DHIIN DHIIN Kiin Jamac Ft Marwan Yare

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • Erayadi/Laxankiii: Cumar Gubata
    Music: Wali-Rasta Studio London UK
    Produced by Abdinasir Cirro
    Cirro_Production LTD

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @MARACADDE-2
    @MARACADDE-2 9 місяців тому +103

    Who s watching with me 2024 😢

  • @bintiabdi5919
    @bintiabdi5919 5 років тому +51

    Adoo daawanaya hada comments aqrinaysid like igu sharaf👍👏

  • @kimra8593
    @kimra8593 5 років тому +750

    Wewe berof iyo saban ya so arkay farta tag☝😎😂😄🤗

  • @nur_ahmed
    @nur_ahmed 5 років тому +24

    Halkaan farta kutaabo blue bey isku badaleyga wlhi firi 😂
    👇

  • @ahlaamcadey616
    @ahlaamcadey616 5 років тому +239

    Heestan waa ku celis wala qaade 😂hadad ila arakten like plz😂😁

  • @aqabtaali4688
    @aqabtaali4688 5 років тому +61

    I love somali song from moroco Pls like ✅✌️

    • @somaliano99kingkonghimself75
      @somaliano99kingkonghimself75 2 роки тому +1

      A. Zeno. We love marocco. I have 12 maroccon friends I m from nederlands lot s of. Maroccan s. In hier

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 9 місяців тому

      ​@somaliano99kingkongh😅❤😅❤😅❤imself75

    • @umunajmoafrah4286
      @umunajmoafrah4286 9 місяців тому

      Ĥúìiiq​@@RiyaanAbdi-m2d

  • @mahadabdulahi2801
    @mahadabdulahi2801 5 років тому +135

    Cod kooda lama Kala karanayo inta ila arag tay like

  • @zaciimapeipeh3241
    @zaciimapeipeh3241 5 років тому +26

    codka🗣 asma n paroof steylka😎 marwaan n kiin👌 yaa igu raaaczan👆 💋😍

  • @mariaqueen22
    @mariaqueen22 5 років тому +102

    Hadad comment ga qortay ado daawanaya like ta saar wll

  • @Anuusha.
    @Anuusha. 5 років тому +19

    Heesta labadina kuso baxayo 👌👌
    Kiin jama iyo marwaan yare ❤😍😘

  • @bahalkumar1722
    @bahalkumar1722 5 років тому +211

    Re muqdisho like sara nclaye ❣✅

  • @ملاكاحمد-ل2ر
    @ملاكاحمد-ل2ر 3 роки тому +25

    ياخي اغنيتنا تفوز 😩🇸🇴💙

  • @ismacilshekeye1352
    @ismacilshekeye1352 5 років тому +136

    Hadad adoo daawanayo aad aqriso comments farta

  • @qoodaarmedia3468
    @qoodaarmedia3468 5 років тому +30

    Marwan Yare Ft Kiin Jaamac Best Songs 2019 Dhiin Dhiin Yarta Dhii dhiin Dhiin dhiin kuli wada dhiib Inta Iga Dambeysa oo dhan Like Ii Saara

  • @nimcaanyare2587
    @nimcaanyare2587 5 років тому +167

    Team Kiin Jama Iyo Marwaan Yare Liketah Viva Team Marwaan Yare Iyo Kiin Jama 💯✔❤

  • @XamdaXuseen-vq4ww
    @XamdaXuseen-vq4ww 3 місяці тому +2

    Q❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @IdilMahamud-r4j
      @IdilMahamud-r4j Місяць тому +1

      Kiin Jamac❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @IdilMahamud-r4j
      @IdilMahamud-r4j Місяць тому

