Buugi badali lahaa hab Fikirkaaga Nolosha | Buug muhim ah .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2023
  • Maanta waxan soo koobid falanqayn dulmar ku samaynayna . Dhiganaha
    نظرية الفستق
    oo uu qoray fahad Caamir al Axmadi .
    Inagoo aan nuxurka ka qaadaynin kitaabka macnihiisana tiraynin ilaalinaynana Xuquuqda kitaabka ayaan dulmarayna .
    Marka koobad aan u mahadnaqo ilahay oo i waafajiyay soo koobidiisa . Kadibna Naftayda aan u mahadnaqo oo dooratay inay soo koobtay mid kamid ah kutubka ugu saamaynta badan dunida .
    Waa Kitaab aad muhiim u ah Magicisaaba Leh soo jiidasho gaar ah .
    maxad u Malayn gudihiisa waxa ku jira
    fadlan Nagu soo biir 🙏💫

КОМЕНТАРІ • 8

  • @marwanmedia
    @marwanmedia  9 місяців тому +3

    Fadlan Nagu soo biir ❤🙏

  • @najmaquen9389
    @najmaquen9389 2 місяці тому

    Ammin ammmin ammmin wlll qli🤲🤲🤲

  • @MalyuunXasan-mm9iq
    @MalyuunXasan-mm9iq 2 місяці тому

    ماشاء الله افصح الله لسانك

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  2 місяці тому

      آمين يا رب
      و شكرا

  • @ZuhurHaaji-hl5zg
    @ZuhurHaaji-hl5zg 4 місяці тому

    Marwaabow أقسم بالله ilahay dartiisban kujeclahy marwan ❤😊 waxana kuleyahy keep going

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  4 місяці тому +2

      احبك الله الذي احببتني فيه ( اي لأجله )

  • @Xulcourses
    @Xulcourses 9 місяців тому

    Tnx ustaad

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  9 місяців тому

      AllaH Yacizak 🙏💫❤️