SHAKIIRA oo markale FAADUMO BURAANBUR khaati ka taagan, MADHALAYS ku cayday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 тра 2024
  • Caato Officiall @Liibaan Jama @fahmo fiicaney @Gulledsimba @SOMÁLIA SUCESSADA @SULDAAN OFFICIAL @SADAAM OFFICIAL @SOCDAAL CHANNEL @Lamaane Official media @KABARAI CHANNEL @KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @MAAMA FRANKO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @fahiimo fiicaney @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil @xerta sheekha dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @QOORGAAB QAYBTII @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channe
    @abdikadirroyel7889 @Illintir @LAAKAHA MEDIA PRO @Quruxda Qoyska2 @kabtan Ayuub @Aftahan Production @Dulmi Diid @Mohamed Buskut Official @waridaad TV @Zaki honest Official @Taar
    @DulmiDiid @DalJireTv100 @shabellechannel9816 @HORUFADHITV @univsomalitv @nadaarashow9782 @Queen.Fatma. @Darwiish391 @illintir @QuruxdaQoyska2 @waridaadtv5645 @hamzehariir @MUDANETV @HornCableTV1 @warsamemedia96
    ‎@fatumaburaanburchannel2214
    ‎@Hodanonline

КОМЕНТАРІ • 63

  • @ganimahamudganimahamud2123
    @ganimahamudganimahamud2123 Місяць тому +11

    Aloow shakiaro waxaat ku faraxdit kusiih amiin yaarabi ❤❤

  • @DeeqoAhmedHassan-wk2xr
    @DeeqoAhmedHassan-wk2xr Місяць тому +5

    Wlhi gabadhaan waa gabar fcn maasha allaah illahay owlaad baari ah hakusiiyo abaayo mcn ilahay faraj hakuu furo owlaad dagdag ah ilaahay kaaga rajaynayaa farxad iyo caafimaad iska cafi walaashaana illahay hasoo hadeeyo

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 Місяць тому +5

    Shakiiro sister illahay ubad khayr qaba allaha ku siiyo oo dagdag ah umad saciid ah

  • @user-sm3ez7ud6y
    @user-sm3ez7ud6y Місяць тому +5

    illahay dhamanteenba ha ina siiyo awlaad khayr qabta

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 Місяць тому +7

    Shakira Ilaahay waxaan uga baryey inu awlaad khayr qaba siyey

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Місяць тому +1

      Aamiin Aamiin Aamiin Mataano Caafimad qaba Allaha Siiyo

  • @SalmaSalim-ix4ox
    @SalmaSalim-ix4ox Місяць тому

    Shakiira abyo mcn wallaahi illahey dartii bankujecelahay insha allaah illaahey kuma hilmansana wuunakusiinaya 3 matano ah ayuub akram io afnaan bi idnilah qeybkanakugu duceya salatu leylka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ib6es2xr1l
    @user-ib6es2xr1l Місяць тому +2

    الله يرزقك ذريه صالحه

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Місяць тому +3

    Xaraam ilahow qofkasta sii waxujecelyahay aaaaamin❤❤❤❤

  • @user-pd8gk7qv7d
    @user-pd8gk7qv7d Місяць тому +3

    Illahay awlaad aad kufaraxdo hakusiiyo abayo

  • @saciidocabdrahman1277
    @saciidocabdrahman1277 Місяць тому +3

    Fariid. Mashaalaah. Gabaara. Fiiicaana. Baatahay. Guulasao

  • @nuuracabdulahi5418
    @nuuracabdulahi5418 29 днів тому

    Habaryar guulayso waligaa gadaal hamarin

  • @gasirasheikhhassan6584
    @gasirasheikhhassan6584 Місяць тому +1

    Waa runteed reer jigjigadii hore qabyaalad maysan aqoonin anaa reer jigjiga aha waligay wax qabyaalad ka sheekaynaya maan arag

  • @nuuracabdulahi5418
    @nuuracabdulahi5418 29 днів тому

    Sheekhaal dunida tiirkeedii yaa gaadhikara shakiira faan huno way kuusugnaataye maansha alaah

  • @gasirasheikhhassan6584
    @gasirasheikhhassan6584 Місяць тому +2

    Wll ilaahay caruur khayrqabta hakisiiyo

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 28 днів тому +1

    wajigaaga boqolka kalakaanka saad naagow ubadashen abuuridii illaahay waad eedaysan

