DOOD SHIICO IYO SUNNI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024
  • Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu sooturjumaa
    1: Doodaha caalamiga ah ee Mulxidiinta, kiristanka, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta muslimiintu lagalaan
    2: khudbadaha waawayn ee jaamacadaha iyo fagaarayaasha laga jeediyo
    3: Iyo muuqaalada kusaabsan "Islam International Dacwah"
    4: muuqaalo documentary ah sida kuwa al jazeera iyo DW
    HADAFKEENU WAA;
    Isla fahan Islaamka iyo Afkaaraha Reer Galbeedka iyo Diimaha kale, Kadib Islaamnimada ayaad jeclaanaysaa
    My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 211

  • @jawaahiri
    @jawaahiri  3 роки тому +114

    Doodan markii aan daawaday een dhamaystay niyadaan comment ka bixiyay oo waxaan ku idhi kan shiiciga ah
    "BALAAYO KULA KUTUB WAYNAATAY"

    • @hasencabdi1252
      @hasencabdi1252 3 роки тому +1

      Hhhhhhu

    • @hasencabdi1252
      @hasencabdi1252 3 роки тому +2

      Waad iga qoslisey

    • @5hanl3
      @5hanl3 3 роки тому

      hhhhh

    • @mohamedibrahim.6938
      @mohamedibrahim.6938 3 роки тому +5

      kutub waynidiisa waxaaba kaaga daran waxa kuqoran waa wada baadil iyo been abuur aan sal iyo raad midna lahayn. ilahay hasoo hanuuniyo waa dad lalunsaday. taariikhda shiicada hadii aad dib uraacdo waxay dabada lagalaysaa ...YAHUUDA

    • @fatimajama8271
      @fatimajama8271 3 роки тому +1

      Hhhhhh macaliin khadar waba qosol

  • @faaizaqureysh9869
    @faaizaqureysh9869 3 роки тому +45

    Inta sunada ah love dhac😍😍😍😍😍

  • @abdihaaheey1154
    @abdihaaheey1154 3 роки тому +20

    Ninkan shiiciga ah wuu iska yimid meesha ee waxba lamuu imaan. Su’aal uu si cad uga jawaabayna meesha kama arkayo. 🤫 Thnks sxb

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 3 роки тому +15

    Mahadsanid wllkn kuwa kale oo suni iyo shiici dhex marayo yacni doodo kale oo nuucaan camal ah hadee jiraam ama aa aragtid kuwa ugu horeeyo oo soo turjumtid nooga dhig kheyr farabadan allaha kusiiyo'e camaladaadana ikhlaas allaha kaaga dhigo wll

  • @caishanuur9712
    @caishanuur9712 3 роки тому +18

    قال الله تعالى يقول (قل جاء الحق وزهق الباطل أن باطل كان زهوق)
    Markaas xakha ayaa ka guulesta baadilka walow garaba hahestee baadilka
    Ilaahey ha ku xafido wllkyga

    • @aswaraswar3839
      @aswaraswar3839 3 роки тому

      Wlaal sax waa wlahi baadilka waa mid buraya

  • @xuseenmedia
    @xuseenmedia 3 роки тому +12

    Saxiib khadaraw si turjumadadu dhadhan u yaalato samee qofkale oo doodaha kula soo turjuma please
    Keep going my brother

  • @abdiraxmaanfarxaan7759
    @abdiraxmaanfarxaan7759 3 роки тому +25

    Asalamu calaykum allahu akbar allahuma salli cala muhammad sallahu calayhi wasalam radiyallahu cannhu allahuma ine asalukal janna ameen yarapi ❤️

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 роки тому +1

    Thanks MA OGNAHAY, dood degan oo wax laysu qirayo ama la cadeynayo wixii laysku khilaafsan yahay oo cadey iyo daliil leh meesha kamay muuqan , kooxdii ALLE swt yidhi wanka raali noqdey, nin ama kuwa munaafiqiinta ku sheegayaa, aniga ďoododu koley aniga qiima ima sameyneyso, anigu shiicada waxaan ka taag nahay halkii ( AXMED BINU HANBAL) SUNIGU malaha cadow aan shiico aheyn, qof suniya wey shiiceeyaan lkin qof kiristan ah ma shiiceeyaan, fidinta iyo gaadhsiinta diinta bari ilaa galbeedna door kuma laha, xataa gaaladu wey ogyahay,