      Magc idil sharaf

  • @ismacilshekeye1352
    @ismacilshekeye1352 5 років тому +118

    Hadad adoo daawanayo aad jiifto farta taag

    • @arafatcc822
      @arafatcc822 5 років тому +1

      ismacil shekeye Jiifkeey iga kicisay camu hal il aan ku daawaday wallee🤪🤪

    • @ismahaanmooto
      @ismahaanmooto 5 років тому +1

      Ano

    • @ikran1434
      @ikran1434 5 років тому

      ismacil shekeye hhhjhhhjhhh ☝️☝️☝️☝️☝️

  • @Adde626
    @Adde626 5 років тому +1

    Walalayaal heestan kiin iyo marwaan ayaa leh 1 kahor ayaa kiin Instagram ka xayeesinesay yaa loo gafin miskin yaa shana 😡

    • @Adde626
      @Adde626 5 років тому

      1 bil kahor ka wadaaa

  • @mushtaqismail2989
    @mushtaqismail2989 5 років тому +141

    Heesaha labda jeer la so qaado ayaa socoda mala 😂😂😂😂😂 yaaaa ila arkay🖒🖒🖒🖒🖒

  • @fatmamohamud9163
    @fatmamohamud9163 5 років тому +1

    heestan videoga iyo musicba waxa shidan bayroof iyo asma saban kuwaan hesta wey qaribeen marwano hees nadifa oo ad adigu ledahay majirta🤣🤣 hes walba wa laguugu hesta

  • @senabjamal3senabjamal391
    @senabjamal3senabjamal391 5 років тому +106

    Kiin iyo marwan inta tagerto like isaraa my best fanan waye

  • @aliisastyle8192
    @aliisastyle8192 5 років тому +7

    Kiin jaamac N marwan yre aya kga shidan berof iyo zaban Ila aragtay👍👍👍👍👍

  • @MunaMW
    @MunaMW 5 років тому +69

    Reer Banadir hada tahay Kiin Jamaacna tagero utahay liketa isar

    • @m10_official97
      @m10_official97 5 років тому +4

      Sulekho Siman marwaan xataa waa reer banadir

    • @MunaMW
      @MunaMW 5 років тому

      Mahad Hussein mala huba

    • @m10_official97
      @m10_official97 5 років тому +2

      Sulekho Siman haa waa hubaa taas anaa kaa hubo waa reer banadir kudhashay ona dhashay

  • @mursalalves9985
    @mursalalves9985 5 років тому +7

    Hadaad igu raacsantahay in beeroof iyo asma ay heestaan kushidanyihiin like taabta reer hargeysoow

  • @soufiangenerale5822
    @soufiangenerale5822 5 років тому +50

    Team king vs marwan hada tahay i from jibuti

  • @nasabboy3580
    @nasabboy3580 5 років тому +24

    intiii marwaan iyo kiin taageersan liketa aan isku raadino dee ❤

  • @akrammaanaf2016
    @akrammaanaf2016 5 років тому +39

    hadane heztaan maleezku heeztaah ani waayaapee marwaan yare azaga hezaha leezku heezto maxaa u dhiipo? yaa iizheegi karo farta taaaga Azxaapeey

    • @hanimahamuud5009
      @hanimahamuud5009 5 років тому

      Asma saban iyi beer love ayaanba ku arkee yaab badan kuwan

    • @Adde626
      @Adde626 5 років тому

      Walal heestan kiin iyo marwaan ayaa leh 3 bil kahor ayee kiin Instagram ka xayeaineesay asma saban ayaa xaday

    • @asiyahabi8122
      @asiyahabi8122 5 років тому +1

      Heestii asma saban iyo mukhtaar bayroof baa la kobiyeyay

    • @Joker-es6mp
      @Joker-es6mp 5 років тому

      Adde Abdi yaa ku shegay inay xaday

    • @Joker-es6mp
      @Joker-es6mp 5 років тому

      Adde Abdi xolayow

  • @queenayah7769
    @queenayah7769 5 років тому +18

    Heesta Beyroof iyo Asma Saban baa ku wacan😍 marwaan iyo kiin codkooda la ma kala garanaayo ma qof kaliya heesaya😂😂🤣🤣BTW brilliant performance guys.