  • @sahroaxmed3811
    @sahroaxmed3811 Місяць тому +3

    Sister Shigaal IS butterfly Shakir 1 Love baby 🌟💯🌹🌹🌹❤️❤️❤️

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Місяць тому +1

    ASC WLSHEY QAALI SHAKIIRAAY CAQLIGA IYO GARASHADA ALLAHA KUU BARAKEYO ALLE DARTII KU SAMIR AWLAAD KHEYREYSAN MATAANO AH ALLAHA KU SIIYO HADAAN LAKALA ROONAAN ROOB MA DA,O EE KA ROONOW KHEYR BADAN ALLAHA KU SIIYO DEMBI AYEY KAA MEYRAYAAN ALLE KU DAA

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Місяць тому +4

    Subxanallaah ❓

  • @Rabiyasir-wg8ed
    @Rabiyasir-wg8ed Місяць тому +1

    سبحان الدى سخرلنا من كل خير oowlaada rabiyaa bixiya

  • @bilana289
    @bilana289 Місяць тому +1

    Caruur aan ILLAAHAY qof siinin ma laysku caaya
    Dumarku xayawaan sanaa caruurta saw ILLAAHAY ma bixiyo
    Ma qof baa gacanta ku haysta

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 28 днів тому +2

    Zqaasiirad uekaaten isfiirsha

  • @nuuracabdulahi5418
    @nuuracabdulahi5418 29 днів тому

    Awoowgaa afartangeela oo afartankun kabadanbuu lahaa

  • @sahramakaran6174
    @sahramakaran6174 Місяць тому +1

    Allaha ku siiyo ubad aad ku faraxdo oo baari ah oo alle cabuda

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 Місяць тому +1

    Asc xabibti ilmo qeyr qaba caafimaad qaba eed ku indhaa doogsato taam ah illaahey, hakugu irsaaqo

  • @nuuracabdulahi5418
    @nuuracabdulahi5418 29 днів тому

    Lanbarkaaga iisoo dir habaryar shakiira

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  29 днів тому

      Tiktokeeda kala hadal halkaas ayuu numberkeeda yaala

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf Місяць тому +2

    Alle ka cabso wall xata hadu qofku kugu gafo waa layska cafiya ajarkaga lama siiyo waa gabadh walashaya oodhiban ee uducee

  • @khadiijohussein8688
    @khadiijohussein8688 Місяць тому

    Walaal shaakiro awlaad wanaagsan Allow ku sii aamiin

  • @siradm
    @siradm Місяць тому +1

    Ilaahay swt awlaad khayr leh ha ku siiyo abayo, sorry waa dambi wayn waxaasi, Ilaahay swt baa bixiya. Maaha khaladkaaga, subxaanallaah

  • @user-ej6fb9ml7j
    @user-ej6fb9ml7j Місяць тому +1

    WALAHI WAN LA DAMQADAY SHAKIIRA ILLAHOOW AWLAAD SALAX AH KU IRSAAQ OO DUMARKA SOMALIYEED WAA CADOWE ALLAAW HA U JEBIN EE JIRKEEDA U QEYBI ADIGA AWOODAS LEHE RABOYOOW AWLAAD SII OO QALBIGA U DEJI

  • @ubahabdi2531
    @ubahabdi2531 Місяць тому +2

    Abyo wax aad ku faraxda dhabtaada Allha soo saaro oo baari ah

  • @BahjaOsman-ub1le
    @BahjaOsman-ub1le Місяць тому +1

    Abaayo ilahay waxing kaga baryayaa inuu waxaa kaa maqan oo ilmo ogu horeeyan walahi ilahay dartiiban ugu duceya a inaad uso jawabtaba mahayn

  • @ayanelmi2023
    @ayanelmi2023 Місяць тому

    Awlaadcaad ku nasato illahow kubsii aadku faraxdo aamiin 🤲🤲🤲🤲

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 Місяць тому +2

    Naag Ilaahay ka baq oo joogi isku dirka hada Shakira qalbiga ayaa ka dhawacaysa qofka qofkale ku xadgudba Ilaahay baa laa xisabtamaya eeebtana waa laa qarsha Acuudu billaaha

  • @abyaninanuur8253
    @abyaninanuur8253 Місяць тому +1

    Dagan iyo fadumo saxiibo ahayeeen ma isdagaleeen

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 Місяць тому +1

    Walaal ilaahay ilma qay qaba ha ku siyo gabadha kugu caydayna ilaahay how tobad celiso waayo ilaahay ayaa dhasha bixiya

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf Місяць тому +2

    Cafiska kuda dadka isku kiin diraya ha maqlin waa namaam namamkuna janata ma galo adna waxad jeceshay wad heli wallo

  • @anfacaadan6229
    @anfacaadan6229 Місяць тому +1

    Ilahay olaad Salax haku siiyo abaayo shakira

  • @HodancaliCilmi
    @HodancaliCilmi Місяць тому +1

    Ha iska sheegi shakira illhay na ha kusiyo awlad khayr qaba

  • @fatumazahra611
    @fatumazahra611 Місяць тому +1

    Sorry abayo adunka wa imtihan inasabra macasabirin owlad Allah ayabahsho InshaAllah you will get .fadhumo gabada iskadah ayadakuleh iskakey daa leave her alone.

