"Ninka uga Sareeya Sirdoonka Ethiopia ayaan maalin dhaweed ku arkay Gudaha Xalane "Bashiir Ameeriko

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 149

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 2 місяці тому +26

    Great example, thank you for serving your country!

  • @quduschenal7479
    @quduschenal7479 2 місяці тому +26

    Real Somali great leader

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 2 місяці тому

      Asc.bashiir abdi ameerika alla haku xifdiyo aduunyo aakhiraba mooryaan waxba ma fahmaan waa shayaadiin hantii boobay ilaa ay qabuurihii hunguri ka dayeen oo uu hassan sheikh ugu weyn yahay iyo inta ku hareerasan yaa rabi yaa raxmaan si deg deg ah nooga qabo allaahumma aamiin aamiin aamiin

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 2 місяці тому +14

    SHAYDAAN MADOOBE
    Ma ogola qofka wax muhiim ah ka hadla!!!!!!!!!

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 2 місяці тому +7

    Dowladnimada nadaamkeeda ninkaan kabarta ciyaalweero adinka baarlamaan iskusheegaya, ninkan waxkabarta.
    Such honourable gentlemen.
    Waankuwata awoowe
    Hanoolaato.
    Tapped in from southern greater Somalia 💚

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 місяці тому +20

    Mnsha allah ilaahay dawlad somaaliyeed oo wanaagsan ala hanoo sahlo

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 2 місяці тому +1

      mahelayno ilaa inta shacabku kahagaagayaan shicibku waa hiinraac

    • @mohamedibrahim7236
      @mohamedibrahim7236 2 місяці тому

      ​@@safiasheikhahmed5170wallaahi beentaa ma.ahan shacabka waa iney qabiilka iska daayaan markaas wax walba waa suurta gal

    • @abdallaaw73
      @abdallaaw73 2 місяці тому +1

      Way soo socotaa dawlad fiican wadada ayay kusoo jirtaa
      Wax yaraaa dhiman yaanan la niyad jabin

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 2 місяці тому

      ​@@abdallaaw73insha Allah ❤

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 місяці тому +19

    ciil badanaa itoobiya in uu xalane noo fadhiiyo illaahow na badbaadi

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 2 місяці тому

      Aamiin xalane ilaahay hana qabto

    • @cabdallacagey2632
      @cabdallacagey2632 2 місяці тому +5

      Calacal waxba ma taraayo aan diyaar garoowno soomaaliyeey

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 2 місяці тому +2

      Dulmiga anago gacanteena kusuulin karno yaanan Afka keliya kahadlin. Midakle, Somalinimo in loodhinto waa ogolnahy lkn Inan jihaad uniyeysano dagaalka ma ogolin. Marka sidee uga guuleysan karnaa gaal & gaal kalkaal.

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 2 місяці тому +2

      Madaxda dalka jihaad ha iclaamiyeen, sanad walbo ardayda dugusiga sare iyo juwa jamacadaha kabaxaya waa in tababar 2 sano lodiraa. Si qofwalbo marka loobaahdo u difaaco diinta , dadka & dalkiisa intaba.
      Asc

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 2 місяці тому

      @@cabdallacagey2632 waa
      Run ilaahayna hanoo hiiliyo

  • @khadarina
    @khadarina 2 місяці тому +2

    Masha Allah Abaahay raguu dhalay maanta dadkooda sidaa wali udaba socdaan! Wadan jaceylka iyo waxqabadka Aabo ayaan kakeenay Allah ha u naxaariisto. May Allah preserve my brother and keep him from any harm as he tries to serve his beloved nation!

  • @soloali6844
    @soloali6844 2 місяці тому +8

    Manshallah he is so intelligent

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 місяці тому +9

    Good lecturer and experience .
    Laakiin dadkaan Soomaaliyeed dhego ay wax ku maqlaan ma lahan,dantooda waxaa kaga horreeye iney difaacaan Qaa'imiin wadaniin qaab Qabiil.
    Soomaaliya Dal baa Jira laakiin Dad ma jiraan.