  • @amaalabdal7857
    @amaalabdal7857 5 років тому +11

    Dadkaan wa isku so bexeeen hada kahor inay isla qadaan bay aheyd hees lamaane ah lakin abwaanadu dhib badana mxay fanaaninta isugu dirin bisinke sida lo kala kharash badanyehe heesaha ku siyaaan miyaa xanta ka danbeysa ina heestan laba jeer la so qado hada sugi la adahay is muuji hee 😁😁😂😂

  • @quruxsan6531
    @quruxsan6531 5 років тому +6

    marwan iyo kiin vs berof iyo saban
    makala dhacdiin marwan ani wa fanan aan tagero lkn maxey they waaa marki labad oo fanan ay hal hees islaso qadan

  • @suleman6303
    @suleman6303 5 років тому +63

    Hees aan mudo badan sugayay one month 1weak 1m views ❤ marwan & kiin jama 👏🏾 taagerayshiinaad ka farxiseeen.

    • @fathiamohamud6610
      @fathiamohamud6610 5 років тому +1

      Kiiin💯💯💯😍😍😍😍😍

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 9 місяців тому

      ​@@fathiamohamud6610😊❤❤😊😊❤😊❤

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 9 місяців тому

      ​@@fathiamohamud6610😊❤😊❤❤😊❤😊❤

  • @sacdiyaahmed4864
    @sacdiyaahmed4864 5 років тому +17

    Qof walbo ha qado lkin ani tana Ku haystaa marwan jeclahy😂😂

  • @somalidrama3668
    @somalidrama3668 5 років тому +31

    Heestii way ku ciyareen. Like saar hadaad aaminsantahay

  • @mehmednazri8607
    @mehmednazri8607 5 років тому +40

    asma saban mukhtaar beeroof ayaa heesta kuleh intaa igu raacsan like ta bilaahi calyk 😂

  • @qalbitaajir5942
    @qalbitaajir5942 5 років тому +25

    👎👎👎👎👎heestaba kiin cod ninlay ba kharibtay wa la idinkaga dadax sanyhy e so sorry wad la raagteene (beerof iyo saban) ku hysta codkodi

    • @isaaqyare7323
      @isaaqyare7323 5 років тому +3

      Marwaan yare hes dood wadato lee mxuu u qaada beerof saban team kooda ahay Ani

    • @qalbitaajir5942
      @qalbitaajir5942 5 років тому +1

      @@isaaqyare7323 yarka dhib ba ka hysata xaga abwanada

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 5 років тому +1

    Cidii doonta halahasto heesta labadana kuso baxay raali ahaada beerof iyo saban

  • @tashaaalpi3357
    @tashaaalpi3357 5 років тому +19

    war waa qatar abwankan 4fanan buu siiye hestan❤😂
    muqtar berof iyo asma saban❤👈❤ hadane
    marwaan yare iyo kiin jamac yare❤👈

    • @mohammedapdillah1742
      @mohammedapdillah1742 4 роки тому +1

      Laxankana yaa siiyay.. musikana yaa u wada saaray kkkkk waxaas waa been ayagaa is xaday

    • @fozyonuur1004
      @fozyonuur1004 3 роки тому +1

      @@mohammedapdillah1742 ..

  • @haarinaarilyrics6817
    @haarinaarilyrics6817 5 років тому +9

    *qadaad wayntu horta copy and past many ka bixinba* 😕😕😕

    • @abdiwick567
      @abdiwick567 5 років тому +2

      haari naari hooyadadi idoorka ahayd wase idinka copy gareyey dhedig yahow

    • @haarinaarilyrics6817
      @haarinaarilyrics6817 5 років тому

      @@abdiwick567 jaahilow cid kastaa og inaad fanka sabool ka tihiine heesaha copy noga daaya dhilaa idinku curatee😠😠

    • @abdiwick567
      @abdiwick567 5 років тому +2

      Heesahayaga nooga dhac hadaa hoyadadi diyaarada lagu wasay e yuhudi yahow ilkaha huurada leh

    • @haarinaarilyrics6817
      @haarinaarilyrics6817 5 років тому

      @@abdiwick567 oray somalidu ugu maahmahdy doqon weliba wxay tahy ku mooda ma ogtahy iminka hooyada wxy tahy uunbad iiga sheekysee jaahilow