  • @user-jz6fd5wj9n
    @user-jz6fd5wj9n Місяць тому

    Wadankan qurbaha kama shaqeyso Akhlaq ba lagu barey

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 Місяць тому

    Rufiyaantaan oo aduun iyo aaqiro mid na heysan iyadaa stress dilay

  • @Ibrahim-ki1ue
    @Ibrahim-ki1ue Місяць тому +1

    Shakira qof aan iimaan laheyn Hala murmin

  • @user-jz6fd5wj9n
    @user-jz6fd5wj9n Місяць тому

    Miiskiin baa tahey naagahan qurbaha jooga. Waa lleyska celiyaa

  • @khadiijohussein8688
    @khadiijohussein8688 Місяць тому

    Waliba awlaad wanaagsan kuu hibee walaal

  • @fatumazahra611
    @fatumazahra611 Місяць тому +1

    Owliyaba iskadigeys dee maahaa dicey?kadaa.

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 Місяць тому +1

    War Shakira qurux ii dhaafa iyadu kuwii alle siiyey meel haku sheegto

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Місяць тому +1

    Ganadhaan shakira la hadleeso ayaaba ruufiyaana ruufiyaan meelxun u danbeeso😂😂

  • @fadumoo3032
    @fadumoo3032 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅🎉

  • @hfg2420
    @hfg2420 Місяць тому +2

    اتقي الله

  • @user-jz6fd5wj9n
    @user-jz6fd5wj9n Місяць тому

    Adiguba 10 baad ka faran laheyd Iska celi naagta

  • @gasirasheikhhassan6584
    @gasirasheikhhassan6584 Місяць тому +1

    Dhurwaa haadka kacay kkkkk kkkk

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 Місяць тому +1

    Qumanyo qabri laba mitira ayaa ku sugaya ha siku dirin gabdhaha

  • @user-er7zk3ed8u
    @user-er7zk3ed8u Місяць тому

    Maalintan ku arkaay ilaa hada fadumo adiga ku waashaay walaahi waaligey maraak ayaado ka hadleeyso ma harto on samrin adiga ah shukriyey adunyo waxba dhowranmeysid aakhiro inte aade

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 Місяць тому +1

    Qofka haduusan wax dhalin waa xaasid xaasid dhalay.?

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Місяць тому +1

      Qofka ay uguqoran tahay adonta ale maxad ucayneysa wallaal Shakira awlada iyo waxwalba illahey ayabixiyo illahey kabaq

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Місяць тому +1

      Walaal Shakira WA qof diin iyo iman iyo ala kacabsi badan aqlaq iyo edeb leh walal shakiro way kamuqata in hoyo wanagdan korisay mashaallaah xasadkoow ka dhamada uf

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 Місяць тому +1

      Somalidu wa dad isaanimo iyo islanimokamaran subxanallah illahay qadarkiisa hayskucaayina dadow ama dumarow

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Місяць тому

      Ale ka cabso oo wax ilaahay gacantiisa ku jira oo uu siiyo qofkii uu la doonto haku caayin walaasha ogoowna in aynu ku intixaamanahay kuweena ilaahay siiyay iyo kuwii aanu wali siinba

    • @malyunwarsame6906
      @malyunwarsame6906 Місяць тому

      Oo Allah ayaa ayaa awlaada
      Baxshee ma Qadar baad
      Wax ka qaban kartaa,

  • @khadiijohussein8688
    @khadiijohussein8688 Місяць тому +2

    Walaashay waxaad tahay gabar diinta taqaan ee xijaabo oo qoorta qari intaas ayaa kaa maqan xataa waad dagan tahay waliba aqlaaq ayaad leedahay

  • @qamardagan8175
    @qamardagan8175 Місяць тому +2

    Allaha idiin dembi dhaafo gabdhayahow aaqiradiina fiiriya waa laga tegaa aduunka