HABOON by ABSHIR AJ 2018

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Erayadii Ridwaan Habane
    Laxankii Abdirisaq Bulqaas
    Music by Wali-rasta studio
    Directed by Rock Stone
    Produced by Abdinasir Cirro

КОМЕНТАРІ • 45

  • @abastarzan697
    @abastarzan697 6 років тому +5

    Legend abshir sxb qli hore usoco caadi maaha walhi 🙌❤️🙌❤️💪 ma producer abdinasircirro 🙌🙌

  • @semeterhashsaami496
    @semeterhashsaami496 6 років тому +3

    My legendman Abshir horaa loo soconayaa dheh allow garabkaaga gal libaaax yaaa jigjiga lijiii anbassa sow 💪💪💪💛💚💜👌👌👌👈👈

  • @SBC-MediaMN
    @SBC-MediaMN 6 років тому +4

    Hees Shidan Erayada
    M sh Allah Like igu qabo please

  • @haniaaden6550
    @haniaaden6550 6 років тому +4

    Qeybta ku hestto lama huraaney wa ku hanan hooy Hadan cawo san dhashay haben san😍💋✨✨ nice voice an ereyo. My boy Wa ka baxsatay Horey u soco. ❤️❤️❤️❤️💋🔥 styl 👉👌💯

  • @habon-titamahmoud1152
    @habon-titamahmoud1152 6 років тому

    Haboon deqsaan😍❤❤❤ thanks

  • @wizanwer7475
    @wizanwer7475 6 років тому +1

    alfanaan abshir ina abti fanaan dhamaystiran ayaad tahay horay u soco king bro😍

  • @abdirahmandhanto5039
    @abdirahmandhanto5039 6 років тому +2

    Lijooj jigjiga hambasa Abshir 👍👍👍👍👍

  • @cabaasaxmedbestloyal3156
    @cabaasaxmedbestloyal3156 6 років тому

    woooowwa xiis qiimo leh qalbigana way dhajisay

  • @hawdiyocalaydhmedia672
    @hawdiyocalaydhmedia672 6 років тому

    Al- Fanaan Legend Abshir yare, halkeeda ayaad dhigtay bro 😍

  • @abshiradan4172
    @abshiradan4172 6 років тому +1

    Horay usoco wlhi caadi maahan video gan waxaan hubaa inaad meel wanaagsan kagaadhi doontaa insha allh

  • @abdinejibali6588
    @abdinejibali6588 6 років тому

    best song my boj abshir

  • @shaybahmed2587
    @shaybahmed2587 6 років тому +1

    Manshaa allah my bohi @ashshir Aj

  • @ahmedaabi7193
    @ahmedaabi7193 6 років тому +2

    Wow nice libaax sas ayaa laga rabaa good job 👍

  • @omarmohamedyusuf
    @omarmohamedyusuf 6 років тому

    Woow sxbkay abshir fanaan buu noqdee waa hees macaan wlhi sxb

  • @abshiradan4172
    @abshiradan4172 6 років тому +1

    Mansha allh

  • @muxiyadinabdi9537
    @muxiyadinabdi9537 6 років тому +1

    ALFaNaNa Abshir AJ iNaba Caadi Matihid Sxp Qali 💯💯💯💯👍🎤

  • @abshiradan4172
    @abshiradan4172 6 років тому +1

    Waad cod shidan tahay sxp abshir

  • @lilshikinoow3860
    @lilshikinoow3860 6 років тому

    hees shidan sxb qaali Abshir Aj hormar iyo guul ku rajeyna sxb qaali🔥

  • @khalidabdirahman2175
    @khalidabdirahman2175 6 років тому

    the Legend al fanaan abshir
    the only fanan the only one 💯💯

  • @Jigjiga.empire
    @Jigjiga.empire 6 років тому

    Alfanaan abshir Aj afkaaga caano lagu qabay codka iyo stylkuba inaba caadi maaha 🌹🌹🌹❤️❤️❤️

  • @kaafimohamud9247
    @kaafimohamud9247 6 років тому +2

    Good job ma bro #Abshir

  • @Mohamed2chalabi
    @Mohamed2chalabi 6 років тому

    Awsome

  • @samiaquruxwanag8120
    @samiaquruxwanag8120 6 років тому

    Wow My king Aj Caadi Ma han wlhi hestan Iyo istelkuba Quruxow

  • @zuusanomer7939
    @zuusanomer7939 6 років тому

    Woooow wlkeey qli ilahay ha iiladaayo isha bil aad ka ilahay ku garab mariyo

  • @xamsexiis7552
    @xamsexiis7552 6 років тому

    Legend boy horay usoco Aj 💯

  • @AHMEDALI-rm3oh
    @AHMEDALI-rm3oh 6 років тому +7

    Video shidan
    Erayada eber waaye
    Codkiisa eber waaye

    • @wiilbari5128
      @wiilbari5128 6 років тому

      AHMED ALI an kadido bal ebow sax hakezku cayro wada

  • @ahmedmahmud608
    @ahmedmahmud608 6 років тому

    Horaa loo soconayaa Akhii

  • @hamzeamud7982
    @hamzeamud7982 6 років тому

    My boy Abshir you did it 👏🏾

  • @afuufaaofficialchannel3260
    @afuufaaofficialchannel3260 5 років тому

    WAAN ARAGNAA HEESTAN INAANAY WAX NAXWA AH LAHAYNE DADKAN COMMENTIGA AMAANTA KA BUUXIYAY MA ASXAABTADII OO AAD WhatssappKa AAD KALA HADASHAYBAA

  • @ferehanabdi6837
    @ferehanabdi6837 6 років тому

    Woooow esh calaa heees abshir farah

  • @craxmancali5207
    @craxmancali5207 6 років тому

    heez Aan kaheley waayee

  • @abdikaniibrahim7776
    @abdikaniibrahim7776 6 років тому

    Afkaga cano lagu qabay ustad AJ 👏🏼

  • @SaajinMuse
    @SaajinMuse 6 років тому

    Keep coming out Bowe

  • @craxmancali5207
    @craxmancali5207 6 років тому

    woow

  • @Rama____1
    @Rama____1 6 років тому +1

    😉😄😄😄😄😄😄😄😄😉😉😉

  • @hassnshiine6866
    @hassnshiine6866 6 років тому

    🙏❤️🙏🙏🙏🙏

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 років тому

    👏👏👏👏👏👏👏

  • @ferehanabdi6837
    @ferehanabdi6837 6 років тому

    Hees shidan cod ku lamaan

  • @sharmakeinaadan8404
    @sharmakeinaadan8404 6 років тому

    boqortooyo saln sare

  • @sabtiaxadilaaisniin5975
    @sabtiaxadilaaisniin5975 6 років тому

    Iminka ninkani muxu Ka hadlyaa waa la soo kalifayaa indr

    • @wizanwer7475
      @wizanwer7475 6 років тому

      sabti axad ilaa isniin
      ina adeer inuu heesayo
      sowdiga arkay muxuu ka hadli lahaa?

    • @sabtiaxadilaaisniin5975
      @sabtiaxadilaaisniin5975 6 років тому

      Wiz Anwer waxani maa hesbaa waa hadl hadiyee

  • @nawaalinaxiis807
    @nawaalinaxiis807 6 років тому

    💝👌

  • @hakimirro9315
    @hakimirro9315 6 років тому

    Is this for real? Hees maa laga wadaa ?LOL!!!