  • @faisawade195
    @faisawade195 2 місяці тому +9

    Wow his great man great man ❤❤❤❤ragaso kale ayaa somali ku ǰira no soo badi dhab ka hadalka mahadsanid jazkallahu khayran

    • @GUUL-t2m
      @GUUL-t2m 2 місяці тому

      dadka iyo dalka aynu u ducayno

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 2 місяці тому +12

    Adeer somaali nin daacad ma rabto ciidan qarana ma rabaan qabiill ayaa ugula weyn danta guuud , aniga hada ka hor ayaan ka hadlay intaso mar
    Xalane oo aan la xerin iyo ciidanka shisheeye oo aan bixin dowladnimo sugimeyno ilaa aan intaas sameyno wayo waxa xamar ka socdo wa nabad ka hortag

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 місяці тому

      Xalane waxay Kala celiyaan Soomaalida cawaanka ah
      oo Ku faanayo
      Dulmiga iyo foolxumada

  • @AliHussein-ue2if
    @AliHussein-ue2if 2 місяці тому +6

    Deserve presidential seat

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 2 місяці тому +10

    Aniga dowladu waxaa dhihi lahaa xalane waa ineey u sameeyaan korjoogto meesha waxa kasocda indhaha ku haaya hadii si loo fiiriyo sirdoon ethiopia la socda wixii keenay waa faduul Iyadoo ka turjimeysa wadanka in laga sameysto wixii larabo! Nabadeey

    • @johnahmedgeli9655
      @johnahmedgeli9655 2 місяці тому +3

      Xaq beey u leedahay dowladu in meesha wixii kasocda ogaato! Nabadeey

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 2 місяці тому

      @@johnahmedgeli9655 aad iyo aad

  • @Kafi-tb5xz
    @Kafi-tb5xz 2 місяці тому +8

    Masha Allah waar dowlanimada halaga daayo ninjecleysiga M.xasan.1sano iyo 10bilod ayaakuharsan qofwalbaa wuxuu yaqaan halo diro

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka 2 місяці тому +1

    Halyeey allaha ku barakeeyo, hawiyo iyo daarood wax ka yiraahdo ma jiraan, ee waa waxa aay ku qaraabtaan qolo maafiya ah 👍🏻

  • @xasanabdiadan8502
    @xasanabdiadan8502 2 місяці тому +6

    Mhdsnid mudane xildhiban gen bashiir americo

  • @xamdiyaxye7331
    @xamdiyaxye7331 2 місяці тому +5

    Reer reerka nagadaaya

  • @FartunYare-xy2ue
    @FartunYare-xy2ue 2 місяці тому

    Xildhibaane aad ayaa u mahadsantahay u adeegida shacabka soomaaliyeed Hambalyo Hambalyo Great leader indeed

  • @VirshowGht
    @VirshowGht 2 місяці тому +3

    Thi is legend

  • @SiciidDalmar
    @SiciidDalmar 2 місяці тому

    Mansha Allah aqoon amni iyo waayo aragnimo ilaahay haku barakeeyo❤

  • @mahdnova3465
    @mahdnova3465 2 місяці тому +5

    Xalane waa meel inkarsaan waa in aa la baaro

  • @banadiryussuf8875
    @banadiryussuf8875 2 місяці тому

    Rag qalbigooda ilahey xafidaay aya kujiro oo runta kahadlo barlamaanka manshaalah...somaliyeey wadankaan an ukacno❤😢

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz 2 місяці тому +3

    Somaliya guuul

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 місяці тому

    Injiner Bashir maashallah

  • @awdeeq
    @awdeeq 2 місяці тому

    Good job

  • @abdifatahaways2388
    @abdifatahaways2388 2 місяці тому +1

    Thank you

  • @abdisalamismail9596
    @abdisalamismail9596 2 місяці тому

    BF xubin ka mid ah oo sidaas u hadli karta waa yar yihiin. Masha Allah Allah swt ha karaameeyo✅

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 2 місяці тому +4

    HADAAN REER SOMAL8LAND NAHAY, ILAAHAYOW MEESHAAS HANAGU CELI, ILAAHOW MEESHAAS HANAGU, ILAAHOW MEESHAAS HANAGU CELIN!!!!!!!!.

