Daawo Abdi ilay oo Caawa Dil Toogasho ka Bad_Baaday,ciidanka Mustafe oo Shirqool u dhigay...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 9

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 2 години тому

    Fano jabtaye
    waa sidee warkaagu sheekh

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 10 годин тому

    masiibo kugu dhacday waa mishin shirqool cuqdad ciil cuduran dawo lahayn bisinka allow xafido ilaali aabo CMC iyo askartisa aamiin🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭🇬🇲🇬🇲🙏

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 7 годин тому

    Cabdi ileey wa dalin gacan ku dhiigle onlf iyo dad ban baa ku maqan gacantisa .cabdi iley ha yimado kismanyo madoobe hala shaqeyo .mida kale jigjiga rajo kama qabikaro wayo wa edeysane.

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 7 годин тому

    Maxed subeer bananka iskugu baxa dadka ha dhibaateynina.mustafe bossa banee mk.cabdalle.cowlyahan baa sugayo maxed super wa fitmo socoto.kilil5 iyo jubboland wey isku hestaakn .

  • @Mahameddulqarnayndulqarnay
    @Mahameddulqarnayndulqarnay 9 годин тому

    Sxb adna waxbad isku qas qasaysaaye war sugan sheeg, kan aad waraysatay ee cabdi ilay baa deegaanka looga cabsi qabaa leh nin wax og ama itoobiya yaqaan ama joogi jiray ma ahan sababtoo ah madax wayne laba jeer kabadan xil qaban kara majiro cabdi ileyna 9 sano ayuu joogay danbina wuu ku ee doobay wana mida loo haysto marka wax sugan sheeg inshaa Allah.

  • @Abdinassir-w8g
    @Abdinassir-w8g 6 годин тому

    Caqligii ogaan wasye maas

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 9 годин тому

    Soomaali iyagaa laysku dirayaa oo Soomaali iska daayee Raaskii Ogaadeen dhexdooda baa Qaar Oromo u shaqay nayaan oo fekero iyo Dano aanay iyagu lahayn isku dilaya Doqoneey Dabkaa ba'