  • @fadalmedia5570
    @fadalmedia5570 3 роки тому +5

    Mnsha allah walaal waxad wado waa dacwo iyo xaqqa ood cadaynayso marka waxan kuleeyahay marka hore niyadaada wanaji ilahay dartii in aad hawshan uqabato takle na waxan ku leeyhy hore usoco sidaa kuwad

  • @WeligaHanyeelo
    @WeligaHanyeelo Рік тому +1

    Illahy subxaana watacalaa quluub muslimiinta ha mideeeyo

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz 4 місяці тому

    Mr mumat xijab I like this sheikh.

  • @Dhuux-daadshe230
    @Dhuux-daadshe230 3 роки тому +4

    ASC wll jazakallah Wan kaga mahadcelinaya❤️🙏 ilahey haso hanuniyo intu alle hanun la dono inti kale ilahey ayan ka magan galnay

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 3 роки тому +3

    Xisbunallahu wanicmal wakiil ilaahayow shirkood nagahay

  • @ayuubismail3615
    @ayuubismail3615 3 роки тому +3

    Shukran wll.
    Ilaahay hakaa abaal mariyo.
    Wll sunniga maad noo sheegtid UA-cam kiisa

  • @abdirashiidkhadar3145
    @abdirashiidkhadar3145 3 роки тому +2

    Guul Islaamka suni

  • @riimhas2432
    @riimhas2432 3 роки тому +1

    Waxan maqli jiray fuley ulo badan. Waa ismawilna shiiciga wax iskumaha hayo . Waa xaq iyo badil ay kala tihiin .alx Allah ii dooraya sunni Alx

  • @weezy1o941
    @weezy1o941 3 роки тому +3

    Mashalah sxb shaqo culus baad noo haysaaye garabkaga alaha galo AMIIN ☝🏿

  • @footballliker5694
    @footballliker5694 3 роки тому +9

    Mohamed hijabi ayaladaha ninka suniga ah inti garanayso like isara

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 3 роки тому +12

    Wllo noso baday Dood shiico raafiido iyo suunni

  • @abdiraxmaanfarxaan7759
    @abdiraxmaanfarxaan7759 3 роки тому +7

    Asalamu calaykum jasakallahu khayer ❤️❤️❤️☝️☝️☝️☝️☝️🤲🤲🤲🤲

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 3 роки тому +3

    Qof zhpkaa ah
    Ama walalka ah
    in aad isLa tutjumtaan baa fiicnan laheyd mahadzanid
    Sida nogu soo gudbisay
    Hadalkaaduna waa faseex m.a
    keep going bowe

  • @sihaamaliabdi9713
    @sihaamaliabdi9713 3 роки тому +3

    Kheer Allah kusiyo marar badan radiye shico sunni dodaya

  • @sadaka.idiris7752
    @sadaka.idiris7752 3 роки тому +11

    Shiici oo siwanaagsan wax iga jawaaba waligey marag

  • @hodanaadancabdi2971
    @hodanaadancabdi2971 Рік тому

    Sunihii rasuulka scw ayaanu rumeysanahy waana ku dhimanayaa

  • @cabdiwahaabcabduqaadir153
    @cabdiwahaabcabduqaadir153 3 роки тому +2

    Maasha Allah pro wax bdn baan ka faaiday plz qayb xigto haday jirto plz shukran 🙏

  • @abdimajiidahmednor5590
    @abdimajiidahmednor5590 3 роки тому +13

    Big legend mohamed hijab💙

  • @cabdiwaliasad5183
    @cabdiwaliasad5183 3 роки тому +6

    Fulay kaa qoryo badan bn maqli jiray...Shiiciga arag 6kun oo kitaaba hor yaal isaguna wa faaruq...
    Yarkan Mohamed Hijab wa nin wax bdan bartay gaalo waaweyn bu islaamiyay oo xata police ku jiraan, ilahay haka abaal mariye...