    • @daahiradanhersi595
      @daahiradanhersi595 2 місяці тому

      Jeegaantu waa naftii nagaa iyo xabashi qudhinleey dadka soomaaliyeed ee wadajirka umada soomaaliyeed jeceli waa guulaysanayaan insha allaahu gaalo raacuna waa jabayaa nacaluhu kuwuu fuulay baad dabo nashlaysaane sab hadii aad tihiin gaaladaad nicilahaydeene

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 місяці тому

      @daahiradanhersi595 NACDASHAN BAL EEGA!!!!!.MEESHII SOOMAALI NOO DAMQAN JIRTAY, WAA NA DHIMATEY!!!!!.MUNAAFAQADII DAAQUUD KA ULA TAG CIDA KAA DHEGAYSANAYSA!!!!!!.

  • @Adanmahamedshale12
    @Adanmahamedshale12 2 місяці тому

    Masha Allah noolaw inta noolaal jiirto ilahey xikmada kam qaado

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye 2 місяці тому

    Ha noolaato Ethiopia 🇪🇹

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye 2 місяці тому

    Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 2 місяці тому +1

    Ninkaan haddaa iigu horraysa, waase nin hadalkiisa iyo caqligiisuba i soo jiiteen.

    • @khadarina
      @khadarina 2 місяці тому +2

      Taliyaha ciidanka policeka ayuu ahaa markii yariisow mayorka ahaa AUN! Laakiin waa architect lagu soo taba baray Italia xaafada xamar bila waa naqshadiisa waana aabahay curadkiis Allah hanoo daayo. Amiin😂

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 2 місяці тому

    Jeegaantu waa naftii nagaa iyo xabashi qudhinleey dadka soomaaliyeed ee wadajirka umada soomaaliyeed jeceli waa guulaysanayaan insha allaahu gaalo raacuna waa jabayaa nacaluhu kuwuu fuulay baad dabo nashlaysaane sab hadii aad tihiin gaaladaad nicilahaydeene

  • @MahamedMohamud-ek5si
    @MahamedMohamud-ek5si 2 місяці тому +2

    Bashir Americo wa nin wax yaqan markan dhageystay war bixintan wuxuna fahfahin kabixiyey xaqiiqda kajirta somaliya gar ahan muqdisho ama xerada xalane wa nasiib daro marka dadka mangaabka xil loodhibo sida sh adan madobe , xasan shekh iyo xamse wa hubaal in sidan lodayacmayo runti adan madoobe wa necbastay warbixinti Bashir Americo waxayna kutusaysa damiir xumada shekh adan madobe iyo shaqsiyad xumada

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 місяці тому +6

    Xasan Sheekh!! Ceeb, Qabyaalad, Qaraabo Kiil, QaadWale. Hantiboobe , Burburiye Xoogii Dalka!!! YAAB!

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 2 місяці тому +2

    Akhas nimanka somaliyeed iney hadlaan ba mey ahayn, wa wada afka xoog leh itaal baran baro iyaago nool ayey xabashiidi dhulkoodi haysata maxey marka ku haystaan Somaliland? Konfur wa dad aan dawlad nimo ma garanaayan bal eeg is dhexyaac. Hub qofkii doona sogalinaayo wa wada mafia markaas ayey konfur leedahay Somaliland ha nala joogan. Balayaa wax idin la yeelata.

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 2 місяці тому

    Soomaalida ma jecla qofka runta ka hadlo .Waa dad aan daacad uahayn dalkooda.Illaahoow naga qabo.

  • @ادمادم-ط1ظ6ض
    @ادمادم-ط1ظ6ض 2 місяці тому

    Adigaaba xabashi u eeg oday

  • @faataaale
    @faataaale 2 місяці тому

    Si geesinmo leh iyo. Daacadnimo ka kamuuqato iyo dankhash ayoow u hadlay xildhibaanka xaqiiqdi Aniga hadaan awoodo waxaan usii dheeren lahaay waqtiga sida ow u awoodo inow horay ugu sii hadlo
    Waxan daremaya isla hada in mudanahan wax cusub kusoo wajahanyihin noloshiisa ah is badal waxaana urajeynaa in sha alah in ay u noqoto mid u leh kheyr

  • @AhmedAbdiH
    @AhmedAbdiH 2 місяці тому

    Hey. Waligay Ma dhagaysan Xildhibaan Somali ah in my whole life sababta ah waxan ogahay inayna maslaxa Umadeed io tu daldoona ka shaqaynin ee ay yihiin wakiilo qabail iyo dano khaas u ah u so shaqo dagay! Allahw acalam! Ninkan odayga ah waa iso jeetay hadalkisu!