    • @huftiromedia2972
      @huftiromedia2972 5 років тому +2

      Hoyadadii idoor was ee cuqdada qabtay somaali waxa idinka saaray waa cuqdad 😡

  • @asmaahmed3431
    @asmaahmed3431 5 років тому +13

    Anna qofka sadexad ee hesta soqada baan noqon Wagar 😂😂dhiin dhiin

  • @Axmedak8
    @Axmedak8 4 місяці тому +2

    Wan oghy hestan dibaa uso radisee ee maku fashilaayiye liketa isaar iskana bax😂😂😂😂😂😂

  • @farxaanxidigyare8552
    @farxaanxidigyare8552 5 років тому +22

    mirahabn wxa isk leh mukhtar perof and asmo saban

  • @hodanishabrownie9834
    @hodanishabrownie9834 5 років тому +21

    2:22 that smile 😍😍 OMG

  • @deeqoyonis5795
    @deeqoyonis5795 5 років тому +9

    marwan hestii dayax nurshey ayaaba lugu haysti tanah muxu uso xaday marwan capy iskah dhaf hada igualmente racsan tahay like isar please

  • @nashaadluul8355
    @nashaadluul8355 5 років тому +5

    Inta marwaan io kiin jama taagerto like plz

  • @saladoisse3199
    @saladoisse3199 5 років тому +39

    Heestaan asma saban iyo beyruuf ku arkaye see cml🙄

    • @sahrocumar7226
      @sahrocumar7226 5 років тому

      Salado Isse kula midaan Ahy wan fahmi la Ahy kii gobi Ah

    • @nadarhonest9147
      @nadarhonest9147 5 років тому

      Salado malmahan san ayka shidan tahay lkn yaku leh labadoda😂😂

  • @siidomarwaasuge6677
    @siidomarwaasuge6677 5 років тому +11

    War wixii abgaala
    Iyo darood ah ee daawado like isaara

  • @galadomar2121
    @galadomar2121 5 років тому +9

    xaar ku dhiindhiin kulahaa😂😂😂 kiin daba dhiin dhiin😂 like ta iska keen waba aqrise xasidnimo ma fiicne

  • @fatimacxakimdagan8677
    @fatimacxakimdagan8677 5 років тому +7

    inta rer muqdisha ah like isara💙

  • @qayz105
    @qayz105 5 років тому +6

    Marwan Yare iyo kiin jam inta tageta like Sara

  • @zahuuryaxye1662
    @zahuuryaxye1662 5 років тому +1

    Berof iyo asmo saban miyaaa laga xaday Mise iyagaaa xadeen lkn kiin iyo marwan kumac heesta intii ila aragtay like ta haiigu tagaaan

  • @Shankarcade
    @Shankarcade 5 років тому +8

    Ar Marwan hesaha Usoo qaado waba lesku hestaa yaab🙄

  • @laylodiamond9052
    @laylodiamond9052 5 років тому +2

    Marwaan isaga mar kasta fanaan miyuu hees ka xadayaa berof baa leh hestan

  • @shacirkhan5921
    @shacirkhan5921 5 років тому +26

    copy waye kan origanal 3 day ago ayee sobaxdhay

  • @SAHANTV
    @SAHANTV 5 років тому

    Heesta Labada Dhinac Waxa Wanaagsan Ta Ay Qaadan Asma Saban Iyo Beeroof

  • @ibrahimadam3944
    @ibrahimadam3944 5 років тому +55

    على قمة الروعة
    من السودان التحيات الاهل بي الصومال

    • @nadiirmahdi7097
      @nadiirmahdi7097 5 років тому

      ibrahim Adam حياك اخواي

    • @somalidhalad3483
      @somalidhalad3483 5 років тому

      ibrahim Adam
      We love you our brother's sudanes ' peace and love
      long life sudan ♡ ♡

