Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
ilaahay ha u naxariisto.mujahid abwan maxamuud saleebaan weled halyeey naftiisa u haneeyey qarankan aynu hadhsanayno hoostiiisa
Alla hawnaxariisto
deber xaalag maandhoow aniga hay dardaarwerine
Suldaan Rooble Alle awoowo haku naxariisto
Wll suldaan rooble h.jeclo yuu ka ahaa?Ta kale suusle na odaygan iminka nool meelahan ka gabya baa
@@moderninformation7931 Suldan rer waxa uu aha Rer Yuusuf weliba Aadan Yuusuf weliba Bahawal waxa uu isku aha suldan iyo caaqilba Ina Suusle haa waa ninka iminka laaska joga
@@axmedkhadar1313Waligiinba Roobluu xaqiray ,waygu xamataaneXuquuq waalid layga ma badshiyo, xeebasha awoow eGadhka aan xiiri waayay iyo timaha, aan xinnaha saaray Waa mid uu xusuustiyo qalbiga,xaadir ku ahaaye Xantooboyin cidduu ducada, igu xafsiinaayay Xijjaab baa Ilaah iiga dhigay, xaaris iyo gaadh eAnna aakhiraan ugu xawili , xay intaan ahaye"Abwaan Suusle
dirkooduba abaal malaha
Yuu isaaq ka ahaa ina weled baas
Habar Jeclo
ilaahay ha u naxariisto.mujahid abwan maxamuud saleebaan weled halyeey naftiisa u haneeyey qarankan aynu hadhsanayno hoostiiisa
Alla hawnaxariisto
deber xaalag maandhoow aniga hay dardaarwerine
Suldaan Rooble Alle awoowo haku naxariisto
Wll suldaan rooble h.jeclo yuu ka ahaa?
Ta kale suusle na odaygan iminka nool meelahan ka gabya baa
@@moderninformation7931 Suldan rer waxa uu aha Rer Yuusuf weliba Aadan Yuusuf weliba Bahawal waxa uu isku aha suldan iyo caaqilba Ina Suusle haa waa ninka iminka laaska joga
@@axmedkhadar1313
Waligiinba Roobluu xaqiray ,waygu xamataane
Xuquuq waalid layga ma badshiyo, xeebasha awoow e
Gadhka aan xiiri waayay iyo timaha, aan xinnaha saaray
Waa mid uu xusuustiyo qalbiga,xaadir ku ahaaye
Xantooboyin cidduu ducada, igu xafsiinaayay
Xijjaab baa Ilaah iiga dhigay, xaaris iyo gaadh e
Anna aakhiraan ugu xawili , xay intaan ahaye"
Abwaan Suusle
dirkooduba abaal malaha
Yuu isaaq ka ahaa ina weled baas
Habar Jeclo