Addoon Baa tahay Sabab? 👇|| BUUG MUHIIM AH.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 тра 2024
  • Buugga What It Takes To Be Free waxa qoray Darius Foroux, wuxuuna soo baxay 2019. Buuggu wuxu ka hadlayaa macnaha ay xoriyadu leedahay, qiimaha ay ku kacayso in qofku xor noqdo iyo qorshaha uu qofku la iman karo si uu ugu noolaado nolol xor ah.
    Buuggu wuxu u qaybsan yahay saddex qaybood. 1) Baraarug - in la ogaado waxay tahay xorriyadu. 2) Qiimaha - waxay tahay in loo huro si xoriyad loo helo. 3) Qorshaha - qorshe sameyn, hawlgal iyo sixitaan iyo hagaajin lagu sameeyo qorshaha iyo hawl-galka inta lagu gudajiro.
    #GUULAYSO EE #PRODUCTIVITY AH
    #SUBSCRIBE

КОМЕНТАРІ • 28