5 daqiiqo ku shukaanso waxaa ku dhaho || kii ugu xumaa || GUXAAYE VS YAHYE HUNTER p2 😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waa kan channel kayga: / @dayahpro
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    Last subscribers: 462,660

КОМЕНТАРІ • 476

  • @maxamed1202
    @maxamed1202 2 роки тому +307

    Qofkii ugu fiicnaa uguna kheyrka Badnaa uguna aqoonta fiicnaa
    uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed scw😍

    • @cadnaancali2224
      @cadnaancali2224 2 роки тому +3

      Wlhi saan uqoslayi waan fuuru😂😂😂😂😂😂

    • @walalziyech1245
      @walalziyech1245 2 роки тому +3

      Sᴄᴡ

    • @kowsarmohamuud6396
      @kowsarmohamuud6396 2 роки тому +3

      Scw scw scw scw scw

    • @iqlasaadan9993
      @iqlasaadan9993 2 роки тому +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰❤♥

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 2 роки тому +3

      Salalaahu Calayhi Wasalam

  • @bahjajamac8525
    @bahjajamac8525 2 роки тому +119

    Yahye abowe family ka colosow caawi alle dartiis maanta cawinaad ayey nooga baahan yihiin 😪 🥺 😔

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 роки тому +2

      Alle Hku Rumeeyo Riyooyinkaaga Please Isoo Raac wll subscribe

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 2 роки тому +8

    Bismillah
    Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka)
    Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah
    waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka
    si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid;
    Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa
    Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado )
    Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa
    Qorshe degdeg 4bil
    maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka )
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib)
    labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz
    labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz
    quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo
    habkaan malahan waqti muraajaco (revision )
    waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan
    Qorshe dhexdhexaad 8 bil
    maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog)
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz
    5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay
    quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz
    2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil.
    Qorshe qunyar socde : 1 sano
    maalintii waxa aad xifdin 2 bog
    25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz)
    5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay
    sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka
    qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo
    halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka
    qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon
    habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka
    kubilow 15ka juz ee hoose
    kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco)
    hoos u wad oo dhameey 5ta juz
    waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz
    5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut)
    waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka
    Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut)
    Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz)
    hada waxa kuu harsan 15juz ee kore
    waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa)
    kabood 5ta juz dhexe
    ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah)
    kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa)
    maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka
    akhrista oo aad joogteyso
    in aadan caajsiin ama dib dhigan
    hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto
    dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo)
    casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli
    lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka
    aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta )
    isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka)
    duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa
    sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka
    waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka
    salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo
    4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo
    halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka
    telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa
    masjidka ku aqri quraanka
    bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha
    goobaha nasashada ku aqri quraanka
    guriga aad degantahay ku aqri quraanka
    marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska
    iska xir aalada internet ka
    ka feejignow in lagu mashquuliyo
    ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag
    kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin
    qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib
    biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan
    ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka
    waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki
    inti aad xifdisay maanta kutuko cawa
    ama laba haben kadib kutuko Quraanka
    labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka
    Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka)
    Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba)
    waxyalaha larabo in aad ka dheeraato
    indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar)
    heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta)
    carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin
    waqtigaaga ha dayicin
    Nagu so bir si an kherka uwada fafino wll
    ua-cam.com/video/fDbiwDpCz50/v-deo.html
    +254791716678
    What's aapka Aya Nagala so xarir karta walalaha kherka jecel
    Mahad sanidin
    Qur anka an Ku dadalno
    Inshaa Allah

