HODAN||NINKII XALAASHA AAN UGUURSADEY AYAA CUDURKA HIV ADS IIQARIYEY.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 57

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 місяці тому +20

    Su’aal xumadaa kaaga daran kuye 34 sanadood miyaa bigranimo lagu gaaraa? Oo maxay sameyn lahayd haddii aysan calafkeedii weli helin?

    • @sagalabdi3898
      @sagalabdi3898 2 місяці тому +2

      Ilahey inta gabar ah nin fican alaha ha ukeno guurka dadajiya hana les baro

    • @ibtijah2747
      @ibtijah2747 2 місяці тому +4

      DAAHIROW AQLAAQ XUMIDAA GABADHA HADAAN LA GUURSAN BIKRO AYEEY 100 SANO KU GAARI

    • @sadiafarah5021
      @sadiafarah5021 Місяць тому +1

      Qofkaan nin buuxa maaha

    • @hi-gn6my
      @hi-gn6my Місяць тому +1

      Saqajaanimo weeynaatay, su,aal xumay keentaa.

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 2 місяці тому +5

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw ❤❤❤

  • @soowe166
    @soowe166 2 місяці тому +3

    Brother just is right, she was clear as she was working in the hospital

    • @Ahmedali78458
      @Ahmedali78458 2 місяці тому +1

      He ruined her life, she even got fired from her profession job cause of her status

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 Місяць тому +2

    Gabadhaas hadaad caawiso waxaad helaysaa aqoonsi nin wax qaban kara Dhaahir Calasowow.

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 Місяць тому +1

    Gabadha waa la represent garayn karaa ayadoon joogin waa in safaarada Somaliada loo kaashadaa.

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 місяці тому +4

    Arinta gabadhan wey ogyahay shacabka soomaaliyeed oo dhan markii ay is gursadey uu ka tagayey dawada cudurka haya uu cunayey ayuu ugu tagey oo ah labo cag

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 Місяць тому

      Haa ridhwan issack aa soo geliyey ilaheey ha caafiyo

  • @abdulahigabo3282
    @abdulahigabo3282 2 місяці тому

    See socod, Soo Socod, See Socod, Meeqa, Soo Socod Sanuu ku Qabay !!!😂😂😂

  • @zahraahmed9871
    @zahraahmed9871 2 місяці тому +7

    Asc dahir hadu dhiig igu kajiro gabadhaan u hiili

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 Місяць тому

    Sorry sister I hope she recovery from AIDS 👍

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 Місяць тому +1

    34 jir maa virgin nimo lagu gaaraa kuye. Maxaa loogu gaari waayay hadiiba ayna guursan? Soo qof Muslim ah ma ahan.

  • @Inayusuf8
    @Inayusuf8 2 місяці тому

    Subxanallah Allaha caafiyo gabdhaan ninkaasne Allaha umada ka qabto

  • @maryanjama2918
    @maryanjama2918 2 місяці тому +5

    Beenaaleh waaki C/xafid balantisii diidey.

  • @maryanjama2918
    @maryanjama2918 2 місяці тому +5

    Allah halaga baqo

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 Місяць тому

    Ilaahay haku dulqaado😢

  • @BarwaaqoCabdiLaahi-d9z
    @BarwaaqoCabdiLaahi-d9z 2 місяці тому +1

    Ala wll layaaal gabadh way dhibantahay ee u hiiliya ilaahay ha idiin hiiliyo

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 2 місяці тому

    Waa dilaa

  • @sxscop4523
    @sxscop4523 2 місяці тому +3

    Anita ayaa emaratka jooga mabadhicikarto in la dhaho wan kaa shakinaye Horaye ayaa laga baadhayaa

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 2 місяці тому

      Sheekadeeda waa dhab wll.

  • @soowe166
    @soowe166 2 місяці тому +1

    In infection clinic they don't ask your address or name so maybe someone else did the test for the man beleav the lady pls

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 місяці тому +3

    Aadbey uqurxoneyd wey baa ba'day

  • @FartunAliRaage-z7t
    @FartunAliRaage-z7t 2 місяці тому +1

    Allah Haku cafiiyo siiya

  • @Mashallahxd
    @Mashallahxd 2 місяці тому +2

    Ninkas wuba dhuuntay

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 2 місяці тому +3

    Kan barnaamish kiisa kan qabiil leenbo ku nacey

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 Місяць тому

    Kan waaxaaraami ini laseexan suu ula dhaqmaayo qofta dhiban

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 2 місяці тому

    Yurub waa la karatiiraa.Meel baa lagu xiraa.

  • @sagalabdi3898
    @sagalabdi3898 2 місяці тому

    Subxanallah Ilahow naga kori cudurkaa

  • @soowe166
    @soowe166 2 місяці тому +1

    Before you start working hospital they will test you

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 місяці тому

    Ninkani UK ayuu ku dhuumanya ee soo qabta

  • @sxscop4523
    @sxscop4523 2 місяці тому +1

    Warqad been ah majeyinkaro maxkamada Hadii ay ka shakiyaan magaca ku qoran warqada caafimaadka Meyer lama sameeynayo

  • @Kulmiye123
    @Kulmiye123 2 місяці тому +2

    Ssmsroontu waa gun may dhoofiyaan gabadha

    • @FadxiyaSeed
      @FadxiyaSeed 2 місяці тому +2

      Naga amu naagyey

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 2 місяці тому

      Yaabogaaba gabadhan mida xigtana hooyadaa baa gunee qof kastoo qabo hiv dadku macal caruurtoodaa ka cararta..hargeeysa ninbaa hooyadii aqalkacuga carartay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 місяці тому +2

    Daahir doofaar Calasow maxey ka doontey waxba u qabanmayo oo views ku raadinaya

    • @Ahmedali78458
      @Ahmedali78458 2 місяці тому

      Haa waa dayuus views raadis wayee nin ka jaahilsan aduunka ma soo marin

  • @farhiya77sharif5
    @farhiya77sharif5 2 місяці тому

    Looyar ...haloo qabto.......

  • @Landsjop
    @Landsjop 2 місяці тому

    Sorry abayo

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 2 місяці тому

    😢

  • @musamahmud6434
    @musamahmud6434 2 місяці тому

    Sorry

  • @sxscop4523
    @sxscop4523 2 місяці тому

    Iyada Inyo ninkaba labadaba waa la baadhaya isla markaasba

  • @FarahmahamedNor
    @FarahmahamedNor 2 місяці тому

    Safarada somali

  • @kulmiyebare8
    @kulmiyebare8 2 місяці тому

    Goftan soo tii rufyaan issack utimaday Nairobi ma aheeyn oo balanti Abdihafid ka baxday ?

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 2 місяці тому +1

      Isaga balanta Abdihafid ka baxay oo diidey inu sheego inta dumara uu guursadey.

    • @umaramadaanchannel3871
      @umaramadaanchannel3871 2 місяці тому +1

      Isagackaga baxay

    • @Lamborghin99
      @Lamborghin99 2 місяці тому +1

      Alle hakugu rido maskinta,wadku digane

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 місяці тому

    Waa lagu gaara 34 sano

  • @mariammohamed2779
    @mariammohamed2779 2 місяці тому

    Suaal xuma bal eeg gabarta. suasha qaladan uu weeydiinayo kulaha 34 miya virgin lagu garaa

  • @soowe166
    @soowe166 2 місяці тому

    I don't believe him one maybe he take someone elso

  • @zahraahmed9871
    @zahraahmed9871 2 місяці тому

    Daahir niman werkooda ka bax