  • @Mo-ps4vp
    @Mo-ps4vp 3 роки тому +3

    Mahadsnid wll.
    Dadaal baa ku jirtaaye.

  • @mohmedapdi1987
    @mohmedapdi1987 3 роки тому +1

    Alle ha ku barakeeyo

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 3 роки тому +7

    Keep going 🤗 brother ❤️ Khadar

  • @niciimaabubakar4003
    @niciimaabubakar4003 3 роки тому +1

    Sc wll aad baad ugu mahadsantahay wll so gudbintaada shiicaduna waa iska hawla badanyihiine alle jidka toosan ha tuso

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 3 роки тому +6

    Suni ahaan qofka aaminsan hadalkii ilahay ayaa wax lagu daray waxanu u aaminsan nahay gaal ama diin laawe

  • @shukrideeq3244
    @shukrideeq3244 3 роки тому +1

    Asl usuusha islmaka kamida iskuma wafqsanin waayo inaga aslka ugu horeeya am rukniga ugu horeeya ee isalamka oo ah شهادة أن لا إله إلا الله وأن محمدا عبده ورسوله
    Iskuma wafaqsanin inagu waxaynu qirnay in aanu jitin ilaah xaq lagu caabudo ilahy moyaane nabi maxamed scw uu yahy rasuulki Allh shicadu aslka koobad way ka saaraysa ee arkanta islamka ah kamida waxayna ubadlayaan 12 imaam waa siday iyagu leeyihiine 12 nin ayay idhahdaan waa macsuum oo ma dambaaban oo ay aminsan yihiin marka nin aad tawxiidki diiday maaha muslim kufri bayna ku dhaceen iyo waxyaabo kaloo badn

  • @caashomaxamed1560
    @caashomaxamed1560 3 роки тому +6

    mahadsanid wll🥰🥰

  • @naciimahusein9346
    @naciimahusein9346 3 роки тому +1

    mnsh allh wall ale ha ku xifdiyo dood muhiima waye mhzanid

  • @ashrafelhaaji6374
    @ashrafelhaaji6374 3 роки тому +3

    Wa mahad santhy wllky wxan jeclan lahayn doodi dr zaki naik iyo Williams ina noso turjumto iyo wax badan oo qudbadahisa ka mid dr zaki mahadasanid

  • @adamhassan4546
    @adamhassan4546 3 роки тому +3

    Shiico waa fashil sanad male shargooda illaahay ha inaka badbaadiyo

  • @sabriina444
    @sabriina444 3 роки тому +7

    Walaal doodaha suniga iyo shiiciga nosoo badi,
    Illahay ha soo hanuuniyo shiiciga, mahadsanid kun jeer ✊🏼

  • @mohanijimcaale992
    @mohanijimcaale992 3 роки тому

    Thank you brother live for ever

  • @cabdiraxmaandhagacadde8969
    @cabdiraxmaandhagacadde8969 3 роки тому +4

    Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Kaadi badane waa loo gogol badiyaa".
    Dameer malab sida' weeye kan buuggta badani.

  • @fatimajama8271
    @fatimajama8271 3 роки тому +1

    Mahadsanid wll khadar

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 роки тому

    Subaxalaha shicadu diin mahayasatan dad cayaya asaxabati iyo nabigeni scw laguma tilmamimi karo Muslim ☪️

    • @xogsoor7755
      @xogsoor7755 3 роки тому +1

      Subscribe isaar wllo adoo mahadsan oo kamid noqo dadkayga insha Allah waxaan soo tabinaya khayrka insha Allah ka faa.idayso Asc

  • @basracabdi9745
    @basracabdi9745 3 роки тому +2

    Mahadsanid wllo 😍❤❤🤲

  • @faarahrobleadan9934
    @faarahrobleadan9934 3 роки тому +2

    Wcs thanks

  • @goat7699
    @goat7699 3 роки тому +10

    I love Sunni

  • @ureijaibrahim3125
    @ureijaibrahim3125 3 роки тому +4

    Oh i know the suni one he is Muhammad hijabi my favorite scholar

    • @qummane118
      @qummane118 3 роки тому

      Waaw he is cleaver one

  • @MohamedHussein-fc9pv
    @MohamedHussein-fc9pv 3 роки тому +3

    Please sxb dib ha u soo tarjumin Doodahan oo kale, dadka soomaalida aqoontooda diimeed ma fiicna, markaa in ay tashuu ku furmo ayaa laga yaabaa.