  • @deeqbare1234
    @deeqbare1234 2 роки тому +72

    Soomaali baan ahay ma qoslin ilaahow hadaan kaa yeelo😂😂😂😂😂

    • @Cabdimaaalik
      @Cabdimaaalik 2 роки тому +1

      Saaaaas 🙆‍♂️

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 роки тому +2

      Alle Hku Rumeeyo Riyooyinkaaga Please Isoo Raac wll subscribe

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 роки тому +2

      @@Cabdimaaalik Alle Hku Rumeeyo Riyooyinkaaga Please Isoo Raac wll subscribe

  • @safiyomahamed7613
    @safiyomahamed7613 2 роки тому +13

    Qosolka iga dhamaadey 😂😂😂 hore usoco wllkey

  • @naimacdey2045
    @naimacdey2045 2 роки тому +130

    🤣🤣🤣 wlhi wn fuure keep going brother,s🥰

  • @OgaalkaMaanta1
    @OgaalkaMaanta1 2 роки тому +4

    Wll kusali nabiga scw waad liibaanaysaa aakhiro iyo aduunkaba

  • @P.P.P.E.G.L_Suleiman
    @P.P.P.E.G.L_Suleiman Рік тому +6

    Funny wlhi 😅😂 made my day 😂

  • @sakariyecabdi9069
    @sakariyecabdi9069 2 роки тому +53

    𝐍𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐢 𝐥𝐩𝐡 😂😂🙏

  • @oskabinoska2976
    @oskabinoska2976 2 роки тому +2

    😂😂😂😂😂 qosol aan la suuxi gaaray runtiii. yahya hanter iyo saxibkii guuxaye keep going saxibiyal

  • @fatush75
    @fatush75 2 роки тому +61

    Oh my God this is most funniest thing🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @duniintaaxmed6365
      @duniintaaxmed6365 2 роки тому +3

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @nasuuqurux325
      @nasuuqurux325 2 роки тому

      @@duniintaaxmed6365 .

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 роки тому

      @@duniintaaxmed6365 Alle Hku Rumeeyo Riyooyinkaaga Please Isoo Raac wll subscribe

  • @Sirtta.Qarsoon
    @Sirtta.Qarsoon 2 роки тому +32

    Yaxaye walal cawi culusow family cawinaadu noga bahanyahay xita hadada woodin xita kaso hadal Dada Cawinkarane 😂

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 роки тому +2

      Alle Hku Rumeeyo Riyooyinkaaga Please Isoo Raac wll subscribe

  • @saciidomohamed986
    @saciidomohamed986 2 роки тому +32

    Yahye hunter bro waxan kaa codsanayaa inaad caawiso familka culusow oo gabadhoda xanunsaneysa😭😭

  • @apdipazid______3665
    @apdipazid______3665 2 роки тому +55

    Dadka Leh Wxan Prank Maha Marka Horeba Yaa idinku Yidhi Waa Prank Gabadhu Way La Ogtahay Lkn Ma Oga Wxay Iyagu Isleeyihiin Muhiimadu Waa Intaa 😒👍

  • @suldaankasoomaalidheere2659
    @suldaankasoomaalidheere2659 2 роки тому +15

    Waxaa ka qaraaxa badnaa lahayd Public prank oo qof meel iska fadhiso aanan kaa warheyn inaa ula tagnaan

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 2 роки тому +13

    Alla qosol la dhiman gaaray🤣

  • @jatelonazra3431
    @jatelonazra3431 2 роки тому +9

    Allah caafiyo amiin my brother dhaanteeye

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Yii ugu wanaagsanayd qiimobadnayd farxadbadnayd iyoiyo gabadha khatraaaay haweendumaar waan uwataa.yarta lagufarho I naanayso badana waa leeyahay.yartaan hee heeteh Runrun yartayarta.5👋❤️🌸

  • @sumayasaidmohamed5840
    @sumayasaidmohamed5840 2 роки тому +12

    Dhanteye ilhy ha cafiyo🤲

    • @qamarkeeyow1641
      @qamarkeeyow1641 2 роки тому +1

      Miyuu xanuunsan yhy wllhi wnba waayey wna u xiise

  • @farahahmed6556
    @farahahmed6556 2 роки тому +13

    guxaaye wlhi funny baa thy 🤣🤣🤣🤣

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 роки тому +3

      Alle Hku Rumeeyo Riyooyinkaaga Please Isoo Raac wll subscribe

  • @user-xs8vx4dm6j
    @user-xs8vx4dm6j 9 місяців тому

    Walaahi Yahya hanter iyo guuxaaye labo Waalan ayaa tihii chalanjigaan oo kale soo sameeya 😌 😂

