • @rooblemuusecabdidable
    @rooblemuusecabdidable 3 роки тому +2

    Inkstoo aan hore inbadan udhagaystay heestan xusuusbay igu reebta caawa waa habeen jimce ah 11/02/2022 ♥

  • @moustaphaharoun3413
    @moustaphaharoun3413 3 роки тому

    13/09/2021 Xasus iyo mustaqbal wacaan somaliyeey sacaadu 14:30 turkiga

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 5 місяців тому

    Heestan waxaa udhiibay oo alifay abwaansangub allaha unaxariisee

  • @A.rahmanOthmanMohamud
    @A.rahmanOthmanMohamud 9 місяців тому

    Anna Laanta Ubaxa🎉❤
    Adaan kuu lulayaa

  • @AbdiYu-s7i
    @AbdiYu-s7i 4 місяці тому

    Habo sahro dawo 2024 best orginal song

  • @kudaare
    @kudaare 14 років тому +2

    @jekey1 iam very like sahra dawo she is vary fantastic artst

  • @abokorhusseinhassan1025
    @abokorhusseinhassan1025 4 роки тому +1

    Waxaan ku daawanayaa magaalada BURCO maalin khamiisa habeenimo jimce soo galayo taariiqduna tahay 7/11/2020 waa hees iyo fanaanad qaaliya Sahra Dawo.

  • @mokhtar_barra
    @mokhtar_barra Рік тому

    1/9/2023
    Time 10: 20 pm Friday
    waxan jooga jig jiga hawlo I muhiimana wan u jooga wana habeen tariikhda I gali doona
    Waxa labada dhinac iga xiga oo an isla jiifna rag aanu ilmaabti nahay wana xamse iyo mukhtar ana mukhtar ayaa lay yidhaahda wa habeen tariikhda leh

  • @Ok-qj6fg
    @Ok-qj6fg Місяць тому +1

    Macaana

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 7 років тому +1

    FORZA ZAHRA DAWO...THANKS iinooloow...

  • @danjireofficial4544
    @danjireofficial4544 3 роки тому +1

    Heeestaaan waxan maqli jiray anigooo yar maaanta ayaan dib usoo radiyay 3/3/2021 maaalin talaado ah
    Insha allah hadaaa nolahy qoralkan aaan qoray dib ayan u arki donaaa ❣🤣🤣❤🎁🎲

  • @MrTaabid9
    @MrTaabid9 12 років тому +4

    best album ever made

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 6 років тому +6

    Gabadha heesta waa loo ogolyahay waayo kinsi ayaa hore u qaaday laakiin sahra dawo waxa dhalay labadda duriyadood from sheekh isaxaaq mom and sheekh sheekhaash kkkk markaa hala daayo yartu burco ayey kusoo kortee

    • @theflagbearer9196
      @theflagbearer9196 5 років тому

      Jaw, war ma maqashay lahjadeeda, sahra dawo waxa aye ku hadsha lahjada reer Xamarka, xagee lagu arkay qof meel an uu ku korin lahjadiisa leh. Yaab.

    • @hanadahmed8389
      @hanadahmed8389 5 років тому

      Wiilka Qarniga sheekhaal loobage ba reer adeerkeed ah
      Hooyadeed ba isaaq ah szb
      Xamar wey ku dhalatay weyna ku kortay
      Mar walba lahjada kugu hareersan ba ka tanweyn kan waalidkaaga
      Lahjada xamarna wey saameyn weyn tahay siiba Markad dhalinyar ciyaal xaafadeed tahay

  • @Digitbuzzy
    @Digitbuzzy 4 роки тому +2

    Subxa Tue ah 24/November/2020 Hargeysa ku dhageysanayaa heeestan hada, oo aan safar kasii ahay illahayow safar qeyr qaba

  • @sayidchannel2033
    @sayidchannel2033 4 роки тому

    Caashaqan lurkiisii sow maan laxaadsamin 2021. Baa 10 maalmood ka dhiman.