Guddiga dhismaha waddada Garacad, Gaalkacyo iyo Goldogob ayaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Guddiga dhismaha waddada Wadaagsin ee isku xiraysa Garacad iyo Galdogob, ayaa soo bandhigay xisaab celinta illaa dollarka soo galay iyo lacagta ku baxday dhagaxa la fujiyay. Markiiba waxay noqotay arrin la soo dhaweeyo oo lagu sheegay inay tahay inay ku daydaan guddiyada kale ee mashaariicda iskutashiga ah gacanta ku haya.

КОМЕНТАРІ • 53

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 5 місяців тому +15

    Republic of puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 wadaagsan guul iyo horumar mashaa allaah

    • @King-lp1my
      @King-lp1my 5 місяців тому +1

      Badhyo cukus nega waxay ku dabo lumeen somaland
      Adeer berbera kordor ayaa coppy Lkn ciida qasta
      Wixiinu waa kiciwaynee ma yaacna
      Boosaso coppy halkay maanta mari 😂😂😂
      Itobia muuse idin geeyey kaadh muuse xoqday ayaa u tagteen
      Fadlan waa laga shubtay
      Hada dhulbahnte muuse lugta u qabanaysaan ka bacdii halkii bosaaso aya maraysaan
      Coppy iyo masayr shalay oromo isaaq
      Maanta xarood kurdi macal waxay heshiiska ku sheegen cid ka hadashay maleh 😂😂😂
      Anagu waanu isku kiin daawanaynaa idinka iyo ninka idin qabee hawiye
      Muwaadin darajo labaad

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 місяці тому

      @@King-lp1my Awalba Habro Baad Aheeyddeen Hisaas Uun kasheekeeya. Yaa Qoowmuluud. SSDF waa Jamhaddii Ugu Horeeyay ee Soomaaliya kadhisanto. Waxaanu iska reebiwaaye ee nakusoobiiray idoor beey ahaayeen. Ilaa Aanu sooceerinay markiidanbe. Taariikhdda baar Reero copy and paste.

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 5 місяців тому +10

    Masha Allah puntland Republic 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 5 місяців тому +7

    Mashaa Allah Tabaarka Allah. Allaha idinka abaalmariyo hana idin gargaaro.

  • @xamralive
    @xamralive 5 місяців тому +7

    Wixii Rag u kaco Rabina Aqbalo waa Rumoobaan xaqiiqatan waad dadaasheen maashaa Allaah

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 5 місяців тому +1

      Waxii dad ukacaa weeyaan. Ma Ragg kaliyaa Dhistay Dumar baa Ugu Lacag Baddan waxa maalgashtay.

    • @xamralive
      @xamralive 5 місяців тому

      sax laakiin maah maahdaa sidaas ahayd hhhhhh
      @@Cici_mimi

  • @Fahma
    @Fahma 5 місяців тому +3

    Masha allh iskutashada reer puntland

  • @moulidabdiali2530
    @moulidabdiali2530 5 місяців тому +2

    Well done, gudiga shaqo qaran ka ayaad hysaan Allah hadin barakeeyo guulaysta.

  • @jibrildaad4953
    @jibrildaad4953 5 місяців тому +3

    Mnsh allh garacad international seaport ❤

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 5 місяців тому +3

    ❤MAANSHAALAAH ❤ALLAHAYOW RAGAN RAGA DHAAFAY EE DAKADA GARACAD DHISAY EE LAAMIGA DHEER DHISAYA ALLAHAYOOW CIMRIDHAAR OO CAAFIMAAD QABA NOO SII. ALLAHAYOW CIRSIQ KU SOO SHUB OO BILAADANKAAD ABUURTAY U CABIIDI IN AAY LACAG KU SOO SHUBAAN.

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 5 місяців тому +6

    Puntland republic guul

  • @johnmjey
    @johnmjey 4 місяці тому

    walaahi waa wax ku dayasho mudan in dad somali ah iskutagaan oo wax wadaqabsadaan masha allaah dhaxal somaliyeed jiilka dambe

  • @Bilesharaf
    @Bilesharaf 4 місяці тому

    masha alaah somaliyah oo dhan saas baa laga rabah isku tashi wado wanaagsan baa noo furteen iyo dhaxal wanaagsan mahadsanidin walalayaal jazakallahu khayr

  • @jayjow5165
    @jayjow5165 4 місяці тому

    masha allah somaliyey ku dayda isku tashigaas umada somaliyeed oo isku tagay oo qabiilkasta leh ay ku maal gashanayaan dhulkaas somaliya

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 4 місяці тому

    مأشاء الله ، Horaa loo soconayaa

  • @user-xp3oz5mu8q
    @user-xp3oz5mu8q 4 місяці тому

    nice work masha allaah

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 5 місяців тому +1

    Aad bay u balaaran that
    Maanshaa allaah ❤

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 5 місяців тому +1

    Masha allaha illaahay haidin barakeyo gulaysta

  • @SaciidYusuf-sf9lt
    @SaciidYusuf-sf9lt 5 місяців тому

    Masha allaah ishi bugtay ku bikacso

  • @user-xs8bv8xh5d
    @user-xs8bv8xh5d 5 місяців тому +2

    Rer puntland inaad ku fantaan waad rabtaan lkiin inaad wx ku drsataan mya reer beri ku deyda mudug

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 5 місяців тому

      Reer Bari dad wax Dhista Maahan Intaas Waa Yuusayaan Oo Ayagaa Dacaladda Isheeysta.