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 роки тому +18

    Asc walalayaal chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allaah🥰🙏💜

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 роки тому

      Alle Hku Rumeeyo Riyooyinkaaga Please Isoo Raac wll subscribe

  • @samatarhassan7301
    @samatarhassan7301 2 роки тому +9

    Wlhi qoslkaa igaa dhadayi😂😂😂😂 fun barnk

  • @naslif2336
    @naslif2336 2 роки тому +35

    Keep going brother's 🇩🇯💜💯

    • @farxanmohammed6917
      @farxanmohammed6917 2 роки тому

      Keep going Brother 💜🇸🇴💯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @farxanmohammed6917
      @farxanmohammed6917 2 роки тому

      🇩🇯🇩🇯🇩🇯💯🇩🇯🇩🇯

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil9606 2 роки тому +10

    Dhaanteye allaH cafiyo😢🥰

  • @Cabdimaaalik
    @Cabdimaaalik 2 роки тому +10

    Inta rabto in lasooo badiyo 🤣🤣🤣🤣🤣☝

  • @xayraneofficiel9649
    @xayraneofficiel9649 2 роки тому +4

    Wlhi keep going bro u make me smile

  • @aidaruzomar108
    @aidaruzomar108 2 роки тому +6

    Allaha cafiyo Wallken dhanteeye

  • @zakariyeahmed3078
    @zakariyeahmed3078 2 роки тому +2

    Lagend manta qof Adaga kentey Nazrina Nag adag🤣🤣🥰

  • @user-sm5uu9kp7p
    @user-sm5uu9kp7p 2 роки тому +1

    Yahýe wallahi yaab ayaat leedahay waxaana kahelay markaat dheheysey fariin caafimaad dhuus fadlan😂😂😂😂🤣🤣yahye waxaan rajeyna inaat nooso badiso please

  • @mustafeabyan2659
    @mustafeabyan2659 2 роки тому +2

    Hore usoco yaxye hunter iyo guuxaaye goooood job
    Partt3333333333

  • @tiriiboyofficial2268
    @tiriiboyofficial2268 2 роки тому +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂asc waamalinta ugahoreysey aniga
    Kumati waxkusooqorayo kumanti

  • @maxamedshakunda-ek3vt
    @maxamedshakunda-ek3vt Рік тому

    ALLA QOSALAA udhiman Rabay caawa best

  • @maskawimedia7831
    @maskawimedia7831 2 роки тому +3

    🤣🤣🤣🤣 Alla qosol badanaa guuxey funny

  • @LilBile
    @LilBile 2 роки тому +1

    Yahye zxp culusow fimly caawi lpx

  • @daahircigaal4768
    @daahircigaal4768 2 роки тому

    War qoftan legendery ahba wllhi habartaa ah iska soo jartay

  • @pyeftbll
    @pyeftbll 2 роки тому +4

    Gabaraa aroosa rabaa hal bil kdbna fura rabaa😂

  • @mryaqbadhulbadhaanilbadha2669
    @mryaqbadhulbadhaanilbadha2669 2 роки тому +7

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂horta wuxu wa ben lkn wa funny 😆 😄 🤣

  • @cumarmaxamedcumar4633
    @cumarmaxamedcumar4633 2 роки тому +1

    Yaxye please family culusow caawi🥺

  • @cabdiyare6169
    @cabdiyare6169 2 роки тому +2

    Legend yaxye hunter ❤soo badi

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 2 роки тому +3

    Keep going yahye hunter iyo guuxaye

  • @bashirmahadolaad7438
    @bashirmahadolaad7438 2 роки тому

    Oh my good keep going bro
    Igu soo dar

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 роки тому +3

    Mashaa Allah🥰💜

  • @xasanisxaaqibraahim9046
    @xasanisxaaqibraahim9046 2 роки тому

    Yaxye hanter wll waxaa kaa codsanaa inaa caawiso famillyga calosow plz wll

  • @qamarkeeyow1641
    @qamarkeeyow1641 2 роки тому +4

    War dadkan mxaa ka qaldan prank ama ha.ahan ee wxaa ladhahaa 5 daqiiqo ku shukaanso riwaayad waayee wiilasha ka qaleeye bisinka