  • @cabdikarincusman2401
    @cabdikarincusman2401 3 роки тому +1

    Asc wll marka hore waatku mahad santahay sogut bintada barnamijkan.mida labad waxan kuxasusinaya kolkat lahet shiiqa suniga UA-cam ayu kaga falonayay taariiqda saxaabta inaad kusalisay oo aad tiri salalahu caleehi wasalim. Marka hilmaan hadal majire waa raliya Allahu canhu ama canha mahad sanid wll keyga xuman igama ahan ee isxasusin 🙏

  • @yurubmaxamed6847
    @yurubmaxamed6847 Рік тому

    Subaxanalh😭 shiicadu wayba dhacmeen

  • @cabdisalaad4971
    @cabdisalaad4971 3 роки тому +1

    Mahadsanid ustad

  • @minadiirie5334
    @minadiirie5334 3 роки тому +14

    Aniga shiicada wey iga yaabiyen muslim nahay lee yihiin sifo muslim na kuma dhaqmayaan

  • @mariarabla5197
    @mariarabla5197 3 роки тому +1

    Dee kan shiiciga maysagaa su alahaba kajawaabayaba wuu iska daldalmayaaye
    1_maxad ku cadaynaysa in saxaabadu gaalo yihiin
    2_maxad daliil u haysaa qofkii rumayn waaya Imaam yadiina anuu galoobayo iwm. Wax jawaab ah kama bixin

  • @cabdibashir160
    @cabdibashir160 3 роки тому +1

    Kutub wayne shiici wxba ma hayo

  • @waxkafaaiideysomediaabdi5312
    @waxkafaaiideysomediaabdi5312 3 роки тому +2

    Suniga waa dad barakeysan

  • @maankaali4239
    @maankaali4239 3 роки тому +1

    Thanks wllo 🥰

  • @y4ska37
    @y4ska37 3 роки тому +1

    Niyow aad badu mahadsantahay doodani waanku yara wareerey markii aanka daawanyay Mohamed hijabi.
    👍❤❤

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 роки тому +1

    Thanks wll🙏

  • @5hanl3
    @5hanl3 3 роки тому +3

    zxp thanks a million😍

  • @samatar_dhagey
    @samatar_dhagey 3 роки тому +3

    waa gaalnimo geesa waaweyn

  • @maxamedyusuuf388
    @maxamedyusuuf388 3 роки тому +1

    Asc walaal waxaa ubahanahay doodan ido af carabi he original kedaa

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 3 роки тому +1

    MASHALAH

  • @sugaalabdimohamed8532
    @sugaalabdimohamed8532 3 роки тому +1

    Shiicadu so gaaalo maha hortaaa?

  • @qummane118
    @qummane118 3 роки тому +1

    walaal aad baa aan kuugu dhiiri galinayaa khayrkaa aadku u badan ee aad waddo.