    • @qaaliluula8013
      @qaaliluula8013 5 років тому +2

      شكرا بس ايش فهمك من اغنيه صومال

    • @fatimanicolascage2561
      @fatimanicolascage2561 2 роки тому +3

      احلى تحية 🇸🇩 لا السودان😊🇸🇴

    • @OsmanDaud-pb3zj
      @OsmanDaud-pb3zj Рік тому

      ​@@nadiirmahdi7097p😊😊😊😊😊😊

  • @xamdayar1127
    @xamdayar1127 5 років тому +1

    *Asxaabta ku Xiran channalkan Ku soo biira Youtubkayga Xamda Yar waxaan idin ka codsanayaa inaad subscribe igu sharfaan*

  • @muhumedabdirisak3788
    @muhumedabdirisak3788 5 років тому +16

    Inta kiin Jamac iyo marwaan taagerta like saara 😂 😂

  • @ritwonaden5321
    @ritwonaden5321 5 років тому +1

    Dhiladan heeso aad leedahay qaadbaan odhanlaha dhildan fosha xun kan yree mdxa copyga ana dayxba hees iga copyeeyeypu lahaye mcal taazbu copyeyey hadnaba arka fucking weye izga iyo iydupa 🖕🖕🖕👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @sahruujsaxardiid8065
    @sahruujsaxardiid8065 5 років тому +7

    Alleey lehe warkaan maan fahmin
    Sheekadu maxay maraysaa??😆😆😆😆

  • @forthemind720
    @forthemind720 5 років тому +1

    Marwaan waa tuug halaga qabto fanka somaaliyeey

  • @abdikhalaqibrahim7980
    @abdikhalaqibrahim7980 5 років тому +18

    Hadi ad nabiga jeceshhy like iisaar

  • @ahmedhanad7917
    @ahmedhanad7917 5 років тому +1

    marwan yare ninyow lama cadaysto tuugnimada fanka shalay dayax dalnuurshe aya hes kugu haysthy mantana mukhtar berof heesti haben here uso galiyay you tubka ayad ayadna xalay sogalisy 😎

  • @shaam-idil-family
    @shaam-idil-family 5 років тому +7

    Kiin jamac uur ayee lee dahey sifiican ufiiri caloosha kacanta ayee kuqari neysaa hadaa aragdey like isaar

  • @yahyeeast8699
    @yahyeeast8699 5 років тому +1

    heestan waa ku cel celis ani heestan ku hysta marwan yare and kiin jamac fananin and tageero hore u socda

  • @kdervishkhalil2992
    @kdervishkhalil2992 5 років тому +32

    Heestan intii 5 Billod ka hor inta aysan Beyroof io Asma Saban Soo qaadin
    Kiin Jama io Marwan Yare kasoo maqashay Like ta

  • @Hanuuniyamedia
    @Hanuuniyamedia 5 років тому +3

    Heestaan waxa leH marwaan yare iyo kiin jamac biishi hore ayay so baxday Ayado maqal MP3 aH waliba Half aH videowgeeda Qabyo Ayuu ahaa Abwaanka Heesta sameyay wuxu rabay iney heesta si deg deg ah uso baxdo marwaan iyo kiin dhaqso meysan so saarin Abwaanka heesta wa kala laabtay Asma saban iyo mukhtar beerof Ayu u dhiibay si deg deg ah bey uso saareen kadib kiin iyo marwan waxay Arkeen heesta o muqaal cajiib ah lo sameyay Ayagana laga dulqaaday then Ayagana videowgii Qabyada aHaa ayay so dhameystireen.

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 5 років тому

      Dhiin dhiin waa lahjadda reer somaliland
      Waxaana weeye
      Casaanka ama gaduudka
      Saayidka ah
      Qamar suugaani ayaan leh hessta ee qdw jooji xaarka

    • @aminaab8733
      @aminaab8733 5 років тому

      @@allahwithmeneverbedeprived3494 hhhh qdw waxay ku socdaan inay yidhaahdan isku lahjad ayaan nahay cidaan uga dacwoonana garan mayno yaa fanka nagu baray marka hore?