  • @lailakulane9169
    @lailakulane9169 4 місяці тому

    nice work

  • @Fahma
    @Fahma 5 місяців тому

    Masha allh

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 5 місяців тому +1

    Mansha allah ❤❤❤❤

  • @cismaanaxmed4854
    @cismaanaxmed4854 5 місяців тому +1

    Man sha alah

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 5 місяців тому

    Ma shaa Alaah, barakalaah

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 5 місяців тому

    ❤❤maanshaalaah ❤❤

  • @herbimoha
    @herbimoha 4 місяці тому

    somaliyeey maal gashada waa furantahy mahaa wax dad gaar ah leyihiin ama qabiil gaar ah waa open to dhamaan somaliweyn

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 5 місяців тому

    Maashas Allaah❤💯💯👍

  • @democracy480
    @democracy480 5 місяців тому

    Masha Allah

  • @xaawomaxamed8701
    @xaawomaxamed8701 5 місяців тому

    Manshaa alaah ilaahy haxifdiyo

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jayjow5165
    @jayjow5165 4 місяці тому

    waan ku faraxsanahay in aan 34 sano kadip dowlad la.aantii in umada simaliyeed isku tagaan oo ka tashadaan in aysan cid wax ka sugin oo siku tashadaan ayagu

  • @user-os4rj6nl5w
    @user-os4rj6nl5w 5 місяців тому +2

    XASAN BEENLOOW LACAGTII UU BALAN QADAY EE UMMADA KA DHAXAYSAY MEEDAAY MISE AWALBA WIXIISA WAXAAY AHEYD IGU SAWIR IYO BEENTIISA BAL WARKEEDA NASII BALANQAADKII MUNAFAQII XASAN CURYAAN AHAA

  • @DIGGEHBOY
    @DIGGEHBOY 5 місяців тому

    Goldogob ka dib wadan kale

  • @guuresalah
    @guuresalah 4 місяці тому

    war ana usa jooga waaku darsana maalgashiga xagee kala xiriira walayal igala so xirira hada heshan ciwankaan

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 5 місяців тому +1

    Qabiilada lacagta Ma cumar Maxamuud bes baa bixiya. Aaway qabiiladii kale .

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 5 місяців тому

      Maxaa iskugu camiree yaa ku yiri cumar kaliyaa bixiyey

    • @yasinmohamed1818
      @yasinmohamed1818 5 місяців тому +4

      @@saynabdaye7382 Qabiiladii la soo bandhigay ma arkayn miyaa Boowe. Saddex lafood oo Cumar maxamuud ah keliyay ahaayeen. Aniga xattaa reer Mudug ma ihi iskaba daa Cumar maxamuude.

    • @ahmedjama8879
      @ahmedjama8879 5 місяців тому

      ​@@yasinmohamed1818 hhhuuuu walaalyaal dalka hala dhisto

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 5 місяців тому

      @@yasinmohamed1818 99 boqolkiiba Ayagaa Ugu baddan.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 5 місяців тому

    cadawga allaha idinka qabto

  • @DIGGEHBOY
    @DIGGEHBOY 5 місяців тому

    wado 40mitir ka yar waxay sababi kartaa shilal.

  • @ahmedmohamoud4322
    @ahmedmohamoud4322 5 місяців тому

    Assalaamu caleykum dhaammaan Guddiga Dhismaha Waddada Wadaagsin , hala sameeyo lacag-ururin
    (Fundraising) magaalooyinka qurbaha iyo dalkaba ,
    si sannadle ah ( yearly).

  • @DIGGEHBOY
    @DIGGEHBOY 5 місяців тому

    Laba wadan ?

  • @mohamedharbi1071
    @mohamedharbi1071 5 місяців тому

    Wado 10 mitir ah shilal badan bay kenaysaa halla balariyo waa khatar

  • @lailakulane9169
    @lailakulane9169 4 місяці тому

    no don.t say republic of puntland puntland waa aasasa dowladnimada somaliyah

  • @garaadfirane2914
    @garaadfirane2914 5 місяців тому

    Waddo 10mitir yaa ma maraaa,
    Waar waddada ballaceeda ugu yaraan ka dhiga 50mitir.

    • @abdowali463
      @abdowali463 5 місяців тому +4

      Qorshuhu waa 100mitir ee awooda ayaa hada 10mitir ka dhigtay mana xuma oo wadada Somalia ugu dheer Kismaayo ilaa Bosaso ilaa Hargeysa waa 8mitir