  • @boojadheere
    @boojadheere 2 роки тому +4

    Keep going wll scw

  • @drapdirizak7485
    @drapdirizak7485 2 роки тому

    Wllhi so funny barnaamij csb iyo talent csb la timaden sxpyaal hore socda

  • @aminahassan1780
    @aminahassan1780 2 роки тому

    Manoli istaqfurullh wllhi beerka icasaday waxan kuquslay dumarku kilkilada tin makuleyihiin 😅😅😅😅😅

  • @maandeeq12
    @maandeeq12 2 роки тому +4

    Hadaad Aragto Magaca الله Please isoo raac subscribe

  • @eidabdiwahabahmed7308
    @eidabdiwahabahmed7308 2 роки тому

    The best weeye wllhi waa idin wataa soo badiya

  • @salmanhaji2469
    @salmanhaji2469 Рік тому

    😂😂😂😂 alla qosolka iga dhamaaday wallahi bismillahi😊😅😅

  • @sonofsiad7466
    @sonofsiad7466 2 роки тому +2

    Gabada waxan wey laogtahay coz Mayga xabadku ugu suran yahy

  • @sucaadosuusuu1066
    @sucaadosuusuu1066 2 роки тому +3

    🤣🤣🤣🤣 naso badiyaha wlhi wan furey🤣🤣🤣

  • @maxamedayaan3598
    @maxamedayaan3598 2 роки тому

    Hore usocda wll barnaamijkan soo badiya

  • @hoodocabdiraxmaan8285
    @hoodocabdiraxmaan8285 2 роки тому

    Walhi qosol daraded manooli nooso bdi wll pls

  • @BozzKa11
    @BozzKa11 2 роки тому +1

    WLAHEI GUXAAYE WAAN DHUUUSAYAH KULAHA 🤣🤣🤣🤣

  • @Tiktokvideos-kx5xr
    @Tiktokvideos-kx5xr 2 роки тому +8

    Dhalinyaro sxboyaal codsi wye subscribers ayaan u ciilanahay

    • @Subarman32
      @Subarman32 Рік тому +1

      Sxb waan ku saaray adna ii saar

  • @shugraanqueen3611
    @shugraanqueen3611 2 роки тому +1

    Arkuwan saa u qoslaye waa daley😂😂

  • @alcajami
    @alcajami 2 роки тому +1

    😂😂😂somali mey dheheen subxanallah

  • @frenkisma3302
    @frenkisma3302 2 роки тому +1

    Lkn dhaanteeye io halka kale oo ganta jaban kusoo dar zxp yahye

  • @guwaayinho529
    @guwaayinho529 2 роки тому +3

    Wlhi waan fuurey🤣🤣

  • @sacdiyoxishood3498
    @sacdiyoxishood3498 Рік тому

    Walalkey yaxeye horayusocdo masha allah

  • @shahwah9491
    @shahwah9491 2 роки тому +1

    Yaxyow adi, dhaanteeye iyo elkaana ino soo qabo

  • @cllaahimuuse7747
    @cllaahimuuse7747 2 роки тому +2

    Shukaan sigaan soo badi yahyow 🖇

  • @maryaniithappe1616
    @maryaniithappe1616 2 роки тому

    Ala ma nooli qosol beerka ixanuunay plz soo badi nocan camal

  • @zamzamzamuu2534
    @zamzamzamuu2534 2 роки тому +1

    Gabdhan semester one kii jmcd isla dhiganay footballer waye

  • @wardamaxamud3838
    @wardamaxamud3838 2 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wlhi wan furaay kuwanaa imtixan waye

  • @LilBile
    @LilBile 2 роки тому +1

    Fadlan caawi zxp nin rageed iska dhig

  • @mohamedmahamud9026
    @mohamedmahamud9026 2 роки тому

    Wlh muqalkii. Igu qosolka badnaaa ee Somali keento ayuu kani

  • @ladenjr1142
    @ladenjr1142 2 роки тому +3

    I need Allah in my life ♥️

  • @queensowda4379
    @queensowda4379 2 роки тому +1

    Fariin cafimad fadlan inta xarin dhuuso iska radi 😌🙏

  • @fatumahassan2990
    @fatumahassan2990 2 роки тому +2

    Do it to random people not somebody who has aclue about the program it will be very interesting I assure you