    • @Khayrka455
      @Khayrka455 5 років тому

      @@allahwithmeneverbedeprived3494 lahjad kaga dhagte afsomali ku heesayane qawdhan kad tahy wase waxanad la waregaysid jooji lahjad lahyne🇸🇴

  • @maandhoofficial1407
    @maandhoofficial1407 3 роки тому +9

    Inta nabi muxamad scw scw jecel like ta yaan la is la dhaa fin 👍🤲

  • @aminablock2990
    @aminablock2990 5 років тому +1

    hhhhhhhhh asma iyo mukhtar ayaa kuqurxan copy naka dya
    😂😂😂😂

  • @deeqowapdalla4053
    @deeqowapdalla4053 5 років тому +14

    walaal like-ta lacag miyey kaaga gadan tahy 😂
    Hadaad qososhey like ii saaR 😂😂

  • @amirah4524
    @amirah4524 4 роки тому +33

    Perfection 🙌 who's watching with me 2020 lockdown squad

  • @adenabdi2105
    @adenabdi2105 5 років тому +11

    Marwaan yare qofki hees so qadaba ma ku dhagantahay

  • @abdirazakibrahim623
    @abdirazakibrahim623 5 років тому +1

    Heesta marka wadanka lagu qaaday ayaa wacn laba marwan iyo kiin waa isku Cod waa laba nin marka Team asma saban iyo beerof ayaa ku wata 😂

  • @qoryogubanchannel890
    @qoryogubanchannel890 5 років тому +12

    Wixii heestan iyagoo hurta kacay dawanaya oo iskabulo ah like sara 🤣

  • @HamdaAbdi-e7q
    @HamdaAbdi-e7q Місяць тому +1

    Aduunyada macno darideda halkan ka arka inamadi studiogan shidi jiray iyo asma saban midna maanta ma noola allaw idiin naxariiso anagana gadashiin nama fidneeyo

  • @AhmedMohamed-em1xg
    @AhmedMohamed-em1xg Рік тому +5

    I Love somali music from khatumo.

    • @qamar224
      @qamar224 Рік тому

      Khatumo yee tahay😂😂

  • @elbashiiri6866
    @elbashiiri6866 5 років тому +1

    Heey hdana sheekadaa ma keenteen markii hore dayax iyo marwan ba hees isku qabsday hadana wa knaa hees mukhtar beerof iyo asma saban ay qaadeen ba mesha lgu hyaa
    *HASOCOTO* 😂😂😂😂

  • @noloshacusubsoodhawee9341
    @noloshacusubsoodhawee9341 5 років тому +21

    Viva marwaan and kiin anaa ugu horeeyo salaan sare

  • @Waarre
    @Waarre 5 років тому +2

    Hhhh tana waa la isku heystaa miyaa hhhhh si walbey ahaato aniga gar iyo gardaro labadan baan wataa "Yartu dhiin dhiin" Kiin Jama ft Marwaan Yare😍

  • @ayuubamx7224
    @ayuubamx7224 5 років тому +6

    Marwan iyo kiinjamac
    Vs
    Muqtar iyo saban
    Mid ucodey😁😁

  • @jamalabdinaser1739
    @jamalabdinaser1739 5 років тому +4

    inta Qof oo.duupizta heesta qancin Farta soo Taago👆
    Haatuf studio in ay ku fiicned duupitankisa Yaa ila arkay heetsan🤩

  • @moopoosh6814
    @moopoosh6814 5 років тому +14

    Team marwan like ha ila dhaafin

  • @somalilandhanoolaato7903
    @somalilandhanoolaato7903 5 років тому +1

    waxaad ka Garanaysaa inay Copy Heestu tahay Degdega iyo dhar Qudha oo ay Kuso heeseen
    shalay Ayay Soo saareen Asma saban iyo mukhtar beerof
    ayaa kusoo baxay iskana leh heesta

  • @zupermahadofficial
    @zupermahadofficial 5 років тому +6

    Marwan yare ma ciduun bu hees ku hyztaa!
    Inta ila Aragty LIKE

  • @Abdullahidhaqane
    @Abdullahidhaqane 3 роки тому +1

    2021 Hadii aad Iga dambeeyoow sidayda ookale haday heestani marwalba ood dhageysato kugu socoto oodan ka xiiso goynin LIKE ta igu qabo way way