  • @king-wh5cu
    @king-wh5cu 3 роки тому +2

    Shiiicadu diinta Islamka shaqo kuma leh

  • @fatimajama8271
    @fatimajama8271 3 роки тому +6

    Horan uga dharagsana shiicada iyo waxay aminsan yihiin waxan dawaday dood shiici soomaali iyo suni soomaaliya u dhexaysa
    iyo maxadiroyin badan oo sheekh dirir iyo umal iyo shibile shicada kaga waramayan tana way isi kordhisay
    Inay saxabada rc ay nacldan inay umuna caisha RC beenlay ku tilmaman iyo inay cali rasuul u yaqanin oo waatu. Cs hayay
    ayan ka faiday
    Waxan kalo hore u arkay inay dhahan nebiga scw dhahan jidhkisa sharifka ah qaar ka mida la cadabayaa madama u caisha rc iyo xafsa rc
    Uu qabay
    Waxase nasiib dara ah in Dadka nocasa ah aynu Aragno soomaali ku doodaysa waa muslimiin
    Midna ogada shiicadu inay soomaaliya ku fafayso oo aynu arkayno soomaali leh Abubakar rc iyo cumar rc waa gaalo
    Wadku mahadsan tahay khadar weliba waxan talo kugu dari laha doodaha lala galay inoso baadi si dhalunyartrna an aqoonta lahayn aynu u fahansiino
    shiicada iyo ilxaadku waa khataraha ugu daran ee dhalinta kuso wajahan
    Kiristanka iyaga kadaran

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 3 роки тому +1

    Waxay sababta shiicadu boqol kitaab usoo qaadataa marka dad kale ay la doodayaan???

    • @abdif1256
      @abdif1256 3 роки тому

      Fulay wax ka qoryo badan.

  • @sagalahmed9585
    @sagalahmed9585 3 роки тому +1

    Qurankiina abubakarkiina cumarkiina ma sunnida lee leh mise quranka ma aqriyan mana ku tukadaan. talow shiicadu waa qolama subxanallah illahow nasoo hanuuni

    • @mukhtarahmed1776
      @mukhtarahmed1776 3 роки тому

      Abuu bakar iyo cumarba way nacdalaan oo waxay dhahaan waa gaalo waxaanay tukadaan salaad ladhaho salaatu allacna oo ay abuu bakar iyo cumar ku nacdalayaan

    • @sagalahmed9585
      @sagalahmed9585 3 роки тому

      Subxannal sidee muslmiin loo dhahaa kuwa saxabiyadi musliminta aha gaaleysiinaya qurankana dood kaqaba

  • @anasradiation1526
    @anasradiation1526 3 роки тому

    Pro platformka IQ option ladhaho wr bixin kazo diyari wa ku wareeray dadka qaar waa xalaal ee dhahayan qaarna Xalaal wye ee dhahayaan ee naga jahilbixi aniga io dad badn🙏🙏🙏💯

  • @ilafaraxwll4096
    @ilafaraxwll4096 2 роки тому

    Allaa kaa raali noqodo wll

  • @Abdishakur_mohamed
    @Abdishakur_mohamed 3 роки тому +6

    😹😹😹😹😹 waxaa iga qosliyey kan shiicigaa waxa kitaab uu wato hadana waxba meesha kuma hayo. Waxaan umaleen wuxuu isleeyhy halays dhaho waa caalim isnacay😹😹

    • @canabcabdi1014
      @canabcabdi1014 3 роки тому

      😂😂😂😂✌🇸🇴 halkeedaad saartay

  • @naasirxiis271
    @naasirxiis271 Рік тому

    love

  • @mohamedhussein888
    @mohamedhussein888 3 роки тому +2

    Ma shiica diin leh lacnatulahi caleyhim qofkaan aqoon ayaa la yaabaya qofkii yaqaanase waa ka dharagsan yahay waxeey yihiin

  • @mohamedqadar1222
    @mohamedqadar1222 3 роки тому

    Asc ustaad khadar waan daawaday waxaa iiga baxay in shiicada ay diinta islaamka qatar ku yihiin sababtoo ah
    Ma Aaminsana Quranka iyo sunada saxaabada illahay haka raalinooqdee way gaaleysiyaan
    Marka noo soo badi doodaha suni iyo shiicada runtii wax badan oo naga qarsoonaa ayaan ka faaidnay

  • @yuusufdhanto8237
    @yuusufdhanto8237 3 роки тому +1

    Sxb qof kula.sameeya raadso

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 3 роки тому +4

    War kan shiicigu maktabadii buugtii oo dhan buu kaso raray 🙄

  • @indhoaar6811
    @indhoaar6811 3 роки тому +2

    Waad mahadsanty wll lkn shiicadu waaa shubahaad badan markaaa dad Islam lagu sheegikro maaha markaaa dadka caamadaa ayay shaki galinayaaa doododa inagadaaa maaha dadlala doodo waa dadnadaxalaga guro ay istaahilltahy markaaa haduu qofku saxabada rusulka diidanyayahy waaa gaal nabimuxamedna scw ayleeyiin nabinimada ayaa Lagula qaldamay sayid cali baa laguwaday risalada macnaheedu waaa ilaahybaa qaldamy swtcl Allena maqaldamo