  • @CabdiGalti
    @CabdiGalti 2 місяці тому

    Marsha,alaah.xildhibaane waad abaartay.dhibka jira

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 2 місяці тому

    illaahey hkubadbaadsho hakaabadbaadsho cadawga somaali kujirta oo aan rabin indalkaan laga helo qof wax yaqaana oowadani ah illaahayaw cimridheer iyo cibaadosubankusii cadawga dalka baarlamankey dhex fadhiyaan

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 2 місяці тому

    Ninka ugu sareeya Sirdonka Ethiopia 🇪🇹 mgacisa so sheega

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 2 місяці тому +1

    Meeshaaan Dood wax matayaso wax Qabta hadii kale isaaga tag meesha

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 місяці тому +5

    Ethiopia koonfur iyadaaba haystabab dee

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 2 місяці тому

    Xildhibaan/General Bashiir Americo waa khabiir amni oo yaqaan waxa uu ka hadlayo

  • @JuniorKnowledge
    @JuniorKnowledge 2 місяці тому

    si fiican ayuu u taabtey.

  • @adannur4755
    @adannur4755 2 місяці тому

    Waa runtisa walahi xildhabanka ciidanka caddowka laa dalamayo maa ahey inaa niyada lagaa jabiyo

  • @maxamadxasan-n9w
    @maxamadxasan-n9w 2 місяці тому

    idinka iyo wixii xalane kujiro halawaso

  • @taaloogyare11
    @taaloogyare11 2 місяці тому

    Xildhibaanka Hala Ilaaliyo Waa qofka Nidaamka dowladnimada wax Ka qayaaan. Wax grad Naloma ogola Sidaa lawada socotane.

  • @LajeclowMoha-jr7fq
    @LajeclowMoha-jr7fq 2 місяці тому

    Illaahey ka cabsada madaxdennow illaaliya diintenna sharaftenna karamadena itoobiya in sharafteena ku tumato ma wax la qadan karaa ciil baan u dhiman rabnaye

  • @mkhalif6834
    @mkhalif6834 2 місяці тому +1

    Xildhibaanka wanaagsan hadalka ayaa lagu yareeyaa- kan xuna waqti looma qabto

  • @MatareeSo
    @MatareeSo 2 місяці тому +1

    Sirdon itipiya mxa keny meshan

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 місяці тому

    Madax weynaha
    ayaa u horseeday in Dad Shacab ah Hub gacanta loo qayliyo
    Allaha naga
    qabto Xassan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому +5

    dadku dowlada xasan sheekh sas iyo cabsi bay kaqaaden ee iskaga hadha reer cabdu waaq

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 2 місяці тому

    Mooryaan culusow meel uu joogo iyo dawladnimo kala dheer.

  • @xiin1535
    @xiin1535 2 місяці тому

    Xalane waa itoobiyaan

  • @SaidBirre
    @SaidBirre 2 місяці тому

    Ninkaan run buu shegay wlhi waayo wasiir iyo waxas ma ahan in cw loo diro ciidamo baro hubka waxa keenay iyo cidii qarashka dhiibeysay baa larabaa

  • @abdulahiweylaq3509
    @abdulahiweylaq3509 2 місяці тому

    Xasan sheikh mohamoud away dawlada 🇸🇴 yaa raappi uu gar gar itoobiya mel ficaan naagaa saarra zxp

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 місяці тому

    ADEER 40 KUN OO CIIDAMO AJANABI AH AYAA HABEENKII KU WAARDIYEE MAXAAD KA SHEEDHAYSAY CARUURTADIINA LONDONBAAD KAGA TIMID MARKAA MAXAAD SOO KORDHIN KARTAA

  • @cabdiqadiriya4718
    @cabdiqadiriya4718 2 місяці тому

    Xaalka somaliya maanta sirdoon kii itobiyan muqdisho

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 2 місяці тому

    Xildhibaankaan uma qalmo xildhibaannimo. Qabiiliiste danaayste ah waaye. Muqaabaraad ethiopia ah ma imaankaro xalane.

