Uqubadu waxay sida falaarta ugu dhacaysaa ME Xasan Sheekh iyo labada gole baarlabaan ee kutaabka been noogu wada dhaartay Waana ehelu naarayaa illaahay kuwa ehelu naarkaa ee naarta buuxiyo ha ka dhigo Sababtoo ah Nabad maleh , 8:04 nolol males , Gandhi waa la iibsaday, Badii itoobiyo ayaa laga iibsaday iyo waliba dhul Kuwaan cancer kansarka dhiiga beeka allaha ku rido Maalin kasta Xalane caruur Soomaaliyeed ayaa laga dhoofiyaa Madax miyaa waa tuug iyo tuug qaris Lacago dheeraada isku fan gareeya si mar labaad xilka u sii hsyaan Kuwaan xabaalaha ha badiyaane waa na dhibeene.
Taageero Xasan Sheikh Maa ihi,Kuma raacsani in uu shacab barakiciyo,laakiin shacabkii Iyakaa 1991kii oo dhismayaal Somali oo Dhan ka dhaxaysa xoog ku dagay,isaguba shismayaasha ama dhulkii Somali O'odham ka dhexeeyey in uu ganacsato saaxiibadi ah ka iibsado,shacabka Iska dagayna uu ka saaro waa ku khaldan yahay Xasan gurguurte,odaygaan yari dhaqan celin in loo suubiyey ayuu u baahan yahay ai degdeg ah,haddii kale wuu waalan doonaa isagoo suuqa ordaya oo Leh, aryaa peso peso peso iyo Badar,ayaa la arki doonaa😁
Reer muqsishoow ka tashada xasan sheikh ha ku tageerin qabiil nin aan fantastic somaliyeed ka shaqaynayn
Xasan shekh
Habar Gidir Inuu barkiciyo Weeyba ugu baxada waa kuraaxeysta kkk
From.Baydhabo
Cadaalad hada ka hor ma iman
Xasan Xaqsoore.ilahey Aya xaqsoore ah shaqada ha socoto
Ganacsatadu waxaan ushegayaa xasan ma sii joogo doono ee lacagtiina ha iska ga qamaarina
Dhul Dowlo halaga guuro wa saax.
Xasan shiekh waa haweye
Kuwa marka Xasan magaciisa lasoo qaado ee qabiilka kutaageeraya haku taagnaato.
Xidigaha tube guul
SOMALIYA WAA SHAN WADAN.MUQDSHOOW CALNKODA TALYANI AYAA SIIYEY
Hg waa iney iska celshaan kuwa boobaaya inta yar oo xasan shiiq laaluushka siiyo mooyee inta kale banaanbax hamuujiyaano somaliya oo dhan aalagubanaanbaxaa xasan shiiq
Iskama.celinayan manadagalamay HG danbe u dagalimayan
Dhulka waxaa xoog iyo awood qabiil ku deganaa habargidir hadana waxaa laga gadayaa isla habargidir kkk nin xog ogaal ah oo waliba ah habargidir.
Caasimada halaga raro xamar wayo dhulkii dawlada dad baa deegaasanay oo hore xamar u degeneen oo hada deegaansanya dhul dowlo
Waa bob kharan waa inla iska khabto somaliyey khas ahaan 2gole barlaman golah wasirada c khalbka sida
Ma xuma in dhulka dawlada laga kiciyo Laakiin waa dawlada iyo wasaaradii lahayd loo celiyaa
waaruntaa.xasan.iyo.ganacsatada.alah.naga.qabto.
Waa xaq in laga raro meel walbaa oo dowlad leh immisa masaakiin baa hoy la'aan haysto
Waa runtaa walale
lkn Xaq waa xaaraan in ganacsato laga iibiyo oo jeeb shaqi lagu shubto lacagta !
Dal xoreeye = Dal Xaraashe.