  • @maaidaabdullahi787
    @maaidaabdullahi787 2 роки тому

    Wlhi caadi maahin alla idin xafido brothers

  • @mohedothmanofficial7665
    @mohedothmanofficial7665 2 роки тому +8

    The full funny best prank wallahi 🤣 😆 😂 😄

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 роки тому +1

      Alle Hku Rumeeyo Riyooyinkaaga Please Isoo Raac wll subscribe

  • @LilBile
    @LilBile 2 роки тому +2

    Chalangega soo badiya🤣🤣🤣

  • @shamismaxamud1378
    @shamismaxamud1378 2 роки тому

    Wllhi San uqoslyey
    India haaa icasadey guxaye sidii ilmo u oy kulhaaa hhhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xamsecali8077
    @xamsecali8077 2 роки тому +2

    Pro noo soo badi

  • @immaxamed1079
    @immaxamed1079 2 роки тому +1

    16:41 Cameraman

  • @sulekhacabdi8869
    @sulekhacabdi8869 Рік тому

    Allha cafiyo wll mcn

  • @CarabCabdifataxbashiir-ft5nt
    @CarabCabdifataxbashiir-ft5nt Рік тому +1

    Okey yaxye wan kutagereya

  • @maxamedxasan2876
    @maxamedxasan2876 2 роки тому +2

    Car love saar💥

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 2 роки тому

    Masha allha gawarta weey qoror badatahay

  • @Hakeem_Lonewolf
    @Hakeem_Lonewolf Рік тому

    "LET ME BE SIT".. 🤣😂🤣 Epic Fail caadi ah, English ka waala iska daaya hadaan aqoon

  • @diishomega3194
    @diishomega3194 2 роки тому +1

    🤣😁 YaxyoW Wlh DaacadA U QoslaY🙏

  • @bilqayrjanagale6231
    @bilqayrjanagale6231 2 роки тому

    Alla dhintayey yaxye hantr manoli 😁

  • @ibroahimhassanhirow7610
    @ibroahimhassanhirow7610 Рік тому +1

    Guxaye nin weyn waa ku wataa

  • @omarosman7925
    @omarosman7925 2 роки тому +1

    guuxaaye jiniga xitaa wuu ka qosliyaa

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 2 роки тому +3

    First comment ahey

  • @mohamudadan7918
    @mohamudadan7918 2 роки тому +2

    U made my night

  • @hooyonadiifo1098
    @hooyonadiifo1098 2 роки тому +2

    Qosol igu ma harin😂😂😂

  • @khadiirweli7797
    @khadiirweli7797 2 роки тому +1

    Horta qosol iguma hadhin kow dheh
    Saxid "microphone ka gabadha waa muuqdaa ku dedaala inaad qarisaan"

  • @indhososman7854
    @indhososman7854 2 роки тому +1

    Gabadheydii nazriin

  • @Abdirahmaan_1
    @Abdirahmaan_1 2 роки тому

    Pro gabar aan fahansanayn noso qabta noo

  • @halimaosman346
    @halimaosman346 2 роки тому +1

    Qof mel iska fadhiya kuso samee aan ku ogayn😂😂😂😂😂

  • @abdaletajir2583
    @abdaletajir2583 2 роки тому +1

    Qaladaadka soo gali

  • @amshafcadar9360
    @amshafcadar9360 2 роки тому +2

    Hhhh nio si xaraan ah baan u qoslay walahi

  • @alinassahguirreh7936
    @alinassahguirreh7936 2 роки тому +3

    dhanteye allah cafiyo

  • @sogamer10
    @sogamer10 2 роки тому +1

    Wlahi m.a gabadha dulqaad badan waye dadka 3 minutes wax furfurdeya ma ahin

  • @vivekyare2615
    @vivekyare2615 2 роки тому

    Yaxyoow nagadaaya ciyaarta waxan waa isla ugtiin ee maxeey kamarada indhaha la raacraacineeysaa gabadhu

  • @yuusuf-ali-mohamed
    @yuusuf-ali-mohamed 2 роки тому +3

    salada hala ilaaliyo