  • @lovelyqueen1392
    @lovelyqueen1392 5 років тому +6

    beerof iyo saban dhulka lala galay wlhi boqorada masraxa kiin jama iyo marwaan kuhesta heesta hore iyadoo halmaalin taal ayaa wxaa ka views badan tanoo 4hrs taala style iyo cod waliba music laga haysta abaa my twins marwaan and kiin noolada😘😘

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 4 місяці тому

      4 yrs kulahaa sanad bas baa udhaxaysay alyacni sanad unbay kala horeeyeen hadana orad soo fiiri taas baa laba jibaar views badan balse tanaa shidan anigaa xataa labadan baan kuhaystaa 100% music cod muuqaal laxanka xataa way yara badaleen qofkii fahmaya .

  • @drbella7237
    @drbella7237 5 років тому +1

    War hesta codka mukhtar io saban baaku leh lkn styl kuwana shidan

  • @mustafemowlid3482
    @mustafemowlid3482 5 років тому +7

    Anigu had an dhex u hadlo asma saban iyo bayroof ayaa ku leh kiin jaamac cod waynaan ayaa lugu cadaabaya ina Ila aragtay like,iisara

    • @ohmygod8738
      @ohmygod8738 4 роки тому

      Mustafe Mowlid benta iska dhaf walal mcn

  • @garaaadkhayre7405
    @garaaadkhayre7405 5 років тому +4

    Inta codka marwaan iyo kan kin jama kala saariwayday fartataga😂😂

    • @aminaab8733
      @aminaab8733 5 років тому

      😂😂😃😃😃 Aniga yaab la maqnaa mayla aragtay?

  • @islaw940
    @islaw940 5 років тому +7

    Nacalaye marwan yare hesaha laqady xa daba dhigay baryahan war wa xanaqe like isara😂😂😂😂

  • @naima5255
    @naima5255 5 років тому +1

    Yaabaye Ninkan heesaha leesku heesto maxa daba dhige gadaal kagaar waye tlhi any way team berof kashidan

  • @queenofsmile8443
    @queenofsmile8443 5 років тому +5

    Marwaan yare💖Kiin jaamac👌👌

  • @nalkakadiye7800
    @nalkakadiye7800 3 місяці тому +1

    Inti beyrof io asma saban tagersan like isku mujiya

  • @queenim3928
    @queenim3928 5 років тому +4

    Horta marwan asi miya copy dhaha ama wala copy gareya🙄

    • @africansomaliqueen9432
      @africansomaliqueen9432 5 років тому

      Heestan maqalkeeda mar hore be so baxday asmo iyo canugi yara waa copy caadi ah

  • @daudic1829
    @daudic1829 5 років тому +1

    Hees walba copy mad siinaysa waryaa yarka lkn tana ka macaan

  • @unitedkingdomnazrinunitedk2178
    @unitedkingdomnazrinunitedk2178 5 років тому +8

    Love you somli music marwaan and ziz kin jamc horumar wacan 🇳🇴🇳🇴🇳🇴🇳🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @filsanfarhan2654
    @filsanfarhan2654 5 років тому +1

    Faniinta ha isku la hadlina abwanka su aalaha waydiiya maxaa ka wadaan dhahaa

  • @fatxihassan4961
    @fatxihassan4961 5 років тому +3

    Inta jaceel dhab ah heeysato liketa haila dhaafinaa

  • @libaaxaduurkajiifa9722
    @libaaxaduurkajiifa9722 5 років тому +1

    Beerof iyo saban waxa la yiri meeluu libax soo galay mukulaal maa jooge

  • @zackomarr
    @zackomarr 5 років тому +7

    Anguna dhin dhin dhin labada dhaa dheer no more kuwa yaryar

  • @diamondsomalistudio
    @diamondsomalistudio 5 років тому +1

    Mrwaan jecela faniintu heezihiza mid walpa may ku qabznaYaan DaYax baan OgYne beerof iYo Zaban ku qabzday Hadana