  • @Saedcrypto1
    @Saedcrypto1 2 місяці тому

    Ninkaan si walba aan u ilaashanno. Waa xildhibaan xalaal ah oo aan daba dhilif ahayn oo Soomaali dhab ah.

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 місяці тому

    Xaqiiqda ayu kahadlay

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 місяці тому

    Aaden madoobe isgaa koe ka ah Baabinta somaliya

  • @islaantoniosport8722
    @islaantoniosport8722 2 місяці тому +1

    Hadal afka berkisa wadan wax tar hada ledihin wadanka no hagajin leheden

  • @mameyare427
    @mameyare427 2 місяці тому

    Wa wadaniyinta farakutiriska ah ee dowladi frmajo lasoshaqeyay wa tusalaha ninka umada uwabanaya raganookle inu soxusho

  • @Rimaas-6659
    @Rimaas-6659 2 місяці тому

    War waxaan mashruuc ay reer galbeedku Ethiopia usoo dhiibeen annagana hadaan dhalin yarada soomaali nahay indhaheenu way furan yihiin

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 2 місяці тому

    AAD AYAAD UMAHADSAN TAHAY TALIYE

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 2 місяці тому

    Xilibaano codaadkod aya laga shiida radio 📻 shbab xilibaanki tidhi run ayu sheegay

  • @jamaalhashi8309
    @jamaalhashi8309 2 місяці тому

    Taliye sirdoon ayaa imanaya dowladuna ma oga😂😂😂😂
    Haday ogtahayna waa qarinee!!!

  • @imthehero76
    @imthehero76 2 місяці тому

    Ciidan haduu ka hadlay waxuu ka hadlay wax fiican

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 2 місяці тому

    Waa siday tahay

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 2 місяці тому +1

    waar ciidamada kadaaya niyad jabka iyo barag bagaandada ciidanka waligiibuu dhimanjira waa na laga gudbijira meesha alshabaaba laladagalmayaa iyo yaa dhimasha la aan melmawada galaan waar alshabaab hataageerina

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 2 місяці тому

    Hubkan aad ku walateen ma shekadii qalbi dhagax baa oo aad abaabusheen baa

  • @feysalarif5188
    @feysalarif5188 2 місяці тому

    Xasan gurgurte alle hana dhafiyo
    Ficil malahan waa sidii donfarka
    Hebel madowe markii uu arko qof point qexan kuhadlayo difacu gali makarofonku laqabsani

  • @Reer-Guuraa
    @Reer-Guuraa 2 місяці тому

    Waxaan cawaanta ah wayba arkaane may dadka sidaas samaynaya naga qabtaan iyagaa golihii toosinta ahe.

  • @Qalaska
    @Qalaska 2 місяці тому

    Wlaahay ninkan waa nin culus war ninkan oo kale bay soomaali u baahan tahay

  • @mohamedsulub4665
    @mohamedsulub4665 2 місяці тому

    Balayo madax cad isaga sameyn jiray sow ki taliyaha policeka aha

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 2 місяці тому

    Adhal haq buu kuhadle

  • @abuukarHussein-pm9pn
    @abuukarHussein-pm9pn 2 місяці тому

    Runti weya hadalka xata loma ongolo somali runta we dhibee bisinka

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 2 місяці тому

    Waa xaqiiqda dawlada maanta jirta.
    Laba wajiile nimo.
    Ethiopia wan necbahay; wan jeclahay.
    😂

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 2 місяці тому

    Hubka waxaa boobe moryaan. Kuwoodi ladile waa moryaan. Hub ciidan dowlad wadada loo gelaa waa astaamaha dowlad burburte, kaladambees aan jirin oo moryaan utaliyo

  • @qamamafrah4550
    @qamamafrah4550 2 місяці тому

    Dadkaa yaan heysanaa lkn qaaqle iyo dulli yaa ku hor gudban duf ku baxa.

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 2 місяці тому +2

    Ee xildhibaan hubka cida iska leh waa iska cadahay oo waa MD
    Hadaba ma. awoodaan inaad maxkamad keentaan?
    Because waxaad tihiin kuwii la xisaabtami lahaa xukuumada & hayada fulintaba
    Hadaba idinkoon taas awoodin xee ka sheegin ?