Gut gut silarabo 😂😂😂😂😂😂😂😂
Xasan sh waa mooryaan 😂
Waa idinla banaanbaxeynaa hadan siyaasi nahay culimada dhalin yarada hooyooyinka waa wada diyaar ma fiirsaneyno waxa xasan shiiq wado oo boobkaa
Wariye Sare. ❤🥇👍🇸🇱🇸🇴
Dhulka waxaa iibsada khawaariijata si dowlada iyo shacabka la iskaga horkeeno.
Dawlada baa dhulka wasaaradaha u dhistay wasaaradaha oo aan horteed jirin ninkaas hada hana sati ka gadaya
Farmaajo Waa mareexaan caaaa caaaa caaaa filada kasobax wasaq
😂😂😂 dhibloow
Dhulka dsnta guud waxaa laga qaaday
Habar gideray cadalitad ay imatey xamar waye idnka dhametay dudidimahi ay idiin sugayo
WAQTI BA KU SOCDO PROFESSORE GARGURTE
Ee maahan xarunta baarlamaanka.
Wasaaradii baa guro kiro ah ku shaqaysa
Villa baydhabo waa xarunta taliska guud ee xooga dalka soomaaliyeed.
SOMALIYEY HABARGIDIRTA DHUL DOWLAD KA HOR INTEY DEGNAYEN AYAKA
Dadka ayey kudhax noolaayen kkk
From cadaado to muqdisho marka lajoogo
@@ccasiisismaciil8406
Hg ayagaa xasan shiikh taageero uah oo abgaalkii dowlada cunaayey waa aamusan yihiin hg ayagaa hor boodayah hg ayagaa isbarakicinayaan sida eeleyda xamar ha ugu noolaadan
War dhalinyaroiy cidna Nona Maan’s ceelna noomaqodna banaanbax nabadeed aan iskusoibaxno jimcaha
Ciidanka kiilayey shacab miyu utura xasan dhiiqo maxa liqa
Xasan culusow dhaqaale aruursi ayuu rabaa dadka inuu kuxukumo
Uqubadu waxay sida falaarta ugu dhacaysaa
ME Xasan Sheekh iyo labada gole baarlabaan ee kutaabka been noogu wada dhaartay
Waana ehelu naarayaa illaahay kuwa ehelu naarkaa ee naarta buuxiyo ha ka dhigo
Sababtoo ah
Nabad maleh , 8:04 nolol males , Gandhi waa la iibsaday,
Badii itoobiyo ayaa laga iibsaday iyo waliba dhul
Kuwaan cancer kansarka dhiiga beeka allaha ku rido
Maalin kasta Xalane caruur Soomaaliyeed ayaa laga dhoofiyaa
Madax miyaa waa tuug iyo tuug qaris
Lacago dheeraada isku fan gareeya si mar labaad xilka u sii hsyaan
Kuwaan xabaalaha ha badiyaane waa na dhibeene.
HG ma ahane beenta dhaaf somali isku jir wey wada degan yihin HG madagalameyso hantida ugu badan e xamar ayaga leh
Wasaaradaha ma dhul kale baa loo dhisay meel ay savanna malaha into loo dayactiri lahaa miyaa laga sii gadanaa
Taageero Xasan Sheikh Maa ihi,Kuma raacsani in uu shacab barakiciyo,laakiin shacabkii Iyakaa 1991kii oo dhismayaal Somali oo Dhan ka dhaxaysa xoog ku dagay,isaguba shismayaasha ama dhulkii Somali O'odham ka dhexeeyey in uu ganacsato saaxiibadi ah ka iibsado,shacabka Iska dagayna uu ka saaro waa ku khaldan yahay Xasan gurguurte,odaygaan yari dhaqan celin in loo suubiyey ayuu u baahan yahay ai degdeg ah,haddii kale wuu waalan doonaa isagoo suuqa ordaya oo Leh, aryaa peso peso peso iyo Badar,ayaa la arki doonaa😁
War adiga habargidir Maxaa kaa galay Ruufyaan baa tahaye
Dalka xaguu kuwadaa markaa no more Somalia 🇸🇴 miyaa?