Faadumo Axmed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 6

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 4 роки тому +4

    JACAYLKII CURTEE I HELAY - (AUN) FAADUMO AXMAD DHIMBIIL
    ©Erayadii : ? ©Codshaxankii : ? ©Luuqdii : (AUN) Faadumo A. Dh
    '' Jacaylkii curtee I helay
    Ilaa cishaad ogayd
    Ciddiduu igu taagayoo
    Culayskii baan sidaa
    Cagaha weli ma dhigin ?
    Sidii cawshaan ordaa
    Cidluun baan meerayaa
    ***********************
    Cidhiidhigan aan ku jiro
    cid kale uma sheeganine
    Cadhiyo ciil baan qabaa
    Caleentaan u heesayaa
    Run baa lagu ceersadaa
    Haddaad igu ceebsan layd (lahayd)
    Wallee caawaba ????
    ***********************
    jacayl inuu cuduryahuu
    Cilmina uu horay u dilay
    Ceeblana uu soo maroo
    cadaab yahay waan maqlee
    Waxaan ka cabsoonayaa
    Casriga lama aaminee
    Haddaad hesho caafimaad
    Sidii cawshaan ordaa
    Cidluun baan meerayaa
    ***********************
    Cidhiidhigan aan ku jiro
    cid kale uma sheeganine
    Cadhiyo ciil baan qabaa
    Caleentaan u heesayaa
    Run baa lagu ceersadaa
    Haddaad igu ceebsan layd (lahayd)
    Wallee caawaba ???? ''

  • @ozoz2357
    @ozoz2357 4 роки тому +1

    Fadumo. Masha Allah... fanaanaad qaran...

  • @khalidxuseen9229
    @khalidxuseen9229 4 роки тому +1

    Axsan axsan

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 4 роки тому +1

    Xasan, mahadsanid walaal. Waa meerisyo maldahan. Waxaan filayaa inay ka mid ahayd heesihii gobonnimodoonka.
    Magan Alla.

  • @jeestaaleofficial6317
    @jeestaaleofficial6317 4 роки тому +2

    Faadumo axmed dhimbil AHUN