    • @fatimajama8271
      @fatimajama8271 3 роки тому

      Wll si dadka lagaga dhigo aya logu tala galay qofki Isago arka racana yeelki
      Waayo maanta soomaali shicawda ba jirta

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 роки тому +2

    Horta marka hore waxaan ku guda jiray baaris ooo aan rawo inaan ku ogaada nimankan shiicada ah waa kuma xageese asalkooda yihiin
    Lkn maanta waxan ogaaday waxyaalo igu qaadan lahaa sanado inaan baaaro oon aqriyo waxaa ugu muhiimsan
    1 shiicada iney yihiin dad qaarkood aaminsan in quraanka la taxriifiyay
    2 in aysan wax silsalad ah ama ayaaad quraanka ka mid ah aysan daliil u heysan xujadooda taa waxaa kaga cad beenaalooshin ineey yihiin
    Aaad iyo aad ban kaga mahad celinayaa ilhay hakuugu awaal mariyo janatul firdowsa adiga iyo walidiinta aamin
    Waxaan wataa codsi inaad soo turjamto
    ua-cam.com/video/nTCA8tEuTOI/v-deo.html
    Mahadsanid

  • @mariyayousuf6363
    @mariyayousuf6363 3 роки тому

    Laba cod kadhig Wllo if you can because male xalad sidani lama Kala fahmayaba

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 3 роки тому

    Shiico iyo Suni waxlayidhahda majiraan labaduba waa Muslim ay Yuhuuda iyo Gaalada kale iskudirayso

    • @fatimajama8271
      @fatimajama8271 3 роки тому

      War kuwani iyaga galada kadaran ma nimanka cayaya oo nacadal
      aya xasaski rasuulku iyo asxabtisi

  • @mohamedahmedmd4662
    @mohamedahmedmd4662 Рік тому +1

    Sxb Dr Zakir Qatar nosoqabo

  • @barkhadsamaalechannel2434
    @barkhadsamaalechannel2434 3 роки тому +1

    waad fiicantay lkn xoogaa xarakaadka turjumaada inoo habee sida maxamed maxamuud maahir ogaalka dunida

  • @cabduqadirnuur6613
    @cabduqadirnuur6613 3 роки тому

    shicig waxbo iskuma hayo ee taxanaha badi shicada

  • @maxamedcabdirisaaq1898
    @maxamedcabdirisaaq1898 3 роки тому

    Mchallh

  • @musabaddani6757
    @musabaddani6757 3 роки тому

    Mufsid ayaa thY dadka ha safahaadin alle ma cabso

  • @MaidoYusuf-ev2uo
    @MaidoYusuf-ev2uo 2 місяці тому

    Mahamed hijap iste pest ❤🎉

  • @AbdilahiMohamed-jd9dq
    @AbdilahiMohamed-jd9dq Рік тому

    Kkkhhh ninkaan shiciga ah sida uu su aalaha uga wareegsanayo waxa igu soo dhacaba doodihii kale ee dadka aan muslimiinta aheyn

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 3 роки тому +1

    Sharciyada shiicada waxaa kamidaa iney inkiraan wax walbooy aamin sanyihiin

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 2 роки тому +1

    M,a m.a

  • @QuranEdits1
    @QuranEdits1 3 роки тому +1

    Shiico hdeer ma muslim by sheegataa
    😪😪😪😪😪😪😪

  • @nadirmohamed8013
    @nadirmohamed8013 3 роки тому

    Kan Shiicada waa maxay kutubaha uu meesha la yimid waa mid aan isku kalsooneen

  • @saariyasaarish7521
    @saariyasaarish7521 3 роки тому

    su aal aan wataa aniga shiicada nabiga ma aamisan yihiin midkale hadaysann aamisnayn xajka ma aadaan ileen qof nabiga diiday waa gaale🤔🤔🤔🤔