  • @abdulqadiradamali
    @abdulqadiradamali 2 місяці тому

    Gudigii madaxa bannaan ayaa lagu daray, wuuna diiday. Hadana wuxuu leeyahay baaritaan dhab ah ha lasameeyo. Xitaa dudiga baaritaanka wada ha labaabi'iyo ayuu leeyahay. Alla maxaa qaa'in dalkeena ka buuxa. Yahuuu

  • @XuseenMaxamed-ys3zg
    @XuseenMaxamed-ys3zg 2 місяці тому

    Barlamaanka badankood waa ethopiaan nacalaa dhalee uu kamid yahay xasan dhiiqo

  • @mukhtarhajji7265
    @mukhtarhajji7265 2 місяці тому

    Dadka somaliyeed dad ayaa kujira o ad uqiimo badan runtii
    Waxan nahay Islam waxan kasii nahay somali intaasi ha inagu filnaato wixi kasoo hara is NOTHING at all!

  • @MohamedHassan-jt1xr
    @MohamedHassan-jt1xr 2 місяці тому

    Dalka kii udanqanaya lama jeclaba kan dumanaya loo sacabtumaya Dareenkii dadnimada kii wadaniyada ayaa maqan aloow dadkeygii garansii xabiib koda iyo necebkooda.

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 2 місяці тому

    MALAHA GUDOOMIYAHA SIRDOONKA RTHIOPIA WAXUU ARKAY AYAA U MALEYNAYAA MARKII AY HESHIISKA KALA SAXIIXANAAYEEN MAHAD SALAAD SANAD KA HOR NIDAAMKA ILAALINTIISANA WAAD U JEEDAA IN 5DAQIIQA LOOGU TALAGALAY INUU ARAGTIDIISA KU JEEDIYA LAGA FUJIN LA¨YAHAY INWAQTIGA KA DHAMAADAY ILA SHIR GUDOONKA F.B UU U SHEEGA IN WAQTIGA KA DHAMAADAY .

  • @Bah123-wu4to
    @Bah123-wu4to 2 місяці тому

    Meel taliyihii sirdoinka Ethiopia dhex wareegayo dowladnimada laga sugayaa maxay tahay dowladaa xalane ee ina maamusha hadaan laga hortegin weligii wadankaasi rajo yeelan maayo

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 2 місяці тому

    War meesha dawlad kama jirto waa asxab shilin ku shaqeysa gaalada xalena fadhida jabuuti iyo eithopia iyo kenya baa dadkan xikuma iyagana kala qeybsanya somaliya waayo wadanyin ma mamuuqato qabil qabil xasan keny alow umada badbaadi

  • @A.salammahdi4950
    @A.salammahdi4950 2 місяці тому

    30 sanno kadib xataa hagaagi maysaan

  • @LaylatulQadri
    @LaylatulQadri 2 місяці тому

    Ayaan daro so ma aha cadawgaga 1aad sirdoonkisi ugu sareyay o si nabad ah u dhex socda dalkaga loona daba dhaqayo
    Bal fiiri marku xildhibanku damcay inu arinka hubka ka hadlo wa laga so dhexgalaya hadalkisa ileen run ka hadal yu isyidhi
    Cadawgena ugu daran wa midka somaliga ah e nacamlaha u ah shisheyaha

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 місяці тому

    Sax

  • @Mjfarah114
    @Mjfarah114 2 місяці тому

    War ninkan magaciis walee wali dad ayaa inoo nool

    • @khadarina
      @khadarina 2 місяці тому

      Curadka reerka waa Bashir Abdi Americo

  • @SalimYusuf-r2w
    @SalimYusuf-r2w 2 місяці тому

    Nin intelligence ah wax badan og dad xoola ah ayaad la hadlaysaa

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 2 місяці тому

    Dalkaan Kacdoon Shacab ayuu Rabaa In laga Xoreeyo Dawlada bahdilan iyo agaraxisada alshabaab oo labadana Xalane laga Maamulo.. shiit

  • @adamfarah1952
    @adamfarah1952 2 місяці тому +1

    Walalkey hadal saxad ku hadashay balse hubka gurgurta kadanbeyey isaga waa inlagu cadeeyaa

  • @mohamudismailmohamed4699
    @mohamudismailmohamed4699 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkkk yaamidkan Genaral kadhigay?
    Nin xishoonaya oo dadiisa iyo madaxiisa cirada kutaal maba oga.