    • @mukhtarahmed1776
      @mukhtarahmed1776 3 роки тому +3

      Waxay dhahaan nabiga nabinimada waa lagula qaldamay oo cali ayaa lays lahaa nabi kadhiga waanay isu eegaayeen sidaa awgeedbaa loogula qaldamay xajkana yagu waxay dhahaan karbala (waa meel ciraaq kutaala oo ay aaminsanyihiin inuu xuseen ku aasanyahay) ayaa xajka ka khayr badan halkaa ayaanay u xajiyaan oo sanad kasta maalaayiin shiicaa ayaa isuugu yimaada oo seefo ayay isla dhacaan markaasay dhiig iska keenaan waxaanay aaminsanyihiin inay ajar ka helayaan

  • @cawilld_wanted7900
    @cawilld_wanted7900 3 роки тому +2

    Muslimiinta in la kala qaybiyo alle ma ogala almiino waxaad dhahdan dadka musliminta ah aragtida khaldan aaminsan(shiha) lkn suni iyo shiha in la dhaho waa khalad

  • @xalamoxaasan4552
    @xalamoxaasan4552 3 роки тому +2

    👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽💯💯

  • @SomaliShorts1
    @SomaliShorts1 3 роки тому +2

    dee ninkan wixisu wa ilamerayse,
    cidluu wardiyaynaya

  • @youngash6411
    @youngash6411 3 роки тому

    Oh

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 3 роки тому

    Sunni iyo shiici wax la yiraahdo ma jiraan Quranka iyo Xadiis ka waa wax la sameeyey, mudnimada Islaamka in la ilaaliyo ayaa ila wanaagsan gaalada dhowr nooc u Kala baxaan iskuma mashquulaan.

    • @fatimajama8271
      @fatimajama8271 3 роки тому

      Quraan iyo xadiis wa wax lasameyay
      Maxad kawada
      Wa wax an jirin oo dad samaysten hadad kawado
      Islaamka la midaynaya muxu yahay
      Hadan hadlakga sidad kawado si an ahayn u fahmay iga raali ahaw
      Ina fahansi
      Mida kale gaalad sheegayso
      Shicada kadaran
      Oo nebiga ilahay leh xubnihisa
      Qayb la cadabayaa
      Oo xasaskisi
      Iyo aaxabtisi cayaya
      Oo nacladayaa
      Wsc

    • @hafsobashir1462
      @hafsobashir1462 2 роки тому

      Ma waxaad diidaysaa walaashay in layiri diinta islaamku waxay ukala bxaysa dhowr iyo todobaatan qaybod hal mid baana galaysa janada taasa dadka raaca quraanka iyo sunaha nebiga scw iyo asxaabtii

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 3 роки тому +2

    Doodani waxa aanka fahmay inay sunigu akhlaaq iyo ixtiraam ku salaysan yihiin maadama oo markuu sunigu hadlayo istaagayo shiiciguna fadhiga uu kuso gudbinayo.
    Intanan melkale eegin ayaa halkaa lagu kala tagay

  • @yahyeamaanat7448
    @yahyeamaanat7448 3 роки тому +1

    Mohamed hijab waa nin wayn oo qof kasta u babac dhiga

  • @somaliofficial6386
    @somaliofficial6386 3 роки тому

    wlll suuujiyiinta io sunniga inoo soo raadi

    • @emotionalvideo2262
      @emotionalvideo2262 3 роки тому +1

      Suujiyiintu wa ayo😅

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 3 роки тому +1

      Aboowe suujiyiina ma jirta shiicada ayaanba la yaabanaaye

  • @abdallaahmed9032
    @abdallaahmed9032 3 роки тому

    Shiicadu waa gaalo waayo waxay taganyihiin saxabadii ba gaalo ah halka imamyo 12 been ah wataan waliba xadka nabinimo gaarsiyaan sida inay dhahaan calayhi salaam ورب الكعبة شيعة كفار باالنص القرآن والسنة